Waxa inaga Dhaxaysa Somaliland, Laakiin SNM Somaliland Kama Dhaxayso'' Musharax Cabdiraxmaan Cirro

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Komentáře • 166

  • @alio6100
    @alio6100 Před měsícem +10

    Waar ninkan ayaa u sheega Somaliland iney SNM dhashay Somaliland markay dhamaato ayey SNM dhamaatay somaliland waa midhihii SNM ama diid ama hadiidan

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 Před měsícem

      Waa runtii SNM samaroon kuma jirin taa ogow hadalka fahan waa waxa dadka kaa eryay

    • @alio6100
      @alio6100 Před měsícem +2

      @@abdiyousuf3157 adeer somaliland ha u kala abtirin SNM intay dhulxoreysay ayey tidhi maxaa inoo dan ah dankiina waxay isku raaceen somaliland hada waa midhihii SNM Cirro kuma jiro ragii beerey hadana wuxuu doonayaa inuu gurto midhihii ragii beeraynaa waxbuu ka sheegaya waa ninkii garanwaayey 18 May waxa ay u taagantahay wuxuu u haystaa maalin SNM waa kii lahaa waan badalayaa

    • @aliosman9609
      @aliosman9609 Před měsícem

      @@alio6100 haday SNM tahayna wxba kumada hayn ee wx jooga ragii iyo BIRJEEX HASHTARI LAGA dhigtay ka soo saaray. Hadna xaarkii nuux,taani ina kaahin iyo musse waa kuwa gooje cade ku qalalay. Marka GOOGA CADE ka sheekee. Wxba haku dhex dhuuman guushan keenaya. Oogtada iska joog

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 Před měsícem

      ​@@alio6100 snm Iyo somaliland waykalee Duwanyihiine isaaq uubaa sheegte Lki(( ciise samaron Hartie isaaq = Somaliland Tariikhade SNM waalag joojiney somaliland 18 waa Lagaan sareaya waxaa la xusseye 1960 26 june

    • @ANURJaamac
      @ANURJaamac Před měsícem

      Sax

  • @ANURJaamac
    @ANURJaamac Před měsícem +4

    Akhas nin liita. VIVA sOMALILAND, VIVA SNM

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +6

    Munaafaqad huwan wakhtigeedii waa dhamaaday

  • @galebmuna871
    @galebmuna871 Před měsícem +4

    Bal ii sheeg waxa ka wayn SNM😢😢😢🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮 Amuuska ayad ku ficaantahay Seexoo abo😂😂😂😂

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@galebmuna871 snm waa garxaajis waa dadkii kuu xorayay

    • @Gobanimo-gy8gd
      @Gobanimo-gy8gd Před měsícem

      @@hassan-mp1pkSNM SOMALILAND BAA KA WAYN EE QOF WALINBA HA IIMAANSADO

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @Gobanimo-gy8gd OK but Ina biixi only person xaday dhulkii dan yarta and lacagtoo schools laa ibshay xananooyinkaa sad way adiga hadii xaran kunooshay dadbaa cun xaraantaa like u and ina biixi family

    • @Gobanimo-gy8gd
      @Gobanimo-gy8gd Před měsícem

      @@hassan-mp1pk
      Muuse wax walba wuu xaday xaarana wuu ku maydhay laakiin dadka iyo dalka waa in laga badbaadiyaa inagoo dhan oo somaliland ah anigu wanna kasoo hor jeedaa heego ee khalad baad fahantay malaa

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Před měsícem +4

    Waanad ka mid aheyn waxna kumad laheyn snm waa ragii kuu xoreyey adigoo dhalacyeynaya

    • @hanalander
      @hanalander Před měsícem +2

      Waa ayaan daro inuu maanta Muj Cabdi Salaam Nacaskani madhan uu ag istaago

    • @suberh8985
      @suberh8985 Před měsícem +1

      ​@@hanalanderafkaygaad kala baxday sxb. Walaahi waan u khajilay odeyga

    • @hanalander
      @hanalander Před měsícem

      @@suberh8985 Walaahi waan ka naxay iskaga iyo dhagaweyne waayo waxay ay taagan yihiin urur iyo munaafaqiin faqash ah oo doonaya wixii ay u soo dagaaleemeen oo ah somaliland oo la aqoonsado ay burburiyaan. mission wadani waa in somaliland meesha laga saaro

