Hilin Show
Hilin Show
  • 24
  • 406 587

Video

Abwaan Sadiiq Burmad - Waayo-arag Saxaafadeed iyo Suugaanyahan Hirgalay.
zhlédnutí 49KPřed 21 dnem
Saxafi/Abwaan: Sadiiq Burmad waxaanu ka waraysannay aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa Warbaahineed iyo Suugaantiisa farshaxanka ah.
Caalamka Mirqaanka | Dr. Abdisalam Sulub
zhlédnutí 9KPřed měsícem
Buugga Caalamka Mirqaanka waxa ku qoran qisas badan oo layaab leh oo ku saabsan dhibaatada cunista qaadka. Sidoo kale waxa uu koobsanayaa xogo badan oo caafimaad iyo dhaqaale oo la xidhiidha waxyeelada qaadka. Barnaamijkan kaga bogo faahfaahin arrintaas ku saabsan.
Daraasaadka Af-Soomaaliga iyo Suugaanta - Jaamacadda Jigjiga.
zhlédnutí 2,2KPřed měsícem
Jaamacadda Jigjiga waxay leedahay machad lagu barto Daraasaadka Af-Soomaaliga iyo Suugaanta oo lagu bixiyo shahaadada heerka koowaad ee jaamacadda waxana ka qallinjebiyay arday badan oo Soomaali iyo qoomiyado kaleba iskugu jira. barnaamijkan kaga bogo xog dhammeystiran.
Ceegaag iyo Iskufilan - Maad iyo Murti.
zhlédnutí 76KPřed měsícem
Yuusuf Ceegaag iyo Cabdiqani isku-Filan waa laba nin oo heer sare ka gaadhay dhinaca masrixiyadda. Waxa ay hibadoodu jilaanimo ku wacyi galiyaan bulshada, iyaga oo maalinba wax ka matala meesha u baahan in dhalliisha laga saxo.
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
zhlédnutí 129KPřed 2 měsíci
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame waa abwaan iyo macallin gaasa-baxay oo sameeyay in ka badan 70 heesood oo lagu luuqeeyay, sidoo kale calanka u sida ragga gabeyga iyo tixda kaleba ku xarragooda. waraysigan kaga bogo taariikhdiisa, waayo-aragnimadiisa iyo aqoontiisa dhanka suugaanta iyo qaybaha kale ee cilmiga.
Abwaan Maddaale iyo Suugaantiisa Murtida badan.
zhlédnutí 6KPřed 2 měsíci
Abwaan Yaasiin Muxumed Faarax, waa abwaan gaasa-baxay ahna macallin wax ka dhiga dugsiyada iyo jaamacadaha dalka. barnaamijkan kaga bogo qayb ka mid ah suugaantiisa
Suugaanta Hirgashay ee Abwaan Cantar.
zhlédnutí 35KPřed 3 měsíci
Barnaamij ku saabsan suugaanta cajiibka ah ee abwaan Axmed Cali Axmed Cantar, oo curiyay heeso iyo tixo badan oo hirgalay.
Dhagar Caashaq - Qiso xanuun badan.
zhlédnutí 1,5KPřed 5 měsíci
Qisadan ay ka dhalatay maansada Dhagar caashaq waa mid xanuun badan oo qalbi taabad leh. Abwaanku wuxuu ka hadlay arrin u baahnayd dhugasho iyo ku cibro qaadasho.
Igu sir weeyaan Caashaqu - Abwaan Gurey Dool (Hilin Show)
zhlédnutí 24KPřed 5 měsíci
Abwaan Gurey Dool waa abwaan iyo jilaa cajiib ah oo isku darsaday hibooyin badan. wuxuu sameeyay heeso badan oo caan baxay. barnaamijkan kaga bago suugaantiisa badwaynta ah iyo sheekooyin qosol badan oo uu u soo taagnaa. mahadnaq gaar ah: @DalaysMedia1
Qiso dhex martay Madaxwayne Cigaal Iyo Foosiya Yuusuf X.Aaden.
zhlédnutí 3,6KPřed 7 měsíci
Qiso dhex martay Madaxwayne Cigaal Iyo Foosiya Yuusuf X.Aaden.
Sagal Beeldeeq iyo Hilinshow.
zhlédnutí 2,7KPřed 7 měsíci
Sagal-beeq oo ka mid ah hablaha saxafiyiinta ah ee hormuudka ah ayaannu ka waraysanay duruufaha saxaafadeed iyo xalalka lagaga bixi karo.
Sidee Loo Sameeyaa Heesaha
zhlédnutí 776Před 7 měsíci
siday iskula jaanqaadaan muusigga, laxanka, ereyada iyo codku.
Walaalaha Sweden | Fu'aad Omer Yare iyo Sir. Mohamoud Omer Yare.
zhlédnutí 5KPřed 8 měsíci
Walaalaha Sweden | Fu'aad Omer Yare iyo Sir. Mohamoud Omer Yare.
Dal wayn baa dartii looga cafiyay dayn 2 bilyan oo doller ah | Jamaal Cali Xuseen | Qaybtii 2-aad.
zhlédnutí 12KPřed 9 měsíci
Dal wayn baa dartii looga cafiyay dayn 2 bilyan oo doller ah | Jamaal Cali Xuseen | Qaybtii 2-aad.
Hayaankii Guulaystay ee Aqoonyahan Jamal Ali Hussein | Qaybtii 1-AAD.
zhlédnutí 13KPřed 9 měsíci
Hayaankii Guulaystay ee Aqoonyahan Jamal Ali Hussein | Qaybtii 1-AAD.
Waxaan go'aansaday in aanan is dhiibin.
zhlédnutí 8KPřed 10 měsíci
Waxaan go'aansaday in aanan is dhiibin.
Saamaynta saaxiibka wanaaagsan - Hereri iyo Cawke.
zhlédnutí 2,5KPřed 11 měsíci
Saamaynta saaxiibka wanaaagsan - Hereri iyo Cawke.
Hilin iyo Hereri - Xog warran iyo kaftan xiise leh.
zhlédnutí 18KPřed 11 měsíci
Hilin iyo Hereri - Xog warran iyo kaftan xiise leh.

