Suugaanta Hirgashay ee Abwaan Cantar.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 04. 2024
  • Barnaamij ku saabsan suugaanta cajiibka ah ee abwaan Axmed Cali Axmed Cantar, oo curiyay heeso iyo tixo badan oo hirgalay.

Komentáře • 79

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 Před 3 měsíci +15

    Abwaan cantar walahi wuxu ka mid yahay abwaanada aan u jecelahay alle ha sharfee
    Waa abwaan dhamaystiran wayna yar yihiin abwaanada sida u dhaamayska tirani
    Haban arko hees maanso ama gabay uu cantar sameeyay wuu iiga duwan yahay kuwa kale markabana waan dhamagaystaa

  • @zuhaira26
    @zuhaira26 Před 2 měsíci +2

    MashaAllah such wisdom and beauty behind his art
    Wuu miisaamanyahay oo in badan sawirtay qofkiisa Allah swt ha isku barakeeyo ameen

  • @ahmedsaid3374
    @ahmedsaid3374 Před měsícem +2

    Masha allah gacalow Cantar ALLAH HAKU SIYADIYO O HAKU XAFIDO WALLAL KEY QHALI

  • @user-li7fy7ne1g
    @user-li7fy7ne1g Před 3 měsíci +16

    Masha allah
    2 Abwaan oo aan taageero gaara u ahay
    Alle.haydin barakeeyo ❤

  • @user-yr5yi8il8z
    @user-yr5yi8il8z Před 3 měsíci +4

    Abwaan Dr Axmed cali axmed waa hal abuur soomaaliyeed, suugaanta iyo maansooyinkiisu ba aad u qiima badan yihiin dhanka Fanka na sameeyay heeso badan hirgalay oo fanaaniin badani qaadaan .
    Saaxiibkay Axmed cali axmed aad baan u salaamayaa

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 Před 3 měsíci +11

    Next weedhsame
    Sidiiq burmad
    Ragaas soo qabo abwaan

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 Před 3 měsíci

    Masha Allah abwaan axmed murti socota Allah haydin barakeeyo

  • @maxamaddayib9522
    @maxamaddayib9522 Před 3 měsíci +2

    Mnsha Allh laba Abwaan oon taageero

  • @Ahmettttt2
    @Ahmettttt2 Před 3 měsíci

    This is the best podcast

  • @user-zz7qd2hf9h
    @user-zz7qd2hf9h Před 3 měsíci +3

    Alle ninkaaa saan u taaagero abaawn cantar ❤

  • @skhalif4181
    @skhalif4181 Před 3 měsíci +1

    Waxa jira qof aad taqaanno adiga oo aan arkin, abwaanku waa dadkaan bartay aniga oo aan arag.
    Aad baan idin salaamayaa adiga iyo Cawaale ba.

  • @mohamedhassanyey4826
    @mohamedhassanyey4826 Před 2 měsíci

    Maasha allah alaylehe heesahaa oo dhan waan wataa

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 Před 3 měsíci

    Mnsha allah abwaan aan tageero u ahay Dr Ahmed cartan

  • @miilasfoosimuxiyadin9400
    @miilasfoosimuxiyadin9400 Před 3 měsíci +1

    Abwaan cantar anuu iso saaray
    ❤❤❤ awesome

  • @tahliilibrahimabdi71
    @tahliilibrahimabdi71 Před 3 měsíci +6

    Next Abwaan Hassan Daahir weedhsame.

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Před 3 měsíci

    Masha allah Abwaan cantar Waa Abwaan Aad u Daacada Iskana Qalbi Furan Inta laga Dareemaayo

  • @qfg1798
    @qfg1798 Před 3 měsíci +1

    Abwaan Cawaale Deeqsi iYo Abwaan Cantar Sharafi korkiina ha ahaato❤

  • @HargeisaPress
    @HargeisaPress Před 3 měsíci +2

    Mansha allah Hambalyo saaxiib

  • @SahraHaybe-ff9nb
    @SahraHaybe-ff9nb Před 3 měsíci

    Manshalah abwaan cantar waan taageraa

  • @khaliifabdikani1511
    @khaliifabdikani1511 Před 3 měsíci +1

    Nin karameed weyan abwan cantar
    Abwaan waad mahadsnthy

  • @CiiseTooni-kw9hj
    @CiiseTooni-kw9hj Před 3 měsíci

    Mnsha Allah next abwaan hassan daahir ismaciil weedhsame ama yaxye yeebaash

  • @mohmedabdi-vp3jx
    @mohmedabdi-vp3jx Před 2 měsíci

    Cantar waa abwankayga khaaska ah❤❤

  • @Redwanislaami
    @Redwanislaami Před 3 měsíci +2

    Abwan DR axmed cali axmed cantar🫡🔥

  • @najmaahmed52
    @najmaahmed52 Před měsícem

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aaminoidil9036
    @aaminoidil9036 Před 3 měsíci +5

