Xog Deg Dega Xadhiga Xil Maxmed Abiib Iyo 3 Denbi oo lagu helay? Ficilo Qaran Dumis ah Jabuuti muxu?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 08. 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Komentáře • 120

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před měsícem +8

    Good job !! This little baastaard must go !!!

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Your mother is left over of faqadh means u are garac and ina biixi needs to go

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před měsícem +7

    Mansh Allah guul Somaliland manta waxan ku hambalyananaa xukumad in cadowga gudah talaabo ka qaado saxafi Yusuf good job guul Somaliland ❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Munafaqadii dhadiga isaaq viva king abiib

  • @nuradin876
    @nuradin876 Před měsícem +5

    Waaa sax ok ok Yes Somaliland ❤🎉

  • @ayaanleg
    @ayaanleg Před měsícem +7

    GARACAA HA LA RIDO

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Dhadiga isaaq wad garac but viva abiib

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem +5

    XEER ILAALINTA QARANKU SHARCIHII WAY DAYACDA MAXAMED ABIIB IYO BARKHAD BSTUUUN FARAX MACALIN HALKA LAMARIYAY HALA MARIYO

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Dhilladaad walatay iska daa khamrigaa tuuga Ina biixi family laa xidhay iyo tuug samaale viva king abiib

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před měsícem +5

    Was Sax waa in Xasaanada laga Xayyubiyo.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Hooyda baa kaa qadaysaa hargeysa luu kala tagay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Profesoor Cabdiraxman jaamac hayaan Ahna xeer ilaaliya Guud ee Aqaranka GUUUL Sharciyadaad na bartay waanu kaa sugaynaa inaad ku hogaamiso hawsha qaranka aad hayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem +1

    3 gafane oo xildhibaano kusheega waan jeclaan lahaa inla xidho 1ooyaaye 2tantoom oo loyaqaan buskul Abu 3batuun oo lagu qasaaray waan jeclaa inla xidho oo laxukumo xilkana laga qaado balse umalaynmaayo taasi inay dhacayso

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Před měsícem +3

    Mid walba somaliland marku wax ku noqdo ayuu ku kibra wixii aan jiritaan ka somaliland doonen jeelka ha lagu kuro xata hadu yhy wllky io ninkyga ba.
    Guul somaliland ✊️🫶♥️💯

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem +2

    Masha aalah

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před měsícem +1

    𝐨𝐨𝐲𝐚𝐚𝐲𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @badrayusuf417
    @badrayusuf417 Před měsícem +2

    Waa ninka maalin walba xag xagta ragii dhiigooda soo shubay isagoo sitaasada kusoo galay oohin dawlad jilicsan ayuu helay

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 Před měsícem +2

    In badan ayaanu lahayn tuugan qanjaha wayne ee Ina abiib ee barlamaanka u fadhiya cadowga somaliland ha la xidho waa imaan laawe aan xishoonahay maxaan cunaa leh somaliland guul

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před měsícem +1

    𝐖𝐮𝐮𝐛𝐚 𝐫𝐚𝐚𝐠𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐱𝐛 𝐡𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐨

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Před měsícem +4

    Halaga xayuubiyo inan guumeed ina guumeed dhalay

  • @user-gs9tg3un8r
    @user-gs9tg3un8r Před měsícem

    Reer awdal inta soomaaliland jecel waan soodhaweynyaa inta qabyaaladu madax martey allae haydin soohadeeyo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Profesoor Cabdiraxman jaamac.dhamaan dadkaa waxbartay Way kugu Dhiiri Gelinayaan in Sharcigu Shaqeeyo❤❤❤ Guul.xeer ilaaliye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Dhadiga isaaq tuuga Ina biixi laa xidho

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před měsícem

    Mashaallah Guul

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 Před měsícem +1

    Waxii. Soomaalilaan ka soo. Horjjeedaba ha. La xidho kuwa. Gudaha. Ee noo sooraacay cadawaga hareeraha. Naga soo hújuumay ee neceb anaga. Soomaalilaan. Ha jirto oo ha. Joogto

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Před měsícem +2

    🙏😂🙏🇮🇷🙏🇮🇷🙏😆🙏waa inaan ninna loo joojin mucaaradnimada iyo xasaanaddu maqran dumis ayaa loo adeegsadaa🙏🙏🙏

