Caalamka Mirqaanka | Dr. Abdisalam Sulub

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 06. 2024
  • Buugga Caalamka Mirqaanka waxa ku qoran qisas badan oo layaab leh oo ku saabsan dhibaatada cunista qaadka. Sidoo kale waxa uu koobsanayaa xogo badan oo caafimaad iyo dhaqaale oo la xidhiidha waxyeelada qaadka. Barnaamijkan kaga bogo faahfaahin arrintaas ku saabsan.

Komentáře • 35

  • @mohamedhaybe235
    @mohamedhaybe235 Před měsícem +10

    Aqoonyahan Dr. Abdisalan Sulub Ahmed waa Nin Cilmi iyo Fahan badni Alle Siiyay. Waa Raga Dalku u baahanyahy ee Waxgaradka ah Alle ha sharfo.

  • @iidmaxamud5646
    @iidmaxamud5646 Před 24 dny +1

    Masha allah waaa barnaamij aad u qiima badan Dr. Kuna si aad u qota dheer oo cilmi iyo caqliba lagu daray ayuu uga hadlay Abwaankuna wuu ku mahadsanyahay mawduuca aadka u qiimaha badan ee uu bulshada usoo dooray ilaahayna waxaan ka baryayaa inuu dadkeena ka madoobeeyo Aafada qaadka

  • @guuleedabshir714
    @guuleedabshir714 Před měsícem +2

    Dr c/salaan sulub xagaawaad abaartay

  • @Bashiir-tk5so
    @Bashiir-tk5so Před měsícem +2

    Cajiib qofku marku waxa uu ka hadlayo aqoon buuxda u leyahay wuxu u sawira sida ugu quruxda badan DR ku waa khabiir waa uu ku nuxnuxsaday abwaanku na wuxu waydinaya su aaalba su aashay ka macquulsanthy

  • @saahilboss1
    @saahilboss1 Před 28 dny +1

    Cawaalow Walaal suugaanta uun ha nagu koobine sidaan oo kale barnaamijaadka arrimaha bulshada iyana ha I illaabin

  • @munamuuse8346
    @munamuuse8346 Před měsícem +2

    Iigu so duceeya wll in aabahay iyo 4wiil oo habaryartay dhashay in ilahay bahalka ka daweeyo iyo dhaman wiilasha somalidaba ilahayow ka madowbee si caafimadkoga iyo anfacoduba u bato❤

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 Před 26 dny

      Alle ha ka daaweeyo oo wax khayr leh hawgu bedelo dhammaantood wllo

  • @Mustafe-Dheereeye.
    @Mustafe-Dheereeye. Před měsícem

    "Adigoo diirran uun hakaa baxdo."
    Shaqo wacan.
    Abdisalan Sulub Axmed.

  • @axmedjamac7439
    @axmedjamac7439 Před měsícem +2

    Barnaamijyadaadu waa wax tar

  • @kiimochannalpro5911
    @kiimochannalpro5911 Před měsícem +2

    Aqonyahayn Dr Abdisalan sulub

  • @abdimoh
    @abdimoh Před 27 dny

    Masha allah waa barnamij aad u qiimo badan aad ayaad u mahadsantihiin walaalayaal

  • @KenedidHousseinAhmed
    @KenedidHousseinAhmed Před 21 dnem

    Waw

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před měsícem +1

    Mashalah Doctor mahadsanid jazakalahu khayr ilahay ha soo hadeyo muqayilinta

  • @suhaybcumar1359
    @suhaybcumar1359 Před měsícem

    Dr macalin sulub

  • @kaderkalif1270
    @kaderkalif1270 Před 4 dny

    Sxbyaal Buugaas Caalamka mirqaankan idinka codsanhayaa

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey Před měsícem

    Cajiib!