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar ina cigaale makhnuudkaha faqash ahaa iyo taani baasto

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      ​@@hanalander falkii dhadiga isaaq kaa baxay

  • @SomalilandHargeisa-of5ng
    @SomalilandHargeisa-of5ng Před měsícem +4

    Snm snm snm❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalahmed8344
    @jamalahmed8344 Před měsícem +2

    Taariikhda snm waa taariikhda Somaliland ninka diidan waa nin Somaliland diidan

    • @yusufmohamed5202
      @yusufmohamed5202 Před měsícem

      Taariikhda snm maaha t Somaliland la wada leeyahay
      Waa khalad wayn 😂

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 Před měsícem +3

    Nabar aan wadani Lug ku lahayn ma dhicin

  • @user-xg2oq9gi6w
    @user-xg2oq9gi6w Před měsícem +1

    Kani waa faqash SNM waa hooyada Somaliland nabarow cidna Ku dooran maaayso

  • @amiindaahir6610
    @amiindaahir6610 Před měsícem +4

    Ader road oo isakasexo

  • @user-cx1nk2im4m
    @user-cx1nk2im4m Před měsícem +4

    Ciro xakuu jiray markaan qoon ilma adeer ah iyo hub u baahnanyn. Markuu SNM iminka wax ka sheegayo

    • @hanalander
      @hanalander Před měsícem

      waa Dameer Bilaa Damiir ah

    • @Jibriil595
      @Jibriil595 Před měsícem

      ​@@hanalanderS N M waa isaaq. Waxaanu ahaa urur hubaysan.Hadafkiisiina wuu gaadhay.Doofaaraw.S N M Ayaan ahaa weli koob biyo ah kumaan cabin.laxey.waxaxa ay dhashay S n m Somali land

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před měsícem +2

      Basaasku guusha iyo geesiguu u neceb yahay

    • @user-cx1nk2im4m
      @user-cx1nk2im4m Před měsícem

      @@jamaadnuura10
      Ciro wax wuu ka sheegi Karaa shakhsiyaad waxay sameeyeen halgankii ka dib. laakin aflagaado iyo jesjes wayey ka rebantahay SNM.

    • @hanalander
      @hanalander Před měsícem

      @@Jibriil595 Kolayba anigu caayi maayo SNM oo ma ahi qof madhan waayo SNM waxay ahaayeen dad sharaf badan.. Laakiin doofarku waaka madhan ee maanta laga aqli badiyay

  • @user-kp5ip4xt4p
    @user-kp5ip4xt4p Před měsícem +1

    Snm cidika xanaqaysa madaxka noqonmayo been ha isusheegin cirooy

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar cigaale abah faqashtaa

  • @YuusufIsmacil-d1s
    @YuusufIsmacil-d1s Před měsícem +2

    Adigu waxaad ahayd ninkii ruushka kasoo rari jiray hibkii lagu buburin jiray isaaqa

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia Před měsícem +1

    Walahi aabahay ayaad qalateen faqasheey, inaydaan sidan aayar ugu ciyaari doonin taariikhdii iyo dhiigii aabahay, aniga cidkale waxba igamay galine, hadii in magaca SNM amaanteeda mooyaane laga xanaaqi waayo ku ciyaarideeda been baan idiinsheegay.

  • @axmedcali5851
    @axmedcali5851 Před měsícem +3

    Wallee inaanu kani dhowayn

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Waa dadki soo dayay makhnuudkii ina askar ahaa dhadiga isaaq

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před měsícem +2

    Odaygu ma caadi baa maxaa helay kulmiyuu ku waashay

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei Před měsícem +1

    Tuugran ureysa waa in suuqa lajiidaa cadowga ah meelbaas alle haka tuuree.

