XOGOGAAL
XOGOGAAL
  • 1 800
  • 26 524 009

Video

Xog Cadaymo iyo cod sira oo laga helay Geelaha Jabuut, 3 Arimood oo halisa iyo dagaaalka Awdal? Ogow
zhlédnutí 15KPřed 2 hodinami
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Awdal 3 Weerar oo lagu soo qaaday iyo 3 Qodob oo aanay kaga baxay gacanta Somaliland? Halista..?
zhlédnutí 23KPřed 4 hodinami
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Itoobiya oo qaadaysa talaabo Dhulgariir ku Noqota Geele iyo Xasan Shiikh? Ictirafka SL,Ciidanka?
zhlédnutí 19KPřed 7 hodinami
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Hubkii Somaliland lagu burburin lahaa oo Itoobiya Xasan Shiikh kasoo iibsaday Fashilka 2 Qodob?
zhlédnutí 20KPřed 9 hodinami
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Han,jebaada Dagaal ee Awdal iyo Difaaca Maxamed Abiib oo la xadhayo? Weerarkii Cali Xamud Sirta?
zhlédnutí 22KPřed 9 hodinami
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Dagaalka dhacay Ceerigaabo maxaa ka jira? calanka Somaliya oo guryaha ka muuqda iyo Ciidanka SL?
zhlédnutí 16KPřed 12 hodinami
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Deg Dega Xadhiga Xil Maxmed Abiib Iyo 3 Denbi oo lagu helay? Ficilo Qaran Dumis ah Jabuuti muxu?
zhlédnutí 34KPřed 12 hodinami
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Khiyamadii Samatar,Heshiiska Qarsoon ee Jabuuti iyo Somaliya lagaleen muxuu yahay? Sir halisa SL
zhlédnutí 15KPřed 14 hodinami
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Weerar Halisa oo Jabuuti Iyo Somaliya kusoo qaadayaan SL Iyo Itoobiya oo talaabo wayn Qadaysa?
zhlédnutí 21KPřed 16 hodinami
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Itoobiya oo qaaday Talaabo ka nixisay Cadowga Smlnd Ciidanka la qaaday iyo 3 Arimood oo qarsoon?
zhlédnutí 20KPřed 19 hodinami
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog 2 talaabo oo Muuse biixi qaadayo iyo 2 safar? Ciidanki ugu badnaa ee Itoobiya,tegista oog sirta?
zhlédnutí 13KPřed 21 hodinou
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Jabuuti oo ka dalbatay Muuse Biixi Wada Hadal Iyo Sababta Geele isu Dhiibay? ma aqbli Dootaa SL?
zhlédnutí 17KPřed 21 hodinou
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Dagaalka Jabuuti Iyo Hargaysa Dilkii Madaxwaynihii Somalilnd? Tariikhda Qarson iyo Xiisada Hada?
zhlédnutí 14KPřed dnem
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Degdega Muuse Biixi oo Jabuuti soo afjaraya iyo 3 qodob oo ku Qarsoon kulankii maanta dhacay?
zhlédnutí 18KPřed dnem
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Qorshaha Abiy iyo Muse Biixi oo Lagu soo afjarayo Geele iyo Somaliya? Aamus iyo Xujada Itoobiya?
zhlédnutí 21KPřed dnem
Xog Qorshaha Abiy iyo Muse Biixi oo Lagu soo afjarayo Geele iyo Somaliya? Aamus iyo Xujada Itoobiya?
Xog Qorshe Halisa oo Geele kusoo Afjarayo SL Iyo Ciidanka la Diyariyey? Difaaca Muse biixi iyo Abiy?
zhlédnutí 22KPřed dnem
Xog Qorshe Halisa oo Geele kusoo Afjarayo SL Iyo Ciidanka la Diyariyey? Difaaca Muse biixi iyo Abiy?