Komentáře

  • @user-rc6lp6oq7r
    @user-rc6lp6oq7r Před 3 dny

    😅😅

  • @kaderkalif1270
    @kaderkalif1270 Před 4 dny

    Sxbyaal Buugaas Caalamka mirqaankan idinka codsanhayaa

  • @ardaagamario2926
    @ardaagamario2926 Před 5 dny

    Mahadsanid abwaan sidiiq burmad Xushmad wanag iyo dagnan is dhuldhigid, cawale mahadsanid

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he Před 5 dny

    Mansha Allah ❤somalilan guuul ❤❤insh Allah abwan harusoco insh Allah ❤❤

  • @abdicasismaxamed2172

    Alehna ha barakeeyo abwaan sadiiq Burmad abwaan jiheeye

  • @barrebaariyow1260
    @barrebaariyow1260 Před 8 dny

    Ninka wareysiga qaadaaya ma aqaan lkn waa nin rug-caddaa ah wllhi.

  • @Darodshire3028
    @Darodshire3028 Před 9 dny

    MashaAllah, mahadsanid abwaan barnaamijyo qiimo badan ayaad noo soo gudbisaa.

  • @baarriboy3
    @baarriboy3 Před 10 dny

    Shukran aqoon yahan ❤

  • @hoodomo863
    @hoodomo863 Před 10 dny

    Abwaankan sidiiq burmad aadban utageera Alle haku barkeeyo ❤

  • @AhmedIbrahim-vl5bn
    @AhmedIbrahim-vl5bn Před 10 dny

    😊😊o😊😊

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine2695 Před 11 dny

    meel habeen qabiil u hoydo, habeen ma martido aqoon iyo maktabad.!

  • @_faatax
    @_faatax Před 11 dny

    Aqoon yahan maxaad dalkaaga kusoo kordhisay?

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i Před 11 dny

    Mahadsanid wll ❤

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 Před 11 dny

    Xasan daahir Macallin .

  • @MustafeMuhumet
    @MustafeMuhumet Před 11 dny

    Mansha Allah mufakir weyn

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Před 11 dny

    Top

  • @MustafeMuhumet
    @MustafeMuhumet Před 11 dny

    Weedhsame mufakir weyn

  • @ahmednaasir7165
    @ahmednaasir7165 Před 11 dny

    Shukran Aqoonyahan iyo Abwaane

  • @abdifatahabdulldayib3748

    ❤❤ Mahadsanidiin Sacad iyo Abwaankaba

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 Před 11 dny

    Mahadsanid sacad.

  • @jalaatoyern
    @jalaatoyern Před 11 dny

    Waar ninku suaalo wacana 💯 Sidii dadka waa wayn ayuu u waraysanaya 🔥

  • @Ilkacasemaxamuudkhadar

    Maanshall ❤abwaan sidiiq burmad

  • @En.Hassan625
    @En.Hassan625 Před 12 dny

    Ninkan hal abuurnimada iyo hab fikirka waa 100% ilahy ha u siyadiyo, habka hoga tusaaleynta iyo tilmaamida inaba caadi maaha, cilmi, caqli iyo waaya-aragnimo hal abuurnimo lagu larey buu isku darsadey

  • @wildaanabdirahmanofficial6682

    Sadiiq Maxamed Burmad " Hiboolle " Iyo Cawaale Deeqsi Salaama Hal-Abuurayaal ❤👋🏻

  • @khadarabdi6975
    @khadarabdi6975 Před 12 dny

    Amazing

  • @yasinmahmud5654
    @yasinmahmud5654 Před 13 dny

    Walahi waxaan joogaa qurbaha banaamijkani markaan daawadey adkaysi ayaan kaqaadey iyo dhiirigalin aadbad ugu mahadsan tahey wll