  • @ahmetjk6709
    @ahmetjk6709 Před měsícem +3

    Ooyaye waa in xika laga xayuubiyaa waayo waa dambiile

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem +2

    MAXAMED ABIIB SHACABKU HA GARAAACSN SHARCI MA JIREERR

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Dhadiga isaq maxa uu dil waydeen buule

    • @Halgame334
      @Halgame334 Před měsícem

      @@hassan-mp1pk YUSRA HARTI XISHOD XAAS HARTI ADI WALAGU QABA WARKA DHAF

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@Halgame334 dhadiga isaaq buule kuu dhalay

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Před měsícem +1

    Ay weeye oo kolba meeshii laf loga tuuro ka wah leeya oyaaye waa hunguri adoon waana cadawga calooshiisa laciyara

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Reer kiin tuugaa hunger viva abiib

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 Před měsícem +1

    Waa bilaa asal waa 7xildhibaan

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před měsícem

    Qaar badan baa lagu khasaaray oo khiyaama wadanka,waxayna bulshada la taagan yihiin Fidno,cay iyo Afkagaado Waxayna isku Haystaan in ay Dadka ka sareeyaan,sharcigu ha Sareeyo inshallah,ilaahayba ka shifa kuwa aan Daacada ahayn oo dhan.

  • @user-eb7dz8fp5g
    @user-eb7dz8fp5g Před měsícem

    Waa sax inla xidho weliba xilka qaadis lagu sameeyo

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před měsícem +2

    In mar hore la xidhay ahaayeen ooyaaye iyo ina batuun xil khaldan ayaa loo dhiibay

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 Před měsícem

    Rabi hanaga Soo qabto sadexdaba rabi quwadiida haku Soo qabto waa faqashe

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Před měsícem +1

    NOOCAA HADAN JEELKA LAGU DUUDUUBIN RUNTI DAWLAD NIMODA QARANKA

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem

    Waa isaga, waa barkhad, waa tantoomo, waa laabdilaac iyo qaar kaloo badan

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před měsícem

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

    oohinta isaaq waan ku raaxaaysta

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 Před měsícem

    Wa inlamaroyo wajibkod wayo waxay noqoden against Somaliland oo waxay kashaqenay dhabatd Somaliland

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 Před měsícem +1

    Birta ha laadhifo hadii la xidhi waayo shicibka somaliland ayaa gacanta ula tagaysa wlhi

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay

    Hala togto xadhigu wa maxay denbiyo laguma shegi karo wa jarimad qaran dumis ushaqeyn cadawga somaliland

  • @user-eb7dz8fp5g
    @user-eb7dz8fp5g Před měsícem

    Sharcigu hasareeyo

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i Před měsícem

    WAA. WAAX SAAX . IIN. XABSII. LAA DHIIGOO. MAXAMED. ABIB. NIIN KAA SHEEGTA. .MAR WAL BAA. DHUULKA QABIILKA CIISE. EE. GOBOLKA AWDAL. AWDAL STATE.OF.CIISE. SOMALILAND

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h Před měsícem +1

    Axsaan halaa tuso uxuu yahay xawayaan wiye meel aanu u qalmiin baa lagadh siyeey

    • @Abdirahmanus
      @Abdirahmanus Před měsícem

      @@user-vo4tj3zi6h 😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 Před měsícem

    Ciddi xaydaanka sharciga ka baxda waan tallabo laga qaada

  • @AidrosOmar
    @AidrosOmar Před měsícem

    Reer sheekh isixaaq iyo maxamed abiob ayay ka dhex bilaabantey

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    XEER ILAALINTAAA QARANKA DAYACDAY. GUDOOMIYAHA MAXKSMADA SARE IYO XEER ILSLIYE M CALI HAYAAAN DALKA SHAR CIGIISAAD ILAALISEEEN

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před měsícem +1

    Muuse waa jilic jilic dhashay dalki faraha ayuu ka baxay

  • @medali2073
    @medali2073 Před měsícem

    Waxaasi wa dhamaadki sl

  • @nimcomuse9898
    @nimcomuse9898 Před měsícem

    Inakaa yar horaa loogu seeta dheerayay ee sharcigu ha qabto hadiikale dawlad wax la dhaah majirtee yay aan been isku sheegig hadii shar igu qabanwayaan dabajirta meesha laga soo buuxiyay😊😊