Xog Weerarka Geele,Dagaalka Xasan Shiikh Iyo 2 Talaabo oo Somaliland qaadayso? Casumaada Firdhiye..?
zhlédnutí 23KPřed dnem
Xog Weerarka Geele,Dagaalka Xasan Shiikh Iyo 2 Talaabo oo Somaliland qaadayso? Casumaada Firdhiye..?
Xog Fashilka Xasan shiikh oo ku khasban Aqoonsiga SL Iyo 3 Qodob oo Horyaal Somaliya? Taladii Masar?
zhlédnutí 22KPřed 14 dny
Xog Fashilka Xasan shiikh oo ku khasban Aqoonsiga SL Iyo 3 Qodob oo Horyaal Somaliya? Taladii Masar?
Xog Cadowga Qarsoon,Sirdonkii Jabuuti iyo Somalia oo La ogaaday? SL maxa ka dhexaya Geele iyo Abiib?
zhlédnutí 23KPřed 14 dny
Xog Cadowga Qarsoon,Sirdonkii Jabuuti iyo Somalia oo La ogaaday? SL maxa ka dhexaya Geele iyo Abiib?
Xog Jabuuti oo Weerarkii Somallnd joojisay iyo Muuse Biixi oo Qaaday talabo Geele ka naxay? 3 Qodob.
zhlédnutí 27KPřed 14 dny
Xog Jabuuti oo Weerarkii Somallnd joojisay iyo Muuse Biixi oo Qaaday talabo Geele ka naxay? 3 Qodob.
Xog Abiy Axmed oo Karbaashay Somaliya,Xasan Shiikh ayaa Qirtay Guul darada ku dhacday? Aqoonsiga SL?
zhlédnutí 15KPřed 14 dny
Xog Abiy Axmed oo Karbaashay Somaliya,Xasan Shiikh ayaa Qirtay Guul darada ku dhacday? Aqoonsiga SL?
Xog Aby Axmed oo Jabuuti u Hanjebay,Digniinta SL oo Dagaal 2 Dhinac ah Qaadaysa? Geele oo Xalad adag
zhlédnutí 32KPřed 14 dny
Xog Aby Axmed oo Jabuuti u Hanjebay,Digniinta SL oo Dagaal 2 Dhinac ah Qaadaysa? Geele oo Xalad adag
Xog bahdilkii Somaliya Go,aankii Itoobiya Iyo 3 GuulDaro oo Xasan shiikh ka dhacay Kulankii Turkiga?
zhlédnutí 18KPřed 14 dny
Xog bahdilkii Somaliya Go,aankii Itoobiya Iyo 3 GuulDaro oo Xasan shiikh ka dhacay Kulankii Turkiga?
Xog Jabuuti oo lagu qabtay Arimo Halisa Iyo Somaliland oo Cadaymo Keentay? Jabhad iyo Dagaal Awdal?
zhlédnutí 15KPřed 14 dny
Xog Jabuuti oo lagu qabtay Arimo Halisa Iyo Somaliland oo Cadaymo Keentay? Jabhad iyo Dagaal Awdal?
Xog Jabuuti oo Muuse Biixi Weerarku Qaaday Iyo 2 Qodob oo SL ku ajayso? Xaashi iyo Xidhiidhka Geele?
zhlédnutí 41KPřed 14 dny
Xog Jabuuti oo Muuse Biixi Weerarku Qaaday Iyo 2 Qodob oo SL ku ajayso? Xaashi iyo Xidhiidhka Geele?
Xog Dagaalka Jabuuti Iyo SL Maxay isku seegeen Muuse Biixi Iyo Geele? Qorshaha Jabhada Awdal Xagee?
zhlédnutí 16KPřed 14 dny
Xog Dagaalka Jabuuti Iyo SL Maxay isku seegeen Muuse Biixi Iyo Geele? Qorshaha Jabhada Awdal Xagee?
Xog Fashilka Xasan Shiikh oo Ceebtiisa la ogaaday Iyo 3 Guul daro oo ku dhacay Soomaaliya? Itoobiya?
zhlédnutí 16KPřed 14 dny
Xog Fashilka Xasan Shiikh oo Ceebtiisa la ogaaday Iyo 3 Guul daro oo ku dhacay Soomaaliya? Itoobiya?
Xog 3 Qodob Itoobiiya iyo Somaliland oo Samayey Qorshe lagu Soo Afjarayo Guule iyo Somaliya? Difaaca
zhlédnutí 25KPřed 21 dnem
Xog 3 Qodob Itoobiiya iyo Somaliland oo Samayey Qorshe lagu Soo Afjarayo Guule iyo Somaliya? Difaaca
Xog Qorshe Dagaal oo Halisa ayaa Somaliland Lagu Soo Qaadi Doonaa? Kulan Qarsoon oo ka dhacay Xamar?
zhlédnutí 24KPřed 21 dnem
Xog Qorshe Dagaal oo Halisa ayaa Somaliland Lagu Soo Qaadi Doonaa? Kulan Qarsoon oo ka dhacay Xamar?