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před měsícem +2

    Maxaa snm u geeyayvsidii horaaba uu khatiyaan u taagnaa. Waar na dhaaf oo hasoo noqon

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia Před měsícem

    Xaaraamigan faqashta ah ee dhukuran yaa naga qabsada, waamaxay waabu badheedhsanyahaye, waar SNM waxay dhamaanasaaa maalinta SOMALILAND dhamaato. Laakiin waxa ii muuqata inay taabatay in aanu taariikhdaa waxba ku lahayn ee uu kasoo horjeeday oo uu la dagaalamayay, maantana cadaw kasta oo Somaliland leedahay uu soo raacay.

  • @aytoahmet9343
    @aytoahmet9343 Před měsícem +1

    Maaalinwalba waad dhax fadhiisataa cirooy snm tasriikhdeedu miyaanay ahayn tii Somaliland dhashay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar kaa xorayay faqashta

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před měsícem +1

    odeygani madoonayo inuu dlkan kursiga kufadhiisto markuuu jaanis helwba isgaa iska fogaynaya oo dadka iska eryaayya

    • @aliosman9609
      @aliosman9609 Před měsícem

      Oo muxu ku eryey ma runta. Ma waxad ku xanuunsanaysa. SNM Tariikhdeeda dhabta ah ee la shaygay iyo inuu yidhi SOMALILAND. HA NOOLATO!!!!!! Dilaac adeer DILAAC runtu haday ku dhibayso

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před měsícem +2

    Abtigay. Waa caanyo ileyn WAXAAN ka soo Ryan lahayn faqash kaa way I ma JIRTO IYADOO somalilnd JIRTO baad ruushka somalia safiir iga ahayd doqonow lama Rabo xisbi duni aya wadanka

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar and taani baasto ahaa faqash Ina cigaale baa abah faqashtaa

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje Před měsícem

      Nuux tani isgu muxu aha ninkan rerkisa odhan waa wada SNM ceeb malahan runti wuna dhama muuse 100%

    • @aliosman9609
      @aliosman9609 Před měsícem

      Adeer wuxu yahayba:Ragii ku xoreeyey bas harera fadhiya dhadig indho adag bataye.

    • @aliosman9609
      @aliosman9609 Před měsícem

      ​@@hassan-mp1pk.oohinta yarayso dhadig bataye KA XISHOOD ninkii ku xoreeyey

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@aliosman9609 maa adiga uu luu soo dayay Ina askar

  • @khaalid713
    @khaalid713 Před měsícem +1

    kkkk ina uu doqon yahay waxa kuu cadaynaysa waxa uu ku lee yahay siyaasdii dibadu hoos ayay u dhacday hada waa manta oo meeshii ugu fiicnayd ay joogto mida kale muuse inta uu joogay waxa uu hir galiyay in baasboorka s/land dalal badan oo caalamaka ah lagu tago aqoonsiga s/land waa soo dhameeyay oo ku dhawaaqid ayaa hadhay ninka afkiisa iyo dhagahiisu isma maqlaan.mise marxalada dalka iyo aqoonsigan lamaba socdo ee hurdadii la sheegayay ayaa dhab ah siyaasi ma tahid oo aftahan ma tahin oo dalka waxba maad soo gashan

    • @aliosman9609
      @aliosman9609 Před měsícem

      Ciidankii jabay. Taliska jabiyey oo walo hortaagan. Xuduudi somaliland, 200 km laga so cararay . Awdal iyo salal oo jabhdo loooga dhawaqay Baddi oo la gatay. Somaliland oo SOMALIA uga adkatay maxagfisha dawliga ah. miyaa kula qurux badan. 94 halka tagtay baad tagaysa ma xiniiye cusub bad yeelatay. Wa 13 N

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +3

    SNM WAXAY DHASHAY SLAND URURKII SOOYAAL EE SNM WAA XAADIR WADANKAN WAX KANOQON MAYSID

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Před měsícem

      Cabdiraxman Ciro isaga uun baa geeya xukunka waayo SNM iyo ragii wadanka xoreeyey waa H.yoonis

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před měsícem +1

    SNM hadaanay jirin ma Waddani ayaa jiri lahaa, ma halkaas ayaad ka hadli lahayd, ilaahay ka sakow SNM suurto geliyaha. Yaa bilaabay kala abtirinta waa yaabe, Allah haku barakeeyo mar haddii aad tidhi Somaliland ha noolaato.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Snm waa garxaajis taani baasto ahaa faqash Ina cigaale baha abah faqashtaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Ina biixi fulay tuugtaa mujahadiintaa way

