Xog Han,jebaada Dagaal ee Awdal iyo Difaaca Maxamed Abiib oo la xadhayo? Weerarkii Cali Xamud Sirta?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Komentáře • 84

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Před měsícem +5

    All somalilanders are sames guul iyo goganimo 💜❤️🤍👍

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před měsícem +5

    Waa in dhamaan wilka Iyo Xasaanada laga Qaado.

  • @user-rm1tl1np1j
    @user-rm1tl1np1j Před měsícem +4

    Sharciga ha LA mariyo

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před měsícem +3

    Huwenta gudaha weye
    Alle idinqabey dheh badhyaculus

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem +2

    MAXAMED ABIII DEGDEG MAAMUUUSKA HALOGA XAYUUU BIYO

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 Před měsícem +2

    Siyaad bare ayaa sameeyey waxan loogu yeedho beesha dexe 1986 marku boorame hargeisa ka jaray laascanoodna Burco ka jaray .. dalkii la wada lahaa mee 1960 kii

    • @geediali437
      @geediali437 Před měsícem +1

      @@mohamedamir7751 waar xitaa meela aanay degaan u lahayn buu siyaad bare siiyey iyo dal balaadhsi labadaa reerba markaasay nagula doo dayaan waliba taariikh da mudan oo la hayaa se xoolihii waqooyi galbeed mee ito togdheer iyo sanaag iyo soolba sowtan waliba laynoo soo indha cad yahay waanu xishoonoo wali waanu daawanaynaa se mudnaantooda way heli insha Allaah iyo way kasbadeen hadhow layma sheegin iyo calaacal baa dan bayn ee allaah xaqa ha garan siiyo waa laga xishooday walibee

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Před měsícem +2

    Somaliland wey guulaysanaysaa 💪

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem +2

    HADAAALKA LIIITA NINKA LEH XEER ILAALINTA HALOO GUDBIYO

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před měsícem +2

    𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐡𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐨

  • @cawildodi4204
    @cawildodi4204 Před měsícem +2

    Afkoda iyo uurkooda isleh

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před měsícem +4

    Dibjiriintab waa in Xasaanada laga Qaado. Nin walba waa in Xilka Iyo Xasaanada laga Qaado. Qabiil iyo Qaranka waa in la kala saaro.

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u Před měsícem

    Mashaabad nagu tsal beegsi gaara baa na haysta anaga noo shaqee baa socota waar idin diidnay❤😂🎉😢😮😅😊

  • @warss11
    @warss11 Před měsícem +1

    Yes go home this is Somaliland

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před měsícem

    Waa in sharafta laga xayuubiyaa gadabguursigan raga iismoodayo

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Před měsícem +1

    34 sano kadib dowlad nimada Somaliland oo fashilantay qabiilkiina xoogeystay ceeb badnaa 🥲🙏

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
    @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před měsícem

    Ader xogogaal samaron somaliland kuuma qanacsanoo marka somaliyo dhamaan ayyaa soogyesa in laga qado in abiib

  • @Wacays-b8l
    @Wacays-b8l Před měsícem +2

    Xildhiban cali xamud run bushegay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 Před měsícem

    Dadka wàar walaal nimada. Iyo xishoodku wuu uga daraa kii ina xumeeya ee soomaalilaan rabin ha layska celiyo. Soomaalilaan. Guul iyo gobanimo

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před měsícem

    Gadabguursi ha iska tagaan soomaaliya

  • @user-yc3oc8eq9y
    @user-yc3oc8eq9y Před měsícem

    Xisbiga Ucid waa in ay xil ka xayuubid ku sameeyaan oo ay ka caydhiyaan xisbigooga

  • @medideabdi7397
    @medideabdi7397 Před měsícem

    Xogugaal wa qabiili

  • @FaysalQurbaawi
    @FaysalQurbaawi Před měsícem

    Xldh.Ali xamud jibriil..
    Qabyaslad cad ayuu ku difaacayaa
    Sharcigana cidi kama wayna

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před měsícem

    Ina abiibow ninbaad ismooday laakiin gashaantibaad noqondoontaa

  • @shalcosalcocom3583
    @shalcosalcocom3583 Před měsícem

    ❤😂

  • @riyanhassan6333
    @riyanhassan6333 Před měsícem

    Isna waa huwan

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 Před měsícem

    😊😊xilkaxayuubinhalagusameeyo,xaamudnafsharcigahalamariyo

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 Před měsícem

    Sharciga halvmaraton waxi kahoryimaadaba guuul somaliland guuul ciidanka qaranka jamuuriyad barkeesan guuul 🟩⬜🟥🟢⚪🔴💚🤍❤👍