Komentáře

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 33 minutami

    XOGOGAL TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd jamuriyada barakeeysan Soomalilnd 💚🤍❤️💪

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 41 minutou

    Thanks so much Xogogaal tv, hadii somaliland ka gudubto hareereynta cadowga GUDAHA 👿 iyo dibabada 🐺 waxay noqon doontaa dabal aan cidina liiliijin karin mustaqbalka, bi'idniLLaah.

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před hodinou

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @user-rm1tl1np1j
    @user-rm1tl1np1j Před hodinou

    Good ha laga qaado

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Před hodinou

    waar intay noolyihiin inay kasoo baxsadaan baa ufiican,maxay ka dhex qabanayaan muqdisho?

  • @anwarfowziismaciil1040

    Guuuuuuuuuul somaaliland hanolato somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 hodinami

    Haa waa geeeesi. Saalax iyo dir viia

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 hodinami

    Viiva viiva somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 hodinami

    Viiva viiva somaliland viiva somaliland

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5q Před 2 hodinami

    Kolay waxuu arkay inasnu waxba kaqaban karan qarasnka socoy markaa dee waxuu is yidhi maxay lacag free ya ucunii aqoonsigiba sokan dawaha saran adeer kasiidaya weeye markaa waa good news for as

  • @MrNawaaal
    @MrNawaaal Před 2 hodinami

    Somaliland guul ❤❤❤❤

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Před 2 hodinami

    Somaliland guul iyo gobonimo, marka hore ayay matalan ,halkee laga soo doortay ,ma adoom ayay yihiin somaliland ma matashan ,xamarna waxba kama tihiin oo ahay rag tahriibay ,ina maxamed xaash iyo mahdi guuled etoobiya ayay ka soo jeedan ,

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 Před 2 hodinami

    MACNUHU WAXAY TAHAY INAY DOWLADII SOMALIA OO KA QUSATAY JAAMURRIDA SOMALILAND OO FILINKII FAQASH WEYN OO SO DHAMAADAY . MASHALLAH GUUL SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc Před 3 hodinami

    Duco ayanukudarayna xasan duflaw hadad nosodirto dhamantodba macal.xildhibano Iskusheega

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc Před 3 hodinami

    Mansha aallaah somaliland Guuuuuuul ❤❤❤

  • @nuradin876
    @nuradin876 Před 3 hodinami

    Yes Yes Somaliland ❤

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Před 3 hodinami

    ❤️❤️❤️💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💯💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼❤️❤️❤️

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před 3 hodinami

    Haddii Meesha laga qaadayo iyo haddii kaleba cidna waxba uma soo kordhinayso waxna kama bedelaydo, Ragaasi magac-uyaal weeyaan,waxayna u joogaan Danahooda Shaqsiyeed

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před 3 hodinami

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴💯💯🙏🙏👍👍👍✌️✌️✌️

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před 3 hodinami

    Waar is kaga yimaada meesha malaha waad walantihiin

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před 3 hodinami

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰👍👍👍✌️✌️✌️

  • @issaahmed4949
    @issaahmed4949 Před 3 hodinami

    AWDAL State viva

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Před 4 hodinami

    Ha laga qaado that is really good

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Před 4 hodinami

    Argagixisada soomalilan wakhtigisii way soo dhamatay mida kale nin geel jira ah oo bilaa aqoon ah siduu ugu talin dad ka aqoon badan

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Před 4 hodinami

    Waxba kama jiraan hadalkaaga

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft Před 2 hodinami

      Ayay metalan dadkan an cod iyo mansabtoona lahay 😂

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 Před 5 hodinami

    Good ha laga qaado

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Před 5 hodinami

    Waxay dani noogu jirtaa in uu xilkaba ka qaado.awalba nafmuu laheene magac uyaal ayuu ahaaye😅

