Xog Hubkii Somaliland lagu burburin lahaa oo Itoobiya Xasan Shiikh kasoo iibsaday Fashilka 2 Qodob?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Komentáře • 56

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem +8

    INSA ALLAHU IYAAGE ISKUU BURBURYN OO MIID
    ISKAGA HAADHYN🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @warss11
      @warss11 Před měsícem

      S-Oromialand 2040

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 Před měsícem +2

      InshaAllaah sharkood Alleh Somaliland ha ka qabto
      Cadowga Somaliland Alloow jeb jabweyn

    • @warss11
      @warss11 Před měsícem

      Amiin

    • @Caweys-pt3qs
      @Caweys-pt3qs Před měsícem

      @@warss11 SO WHAT?? I'M VERY PROUD OF WHO I AM 😎 AND THAT DOESN'T CONCERN YOU AT ALL😔😔😔

    • @warss11
      @warss11 Před měsícem

      @@Caweys-pt3qs What made you answer like that?

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem +8

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem +1

    Alle ayaa ka shifay shirqoolka iyo xumaanta uu u hayo somaliland xasan sheekh alle ku qabay

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs Před měsícem +2

    HASSAN SHEIKH-OW BOORAN HADIMO HA QODIN HADAAD QODANA HA DHEEREYN KU DHICI DOONTANA MOOYE.
    JAMUURIDA SOMALILAND GUUUUUL IYO GOBANIMO 🇭🇺🇭🇺❤️❣️

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před měsícem +5

    Guul dadka iyo Dalka Somaliland

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před měsícem

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před měsícem +1

    Waa mooryaan Dawladna maahe Illah baa fashiliyey

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Před měsícem

    illaahaw Jabi Cadawga Somaliland, ilaahaw Midee Quluubta Dadkayga Somaliland, Guul Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před měsícem

    XOOGOGAL TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před měsícem +1

    Cidii farà gelida calanka tawxiidka leh belooyo ayaa raacaysa, Ka jooga waar hooy Ka jooga calanka tawxiidka leh.
    Guuleysta Somaliland guule haydin garab galo

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před měsícem +1

    Guuuùuuul iyo.gobanimo somaalilland ìnsha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi ❤❤❤❤somaalilander insha alleh somaaaliland ilaahow cadowga ❤❤❤❤jabi ❤❤❤❤❤

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Před měsícem +2

    Ethiopia waa in ay deg deg u Aqoonsataa Somaliland hadii kale lama aamini karo

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před měsícem +2

    Somaliland guul iyo gobanimo

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he Před měsícem +1

    ❤❤somalilan guuul ❤❤❤somalilan ❤❤❤somalilan ❤❤❤somalilan

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

    Xasbunulaah wanicmal wakiil Alle ayaa nagu filan oo Somaliland ku filah

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před měsícem

    Baga xasaan dhiqo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem +2

    JABUUTI BAA LAAGA SOO IBSADYE SAADIQ JOON BAA WAATYE

  • @nafisaabdishideh1752
    @nafisaabdishideh1752 Před měsícem

    Ethiopië ayaan dacaad ahayn

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před měsícem

    Siir. Maaqaabe. Allow Oo. U. Saahaana. Dadkii. Loowaaday. Toodii. Ma Nooqo on. Caadoow. Gaamuuray. Oo. Kaala. Macaan Saday. Allh. Idiinku. Ceeli. Allh. Gauguin. Guuba. Adiiga. Xaaga. Raabi. Laaga. Shiiida. Amiin. Amiin. Amiin

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 Před měsícem

    Alleylehe baga

  • @AdanCabdilaahi-ft3qd
    @AdanCabdilaahi-ft3qd Před měsícem +2

    Hubkan.waxaa.soo.iibiyey.saadiq.joon.lacagtana.waxaa.bixiyey.geele.waxaana.la.doonayey.in.calooshood.ushaqaystayaal.hawiye.ah.uu.ku.hubeeyo.kadibna.ciidamadaasna.ay.somaaliland..kula.dagaalamaan.ilaahay.ayaana.kashifay

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před měsícem

    Ilaahay baa ku filan soomaliland

  • @hashim4226
    @hashim4226 Před měsícem

    Waa in la baadho cida iibisay HUBKAA iyo cida laga iibiyay. Gaar ahaan waa in la baadho inay Dawladaha Itoobiya ama Jibuuti ku lug leeyihiin.

