Xog 3 Qodob Itoobiiya iyo Somaliland oo Samayey Qorshe lagu Soo Afjarayo Guule iyo Somaliya? Difaaca

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 51

  • @Qorsho
    @Qorsho Před 2 měsíci +11

    Guul iyo gobanimo jamuriyada barakeey ee somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y Před 2 měsíci +3

    Guul iyo gobanimo Reer Somaliland ❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Před 2 měsíci +2

    Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul ❤❤❤❤

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před 2 měsíci +3

    Guuuuuuuul iyo.gobanimo somaalilland ìnsha alleh

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 Před 2 měsíci +1

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii 👍🙏👍🙏👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏♥️🙏♥️🙏♥️

  • @salemanhusseen9189
    @salemanhusseen9189 Před 2 měsíci +3

    Guuuul Somaliland Walalo Dagalka Gala!

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 Před 2 měsíci

    Alloow mudane Maskaxweeyne Muuse Biixi Cabdi cimrigiisa caafimaad-qab wacan uugu dheeree.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 2 měsíci +1

    Guul jamhuuriyada sland iyo dawlada itoobiya❤❤❤❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 2 měsíci +2

    Guul Muuse biixi cabdi xildiid Rooble iyo Abiye axmed Cali

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 Před 2 měsíci

    Guul iyo gobanimo jumhuriyada Somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khaalidmaxamed3191
    @khaalidmaxamed3191 Před 2 měsíci

    Mnsha aallaah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 měsíci

    Guuuuuuuuuul somaliland

  • @jamaomar8775
    @jamaomar8775 Před 2 měsíci

    Guul iyo gobaniimo buxda somaliland iyo eithoopia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 Před 2 měsíci +1

    Guul guul iyo gobanimo ilaahay idinkiisa somaliland

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 Před 2 měsíci +3

    Djibouti iyo Somalia waa labada wadan ee ugu liita geeska Somalina iyagaa halkaa dhigay waa kaligood cunayaal shacabkii ay masuulka ka ahaayeen dayacay

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Před 2 měsíci

    Guul Somaliland Somaliland allaah baa ilashanaya lici maayso

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 Před 2 měsíci

    Insha allh cadawga somaliland allaw jabi

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před 2 měsíci

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️

  • @AyaanleYuusuph-th2es
    @AyaanleYuusuph-th2es Před 2 měsíci

    Guul allahaw naga yeel snd

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 2 měsíci

    HUWAN JABUTI IYO MUQDISHO INTABA WAXAA BALAN AH IN AYNU CAGTA MARINO OO GEESKA AFRICA QIIQO WAXAA QASAB AH IN SOMALILAND IYO ETHIOPIA ISKAASHI MILLATERY SAMEEYAAN SI AYNU CADOWGA U JEBINO GUUL IYO GOBANIMO QARANKA SOMALILAND ❤❤❤

  • @user-xj9vk8dk2o
    @user-xj9vk8dk2o Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 2 měsíci

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 2 měsíci

    GUULISTE SOMALILAND CADOWGINU CIIDE HAA HOOS MAARO INSHA ALLAHU😮😮😮😮😮

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 2 měsíci +1

    FAQASHTII HALAGA DABO TAGO

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zp6tm2st1o
    @user-zp6tm2st1o Před 2 měsíci

    Somaliland waagii geesiyaasha

  • @yusufadnan971
    @yusufadnan971 Před 2 měsíci

    👍

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 Před 2 měsíci

    So alia werkeeda naga daa iyaba kuma soo hadal qaadaane

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 Před 2 měsíci

    waa booto badantihiin

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 2 měsíci

    GUUL SOMALIA AND JABUUTI GOBINIMO WALAL NIMON SAX AH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 Před 2 měsíci