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Před měsícem

    SOOMALILAND WAA S N M IYO FAQASH MARKAA ADIGU FAQASHTII AYAAD TAHAY WALAAHI INAANAD NOQONAYN MADAXWAYNE SOOMALILAND WALIGAA

  • @user-xn8xe5tv9x
    @user-xn8xe5tv9x Před měsícem +3

    Warun ti snm isaaq unba le de dadka kale somaliland ka madhaxay so absolutely

  • @hoodomuwlid1475
    @hoodomuwlid1475 Před měsícem +1

    Ader ninkad ledin SNM maha rerna wa umusa cabdale garxajisna ilahay wakadhigay marku isagu kufaniwayo SNM yakalo kufanikara rer heego rer fashil rer sabayad dube miya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @saeedbuni8104
      @saeedbuni8104 Před měsícem

      Wll miyaa luguu wasaaa ma habar awal
      Ku wastay

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 Před měsícem +1

    Madaxnimadan aad doneyso umad cararteen hadii ayna snm jiirin raag dhiigodii iyo xinjirahogii aya waxan aad tahay imika aad ku noqotey .imika waxa weyaan hadii anan anigu snm ahayn wa iin aan caya.doqoney dabka ba a ilahay waxba noguma ka dhibo.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar kaa xorayay waa garxaajis

  • @samriyecapull2101
    @samriyecapull2101 Před měsícem +1

    Ciro caanyo walee madaxnimo ka dheer wuu badhaacinaya wakaas snm afka lagalay

    • @badraciise3008
      @badraciise3008 Před měsícem

      Quruxay waxaad tahay dadka lagumashegee snm isaaq ka liyuu ahaa lkn somaliland ma isaaq oqudhaa iska leh😂

    • @samriyecapull2101
      @samriyecapull2101 Před měsícem

      @@badraciise3008 adiguna sidiisi ayaa baadhacinaysaa snm qof aan aaminsanayn Somaliland waxba ka noqon maayo

  • @khadramahamed-qn2dq
    @khadramahamed-qn2dq Před měsícem

    14 jiradii Somaliland uu godgalay unaa soo dhawacmay markay arkaan kaan maxay dareemi karaan odaygan asasaqay ee 14jirkiisii faqash dabodhilif uu ahaa

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 Před měsícem

    Snm koox tuugo ah oo dabacayuun dhisatay bay ahaayeen. Dadka waqooyi degana 40% baa dabacayuun ah Cirro intaas buu sheegay waana runtiis😂😂😂😂😂.

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 Před měsícem

    SNM hadaynu doonayno intaynu isaaq ahaan degno aynu ka xusno,lkn hadaynu somaliland dooneyno beelaha darifyada kamay mid ahYn snm ee somaliland hayna deeqno

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem +1

    Cabdiraxmaan buluqbuluq ma maqli jirteen kanina waa cabdiraxmaan balaqbalaq
    Waa waxaa isku dhex dhacaya haduu fadhiyo iyo haduu taagan yahayba. Is noolee aad wax caydide

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina asjar makhnuud ina cigaale baa aha abaha faqashta

    • @SadaamMohamed-e1c
      @SadaamMohamed-e1c Před měsícem

      ​@@hassan-mp1pk nio maxa ka khaldan maanto dhan commentgn bad la wareegaysaye walee huwaneey daahiri maysaan somaliland na horumar gaadhi mayso intaad idinku ku jirtaan😡😡

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@SadaamMohamed-e1c viva dhulbahante kaa dhigay oromo kkkkk

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@jamaadnuura10 adigaha dhadiga isaaq

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před měsícem +4

    Bal ii sheeg waxa ka WAYN waxa ka WAYN ee SNM AAN AHAYN EE LAGU FAANO

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před měsícem

      SNM anagaa wasna iyo hoyadaaba wakhtigii SNM waa dhamaaday anagoo isaaqa ku leh taas

