CODKA UBAX - Barnaamijka Fanka & Suugaanta: Cawaale Deeqsi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 11. 2021
  • Waa barnaamijkii kowaad ee ku baxa maqal & muuqaal. Barnaamijka Fanka & Suugaanta oo taxane ah waxa marti ku ah Cawaale Deeqsi. Daawasho wacan! Haddii aad rabto dhegaysi keli ah, halkan ka dhegayso: www.buzzsprout.com/721491/949...

Komentáře • 152

  • @elma7797
    @elma7797 Před 2 lety +11

    Aniga laftayda idinku dhex lumay caawa 😂😂 masha allah aqoonta iyo cilmiguba wu idinka muuqda illahay ha idiin siyaadiyo wllaldy Aad ayn uga helay barnaamijkan ❤️❤️

  • @nasteexacaabbi2539
    @nasteexacaabbi2539 Před 2 lety +5

    Xiska furo
    Qalbiga xidho.
    Dhabtii deeqsi waa suugaan yahanka kaliyee intuu dibnahayga xidhey dareenkeyga mataley! ee waxwalboon odhanlaa ii yidhi.
    Guuleysta gacallayaal .

  • @fahiimamuhiadin5141
    @fahiimamuhiadin5141 Před 2 lety +13

    Aad baan u sageynay maqalka iyo muqalkaba codka ubax podcast macno gaar ayeey noo sameynaysaa hambaliyo 👏👏🎉🎉 Ismail ubax

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 Před 2 lety +14

    I’m so happy to see you huno codka ubax♥️

  • @hamdamoha8340
    @hamdamoha8340 Před 2 lety +9

    Wiilki codka mcnaa wajigiisa inaan arko wa iifarxad ❤️❤️

  • @Abdi0023
    @Abdi0023 Před 2 lety +2

    Mahadsanid walaal Ismaaciil, dhalinyarada sida Cawaale oo kale ah kulamadooda inoo badi, Mahadsanid.

  • @helaalchannel6677
    @helaalchannel6677 Před 2 lety +3

    Masha allah wan ku faraxsahy codka u bax oo maqal iyo muqalaba ismacil keep going huno adna wani salamaya

  • @hamseomar4501
    @hamseomar4501 Před 2 lety +2

    Abwaan Awale Deeqi iyi Mudane, Ismaaciil aad baan u salaamyaa.
    Xalqadani runtii waan ka helay wayna I soo jiidatay, qaabka waydiimaha iyo jawaabha laysu dhaafasanyao iyo mawduuca laga hadlayba runtii waa xikmad iyo aqoon teeda uga qurxoon ❤

  • @luulagurey2882
    @luulagurey2882 Před 2 lety +6

    Inbadan baan radinayey ismacil codka Ubax Muuqalkisa Alhm Cawa Wan Arka Mcha allh Hore usoco🤴🏽

  • @abdinasiromer7104
    @abdinasiromer7104 Před 2 lety +3

    Codka ubax dhegahaygu way iska simacaan sanayan dhagaysigiisa✊

  • @sharlaawe3829
    @sharlaawe3829 Před 2 lety +3

    Taxanahan in badan ayan dhagta
    Iyo dhinacaba ku hayay
    Ismail ubax Mahadsanid zxb🎗🥇

  • @maariyaibrahiim9020
    @maariyaibrahiim9020 Před 2 lety +6

    Really I'm so happy To your Success Ismailogy👏💜
    keep Going .

  • @Nasir-dhag
    @Nasir-dhag Před 2 lety +5

    Codka Ubax waan ugu hambalyaynayaa tallaabada hore-usocodka leh, sidoo kale axbaabta ku xidhan iyo dhagaysteyaashii isku beddeley daawadeyaasha ayaan ugu hambalyaynayaa taageerada ay siiyeen Barnaamijlyada Ubax.
    Abwaan Cawaale aad ayaan u salaamayaa, wax badan oo wanaagsan ayaad nagu biirisay.