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Před měsícem

    Wixii diidan qaran ka somaliland waa in la eryaa

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df Před měsícem

    Galahad wakiiladu sharciga hauhogaansamaan baarlamaanka iyo wasiiradu iyo madaxweynaba lamakulmi karaan qofsomalia taytal uhaya

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před měsícem

    Bax oo raac dheh

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u Před měsícem

    Snm ma rasuulkiibaa ilaahay sharkiina hanaga ksafiyo shuftadan is urursatay❤😂🎉😢😮😅😊

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 Před měsícem

    Yaab dee raac waxaad sameso aan eegne waar qaranku u joojinmaayo nin xun iyo danbiiletoona

  • @user-by2by1fh7w
    @user-by2by1fh7w Před měsícem

    ADEER DALKAN HADAANU SHARCI SHAQEYN SOMALILAND TUBA DAD AANAQAANO WAXEY YIHIIN BEY NOO DULEYSEY SIDAADII BAAD FUULI DOONTAA BUURAHA XUKUMADU SHARCIGA HA SOCOD SIISO AMA CALI XAAMUD IYO BEESHIISUBA GB SIDOODII BUURAHA SAARI

  • @MuuseCilmi-pl4zu
    @MuuseCilmi-pl4zu Před měsícem

    Lakiin loma ogaa oo reerba isku magacabey somaliland

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu Před měsícem

    Cali xaamud jabriil waa nin rageed

  • @geediali437
    @geediali437 Před měsícem +1

    Wariye cali xaamid weydii berigii baakistaan uu ku waashay dhalinyaradii reer pakistan walaahi inaanay talo u dhibi jirin wuu waashoo nin waalan buu u xisaabtamaa ardaydii markaa waxa lala yaabo ah somaliland markay cali xaamud u dhiiibtay xilalka subxaanallaah

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e Před měsícem +1

      Dadkani ma garan ayaan saaqidkan reer bakistan uunba garanaya Waan yaanay markaan arko

    • @geediali437
      @geediali437 Před měsícem +1

      @@user-mr6sp3yh7e wallaal walaahi waa waxaan u soo taagnaa talo lama waydiin jirin ruux qaalbiyan iyo maskixiyan xanuunsan buu ahaa marka runta loo sheegana waa runtaa buu ku odhan se dakan awdal maxay u waalayaan gobol kastoo somaliland way degan yihiinee ma dadkaa say galaafan nolosha fiican haysta ayay caydh u horseedi isagiyo ooyaaye iyo suntan la socota yaab Allaah ha soo hadeeyo fidnay wadaane fidnaduna dilkay ka darantahee

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 Před měsícem

    War xukumada muse bixi abdi ha joojiso hamrashada oo ha xidhxdho camasiirta somaliland loo adeegsanayo

  • @mukhtaarbade4560
    @mukhtaarbade4560 Před měsícem

    Adigu ayaa kudirtey.xerilaanlinta wa wisaaq wixdida fikirkoda waadanbile

  • @nkm3449
    @nkm3449 Před měsícem

    Xildhibaanka Somaliland wax aqoona uma ay lahayn waayo wasiir iyo xildhibaan midna ka uu noqdeen sababta oo ah wax cilmi ah oo leeyahay ma jirto diin ama maadi midna ma laha waana nin jiran oo qaata dawooyin markii uu London joogay waxa uu ka shaqayn jiray dawaarle uu u tolo jiray badhanad xaamud waa from dawaarle to wasiir, xildhibaan oo layaab malaha waxaa loo dhiibay waxaanu qaadi kari

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    SIDA UGU DHAKHSA HA BADAN MAA MUUSKA HALOOGA XAYUUUBIYO..

