Komishanka oo war cusub ka soo saaray nidaamka bu'da Isha ee doorashooyinka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Zábava

Komentáře • 54

  • @keyen19
    @keyen19 Před 5 dny +8

    Ilaahay ha idin la garab istaago shaqadaa sida doorasho xalaala u dhici leheed.

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 Před 5 dny +5

    Mashalah Allow Somaliland Dhowar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před 5 dny +3

    Wadani aritaas aad buu u soo dhawaynayaa. Waayo waxa ka baxaaya meesha Dadkii dhintay iyo kuwii wadanka ka maqnaa. Hambalyo komishanka🙏

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Před 5 dny +2

    Waan soo dhawaynayna. Hadaanu nahay. Shacabka somaliland ee isbedel doonka ah ...

  • @saynabfeedho9274
    @saynabfeedho9274 Před 5 dny

    Aamiir aamiin ❤❤❤

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 Před 5 dny +3

    Guul diyaar bu. da halagugalo

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 Před 5 dny +1

    Ha laydinka wayo dorasho xiligedi Ku dhacda

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před 4 dny

    Allah haydin garablo aamiin aamiin
    Idinkuna ilaahsy ku xidhnaada daacadna noqda cadaaladana ogaada masiirkii dalka gacantiina ayuu kujiraa
    Alloo gudiga doorashooyinka somaliland u gargaar
    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin. Aamiin aamiin

  • @Xasmas
    @Xasmas Před 5 dny +5

    Isha sawirkeedo waa sax100% NO COD XISBI OFFWAREEN HUWAN KALKAL

  • @abdiabdulkadir9752
    @abdiabdulkadir9752 Před 5 dny +1

    No qaran No komishan

  • @KhadarmoMaxamed123
    @KhadarmoMaxamed123 Před 5 dny +1

    👍

  • @Garaadmaxamed5153
    @Garaadmaxamed5153 Před 5 dny +2

    Halaga fogaado hawlaha kumishinaka qaranka

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Před 5 dny

    Ma aha komishan xor ah oo u madax banaan shaqadooda ...waa hoos ka sii. Oo kulis natiijada...oo ay ku dhawaaqaanbaa LA sugayaa....maalmahan

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Před 5 dny +1

    Ilma oromo. U sheega. In. Xisbiga umada somaliland ee isbedel doonku. Ku kalsoon yihiin. Komishanka qaabkasta oo ay wax ku saxayaan. ..

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii Před 5 dny

    Isha iyo afkaba isbedel baa lagu samaynayaa

  • @suberh8985
    @suberh8985 Před 5 dny +4

    Wadaniyoow kaadhadhkii aad kiishashka ku ursatay ee reer laascaanaood ey baa cunaye iskaga celi dadkii intay goori goor tahay.🤣🤣🤣

    • @Xasmas
      @Xasmas Před 5 dny

      😂😂😂😂

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 Před 5 dny +2

    Kuwa sool cardasha ka soo urursaday waa in isha iyo afyartaba laga sawiraa si aanay waxba noola jiishin

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 Před 5 dny

      Ala maxa dhakh sool baratay😂😂😂😂😂😂

    • @hamsirr6551
      @hamsirr6551 Před 5 dny

      Waa la.is fahmay wale.

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 Před 5 dny +1

    Isdajiya buda ishu kuma jirta warkee, tii muuse kuma jiro ee nooc kale

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv Před 5 dny

    Maanshalah alow nabad oyo badhe muslimiinta siii

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy Před 5 dny +1

    Isaaqow afka somaliga aamina oo iska daaya afka qalaad

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Před 5 dny

    Komishan aakhiro saban.......oo buuni gudoominayo ninka hadlayaay ma ingriisbuu LA hadlayay.mise muwadiniinta ...

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Před 5 dny

    Natiijadii ayaay ku dhawaaqayaan. Wali waxay tirinayaan codadkii....... todobaadkan bay ku dhawaaqayaane.

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Před 5 dny

    Meeshu waxay noqototay meel muse leeyahay.......waana qudhun qudhun dhalay..