    Anaga waa Nala yaqaana oo isaaqba Nala tidhaa wax u jeedaan waa la garnayaa oo waxaanu nahay dadka dagaalka manihiisab yaqaana qoriga Kala ee haystaan hobaka cadaw kha furtay mise waaba maantoon hareerayga hubka ayi nooc aan haysto miyaa Nala dagaa saw ma nihin geed labaka soomaali oo dhan isaaq ha Ku gobanimo soomaalilaan ha noolaato. Oo ha jirto oo ha waarto

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y Před 2 měsíci

    Hasan Nacas hadalkiiso waxba kam jiiran

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 Před 2 měsíci

    mar waliba waxa rabtiin in la idin xasuuqo rer khatumo ciid afka idin dareen jadana waxa rabtiin rer awdal xasuuq sadaxad idinku dhaco badiina beeciya bar bara hada awoodiin tan awdal iska daaya

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před 2 měsíci

    Qaniinyas waniinyo ka fujisee mdw ssldhig sii jsbhada ku kscssn geele

  • @Rahim123Jr
    @Rahim123Jr Před 2 měsíci

    Horta kuwani maxaaabiistii khaaatumo ka qabsatay maxay u raaadin laaaa yihiiin. Jabuuuti ku lahaaa . War jabuuuti waaaa dawlad.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Před 2 měsíci

      Maxaabiista anaguba qaar Ayaan u haynaa oo Wali noo xidhan
      Kkkkkkkk jabuuti waa dukaan reer leeyahay !!
      Waxay tahayba maanta ninkay kamaseersan tahay waa aniga

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 2 měsíci

    GEESI NIMAANTIISU DABAALINOW HAWDANAYNIN SOMALILAND

  • @wardichannelforeducational228

    Nio wadanka iskaga Tag laascanod sawtii lagaa saray.

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 Před 2 měsíci

    Laba dii xaq daro ku heshiisa xaqa isku intay Dhulbahante wax yeela is lahaayeen iyay qaar itoobiya isku dhiibeen qarna caac ku dambeeyeeen

    • @prosl11
      @prosl11 Před 2 měsíci +1

      Dhulbahante muxuu yahay waa kaa xamar weli aqoonsi kaa raadsaniyaa laangaab waxid

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 Před 2 měsíci

      @@prosl11 Been ku noolow Dhulbahante waa kuwii axmaaro ka dhigay ee somali nima aad ku dhuumanaysay kaa saaray.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      @@mahdibahdoon9742 Dhulbahante keliyiilamuu dagaalami Soomaali oo dhan oo isaaq u dhamayn buu haa dagaalku xasan sheekh baa ka koow ahaa kiliga shanaad inta maamul goboleed jira ayaa dagaalka soo galay 8bilood baan ku garaacayay shuf hal habin baad iga gulaysatay oo yusri na shirqooshay iyo xisbiga wadani maxaad qaadi kartaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      wax ku heshiiyay ma jiro idinkaa ka shakiyay jabuuti markii laydinka adkaaday marna hiil walaal lahaa kkkkkkkkk

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 Před 2 měsíci

      @@user-sz7sn2rv9r Waa run 8 bilood si xun baad noo garaacdeen anagu waxba ma qarino , sidiina been kuma noolin , sido kale isaaq , Gadabuursi. , ciise, gabooye intaas oo dhan baanu iska difaacaynay 8 bilood .Xassan sheekh iyo ismaaciil Cumar geele hub iyo saad bay SNM siinayeen wallow markii aanu jabimay Somaliland wixii la odhan jiray ay dhabarka idiin jeediyeen , ileen waxad ahaydeen dad xaq daro ku heeshiiye.

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Před 2 měsíci

    Failed state to somalia 🇸🇴 dictotership 😂of Djibouti 🇩🇯 Ina geele waa cadawga somaliyeed 😂

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 Před 2 měsíci

    isaaq jecla jab inu ku noco ka dib lafo aruursi galan

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 2 měsíci

    HASSAN UURYE FUUTADS BANANKA TAALE

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 2 měsíci

    Jabuti dagalka aya
    Uga futaxun dulli