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Před měsícem +1

    Sharciga cidna kama sarayso

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Před měsícem +1

    Mamatalo xuldhibaan Maxamed. Abiib waa nacas waba kama yaqaano siyaasada dalka

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l Před měsícem

    Snm kuma dhacdaan xil ka qaadid.waa samaroon oo la waayo

  • @yaxyeiid3637
    @yaxyeiid3637 Před měsícem +1

    Haduu ooyo kawarama😂😂

  • @yusufmagan6582
    @yusufmagan6582 Před měsícem

    Waaaaaaaaaaaaaaw
    Xidha weliba hala jidh dilo duliga gudhuuudaa

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 Před měsícem

    ooyaaye isagu denbi malaha ee denbiga waxaa iska lehgudoomiyaha barlamanka iyo xeer ilaaliyaha qaranka lkn meeyey midgaankii batuun

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem

    Rayaale kolkuu golaha gabigiisaba ja qafishay Cirro iyo golihii hore juuq May odhan reer awdalkan cadawgu ku dul wareegayaa Sidee bay ugu doodi karaan nin qaranka u shaqeeya oo qaran dumisnimo ku kacaya maalin kasta indhaheena oo shan ah

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Před měsícem

    Cadayntii isagaa duubay 😂😂 podcast mmtv baa laga soo helayaa , imsa jooga loogu taag waayay

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před měsícem

    Ninnaka barlabanka 3 iyo labsala kudar ina abiib somaliya ayuutageray

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před měsícem

    Baga halaa xidho
    Halaqabto cadowga gudaha iyo ka faqashta

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    BASASA BASASA BASASA BASASA
    CADOWGA INAAGU DHEXA NOOL KUULIGODBA

  • @MahamedHusen-jy7un
    @MahamedHusen-jy7un Před měsícem

    10 sano ha lagu xukumo waa fayras xun mushaharka ayyaa uga daray gaajo ayuu ku noolaa

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Před měsícem +1

    Ooyaaye waa munaafaq basaasa waa in la eryaa

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před měsícem

    Dawlada jsl waxn kula talinayaa
    Inay arrimaha iska ooye faraha
    Kaqado xidhina, awalba sharci
    Kamay shaqaysin jirine dadkan
    Iyadaa kibrisay o halka gadhsisaye
    Ninka layidha axmad ismacil
    Samatarna lajojiyo o dawladu
    Ka hawl gasho in ururkisa sidi
    Uu ku oga lo daayo wa haday
    Dawladu wax maqlayso

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před měsícem

    Halaga qaado dubajirada ku ashaqaraaraya kursiga oo inataye salabaqeena huwanta hoose ka shaqeeya was gafanayaa ku naaxaya cashuurtii masaakiinta

  • @KadarIsse
    @KadarIsse Před měsícem

    Isaga iyo muuse keebaa golaha ku awood badan muuse 42 mudane aya xilka ka xayuubin kara abiib na 55 mudane dadka inta u sheeg

  • @baaskamediatv
    @baaskamediatv Před měsícem

    Maxamed

  • @ayaanabdilahi6044
    @ayaanabdilahi6044 Před měsícem

    Sharciga ha la mariyo ooyaaye

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před měsícem

    Hala xidho tuuga qaran dumiska ah ee daalinka ee dawarsiga lagu soo koriyey ciyaala suuqa hala xidho ciilqabaha cuqdadu u hayso qaranka somaliland iyo reer sh isaxaaq ishalah

  • @user-yc3oc8eq9y
    @user-yc3oc8eq9y Před měsícem

    barkhad batuun yaan looga meeraysan kaligiibaa gabooye golaha ku jira sharciga ha loo sinaado

  • @celpecelpe6121
    @celpecelpe6121 Před měsícem

    Maxmamed abiib qalbaduu jabiyey rer lafo gurte

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před měsícem

    Siduu xasaanad u leeyahay ayuu madaxwaynuhuna xasaanad tiisa ka wayn uu uleeyahay astaantii qaranka hadana madawayne muuse ayuu ku lahaa waa beenaale ,waaba lala raagay mar hore ayay ahayd in talaabo laga qaado

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před měsícem

    Jaahil qabyaaladi dishootay oo uraaya afqadhmuun ciilqabe Ooyaaye ma wuxuu. U ooyaayey wakhtigii ololaha ee uu doonaayey in la doorto inuu qaranka somaliland iyo madaxweynaha somaliland uu caayo hadaba waa inay shacabku dilaan ama xukuumadu xilka ka qaado oo ay xidho ishalah