  • @SomaSooooda-dm7vs
    @SomaSooooda-dm7vs Před 5 dny

    Kaani waa daciif ninka maar hadu daciif ilhaye umada haa kala baadbaadiyo

  • @user-kn4fh5gn5y
    @user-kn4fh5gn5y Před 5 dny

    War kan muuse buu uu shaqeeyaa kaah

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 Před 5 dny

    Komishan aakhir samaan

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 Před 4 dny

    aqoonyahan buuxa waddani ugu kaalay caqli iyo aqoon

  • @mahadhassan3009
    @mahadhassan3009 Před 5 dny

    Codkii muuse bihi abdi iyo xisbiga kulmiye ayuu ku hadlayaa

  • @NuurDaacad-qd7cv
    @NuurDaacad-qd7cv Před 5 dny

    Alehydinku asturo

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille Před 5 dny

    Inter maalin Bay soconaysaa doorashadu

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c Před 5 dny

    Yaa loo qabanayaa doorashadan aad ku waalateen?! Ma waxaa doorasho la qabankaraa iyada oo ay xuduuddeenu tahay OOG, oo Ceergaabana kaabiga lagu hayo oo Jabuutina Galbeedka dab ka soo afuufaso. Waad riyoonaysaane marka hore qaranka halla difaaco.

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Před 5 dny

    Musuq maasuq ...iyo boob muse. is ugu shubo natiijada aqbala ....waxay ahayd sidan

  • @siciiddauud
    @siciiddauud Před 5 dny

    lacagti bay qaaten meeshi dagaal un dhacaya

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Před 5 dny

    Qarankaasaa ba ay oobaabay ...dadka uu LA hadlayaa ha maqlaan

  • @seeraar12moh84
    @seeraar12moh84 Před 5 dny

    Qodbkaa s horto waa laga gudbay

  • @AdanAxmed-gp6ct
    @AdanAxmed-gp6ct Před 5 dny

    Wartuug ayaadtahay wana lagu eryayaa waxaa kusoodhex maraya tuugtii

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 5 dny

    Doorashada waqtiga loogu tala galay ayaay ku dhacee warka dadban ku farxin oo xukumadda kow ka tahay 😂😂😂😂😂

    • @suberh8985
      @suberh8985 Před 5 dny +1

      Kulmiye isagaaba lacagtii iyo wax wal oo hawsha lagu socodsiinaya wada ee malaha Wadani ayaad islahayd 🤣🤣

    • @abdirashiidahmed5382
      @abdirashiidahmed5382 Před 5 dny

      Inaga gadaal oomo lagu dhaqay hana dhex cararin waanu ku fahanee

  • @user-wr6tc3cw5l
    @user-wr6tc3cw5l Před 5 dny

    Waar fuli wixii muuse kuu ageegay

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před 5 dny +1

    Muuse markuu lahaa 10cisho kahor isha ayaa lagugalayaa .
    Maxuu xeerku uqaban waayey.
    Way cadahay inmusuq jiro ee mucaaridku haka aragtifhiibtaan.
    Wax baajiree mucaaridow caawa ama guuul ama guul daro.
    Muuse natiijada aanlagelin ee uu rabo wuxu ogyahay inuu kuhelaayo isha bu deeda.

  • @dalmar17
    @dalmar17 Před 5 dny

    cirro madaxnimada ugu dhawaaqa ama dagaal sokeeye ku dhawaqa nac nacda badan ma fahmaynre

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před 5 dny

      Dalmar kkkkkk Haa mujaahid cirro ugu dhawaaqa hadii kale buurta kkkk

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 Před 5 dny

    SHEEKO MUUSE BIIXI AYA HAYSAN IYO KALA DIRKA SOMALILAND HADAA ISHA HA LAYSKA SAWIRO LA TIMAADAN WAAYO KHADKU GOOBAA DALKA EE DOORASHADA KAMA WADA SHAQEEYO

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 Před 5 dny

    somaliland meel walba khadka internet ku kama shaqeeyo sidee u odhanaysaan Isha halayska sawiro??

    • @abdirashiidahmed5382
      @abdirashiidahmed5382 Před 5 dny +2

      FUTADA IYO ISHABA WAA LAGAA SAWIRAYAA KU BIYO CAB

    • @Xasmas
      @Xasmas Před 5 dny

      @@abdirashiidahmed5382😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdiiidaani1040
      @abdiiidaani1040 Před 5 dny

      @@abdirashiidahmed5382 guskayga ayaa sawirkaa kula galaaya laangaabaw

  • @siciiddauud
    @siciiddauud Před 5 dny

    Somaliland muse bixi ka danbayn mayso 2025 Somaliland dhaafi mayso

  • @AmiinAhmed-z2e
    @AmiinAhmed-z2e Před 5 dny

    Waar kuwani codkii muuse biixi ayay ku hadlayaa