Xog Cadaymo iyo cod sira oo laga helay Geelaha Jabuut, 3 Arimood oo halisa iyo dagaaalka Awdal? Ogow

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Komentáře • 55

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před měsícem +9

    God bless Somaliland

  • @nuradin876
    @nuradin876 Před měsícem +2

    Yes Yes Somaliland ❤

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 Před měsícem +3

    Labadii xaq daro ugu heshiisay Darood xaqaa isku diray , masha Allah 🤲

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před měsícem +1

    Cadowga somaliland wuu jabayaa ishalah. Reer sh isaxaaq lagama macaasho waa lagu jabaaa. Ninka faraha la galaa ishalahu I love ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ SOMALI LAND. GUUUL. ISHA ALAH

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 Před měsícem

      Weynu aragna sidey ugu tashanayaan Somaliland miyeynu heyna xukuumad mideyso shacabka Somaliland halka ayku mashquulsan yihiin kala qeybinta reer shiikh isxaaq

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 Před měsícem +1

    Guul Somaliland Cadowga Somaliland ha jabo

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před měsícem

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před měsícem

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴💯💯🙏🙏👍👍👍✌️✌️✌️

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před měsícem

    Guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤❤❤

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 Před měsícem +3

    Horta waa kuwee xoolaha uu ka caqli badan yahay ee uu isku dirayaa Geelle Fashil Guul Somaliland

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem Před měsícem

      Samaron baa ujilcay Djibouti iyado intakale soohadhay na kalashaki kuberaysa si mamulka takta daran ee somalia ugarab ugu siiyo

  • @user-cl8zk2rm1i
    @user-cl8zk2rm1i Před měsícem

    Waaa. La. Difaacayaa. Somaliland. Guuuul

  • @MaxamedMany
    @MaxamedMany Před měsícem +1

    Guul Somaliland guul ethopia guul ethopia guul ethopia guul ethopia guul ethopia guul ethopia guul ethopia guul ethopia guul ethopia guul ethopia guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gb8tt8oq2e
    @user-gb8tt8oq2e Před měsícem

    إن الله معنا

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 Před měsícem

    Xasbiyalaahu waa nicmal wakiil Allaahu Akbar Allaahu Akbar ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️💌💌

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 Před měsícem +1

    Somaliland guul iyo gobanimo ♥️🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾

  • @user-cl8zk2rm1i
    @user-cl8zk2rm1i Před měsícem

    Somaliland. Guuul

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před měsícem

    Ilahayow naga qabo cadowga

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před měsícem

    Ha ciyeene shimbiruu ha ciyeene hadaba hayska ciyeene Awrka caynka u giija

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Před měsícem

    Cukuse iyo Xirsi iyo Ina Xaashigii Lahaa Jabuuti waa laga gardaranyahay ayaa Codkani kashifay ..

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Před měsícem

    Wariye geesi

  • @oubah2501
    @oubah2501 Před měsícem

    Cod sira ma ahaneh wa cod been aboura, war iyad ka maskah fihantihin Issaqland.

  • @hashim4226
    @hashim4226 Před měsícem

    Mucaaradka siyaasadeed ee reer
    Somaliland MA KU CIBRO qaadayaan
    markay MAQLAAN hadalka halista
    ah uu Geelle u jeedinayo saaxiibadiis.
    Wuxuu cadaysday inuu NOOLASHA
    IYO QARANNIMADA kala dagaalamayo
    dadka Somaliland oo DHAN.
    UNITE ALL SOMALILANDERS.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    ADIGA IYO CIISE WARABE IYO INTA DABADIILFKA KUU AHA ILLAHEYE DISBUTE IDIINKA DHIGA IYO WAXADA KUU LEE YACADYN ALLAHA WEYN IDINKU SALIIDE🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-fg2fw9jk5f
    @user-fg2fw9jk5f Před měsícem

    Xasid geele yuuhuu

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před měsícem

    Waxaasi oo dhan cidna waxba kaga qaadi maayo,hadda wadamada reer galbeedka meelaha ay ka digeen in Muawadiniintu u Safraan waxaa lagu Daray DJabuuti,wuxuu ka helo ayuu leeyahay Diktaarorka xoogga ku haysta wadanka

  • @FaysalbareYuusuf
    @FaysalbareYuusuf Před měsícem

    Maba aha codkii geeele sxb

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 Před měsícem

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 Před měsícem

    ADER MAXA CODKA ISMAIL OMAR

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před měsícem

    ina geele waa xaasid xaasidnimo ma aflaxo

  • @cabdixaaji_Afro
    @cabdixaaji_Afro Před měsícem

    Codkani maaha codkii geele laakiin wuxuu noqonkaraa sawirka fikirka geele

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před měsícem

    Artificial intelligence

  • @FaysalQurbaawi
    @FaysalQurbaawi Před měsícem

    Shacsbka somaliland maanta Way ogyihiin.cadawgooda is bahaystay.
    Inta aan ogayna ha ogaato

  • @bashirwadani1
    @bashirwadani1 Před měsícem

    Kk

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs Před měsícem

    😂😂😂😂 Benaleh Benaleh

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Před měsícem

    Kadibna ma waxeynu sugnaa intey Zeylac qabsanayaan caqliyada xukuumada dalka kajirto

  • @awaleahmed6694
    @awaleahmed6694 Před měsícem

    Make sure this is not a fabricated voice. Take it to an independent aquatics lab and confirm before you take a side.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    BIISINKA ALLAHU AKBAR ILLAHOW NAAGA QABO XASIDKE MUUJREMKA MUUNAFQA😮😮😮😮

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 Před měsícem

    maanta maaha cadaawada ay dawlada Djibouti ku hauso jamhuuriyada somaliland tan iyo 1991kii ilaa maanta

  • @medideabdi7397
    @medideabdi7397 Před měsícem

    Wa yaab madhicikarto taasi hadi aay xukumada Somaliland ayna dani ugu jirin

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před měsícem

    Illahay ma odhan jsl ee barakaysan illahay baa garab taagan taana maba oga geele doofaaar iyo cadowga jsl

  • @user-qr2nd6sx9g
    @user-qr2nd6sx9g Před měsícem

    Djabouti somalilan ayaa faaido ku qaabtaa

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 Před měsícem

    Jabouti wa cadawga kawaaad e somaliland

  • @user-hm1ok2ns8e
    @user-hm1ok2ns8e Před měsícem

    Horta reer Isaaplando wallahi badoow bad tiihin😂😂😂 aduunka lama socotin WhatsApp ka coodka balad weyaan ahabalin bad tihiin 😅😅😅😅 war wax barta horta🤬🤬🤬uufffff

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Před měsícem

    Geele Don't aalle kuqabay
    80 jir asaasaqay o geerida ilaway

  • @prosl11
    @prosl11 Před měsícem

    Bal riwaayadan ilaa eega adeer jubuuti waxba kama qaadi karto somaliland walaahi oo eesha waxaa joigta ethooia haddi trainka iyi bihiyaha iyo laydha laba maalmood kaa joojisa jubuuti way dhumisa ee ninyo cabsida inta leeg naga dayo ee naaga dexdeena aynu xoojino

  • @mahamedmahamoud9610
    @mahamedmahamoud9610 Před měsícem

    Waxkajira male horns aad sheegayso waa been iyo quraafaad

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 Před měsícem

    Kanser baakudhacay ismaaciil cumar geele

  • @Abdiqaadir-ut7os
    @Abdiqaadir-ut7os Před měsícem

    😂😂😂😂😂

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO Před měsícem

    Beenaale muuse immisa alcag ah ayuu ku siiyaay