  • @faysaabdi1797
    @faysaabdi1797 Před 2 lety +4

    Codka ubax wan so dhawaynaynaa muuqalkiisa ♥️💯

  • @kunkaroonhiddig1892
    @kunkaroonhiddig1892 Před 2 lety +1

    Mansha allah codka ubax hanblyo ayaan leeyaha horoy usocda
    Sheekadaan abwaan cawaale deeqsi ee qalad fahanka anay igu dhacda hada ka hor mid lamida waa cajiib wlhy

  • @kaazoolyriks7991
    @kaazoolyriks7991 Před 2 lety +9

    Abwaan weedhsame soo casuum pleas🙏❤️

  • @abdirashiiddirie4635
    @abdirashiiddirie4635 Před 2 lety

    Heer sare👏 waa cajiib sida bernaamij muuqaal ah, uu illlaa heerkaan yahay mid aan jar-jarid u baahan. Kaliya meelo loo qorsheeyey uun la jaray. 🔥

  • @abdallabashiir707
    @abdallabashiir707 Před 2 lety +3

    Waa barnaamij hab tabintiisa aad u sareyso
    Ismaacill ubax iyo abwaankeyga awaale deeqi oo guuleysa baa idin lee yhy walaalayaa

  • @AbdirahmanDerajo
    @AbdirahmanDerajo Před 2 lety +11

    Barnaamij cajiib ah.

  • @cabuudishow
    @cabuudishow Před 2 lety +1

    Ismaciil cabdi ubax aadban kuugu hambalyeynaya wllo. Cawaalena halkisan ku salaamaya laba ninoo culus.

  • @nabadonbadri1574
    @nabadonbadri1574 Před 2 lety +3

    Good Voice
    Good Quality
    Good Two Person

  • @samihasaid4271
    @samihasaid4271 Před rokem +1

    Ismaaciiloow waraysigaan waa waraysigaaa ugu jeclahay waraysiyadaada wa kalkii 3aad ee aan dhamaysto noosoo badi waraysiyada suugaanyahanada maadaama aan dhalin ta danbe nahay aad baan ugu baahanahay anigu kuma sii jiraba iska fahanoo from muqdisho 🥰❤️❤️

  • @inacumar170
    @inacumar170 Před 2 lety +1

    Wilashayadi wn idin hanbalyaynya hore usocda wllo gar Ahan ismacil o barnamijkan ino so diyariya 🤗💋

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 Před 2 lety +2

    Ana waa ii farxad inaan barnaamijkii ugu horeeyey ee maqal iyo muuqaal ah daawade ka noqdo 🙏🏿

  • @abeesmedia646
    @abeesmedia646 Před 2 lety +2

    Waa barnaamij aad u fiican.

  • @ismacilmuse5785
    @ismacilmuse5785 Před 2 lety +2

    Barnaamij aan ka jeclahay ma jiro
    Ismacil cabdilaahi iyo shoodhahayga cawaaleba waan salaamayaa
    Laba nin walaal ismacilow inaad ao casuumto ayaan codsanayaa cabdiraxmaan haldhis iyo axmed cantar
    Labadaasi nin noo soo casuum walaal

  • @sharlaawe3829
    @sharlaawe3829 Před 2 lety +5

    Sadiiq burmad
    Soo fadhiisi Marka xiga

  • @taakoshow563
    @taakoshow563 Před 2 lety +4

    Wooow soo dhawaada

  • @abdisamadsultaanadem9836
    @abdisamadsultaanadem9836 Před 2 lety +2

    Maasha alllaah Ismaaciil Cabdillaahi codka ubax maasha allaah

  • @nasruden1420
    @nasruden1420 Před 2 lety +1

    Mansha allah ismail wax wacan ayad qabatay.

  • @hodoarab6748
    @hodoarab6748 Před 2 lety +1

    Hore u soco codka u bax

  • @hamdanuura3960
    @hamdanuura3960 Před 2 lety +1

    Waxan aad u rajayn jiray barnamijkan oo muuqala manatana waa la sameeyay Alhamdulillah

  • @abdirahmanhashi1186
    @abdirahmanhashi1186 Před 2 lety +1

    Cawale deeqsi waa abwanada murtida u saxiibka
    #Codka #ubax guul insha allah

  • @hoodomuuse5606
    @hoodomuuse5606 Před 2 lety +5

    Aad baan walaal Ismaaciiloow kuugu hambalyeynayaa. Inaad barnaamijka dhankan CZcams iyo dhankii Facebook aad sinto ood dhan walba joogto ayaan kaa codsanaynaa