  • @ahmetgulet
    @ahmetgulet Před měsícem

    Dr Apdisalaan sulub Axmed

  • @Xafso25
    @Xafso25 Před měsícem +1

    Buugaa calamka murqanku wll asagoo pdf ah see ku helaa

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S Před měsícem

    Wayahagii iyo halgankii Kampala ka Soo hadal Deeqow Abwaane

  • @ccasiisxiis6079
    @ccasiisxiis6079 Před měsícem

    Wll buug Halke ka heli kara pdf 🙏

  • @yahyeawali4229
    @yahyeawali4229 Před měsícem +1

    diktoore dadaal wad samaysay lkn wxa kawacnaan lahayd inad adigu tijaabo ku samayso(sidey aniga ila tahay).

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Před měsícem

    Cawaalow telfonka dhig Su,aalaha warqad ku diyaarso wall adigoo ilaalinaya dareenka martida

  • @Naasir1034
    @Naasir1034 Před 20 dny

    😂😂😊

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před měsícem +1

    Next abwaan laabsaalax soo qabo taliye i.a😊🎉

  • @abdulahi5330
    @abdulahi5330 Před měsícem

    Kaaley soomalidu istusnimaa dili kii waxbarteynaa wakaa af dadkale wax ku qoraya maxaa u diidey inuu afkiisa hooyo wax ku qoro.....ma ingiriisbuu na moodayaaa.....

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh Před 23 dny

    Barnaamijkan anoo qeylaya ayn daawanaya sacadu waa 3:25 hbenimo cwa oo ciidi carafo soogashay wxa uu qoraagani ka sheegayo dhami waa wx runa oo jira aniguna aan isku arkay marka lga reebo oo kliya arinta xga qoyska ah sida caruurto lagaranwayo😂 ama jaanisba aanloo heynin la socodka noloshada iyo xaga masariifta reer ka kusaabsan naf ahntyda wx dhib ama dhaliil ahi igama haysoo inta hooyadu daneyso inka badan ayn daneeya ama daryeela caruurtayda iyo.ka warheyntoodaba kuwa bdno asxbtayda ahoo ilamadana wn arkay runtii hdaanan mirqaamin lgayaabe inn ka hawsado hawl qoyska ah blse anoo qeylaya sidii la rabay si ka badan ayn waajibkayga ugutaaa
    FG: qaarba markay qoraalkayga arkan odhn doona oo imikuu saacadan fadhiyaaye xgeebu gabadhii iyo hawlahii xasnimo ku ogyhye wxn leeyhy cwa cilad farsamoo xgasiyo barnaabijkasaba jirtee lasocda 😅

  • @DrIsmacilMuse
    @DrIsmacilMuse Před měsícem +1

    Laba nin oo reer Baxrayn ah oo sheekaysanaya

    • @saacidismaaciil8685
      @saacidismaaciil8685 Před měsícem

      Reer baxrayn waa ayo sxzp ,halkee ayey galan!

    • @ahmetgulet
      @ahmetgulet Před měsícem

      Reer baxrayn waa la yaqanaa Lkn qaarkod iskuma yaqanan

  • @abdulahi5330
    @abdulahi5330 Před měsícem

    Walee wa wax lalayabo in aad ka sheekeysid wax aanad weligaa waxba ka arkin ....nin an weligii jaad cunin ayaa jaad nooga sheekeynaya....in intee leeg ayad wax ka sheegi kartaa wax anad weliga goob joog aand ka noqon....just theory ayuu ayuu mesha ku hayaa wadaadku....

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 Před 26 dny

      ama isagu ha cuno ama yuusan cuni-ne waxan uu ka sheekaynayaa waa dhacdooyin uu ka soo qoray isla dadkii ay ku dhacdey ama dadkii ka ag'dhawaa..
      adigu hadaad imika nooga waramayso qof uu shil ku dhacay iyo khataraha shilalka ku odhanmayno muxuu shil kuugu dhici waayey iyo adigu ma tihid kuu shilku ku dhacay ee adiga shulku ha ha kugu dhaco si aad noogu waranto

  • @HRU2100
    @HRU2100 Před měsícem

    IDOOR QABIIL IYO QAADAA QAYRKOOD KA REEBAY..

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 Před měsícem +1

      idinkana qabiil iyo qori ayaa qayrkiin idinka reebay

  • @ccasiisxiis6079
    @ccasiisxiis6079 Před měsícem

    Wll buug Halke ka heli kara pdf 🙏