Sagal Beeldeeq iyo Hilinshow.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 11. 2023
  • Sagal-beeq oo ka mid ah hablaha saxafiyiinta ah ee hormuudka ah ayaannu ka waraysanay duruufaha saxaafadeed iyo xalalka lagaga bixi karo.

Komentáře • 10

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před 8 měsíci

    Mashaa Alaah. Sagal waa Af-tahanad , hadalka heli og, saxafadu sharic ay ku shaqayso ayay u bahantahay waana runteeda🙏

  • @abdidool12
    @abdidool12 Před 8 měsíci +1

    NInka ugu ildheerba ugu ayaan daran sagal 2019 waxay kahadlasey warsuuqu yaanu inaga gubane wadooyin sameeya waliba lagu dhibaateyey april2022 wixii hanti waahen inoo taaley ayeynu lossegareney

  • @DeqaAbukarxasan
    @DeqaAbukarxasan Před 8 měsíci

    Sagal iyo adiga ba wan idin salaamay 👋
    ismaciil ubax soo qabo asna wax badan dad wuu wareystee

  • @hamzeahmed3305
    @hamzeahmed3305 Před 8 měsíci

    Hilin show waqtigiisii buu yimi.👏👏👏👏

  • @khadarahmet4861
    @khadarahmet4861 Před 6 měsíci

    Cawale hore usoco oo dadal wll intan in ka badan ayad u qalanta insha allah wxn kaga fadhina barnamijyo badan

  • @user-pe3kv1wr7u
    @user-pe3kv1wr7u Před 8 měsíci

    Mashalah

  • @user-yj6bn5ks5n
    @user-yj6bn5ks5n Před 8 měsíci

    ❤❤❤

  • @bintucali7288
    @bintucali7288 Před 7 měsíci

    Maxaa channel ka haysta ee u 2k u dhaafi laayey 3 bilood

  • @m0stf33
    @m0stf33 Před 8 měsíci

    Maalin waxaan arki doonaa barnaamijkaaga weakly loo sugi doono 😊

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn

    ❤❤❤