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před měsícem

    Oh dear

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q Před měsícem

    Qalbi carruurnimada la aamus waaryaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      Adiga dawanaya ee hadana caayayaa ka caruursan

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem

    Geeeeesi guuuulayso

  • @mussajamawarsame4066
    @mussajamawarsame4066 Před měsícem

    Yusuf laba kladaa Ethiopia somaliland ayay heshiis lagashay iyo hubkii lagu burburinlahaa somaliland ayay somaliya ka iibisay

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Před měsícem

    Hubkan waxaa lowadey marexan waxana soo iibiyeye kilka 5aad oo darood kawakiilaha qiimaha 17 malyuun oo dolar

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    HABRAHI BAA QEEYBSDYE MAREEXAN

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 Před měsícem

    Ilaheena waybaa amarkiisu. Fulaysa inaad adigu talisaa ayamahan is moodee waa. Aduunyo ilayn aya malahe ila arag ax iyo way inay urgu leedahay gurguurtaw soomaalilaan ha jirto oo ha joogto

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Před měsícem

    17 malyuun oodolar

  • @AnabAhmed-mn3vu
    @AnabAhmed-mn3vu Před měsícem

    Wayaab ô itobiya ma cadow gena ayey huub kaibineysa sieynogu xasuqqan side wax ujiran wayaab

  • @AbcGeed
    @AbcGeed Před měsícem

    Waad khaldantay jubka waxa soo bixiyey geele kuna socdey khaatumo waxa laga dejiyey beladweyne iyo ciidanka hiil qaran ayaa ayaa ka rogey waxaana wedey saadiq joon oo dhuusamareeb

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 Před měsícem

    Dadka aad isku diraydo jooji qof weyna Waad tehee 🤬😡

  • @Hakammed
    @Hakammed Před měsícem

    Hubkaasi Waa Been Ethiopia lagama Soo iibsan EE Djibouti ayaa Soo Siisay Somalia Waxaana Loogu Talo Galay in Somaliland Ceerigaabo iyo Galmudug lagula Dagaalamo Sheekada ah Ethiopia lagaso iibsaday Waa Been Cad

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 Před měsícem

    Itoobiya miyaanay garakarin inay suuragal tahay in hubkan lagu waxyeelikaro sland,taasi miyaanay ahayn in itoobiya si walba u danaysanayso oo aan sland kalsooni badan ku qabayn.....

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 Před měsícem

    XAMAAR LAND MEE SAXIIBTINIMDA ABIYE , WAKA HUB KA IBINAYA SOMALIA FROM JABUUTI 😂😂😂

  • @TewodrosBethlehem
    @TewodrosBethlehem Před měsícem

    The first one 😊

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Před měsícem +1

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤

  • @MaxamedDeeq-sd2lh
    @MaxamedDeeq-sd2lh Před měsícem

    Hubbin ,in la,hello
    Illama aha in hubka intaa leeg ,ay soo iibiso oo Ka soo iibiso dadkii ay is hayeen balse hubkani waxa uu u egyahay in ay dawlada soomaaliya soo iibsatey lagana soo dejiyey dekeddaha koonfurta soomaaliya Kaas oo loo soo waddey in soomaliland lagu burburiyo,oo loo kala qaybiyo gobolka sool iyo gobollada awdal iyo saylac waxaa intaa Ku,lammasn in Shaki,la kalla dhex dhigo soomaliland iyo Ethiopia waxaaba caddeyn u,ah in uu soomaray hubkani galdogob iyo ballanballe

  • @Abdiqaadir-ut7os
    @Abdiqaadir-ut7os Před měsícem

    Guul Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl Před měsícem

    Abii labada soomaliba miyuu la shaqeeyaa waa maxay hubka somaaliland lagula dagaalamaya ee itopia bixisay ha is cadeeyaan yanay laba iska dhigin Cagjar oo daarood ah oo hubka soo dhiibaya iyo abii oo somaliland waan aqoonsanayaa leh ha is cadayso xasan shhkh baa ka shifay oo sheegay in loo waday hubkan

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Před měsícem

    Ethopia n waa cadowga Somaliland

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Před měsícem

    😂War jabuti geele doofar aya diray huubka😂

    • @Ishawararkamedia
      @Ishawararkamedia Před měsícem

      Xagu mariyey marka

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      @@Ishawararkamedia Waataa laqabtaye xaga itobiya ee somalidu degto ayuu mariyay