    Abwaankaa aad baan u taageera barnaamijka qayb labaad haloo yeelo

  • @hamseahmed9131
    @hamseahmed9131 Před 3 měsíci +2

    Abwaan cawaale feedback xaga editing ka dhex saar xaga editing hag hagta iyo hakadyada si video iskugu xidhmo wakhtigina kuugu bato

  • @MustafeHussein-fj8mo
    @MustafeHussein-fj8mo Před měsícem

    Masha'allah top weeyaan ninkani

  • @Princesssena-cp4qm
    @Princesssena-cp4qm Před měsícem

    too handsome abwaan m.a❤❤

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před 3 měsíci +1

    Abwaan cantar❤

  • @ridwankhadar8820
    @ridwankhadar8820 Před 3 měsíci

    Maash allh 🥰

  • @user-hp3vm7oc6c
    @user-hp3vm7oc6c Před měsícem

    Abwan Ahmed

  • @cabdilaahiiidaan2399
    @cabdilaahiiidaan2399 Před 3 měsíci

    Abwaan axmed cantar abwaan aantaageero wlhi❤

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn

    Barnaamij qaaliya ❤🫡🔥🔥

  • @liibanabdourahman10
    @liibanabdourahman10 Před 3 měsíci +6

    Maxaa Iga Heysta
    Jacayl Midab Guura
    Jacay Madiyoowba
    Jacayl Malmaluuqan
    Jacayl Mara Boob Ah
    Jacayl Matalaad Ah
    Jacayl Missed Call Ah
    Jacayl Sida Maarta Micno Beelay
    Jacayl Xeran Miino
    Jacayl Muran Un Ah
    Jacayl Sidoo Yahay Mooji
    Jacayl Mogoolan Maseer
    Jacayl Mar Hore Qarxay

  • @mcgacaliye1251
    @mcgacaliye1251 Před 2 měsíci

    M.a WAXAN ABWAAN WA DHAAFAY ILHY HA BARAKWEYO ISAGA IYO REERKIISE

  • @GuuleidKooraan
    @GuuleidKooraan Před 2 měsíci

    Waan salaamay labada abwaan e qiimaha bdn cawaale deeqsi wxankugu bogaadinya sidaad isku barayso heesahan aanu dhagaysano iyo cida aykaso burqadeen mahadsanid wll

  • @Centralcollegehargeisa
    @Centralcollegehargeisa Před 3 měsíci +5

    Ahmed Ali Ahmed jamac cumar inderky ❤️

  • @munamuuse8346
    @munamuuse8346 Před 2 měsíci +1

    Maansada hugun ee abwaanku sheegayo ragay gabadhu jeeda halyeedada u taqaano iyo magacu sheegayba iyo aqoontaba malaha anigu iiga jeeda in kastoo uu gabadhisa la jeclaadey ambaba uu utiriyey ana wan iska sugi wiil hal abuurnimada ama hibada curinta q leh oo mar walba wax iqada inan helo Insha allah 😂❤

  • @nastehonoor-jx5ys
    @nastehonoor-jx5ys Před 2 měsíci

    Doctor❤. Wlhi i would have fall sick by looking at you.😂❤🙈

  • @fardowsociise7738
    @fardowsociise7738 Před 3 měsíci

    Naftii qanacdaan mar kale qasbayaa❤

  • @Garaad12810
    @Garaad12810 Před 3 měsíci +2

    iBafur wacan Abwan Dr Canter💯 Big legendary

  • @user-eo6pv4pv1y
    @user-eo6pv4pv1y Před 2 měsíci +1

    Heesaha aynu dhagaysanoba show reer waqooyi ba sameeeyay

  • @MaHamed_WarDi
    @MaHamed_WarDi Před 3 měsíci

    Abwaan axmed iyo cawaale raG murti culus ❤

  • @user-ti4vs7ru9p
    @user-ti4vs7ru9p Před 3 měsíci

    Ma abwaankygiiiiii

  • @abdiazizmurttimal5443
    @abdiazizmurttimal5443 Před 3 měsíci +1

    Weedhsame inoogu xiji abwan

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 Před 3 měsíci +1

    Apsultly markay wax kugu taaganyiin meel aad ula ciirsatana jirin murugoyinkaga jawaab waafiya abwanimo iyo aqon ba wad kulmisatay masha allah dadka way yartay cid sida udaremi karta ❤❤❤❤

  • @AbdishakurSuldaan
    @AbdishakurSuldaan Před 2 měsíci

    Dr Cantar❤

  • @caydaruuzjarka6507
    @caydaruuzjarka6507 Před 3 měsíci

    Next abwaan qoslaaye soo qabo

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ly9pu9mm5o
    @user-ly9pu9mm5o Před 2 měsíci

