Suugaanta Abwaan Amiin Samaddoon | Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta KF Media TV

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 02. 2024
  • Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Komentáře • 137

  • @sundusabdirizak3558
    @sundusabdirizak3558 Před 4 měsíci +21

    Hadraawi iyo gaariye abwanada kuma jiran😢allow u naxariiso🤲

  • @husseinozil3614
    @husseinozil3614 Před 4 měsíci +16

    Waryiha waxa ka dhiman kaliya inuu qofka dhageesto marka qaar waxa dhacda qofka inuu kuu sheego waxa weydiin laheed wax ka sifiican ama ka wngsn muhiimada ma ahan kaliya inaad su,alahaaga aad ilaashato ee bal qof sii yara daaay ha dareen lahadlee guuleysta 🙏☝️

  • @ayaniita9386
    @ayaniita9386 Před 4 měsíci +36

    Isaaq❤aan fanka joogin sde noqon laheen abwaano/fanaaniin/music😢
    From hawiye murusade❤

  • @user-bk8qp6rl8w
    @user-bk8qp6rl8w Před 4 měsíci +25

    Abwaan ucmar dab jacayl soo qabo brother ❤🫡🙋🏻‍♂️🎧

  • @abdul-rahmanbelel
    @abdul-rahmanbelel Před 4 měsíci +26

    Waraysiga axmed aad ayu ugu fiicanyay lkn inyar waxaad moda su’aal waydiintu iney ka qaldanyey “ heestaasi sidey ku timi ama maxaa kugu dhaLiyay abwaan” ✅. heestasi qiso ma leeday kuma haboona intaasan ku darsanaya barnaamijka

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Před 4 měsíci +25

    Abwaan ALI HAYBE Noo Keen Zxb Waa Nin Aad u Ereyo Iyo Heeso Badan❤

    • @MuHir
      @MuHir Před 4 měsíci

      Abwanka kaliya e ka danbeyo weeye walee @Abwan Cali maxamud haybe galaal

  • @HamseCadde
    @HamseCadde Před 4 měsíci +9

    Si wacan bay labaduba barnaamijka u wadaan se weriyuhu hadalka badan ha uga tanaasulo Abwaanka.

  • @Hanaddalmer
    @Hanaddalmer Před 22 dny

    Aaamin samadoon
    Allaw noodaaa dakhtar weeye daweeya dakharada jacayl

  • @user-tv2gr9qz1b
    @user-tv2gr9qz1b Před 4 měsíci +3

    Abwaan amiin samadoon legend 🙌 👏 😊

  • @mohamedrobleahmed9198
    @mohamedrobleahmed9198 Před 4 měsíci

    Mnsh Allah Abwaan Amiin Samadoon
    Wlhy Abwaan Iyo Badh Weeye

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 Před 4 měsíci

    Mnshallah alle hku barkeeyo abwaan Amein samadon❤

  • @Blaaackhorse
    @Blaaackhorse Před 4 měsíci +2

    Amiin samadoon niin aan inbadaan waraysii ka dhagaystay Allaha ku sharfo

  • @AbdirashidSaed-gw1fh
    @AbdirashidSaed-gw1fh Před 4 měsíci +6

    Cabdiqaadir qalinle nxt🎉

  • @user-or4ot4dd1g
    @user-or4ot4dd1g Před 21 dnem

    Aamin samadon gariyaha qarniga

  • @Zancho777
    @Zancho777 Před 4 měsíci +2

    Abwaan abdiqaadir qalinle soo qabo hibo cajiib ah ayaa ku jirtee 🔥❤️

  • @maxamedcabdilaahi6061
    @maxamedcabdilaahi6061 Před 4 měsíci

    Abwaan Aamiin samadoon waa Hal abuur Cajiiba oo suugaantiisu saamayn iyo sumad gaara leedahay run ahaantii 😊