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 Před 5 hodinami

    saalax sabata kooga qaasayo waa in laga quustey somaliland oo aanay maanta gacanta ku hayn beesha isaaq iwm

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před 5 hodinami

    😮😢😢😢😢😢😢😢😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅𝐡𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐦𝐚𝐚 𝐮𝐮𝐪𝐮𝐮𝐛𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐢𝐢𝐫𝐨

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před 5 hodinami

    𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥.𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥.𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 5 hodinami

    oohinta isaaq waan ku raaxaaysta

  • @FaysalQurbaawi
    @FaysalQurbaawi Před 7 hodinami

    Shacsbka somaliland maanta Way ogyihiin.cadawgooda is bahaystay. Inta aan ogayna ha ogaato

  • @oubah2501
    @oubah2501 Před 12 hodinami

    Cod sira ma ahaneh wa cod been aboura, war iyad ka maskah fihantihin Issaqland.

  • @bashirwadani1
    @bashirwadani1 Před 14 hodinami

    Kk

  • @user-cl8zk2rm1i
    @user-cl8zk2rm1i Před 16 hodinami

    Waaa. La. Difaacayaa. Somaliland. Guuuul

  • @user-cl8zk2rm1i
    @user-cl8zk2rm1i Před 16 hodinami

    Somaliland. Guuul

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Před 17 hodinami

    Cukuse iyo Xirsi iyo Ina Xaashigii Lahaa Jabuuti waa laga gardaranyahay ayaa Codkani kashifay ..

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 Před 18 hodinami

    Xasbiyalaahu waa nicmal wakiil Allaahu Akbar Allaahu Akbar ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️💌💌

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 Před 21 hodinou

    Guul Somaliland Cadowga Somaliland ha jabo

  • @mahamedmahamoud9610
    @mahamedmahamoud9610 Před 21 hodinou

    Waxkajira male horns aad sheegayso waa been iyo quraafaad

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 Před 23 hodinami

    ADER MAXA CODKA ISMAIL OMAR

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 23 hodinami

    Ilahayow naga qabo cadowga

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 23 hodinami

    Guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤❤❤

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 Před 23 hodinami

    Djibouti iyo geela batalmee waxba iskaga Turin mayso walaahi jsld waa dad yaroo maan gaab ah jsld dadkeeda walaahi inaanay caqli iyo cilmi iyo garaad toona Ku gaadhayn. Waxba Haka walwalina Djibouti iyo diktaytorka maqaaxidiisa yar ee uu shidan waa dal yar oo aduunka kuwa ugu faqrisan ayuu Ku jiraa waligiina dagaal ehliya kamuu dhicin oo intaaba gaalkaa Cad ee maahmaahay ula baxeeyn kuu cadeaunayso siday iyo waxay Ka aaminsan yihiinba waxaanan yidhaahdaan gaalka ninka dantiisa ayuunbaa camalkiisaa cadeeyee gaalkaa caddi waa ciise 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waa dad masaakiin ah oon wax ay aduunkan kala socdaan walaahi inaanay jirin inakaa ugu xigna derisnimo dad ayaanay kala garanayn iyo somaliya dabeecadahooda dhaqankiisa waa iskugu mid hadii laba riyood isku hirdoyaan jsld ee agtooda ah waxan odhanayaan War Dee yaakhii maxaa dhacaya 😅😅😅😂😂😂😂

  • @nuradin876
    @nuradin876 Před 23 hodinami

    Yes Yes Somaliland ❤

  • @user-fg2fw9jk5f
    @user-fg2fw9jk5f Před dnem

    Xasid geele yuuhuu

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před dnem

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @abdihaji5469
    @abdihaji5469 Před dnem

    Codkani maaha codkii geele laakiin wuxuu noqonkaraa sawirka fikirka geele

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Před dnem

    Kadibna ma waxeynu sugnaa intey Zeylac qabsanayaan caqliyada xukuumada dalka kajirto

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před dnem

    Ha ciyeene shimbiruu ha ciyeene hadaba hayska ciyeene Awrka caynka u giija