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Před měsícem

    Sidee Dawlad loo noqonayo hadii kii madaxda ahaa ee sharciga ilaalin lahaan sidan u dhaqmayo Cali Xaamud iyo Maydhane waa ciilqabayaal Mohamed Abiib aad ayu u dhereeyey hala joojiyo sharcidaro maya sharciga haaaaa hadii cidi Cirka soo ridi karayso hasoo rido halkay ka galaan ayaa laga wada gelaya no more hanjabaad😊

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před měsícem

    Cali xaamud waa maangaab

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO Před měsícem

    Talow muuse imisa lacag ah ayuu ku siiyay? Si aad aygiisa u noqoto!😂😂

  • @fatimasalah4539
    @fatimasalah4539 Před měsícem

    Golaha hala kala diro

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před měsícem

    Waar sharcigu.ha shaqeeyo ama.nagu.kalakaxeeyameesha.waxba ma yaalaane

  • @shalcosalcocom3583
    @shalcosalcocom3583 Před měsícem

    Alle somaliland guul iyo goba nimo ❤😮 3:35 3:37 3:39

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 Před měsícem

    Hooyadii ha waso Cali xamud

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi Před měsícem

    Xamud jibrii wa in talabo laga qado wlhi

  • @user-jq8yu9rw2i
    @user-jq8yu9rw2i Před měsícem

    Haa waa la begsanayaa

  • @Afahayeenka.dhaliyarada.
    @Afahayeenka.dhaliyarada. Před měsícem

    Waàruti.calixamud jibiriir wanakuracasanay isaqoow dhulkaaguhakugufilado

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Guuuuuul somaliland guuuuuuul somaliland geeeeesi usheeg

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Hala casilo ooyaay waa timaka xaarmajo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před měsícem

    Cali xaamud run ayuu ka hadlay wax beenta ma sheegin abiib reer ahaan ayaa loo beegsaday mudo dheet ayaa kadaba joogey oo sigaara loo beegsanayey

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 Před měsícem

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @musehassanali6764
    @musehassanali6764 Před měsícem

    Waar meeshani waxay noqotay ka dareer
    Sool tagtay awdalna cago kuma taagna
    Habrahu ha isku cunan hadaba

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 Před měsícem

    Waxani wax la eegankaro maha

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j Před měsícem

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Orta wax nabad lagu doorsadaa ma jirto laakiin Somaliland Somaliland uun bay ahaanaysaa nin Xamarjoogaana kama talinaayo…. Nabaduna marka la fahmi waayo Ceebo badan ayey keentaa Samaroon waa reer nabad ku soo caana maalay Boqolaal sanadood nimankan bu,ayaa reer ahaan waxay is xigaan Jibriil Abokar…haddii dagaal ay noqoto Ceerigaabo sanaag ma gubanayso,Burco,Hargeisa,Barbara, Meesha Gubanaysaa Waa Boorame…Ethiopia na siddii hore maaha…Oo Xuduuda ayey Xidhanaysaa…Arintu waxay noqonaysaa Xabaal iyo ninkeed loo kala dareer…Somaliland oo dhan Markaa marka aynu daalo oo ayeynu oranaynaa aynu dib u dhisano Somaliland …..
    Intaa 😂😂😂😂😂 idiin dhaafi maayo

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 Před měsícem

    Dadka uu lacagta bada ah uu ka qado nacalaa ku yaal

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 Před měsícem

    Dadkan maLin cad ayan tooganlaha waayo waayo cadowga gudaha waar tuugadan qowlaysatada ah hadan dalka laga qaban wllhi wax ka xun ayaa dalka ka dhaci doona waa in talabo sharciga waafaqsan ama xilka halaga qaado ama hadh cad hala dilo kuwani waxa ay so qaaten sidii lo duminlaha somaliland

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 Před měsícem

      Kkkkkkkkkkkkkk shinbir xataa ma toogan kartid jilicsaney😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před měsícem

    😂😂😂😂😢😢😮😮😮😅😅😊

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Před měsícem

    Waar cirka soo dumiya nacala idinka iyo awdal ba wasee

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    CALI XAAMUD SHIR GUDOOON KU GUDIDA ANSHAXA HALOO GUDBIYO. CALI XAAAMUD HA ANEEEYO XILKA DEGAN KIISA HA AAADO

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před měsícem

    😂😢😮😢😢😂😢😮😅😅😅😅😅

  • @warsamaomar2729
    @warsamaomar2729 Před měsícem

    Beenaale so soco siraadey reer cudurr car car

  • @user-gk9qg7lo4j
    @user-gk9qg7lo4j Před měsícem

    Waarya.warye.beenal.xayaataha.oo.qabyalada..kushaqaaysda....cali.xamuud.waa.gees.iyo.maxamed.abiib..carwase.kaqaada..hadada.xiniyo.hasaan..waarya.ku.aawarya.waxa.baalaha.igayaaca.samaroon..waa....gob.gun..dauulad.usameeyayi

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 Před měsícem

    War Meesha Muuse iyo kulmiye wey qudhmiyeen walaahi

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před měsícem

    Kani waaa jahlil aaan habeen jirin