  • @user-rp6bq6jj9l
    @user-rp6bq6jj9l Před 4 měsíci +1

    Abwaan murti shiLis mohamed Aamiin cumar barkhad buLaaLe Big Legend#😊

  • @user-dz1gk8sh5t
    @user-dz1gk8sh5t Před 4 měsíci +7

    Abwaan Ahmed xaraf soo qabo brother❤

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 Před 4 měsíci +3

    Qisada heesta iswaaga walle 😢way igu dhacady wayna iga hadlaysa

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 Před 4 měsíci +7

    Abwaan qoslaaye soo qabo sxzp

  • @naciimayarey6803
    @naciimayarey6803 Před 4 měsíci +2

    Abwaankana❤😢

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u Před 4 měsíci

    Tamar io anoon heysan adigaa ii taageray ❤❤❤

  • @user-zq6tm6ti8z
    @user-zq6tm6ti8z Před 4 měsíci +1

    Laggend weeyi aamiin samadoon

  • @user-id2oq2yp8x
    @user-id2oq2yp8x Před 4 měsíci

    Abwan cumar dab Jacayl No soo Qabo ❤

  • @MustafeGarbiye
    @MustafeGarbiye Před 3 měsíci +1

    Abwaan Axmed Xaraf inoosoo casuum Zxp

  • @birmadyare
    @birmadyare Před 4 měsíci +2

    Abwaan Amiin Samadoon 📝 Abwaan qaaliya 🙏

  • @ridwaanjago2204
    @ridwaanjago2204 Před 2 měsíci +1

    Abwaanka aan warqad aan soo qaadan eee maskaxdiisa maala

  • @farhiyomohamed6479
    @farhiyomohamed6479 Před 4 měsíci

    Abwan an jeclahy❤

  • @Amina_624
    @Amina_624 Před 4 měsíci

    Ax ax ax ax. Abwaaan waadhaafe wlhi ninkaan 🥲🥲🥲🥲

  • @HogamisoAnnu
    @HogamisoAnnu Před 4 měsíci

    First ❤😍

  • @asmacali111
    @asmacali111 Před 29 dny +1

    Allan ku dhariye sidani ka dhaqan miya❤waw

  • @alimdualeh
    @alimdualeh Před 4 měsíci +1

    Abwaan qoslaaye next ka dhig

  • @Hanaddalmer
    @Hanaddalmer Před 22 dny

    Abwaanka abwaanada qarniga

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 Před 4 měsíci +2

    Next Xamse Xadaari

  • @user-fu8bp1oo5x
    @user-fu8bp1oo5x Před 4 měsíci

    Ali haybe nakeeen❤

  • @zamiiraadan4618
    @zamiiraadan4618 Před 4 měsíci

    next abwaan shilka

  • @EpraahimApiip
    @EpraahimApiip Před 6 dny +1

    ❤😊

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Před 2 měsíci

    Abwaan Amiin Samadoon Waa Cabqari Dhamaystiran

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan9690 Před 4 měsíci

    Qab io isku yeel awood❤

  • @aaminafaarax3452
    @aaminafaarax3452 Před 4 měsíci

    Laabsaalax soo qabo ❤huno

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps Před 3 měsíci +1

    Amin samadon❤❤❤

  • @user-pv6dt4ws9z
    @user-pv6dt4ws9z Před 4 měsíci

    Abwaan dab jaceel

  • @maxamedmusehassan2079
    @maxamedmusehassan2079 Před 4 měsíci

    Abwaan sadiiq Hello soo qabo wll❤

  • @HodanAhmed-ny6bk
    @HodanAhmed-ny6bk Před 4 měsíci

    Next abwaan qiiro plz😢

  • @naimahusainahmed8203
    @naimahusainahmed8203 Před 4 měsíci

    Xaqiiq ❤

  • @asadyarechannel
    @asadyarechannel Před 4 měsíci

    Daaha gaas so qabo sxp

  • @faleenbeofficial9815
    @faleenbeofficial9815 Před 4 měsíci

    Abwaan samadoon

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 Před 4 měsíci +1

    Heesta waxbaa ka qaldan. Adigaa yidhi kac oo toos oo nolosha meel tiigso oo talo i siinaayay. Waa hooyo. Erayadaa jacayl lamaane looma isticmaalo karo. Waana ooyay waxaana soo xasuustay Hooyadey AUN.
    Ma tirtiro abaalkaa waa hooyo

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps Před 3 měsíci +2

    Wariye qofka afka ha qabanine daa hanafise

  • @libanabrisoffial7294
    @libanabrisoffial7294 Před 4 měsíci

    Abwaan amiin waa Abwaan aan dihi karo Abwaanada hore ayuu ino badalay wlhi

  • @Abdillahi.Dsarte
    @Abdillahi.Dsarte Před 4 měsíci

    Zxp shilke inoso qabo

  • @shafihassan7904
    @shafihassan7904 Před 4 měsíci

    Please NEXT. ABDIRAHMAAN QOSLAAYE

  • @_faatax
    @_faatax Před 3 měsíci +1

    Khibrada wareysiga iyo hab suaalka ayaa xiiso u yeela wareysiga
    Saluug badan baa jira wariyaha tolow ma anigaa mise waa fahanka warbaahinta ee aan haysto

  • @cabdiqaniciiltire4401
    @cabdiqaniciiltire4401 Před 4 měsíci +2

    Daaha gaas soo qabo

  • @Muniiryare-xb4ic
    @Muniiryare-xb4ic Před 4 měsíci

    Abwan amiin

  • @jimcaalesaalax6580
    @jimcaalesaalax6580 Před 4 měsíci

    🎉🎉

  • @abdinasiraxmed2471
    @abdinasiraxmed2471 Před 4 měsíci

    37 heesood oo hirglay buu sameyey walib dareen dhab ka hadlay linkaga waan anag soo raaciyey

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn

    ❤🔥🔥🔥

  • @MaazimMohamed
    @MaazimMohamed Před 4 měsíci

    Abwaan Cali haybe ku Xegi please

  • @user-us4ns2qw8m
    @user-us4ns2qw8m Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @user-ye7sj3he8c
    @user-ye7sj3he8c Před 4 měsíci +3

    Daaha gaas soo qabta.

  • @user-zq6tm6ti8z
    @user-zq6tm6ti8z Před 4 měsíci

    Cunar dabjacayl nagu raadi zp

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Před 4 měsíci +1

    Samadoonka

  • @xamsejiir5137
    @xamsejiir5137 Před 4 měsíci

    Widh widho ?