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Před měsícem

    Guul waa sidaasi sax...Hala.... xidho

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 Před měsícem

    Saaax ku dambeee walahi ku dhiraan mayooo kani waay cadahabay edeytinsu isaga iiii arkaaay ku washaaa xita ilmaha 10 jirkaa aya garanaya inu khiyamao qaran sameyay maha inu dadkaa xiil usi hayooo oo cashurtodaa u qaato

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 Před měsícem

    marhore inlaga qaado talaabo ayay ahayd

  • @BilanissaAbdilahi
    @BilanissaAbdilahi Před měsícem

    Mohamed waa saah waaroun samaron dadkisa aayou kaa nahhayaa haa nolado

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 Před měsícem

    Barooranaaye hala xidho cadow weeye

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 Před měsícem

    ma la qabtay abiob ooyaye

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    WAA SAXA💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ConfusedCabin-st5fc
    @ConfusedCabin-st5fc Před měsícem

    Sawtaadkaladirteen beentii lugudhoodhobay boorame danbigumCidkaara ayuuqabtaa

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Před měsícem

    Ware garan ma jiro muuse yaa dabii ka galay oo nagargaba oo tuuga

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk Před měsícem

    Dhadiga isaaq qaracay. Maxa uu dil waydeen buule

  • @ClrashidibrahinCumar
    @ClrashidibrahinCumar Před měsícem

    Wansoodhawaynaynaa.sababtoo.ah.wwaxauusamaroonusheegayoficiladiisunamanfacayo.hebrlbaan

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Před měsícem

    Qabiilnimo ayey yaqaanaan qaranimo mayaqaanaan

  • @user-oz1xd9ix6y
    @user-oz1xd9ix6y Před měsícem

    Cadawgii Ina abiib ee cabaad wayn wax ka dhacaya eega reer lafa xambaarsane waxa ka guraysaan isaga idinku Filan gabigiina . qabyaalad ayaa idin haysa ee xildhin Ina khaliifba waaka caytama ee xidha. . kanise waa idinka tagaya cabaadka yareysta qudhmisay

  • @qayaad
    @qayaad Před měsícem

    Hala dilo ayan oran lahaba

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 Před měsícem

    Bill edab weeyi hala laga tuuro

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 Před měsícem

    Isaga. Iyo. Qaar. Kale. Ba. Wey. Ubaah. Naayen. In. Laxidho

  • @khaledjaama8940
    @khaledjaama8940 Před měsícem

    Djibouti goormay tagitaankedu noqday dambi
    sawkii madaxweynuhu ka laba noqon jiray mida kale sawta passport ka ay ku duulaan madaxda sonaliland uu yahay joboutian
    horta madaxweynuhu haku dhawaaqo in uu xiriirka u jaray dalka Djibouti
    Waar waxad meesha ku haysaa waa fake news ee adiga hadii sharciga lagu hor keeni waayo muxu kulaha dheh beenta aad ka shegayso xeer ilaaliyaha qaranka ayaaba dambi weyn ah

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim Před měsícem

    Warninkaasinamaanfacayo.haduusidaawaxka

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 Před měsícem

    Halaga togto madaxa

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před měsícem

    Been bay kudhaarteen hala la xisaabtamo qaran dumiska

  • @user-ej7up3kl6i
    @user-ej7up3kl6i Před měsícem

    Waar ninkan cidina maamuus ka xayuubimayso ee sheeko kale keen

  • @abdilaahiabdi3193
    @abdilaahiabdi3193 Před měsícem

    Fud iyo faar haloo kala boxo bal car hala xidho isaaq iyo samaroon ayaa loo kala bixi guuuul ina abiib kkkkkkkkkkk ❤

  • @caashamuminmumin6372
    @caashamuminmumin6372 Před měsícem

    Good for him .

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 Před měsícem

    Ummada beenta kadaa

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug Před měsícem

    Been cad weeye, yaa xidhi kara xildhinaanka xildhibaamada Midane Mohamed Abib. Dsdka aqoonta gaaban ee aan fahmin shaqada xildhibaanada ayaa waxaa nafis ka raadiya......

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim Před měsícem +1

    Waa sida kani somaliland wax tar uma leh afkisa kolka dhageysto

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Před měsícem

    Adeero jooji beenta

  • @Ibraahindhereproducts
    @Ibraahindhereproducts Před měsícem

    Geesi garab wayaya 😢😢😢😢😢 mahamed abiib

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před měsícem

    Wixii lagu hayo Heego ha cadeyso