    • @badraciise3008
      @badraciise3008 Před měsícem

      Snm waxaa iska lahaa isaaq somaliland isaaqo qudhi malaha

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 Před měsícem +2

    SNM hadii lagu faanaayo cidaad tahaybaa ku faani lahayd lkn nacas loxooxda dubaayey oo fulay ahi kuma faani karo wad saxantahay SNM somaliland ma wada laho

  • @user-nz5iz4mi4t
    @user-nz5iz4mi4t Před měsícem

    AX AX AX LIXLE. HARAG WAAFI MAXAMED CALI IYO QAARKALE OBADAN WAXAY UDHINTEN LAMYAQAN. WAX LAGARAYSAN KARO MA HA CIRO. SOMALILAND ISKAMAY DHALAN TAARIKH DA SOBARO INTAN MADAXWAYNE LAGADHIN CAWA KAHORAW MAMAQAL CIDGARA YAY AHAD ASALAM

  • @Ahmednourmohamed737
    @Ahmednourmohamed737 Před měsícem

    snm waa khaayimiin ilaahay umada haka qabtee munaafaqiin ah

  • @hanalander
    @hanalander Před měsícem +5

    CIRO CAANYO XAGUU JOOGAY MARKII SNM AY WADANKA U DAGAALAMAYSAY? WUXUUU KABAHA U SIDAY FAQASH! MAANTANA FARMAAJO IYO FAQASH AYUU LA SHAQEEYAA

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Taani baasto ahaa faqash

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@hanalander waa dadkii hooyda kaa xorayay buule and snm waa garxaajis ina biixi waa tuug maha mujahiid ciro waa dadkii soo dayay makhbuudkii Ina askar

    • @hanalander
      @hanalander Před měsícem

      @@hassan-mp1pk 12 sarkaal ee HARGAYSA xoreeyay waxay 10 HABAR AWAL, 1 ARAB, 1 SAMAROON. YUSRA HARTI WAXAY FAQASH U AHAYD BASAAS AFKA NOOL ITAAL BARANBARO. CAANO CIRO WUXUU AHAA AFWEYNE BASAAS, YUSRA HARTI WAA GARACDA REER SHEIKH ISAAQ. AFKA NOOL BARANBARO. AQLI XUMO, CUQDAD U DHIMO. WAXAAD TIHIIN FOOSTO MADHAN OO FAQASH KU SHUBATO. GARAC HARTI

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Před měsícem

    snm snm waa waxay laascaanod kuu tagtay haadii lajojin waay qarkaley yaa tagiy snm waxay ahad qaabiil somaliland waa qaaran marka qaaranka ladortay snm ninkii raabaw labta kuu haaso oo dadka hawla iman

  • @ismailmuhamed2370
    @ismailmuhamed2370 Před měsícem

    Haday cidi u kala abtriso somaliland Wadani baa ukala abtriya.

  • @amalhope42
    @amalhope42 Před měsícem

    Snm ayaa kaa qiimo badan adiiga ciiro kuma dooraneyno😮😮😮😮

  • @hoodomuwlid1475
    @hoodomuwlid1475 Před měsícem

    Snm tu c.salan yasiin shegan wayey yashegankara

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 Před měsícem

    Subxaan allaah kan waan ku danbaabayaa,innaanillaahi waa innaa ilayhi raajicuun, hadaanad taariikh lahayn maxaa snm kugu wareejiyey,

  • @waryaaa60
    @waryaaa60 Před měsícem

    Waar ilayn af aanad lahayn ma qabatid SNM waa dhuuxa iyo dhiiga ay somaliland ku taagan tagay la aanteedna somaliland ma jirteen maanta

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje Před měsícem

      SNM hdi ay cid ku fanayso isga ku faani laha bro taas dhegaha gasho wakhtigi SNM wuu so dhamaday

  • @user-xg2oq9gi6w
    @user-xg2oq9gi6w Před měsícem

    Nabar AAN adiga ahayn ma jiro. Huwantiiii ciidka qaranka laayey. Dayuuus

  • @user-nz5iz4mi4t
    @user-nz5iz4mi4t Před měsícem

    Ax ax ax. Lixle wakh tigisi waa udhamaday cadawgi somaliya yaoran kariwayay hadu sigo ay