  • @abdirashiidjees8539
    @abdirashiidjees8539 Před 14 dny

    Weedhsame Abwaan u dhigmaa ma jiro ilaahay cilmiga caafimadka iyo cimrigaba alle haw barakeeyo

  • @jaabirahmed4946
    @jaabirahmed4946 Před 15 dny

    Weedhsame 🎉

  • @Wardi_Abdirasheid
    @Wardi_Abdirasheid Před 15 dny

    Dugsiiya Allow Dajiya Daalka IGa Biisa Daymo Qurux iLwaad Lo Indhaha Duwata Wiilkoda Doojisa Hankaygo Darmada Wadhata Laabtayda Oo Halkan Doonayo Halked iga Dareemaysa Diihalkiyo Dhibtaba IGa Daryeelayaa Ii Dul Badan Ii Dabacsan oo ila Dumaraysan Oon Duryama Ahayn On Afkana Daafad Laga Saarin Dabci Wacan Dadnimo Qaaliyon Abid Ka Duugobin Dun Xariira Nasab Daahira O Nolasha ii Daarta Ii Door Allahayow Adaa Daa’ine

  • @mukhtarsaeedabdi9626
    @mukhtarsaeedabdi9626 Před 16 dny

    Awale saaxiib inshalaaa abwaan laabsaalax inoo soo qabo inshalaaaa.

  • @aminahmeds569
    @aminahmeds569 Před 16 dny

    Mashallah abwaan qaliya oo aan jecelayi❤❤❤❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 16 dny

    Masha allllah wadhsame nolow❤ wllo❤

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4v Před 16 dny

    Masha allah. Mclnkegi kheyr illaahay ha ku siyo ❤❤❤

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Před 16 dny

    Abwaan Cabdi waaxid Cali gamadiid noo soo qabo haddaad awoodid cawaaloow

  • @hamzedeek5281
    @hamzedeek5281 Před 17 dny

    Mnzha Allah wlhi abwaaanku waaa xikmada socota

  • @omarmohamedosman5035
    @omarmohamedosman5035 Před 17 dny

    Woow barnaamij culus iyo rag culus oo is helay ❤😊

  • @khadarismail4476
    @khadarismail4476 Před 18 dny

    Sidiiq Burmad. Aqoonyahan dhamays ah.🎉

  • @Geedi6
    @Geedi6 Před 18 dny

    Naagtan weyn waxy ku doodayso baleeg waxaad leedahay Club ama fhaqan u bixi ama wax kale umadana fasahaad baad ku wadaa heestuna ama clubkaaga halaga shido ama wadada markasta waa xaaran mar kaa ilaahay kabaq

  • @samakaabmohamed9363
    @samakaabmohamed9363 Před 18 dny

    Xaqiiq weeye abwaan weedhsame indha la,aanteenay ka macaashayaan wa sheko dhab ah.🙏

  • @hodoayan8632
    @hodoayan8632 Před 18 dny

    Ismacil jiheeye soo qabo

  • @egnshakiiri4424
    @egnshakiiri4424 Před 19 dny

    Abwaan Ismail jeheeye ayuunbaa kuu hadhAy

  • @user-ti7dd7mq9k
    @user-ti7dd7mq9k Před 19 dny

    Kkkkkkkkk sawir cajiiba ayaad Soo bandhigay wllhi way dilayaal kulahaa 😅😅😅

  • @user-ti7dd7mq9k
    @user-ti7dd7mq9k Před 19 dny

    Weedhsame wllhi waa legend

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid Před 19 dny

    Cawaale waraysiyadaada waan usoo xikmad doonta xaqiiqa waayo suugaanyahanka aad waraysato waa xikmad miidhan ❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    Soraan ismaciil sugule ale ha unaxariisto😢🤲🏻🤲🏻

  • @suhaybsiyad2709
    @suhaybsiyad2709 Před 19 dny

    Hillin Show waxy adeegsadan qabyaalad iyo cunsuriyad

  • @mowliidahmed4164
    @mowliidahmed4164 Před 19 dny

    Waxaa inaga si ah= inaanu nahay ummad ay majara habaabiyeen masuliyiintii iyo culimadii oo mid walbaa ina hebal wax larabo. Waxaas inaga sida ah waxaa kasi ah= Inaan isticmaarku wali naga gumeysto maanka😢😢😢

  • @ahmedeidyaasin6568
    @ahmedeidyaasin6568 Před 19 dny

    Ninwyn dibadlayma dhigee😢😊

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 19 dny

    Next abwaan laabsaalax soo qabo taliye i.a😊🎉