    A❤❤

  • @sahafiyare4434
    @sahafiyare4434 Před 3 měsíci

    Ab waan candar xasuus kampala kkk

  • @awralamohamed4093
    @awralamohamed4093 Před 2 měsíci

    Abwaanadii waaweyna kolba marka midi inaga baxo waxaan idhi yaa in oo badeli doona oo afkii Hooyo tarmiim ku sameyn doona ama xafidaya waa se Alle mahadi dhalinta soo baxday. Riwaayadahana in aad curisaan baanu idinka rajeyneyna🙏

  • @abdilahiahmed9849
    @abdilahiahmed9849 Před 2 měsíci

    Cawaale Deeqsi the best❤

  • @user-ok7gv8rm9x
    @user-ok7gv8rm9x Před 3 měsíci

    Next weedhsame wll

  • @4E_Official
    @4E_Official Před 3 měsíci

    Weedhsame soo qabo👋❤️

  • @SmilingDrumKit-il8mr
    @SmilingDrumKit-il8mr Před měsícem

    6:46 6:49 😅😮😅😅

  • @xamdamohamed5866
    @xamdamohamed5866 Před 3 měsíci

    Abwaanka

  • @Fadthiadeeqa-om8fz
    @Fadthiadeeqa-om8fz Před 3 měsíci +1

    Dr Ahmed gufaaco digtoorkaygi

  • @MuuseMustafe-wx8lg
    @MuuseMustafe-wx8lg Před 3 měsíci

    Weedhsame soo qabo next

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 Před měsícem

    laba abwaan oo sumcad iyo sharf ku dhex leh dadkood hore u socda
    axmed wali ibrahim furunle nin aan hore lo waraysan next 😂

  • @user-bf4yw3gv7e
    @user-bf4yw3gv7e Před 3 měsíci

    Abwaan weedhsame isoo qabo

  • @mohamedmusemohamud6122
    @mohamedmusemohamud6122 Před 3 měsíci +1

    Xuquuqda mulaxanka hala siiyo

  • @user-rp6bq6jj9l
    @user-rp6bq6jj9l Před 3 měsíci

    Caawaaloow zhp waxaad soo qabataa abwaan xasan DaaHir ismaaciiL (weedhsame)

  • @user-or4ot4dd1g
    @user-or4ot4dd1g Před měsícem

    abwanadenu majacaylkaliya ayayku kobanthy waa su aal

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 Před 2 měsíci

    Waa jug ku dhacday walhy aniga igu dhacday waaka noolhay lkn wali waa gocanya 😢

  • @abdimoh
    @abdimoh Před 2 měsíci

    Naftii qanacdaan mar kale qasbayaa😢

  • @harunboston9733
    @harunboston9733 Před 3 měsíci

    Caawalow zxp Weedhsame soo qabo marka ku xigta

  • @IstaahilMaxed
    @IstaahilMaxed Před 2 měsíci

    Aad iyo aaad😂

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 Před 3 měsíci +2

    Xasan Daahir Ismacil weedhsame soo qabo
    like hala saaro commentigan

  • @kamaalbulshaawi5844
    @kamaalbulshaawi5844 Před 3 měsíci

    Waa barnaamij aad io aad u wanag san waxan kugu borinaya inad noso badiso bahda xiisaysa suuganta idinko tix galinaya. Mahad sanid

  • @saedabdilahi2569
    @saedabdilahi2569 Před 3 měsíci

    Waar abwaankan waa ku haystaa

  • @wxageeyes.theonly1486
    @wxageeyes.theonly1486 Před 2 měsíci

    codka microfonka iska hagajiya codka caadi looma maqlo wlo

  • @shaficiabdi
    @shaficiabdi Před měsícem

    Ninka la yidhaa Ismail jiheeye soo qabo

  • @user-ys5gh4tm5t
    @user-ys5gh4tm5t Před 3 měsíci

    Nacalaa kugu yaale nafta maad ila leedahay😢 cajiiib

  • @leylaabdulaahi1358
    @leylaabdulaahi1358 Před 3 měsíci

    Nacalla kugu yaale nafta maad ila leeday abwaankaba inaan waataan ku bartay

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 Před 3 měsíci +4

    Masha Allah Axmed cali cantar noloshaad rabtay ku guulasatayee rabbigeey hadiin ciseeyo oo hadiin dhooro✊
    Sida aad sheegtayba xisaab xirta waan kaa sugeenaa Abwaan neh 😂

  • @EngAbdirixiim-hp6zq
    @EngAbdirixiim-hp6zq Před 3 měsíci +2

    Dhawr sano ka hor ayaan maqlay mana garanayo cid Aan ka maqlay xitaa waxaan hubaa inaanu isaga ahayn qofkaan ka maqlay intan
    Nacalaa kugu yaale
    Nafta maad ila leeday hhh

    • @FathiKhaire
      @FathiKhaire Před měsícem

      Clrasaaq anshax baad ka maqashy😅😅