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 Před měsícem

    Ninkan iyo siyaasiyiin badan ilaahay sharkooga hana garab mariyo

  • @user-wu1br5uu8s
    @user-wu1br5uu8s Před měsícem

    Maalinto Hadlaba Dadbaa Kayaaca Waayo Waa AGNAaN AanHadalAQoon

  • @user-xg2oq9gi6w
    @user-xg2oq9gi6w Před měsícem

    Dayuuus snm waaa hooyada Somaliland faqash Binu faqash Baad tahay snm ma adiga afka soo marim karaa

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 Před měsícem +1

    Anagaa snm dadkayagiina ku dhamaadeen mana ogolin in snm lagu bariis doonto xisbiga wannina wuu guulaysanayaa igu wllhy muuse afdheere snm wuxuu ku soo biiray 1986 wuxuuna ahaa kornyl faqasha

  • @user-nz5iz4mi4t
    @user-nz5iz4mi4t Před měsícem

    Asalam somaliland kamadhaxeyo musha rax taarikh da dib ubaadh asalam loma dhaman waa qalad iska illali taarkh anad. Han

  • @user-yz7gy5pm8g
    @user-yz7gy5pm8g Před měsícem

    Hambalyo cabdiraxmaan waxaad tahay somalilander huwana oo aan qadiyaduse cunaha u dhaafsanayn

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Waxa tahay dhadiga isaaq waa dadkii soo dayay Ina askar

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Ina cigaale ahaa makhnuud faqash iyo taani baasto

  • @user-xg2oq9gi6w
    @user-xg2oq9gi6w Před měsícem

    Kani waa nabar caadiya OÖ niicle ah

  • @deeqjama750
    @deeqjama750 Před měsícem

    Runta dad badan dhibeysaa arkayaa

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c Před měsícem +1

    Cirrooy ma haduu ogaaday in meesha ay SNM afduub ku haysato?!

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před měsícem

    SNM REER SH ISXAAQ KA DHAXAYSAA OO AH EE MUSE CABDALLE HA MOODIN INAY KA DHAXAYSO OO SHIR U GUDOOMIN H YONIS OO WAX LOO YEEDHIYO SIDAADA BIDAAR ABDIYOW

  • @user-xg2oq9gi6w
    @user-xg2oq9gi6w Před měsícem

    Yusuf Ciro waa jaajuus ilaa imika waa adeegaha guud huwanta

  • @HodanDaud-n9r
    @HodanDaud-n9r Před měsícem

    Asc

  • @CaaliAmarekaahin-gx2ce
    @CaaliAmarekaahin-gx2ce Před měsícem

    Geesinom netx madaxweyn ciro

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před měsícem +1

    SNM adeer wakhtigeedi waa dhamaaday ina Kaahin iyo ina biixi waxay qabteen umada ha u sheegaan iyo cidankii iyo dhulkii axmed siilaanyo ku wareejiyay mesheey geeyeen, ina Kaahin markii meel walba kasoo xidhantay ee u arkay in aan ina biixi mar labaad la dooraneyn ayuu bilaabay inuu idhaa Cirro wuxu caayay siilaanyo, hadii siilaanyo cidi cayday ina sulub baa 8sano caayayay laakin siilaanyo waa nin gob ah oo siyaasi ah aqoon leh oo umadu iskugu mid aheyd, sida ina Kaahin iyo ina biixi umada wada dhalatay siilaanyo iskuma diri jirin

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje Před měsícem

      Benta maha bro kulmiye somaliland meel xun bu dhigay 7 sano ugu dambaysay runti kulmiye kama dambayn muxtarim madax wayne hore ahmed mohamed silaanyo kuwa hada joga hadaf siyasaded malahan an ahyn kla qaybin isku dir belaha & dadka wada dega cay xidhig jogta sidan laguma kasbado shacab codkoda