  • @xananyasiinmaxmed7789
    @xananyasiinmaxmed7789 Před 2 lety

    Coodka ubax ruunti waan Ka hela wallo keep going 🥰😍♥️

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před 2 lety +1

    Maaaash allaaah keep going sister qaaali ah qiimo akta fadhiido ❤👍🥺

  • @qaaniyaofficial2714
    @qaaniyaofficial2714 Před 2 lety

    Codka Ubaxa waa barnaamij qiimo badan leh 😍

  • @deeqa12ibrahim95
    @deeqa12ibrahim95 Před 2 lety +1

    Mansh allah codka Ubah

  • @hudaabdirahman5374
    @hudaabdirahman5374 Před 2 lety +1

    Codka ubax🌏❤️Inbdn baan sugaynay muuqaalkan.

  • @munaibrahim4024
    @munaibrahim4024 Před 2 lety +4

    Maanta cawaale suudh baad xidhantahay kuguma dacaayadayn karo waa kow 😂 oo waa muuqaal waana ku munaasib koodhkaasi
    Adba waad dareentay inaan aftax wacanahay buu afka ka ilaashanayaa cawaale 😂

  • @nafisamohamoud852
    @nafisamohamoud852 Před 2 lety +2

    Hambalyo Codka Ubax horumar wanaagsan

  • @maandeeqhajiali6250
    @maandeeqhajiali6250 Před 2 lety +3

    Codka ubx barnaamij aan wada sugayney❤

  • @hamdabiite9901
    @hamdabiite9901 Před 2 lety +2

    Ismail Codka ubax Codkaagoo kaliya Ayaa igu socda🥰

  • @umalitamukhtar8837
    @umalitamukhtar8837 Před 2 lety

    My favourite Codka Ubax 💕

  • @nuurtomohamed9094
    @nuurtomohamed9094 Před 2 lety +1

    wan so dhawynayaa in codka ubax halkan imid anaa ku badan halkan in aan wax badan ka dawdo welcom ismo

  • @baxsanfaisal4758
    @baxsanfaisal4758 Před 2 lety +3

    Hore u soco 🔥👍👍

  • @jamilaahmed8253
    @jamilaahmed8253 Před 2 lety +1

    Baramaamija cajaiba

  • @farhiyamdiriye6554
    @farhiyamdiriye6554 Před 2 lety +9

    He will be my favorite tv show as he was my favorite Radio🥰❤️

  • @guledabdirahman5905
    @guledabdirahman5905 Před 2 lety +1

    maasha waa guul weyn halkaa ka wada

  • @qaalisaid665
    @qaalisaid665 Před 2 lety +1

    Mnsh allh horumar wangsan

  • @muscabfaras8027
    @muscabfaras8027 Před 2 lety +3

    i cant believe its just like 5 min, keep it up Codka ubax

  • @Gaasira369
    @Gaasira369 Před 2 lety +2

    Hambalyo codka ubax

  • @hodoarab6748
    @hodoarab6748 Před 2 lety +1

    Masha Allah quruxlow ismacil

  • @hamdatimiro8890
    @hamdatimiro8890 Před 2 lety +1

    Mansha Allah wa laba halyey o aan tagero alle haydin daayo

  • @nimcomahad9820
    @nimcomahad9820 Před 2 lety

    Mnsha allah keep going

  • @najahwarfaa2946
    @najahwarfaa2946 Před 6 měsíci

    Barnaamij nafta xiisa galiya❤

  • @neemoabdirashiid4205
    @neemoabdirashiid4205 Před 2 lety +1

    Caawaale marka sedexad codka ubax markasta number one ✌️

  • @kiindaahir8372
    @kiindaahir8372 Před 2 lety +1

    Welcome walaalhey soomaaliyeed from muqdisho

  • @sakariyeaxmed4956
    @sakariyeaxmed4956 Před 2 lety +3

    Wll 2manso ayaan sameeyey lkn wn labaqanaya oo waxan isleeyahay waalagula yaabin

  • @somalian4663
    @somalian4663 Před 2 lety +5

    Nin masaajid dhagax dhigi kara, ayaa codka ubaxna dhagax dhigi kara uun😅 hadal abwaanaysan kkkk

  • @Nomadlivenow
    @Nomadlivenow Před 2 lety +1

    Amizing 💯

  • @awdacar2343
    @awdacar2343 Před 2 lety +3

    Marka hore Hambalyo! Waan ku faraxsanahay in Codka Ubax usoo gudbay muuqaal, kana soo baxay dunidii maqalka iyo dahsoonaanta. Halkaa ka sii wada oo horay u socda.

  • @hamdiiina
    @hamdiiina Před 2 lety +3

    Abwankan qurux iyo cod baa ebe siyey masha alaah ma gabdhu shukansaday e iswayen nasib darna Lol😆🤣

  • @loulamohamed3189
    @loulamohamed3189 Před 2 lety +2

    Hamabalyo hamabalyo ismacil ubax

  • @abdiyuusuf3605
    @abdiyuusuf3605 Před 2 lety +1

    Baga ayaanad uga jarin ubaxow mshadsanid

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 Před rokem +2

    Xasan dhuxul laabsaalax inoo keen pls❤😢😢

  • @Fatimasaid12345said
    @Fatimasaid12345said Před 2 lety +1

    Hamblayoi bro ismail

  • @yacquubxalane6019
    @yacquubxalane6019 Před 2 lety +1

    Horumar wacan ismaaciilow jaalle
    Aan kaa Codsado e
    Farxiyo lama filaan soo casuum.

  • @saambaismacil7418
    @saambaismacil7418 Před 2 lety +1

    Mashaa allaah

  • @milgohodan7351
    @milgohodan7351 Před 2 lety +2

    Wan ku bogaadinyaa 🧡

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 Před 2 lety +2

    Mansha allah wuuhorumarey

  • @balqiishussein4011
    @balqiishussein4011 Před 2 lety +2

    Cawaalaw wll ubax warayso markiisa wxuu u egyhy qf jcyl. Dhex dagy e

  • @abdilahiahmed686
    @abdilahiahmed686 Před 2 lety +1

    cajiib walahi abwaan cawaale deeqsi sheeko la yaab leh ba ku dhacday is khalad fahan camal

  • @roodaabdikariim6383
    @roodaabdikariim6383 Před 2 lety +2

    Maanta oo dhan baan sugaayay

  • @phankahph5433
    @phankahph5433 Před 2 lety

    Codka ubax is my favourite tv reality

  • @genyada5984
    @genyada5984 Před 2 lety +2

    Awale DeeQsi❤

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 Před 2 lety +1

    🙌🙌🙌🙌Guuleso Huno

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi Před 2 lety +1

    Laba qofon tagero argtidinu farxadbay itay lkn wxan si jeclanlaa fatxiya cabsiye iydna ina zoom inoso galiso wayo wn jeclay sa uwada shekysan 🥰✌🏽

  • @libaaxeryade1799
    @libaaxeryade1799 Před 2 lety +8

    Aad ayaan idiin salaamay qoraa ustaad ismaciil cabdi ubax iyo abwankayga cawaale deeqsi.👋🙋‍♂️
    Broadcastiga markaan dhegeysanayo intaan earphone dhegeha gashto ayaan barkinta dheeraysan jiray lkn hadda daawo ayay noqonaysaa, welow dhegtu ay ka da' weyntahay isha.
    Mahadsanidiin jaalleyaal❤