  • @qalanjoxasan4209
    @qalanjoxasan4209 Před měsícem

    SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM

  • @user-xg2oq9gi6w
    @user-xg2oq9gi6w Před měsícem

    Wadani party yusra cidna Wadan ki dhiibanay mayso

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před měsícem +2

    Mujrim walee Cudi ku dooran mayso e ogow bisadaha digaaga ku codayn

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje Před měsícem

      Adgu waxaso odhan ka ahaw qof yaro anba warba ahyn ader ninkan rer somalliland aya boqratay 100% wu dhama muuse bixi wakhtigana shegi dooni muuse bixi waa madax wyanaha ugu liita somara somaliland abid

  • @user-nz5iz4mi4t
    @user-nz5iz4mi4t Před měsícem

    Waar kada siyaasada lagugu dilaayo garan mayside

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd Před měsícem +1

    Waa runtii Somaliland baa inaga dhexaysa ina wada deeqda

  • @user-tx7hy8pk4d
    @user-tx7hy8pk4d Před měsícem +1

    Illahay ba laga baqdaye run buu shagay Somaliland way baladhantahay hala fahmo

  • @MaxamedXuseensamatar
    @MaxamedXuseensamatar Před měsícem

    Kani islaan sirqo ah ayaad moodaa ciro macaac sidan ayaabad ku dhacday

  • @waryaaa60
    @waryaaa60 Před měsícem

    Taariikhda in la saxa way haboontahay ninkii ku dhawaaqay wuxuu ahaa ahmed ismaciil duqsi

  • @MohamedAhmed-z7d6t
    @MohamedAhmed-z7d6t Před měsícem

    Snm GUUUUUUUUUUUL SLAnD

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před měsícem

    Balayoyinkan wada foosha xuxun e ciyaya,nofombar 13 ayaynu iska reebi inshaallaahu, cadaw is urursaday weeyan wadani waxa iskugu tagay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Waa dadkii hooydaa kaa xorayay buule

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx Před měsícem

    Ilaahayaw adaa caadilee ninkaa hanoo keenin laxey waaye umadu taariikhdeeda waa ku faantaa , topicless and baseless speach , Naive man

  • @muxumedmohamed5168
    @muxumedmohamed5168 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 Před měsícem

    Sheeko ooyaaaye ayaad bilawday, Madheeer Fooqal Madheeer

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt Před měsícem

    Kulmiye laga yaac

  • @mahadahmed1909
    @mahadahmed1909 Před měsícem

    Heego maxay la barooranayan

  • @Saynabgamuur777Reermagaal
    @Saynabgamuur777Reermagaal Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před měsícem

    Snm iminka islaamaha sheegta mujaahidiin 😂😂😂😂😂

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před měsícem

      Islaamuhu way ahaayeen way dagaalameen , ooy dhaawaca daweeyeen, ooy ciidanka ku jireen inta ragga qaar fadhataysanayeen dalkii

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      ​@@jamaadnuura10waa dadkii hooyda ka xorayay buule

  • @user-mx7ss7zl3e
    @user-mx7ss7zl3e Před měsícem

    Runsheeg

  • @abdirahimmohamed2035
    @abdirahimmohamed2035 Před měsícem

    Madaxweyni shacabka Somaliland Way ku wada sugayaan 💯🎉

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 Před měsícem

    Huuuro

  • @deeqjama750
    @deeqjama750 Před měsícem +1

    Waa caaqil

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před měsícem

    Ina Kaahin waa doqon saaqiday oo kalidii SNM isku haysta oo iskudir umada ka shaqeeya

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs Před měsícem

    Mashaa allaah Waxa naQonaysaa
    Mideeyaha gobalada waQooye iyo soomaliya oo Dhan no waqooye no koonfur no Bari no
    soomaligalbeed All soomaali?ya 2024year flag Sky gooood

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 Před měsícem

    Hadalkaa waa kii aan ka sugaynay hogaamiyaha aan rabno oo Somaliland midayn kara

  • @madar9587
    @madar9587 Před měsícem

    SNM waqtigeedi wuu dhamaaday waa zx weeye what a leader

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před měsícem

    ❤ madaxweynaha dooran hadalkaaasi waa run ee car ina Kaahin Awdal ha kaa sheekeyo SNM

  • @user-xg2oq9gi6w
    @user-xg2oq9gi6w Před měsícem

    Kani waa nabar caadiya OÖ niicle ah