    • @mohtayib
      @mohtayib Před 2 lety +2

      Codkiina waad heli kartaa wll podcastkii waa halkiisii

  • @bushra00
    @bushra00 Před 2 lety +4

    ❤❤ubax

  • @hiboahmed9528
    @hiboahmed9528 Před 2 lety +1

    Codka ubax ❤️❤️

  • @laylamuxib5530
    @laylamuxib5530 Před 2 lety

    Masha Allah

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 Před 2 lety +1

    Waan ku farxay iyadoo muuqaala

  • @hoodohussien7386
    @hoodohussien7386 Před 2 lety +4

    Cawaale waan sugayay in maruun waraysigiisa aaan soo gaadho mahadsanidiin ❤

  • @amuubintunour2880
    @amuubintunour2880 Před 2 lety

    My Abwaan 💝

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud9257 Před 2 lety +1

    Waan wayay xalqadihi wa la iga guursday

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin Před 2 lety +3

    MashallaH

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 Před 2 lety +1

    What Cawa wiiilkn codkiiisa xatta one minute Ku cajisi jirin bn tooos u arkaY😫💔

  • @loulamohamed3189
    @loulamohamed3189 Před 2 lety

    Masha alllaha

  • @nadiramohamed8542
    @nadiramohamed8542 Před 2 lety +1

    Please markle nooso qBo cawaae part 2

  • @ha4006
    @ha4006 Před 2 lety +1

    Guys keep doing

  • @omalkhyrmahamuut8528
    @omalkhyrmahamuut8528 Před 2 lety +2

    Lama filaan codka ubax.❤️❤️

  • @aabohooyo6316
    @aabohooyo6316 Před 2 lety +1

    Codka ubax🌷

  • @cabdiraxmaanibraahim2276
    @cabdiraxmaanibraahim2276 Před 2 lety +2

    Waxaan ku faraxsanahay 2 sano ka hor (Codka Ubax) inaan ku soo biiray, waliba xaqladii u horeeyaysey na qayb ka ahaa dadkii ugu horeeyay ee ay gaadhey.
    Markale, waxaan dareemayaa inaan nasiib badanahay. Madaama Xalqadii ugu horseysey ee maqal iyo muuqaala ayadana aan daawadey oo aan dhamaystey hada, inkastoo aan ka midka ahaa aan yara badiyee dadka ka soo horjeeday in (Codka Ubax) muuqaal ayadana lagu soo kordhiyo hadana taa mid ka duwan ayaad dareemayaa hada.
    Cawaale Deeqsi, baa ma laha taas u sababa lol.
    Sharaf bey ii tahay inaan wehel ka dhigto, dareeno badanoo isku qasana ku qurxisto dhagaysigiisa oo hadana daawashadeedu ii gu soo biirtey aan gaar iska ga dhigtee oo aan markan dambena gabadh ku shabahdee lol.
    Sidoo kale,
    Ismaaciilow gacale,
    Ma qiyaasi karo eray aan ku sheegi karo na hada runtii ma jirro muhiimada iyo macnaha uu ii sameeyo PodCast-ka Codka Ubax.
    Si wad dadaalka wll, waliba waad nagu yaraysee noo soo badi xalqadaha.
    Kanaalkan oo aan asagana mar hore ku xidhmey, hadana Codkii Ubax oo aragti qurxoon iyo qaab muuqaaleed cajiiba leh noogu soo biirey, waynaan wanaag u badan ayaan ka rajaynayaa.
    Hubaal,
    Qayb warbaahineed loo baahnaa ayaad bulshadaada soomaaliyeed u buuxisey Ismaaciilow jaalle.
    Waa
    Fariin kaaga timi,
    Magaaladaada Hargeysa.

  • @mohamedbachirmiguil8989
    @mohamedbachirmiguil8989 Před 2 lety +4

    Waa guul soo korodhay. Hore u socdo, laba rag oo dadaal badan. Afka Hooyo u hiilin tiisa Eebe ha idinku garab galo.

  • @filzanhussein8188
    @filzanhussein8188 Před 2 lety +2

    Cawaale wlhi wan ku haystaa😭😭💕 ilso hdl plz

  • @AyaanBillan-mk9du
    @AyaanBillan-mk9du Před rokem +1

    1:43

  • @suldaanjaamac5263
    @suldaanjaamac5263 Před 2 lety +1

    Waxaan rabaa wll inaan tijaabiyo hibadayda pls

  • @kadraubax8786
    @kadraubax8786 Před 2 lety +3

    Jaceylka cawale deqsi wuxu u tagnyey halki cudurka macnka iyo dhikarka o kale wa ku dhimo ama la nolw
    Jecyl midho dhala illehy idanki wllo
    Hamplyo codka ubax waxn kula socda barnamijki labd e podcasts ila imka😎🤗guleyo

  • @samihasaid4271
    @samihasaid4271 Před rokem

    Ismaaciiloow Xasan dhuxul laabsaalax noo keen 😢❤