  • @AdnanAzmar
    @AdnanAzmar Před 4 měsíci +5

    Omar dab jcyl so qabta apti

  • @Misaanka.culus1
    @Misaanka.culus1 Před 4 měsíci +4

    Maxamed shilke soo qabta ama Axmed xaraf

  • @hamzeahmed6411
    @hamzeahmed6411 Před 4 měsíci

    Abwaan axmed canter soo qabo

  • @ayuubcabdiraxmaan2364
    @ayuubcabdiraxmaan2364 Před 4 měsíci +2

    Axmed xaraf inuugu xeji 🖐

  • @wildaanabdirahmanofficial6682
    @wildaanabdirahmanofficial6682 Před 4 měsíci +1

    Hadaan Mar-mar Laysku Dhicin
    Dhawaaq Kulul Laysku Odhan
    Hadana Dhabta Laysku Qaban
    Jacayl Dhaba Laysku Qiran
    Ilmada Dhakhso Layska Tirin
    Is-dheelitirkaa Lumoo
    Nolosha Dhadhankaa Ka Tagga
    Dhibaato Kolkey Timaado
    Hadaan Lays Dhiirigalin
    Dhexdiina Khilaafka Yaal
    Isfaham Lagu Soo Dhameyn
    Waxaa Lagu Kala Dhintaa
    Waxaan Duluc Dheer Lahayn
    Majiro Ruux Soo Dhashoo
    Dhaliil iyo Iin Ka Madhan
    Dhacdada Kaa Yaabisaa
    Qofbay Dhalanteed La Tahay
    Is-Dhageysiga Wax Dhamoo
    Lawaa Lays Dhaafsan karro
    Kolkey Jirid Dhumuc Lihiyo
    Laxaadka Iyo Dhererka Tahay
    Geedaha Dhamastaa U Weyn
    Hadana Dhuwan Laga Gurtiyo
    Midho Iyo Dheef Lagumma Hubo
    Sidaaso kale Dhabtii
    Dhaqanka Wacanbaa Ka Roon
    Dhaqaale Iyo Maal La helo .
    Hees Aad Isoo Jiidatey ❤😢
    Hadaan Mar-mar Laysku Dhicin 💯
    25.02.2024
    Axad
    15.Shacbaan.1445

  • @Quenasma
    @Quenasma Před 4 měsíci +4

    Wiilkan wariyaha ah wuxu nasiib u helay gabadh goba mudo dheeeerna duruufo ugu so samirtey lkn wu dayacay runtii waliba markii u ka baxay wayihii adkaa😢

  • @hodanabdirahman2756
    @hodanabdirahman2756 Před 4 měsíci

    Neo hadaa hal abuur soo qabanyso ismacil ubax soo qabo wllo

  • @xafsajaamac59
    @xafsajaamac59 Před 4 měsíci

    NaSiib Ayaan leyahay MaR HaDaan Noloshaada Ku Dhex JiRo Maalin QuDha Imaad daReen SiiNin INaan xaNuun HoRe Soo MaRay RaGu wAXay UBaahan YiHiin iN La ixTiraamo KalSooNi LaTuso DuMaR KuNa Waxay UBaahan YiHiin IN LaJeClaado Oo La DaRyeelo INTaaba ADaan Kaa BaRtay Naxariis taydiyow 💉💊🩺

  • @-hamda267
    @-hamda267 Před 4 měsíci

    😢

  • @zamzamahmeddaahir8363
    @zamzamahmeddaahir8363 Před 4 měsíci

    Next weedhsame

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru Před 4 měsíci

    DabJCYL keen wllo

  • @marwo1198
    @marwo1198 Před 4 měsíci

    Aamiin sama doon Qabiilku kadhashy horta

    • @aytoz4232
      @aytoz4232 Před 4 měsíci +4

      Waa nin laandheere ah oo reer qansax ah reer qudhac ka sii ah weliba reer bilcil ah😂

    • @Hanaddalmer
      @Hanaddalmer Před 22 dny

      Keeebaad is ledahay aduu wuu ka dhalan karaaa

  • @asedali9039
    @asedali9039 Před 4 měsíci

    Kuwan hadalka badan leh studio ga ka qabta

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 Před 4 měsíci

    Omar dab jacayl noo keen

  • @alinuur692
    @alinuur692 Před 4 měsíci +1

    Weriyuhu xirfad weriyinimo maleh wuu qasbayaa lkn barmaamijka qof weriye ah oo xirfad leh u dhiiba.

    • @user-to8gf5pu9k
      @user-to8gf5pu9k Před 4 měsíci

      Waxa taqaan ka sheeke baacba tahee

    • @alinuur692
      @alinuur692 Před 4 měsíci

      @@user-to8gf5pu9k mxd taqaan jaahilyow

  • @user-us4ns2qw8m
    @user-us4ns2qw8m Před 3 měsíci

    😢😢😢😢😭

  • @user-xaazhi
    @user-xaazhi Před 4 měsíci +1

    Wariyuhu ma fadhiyO niO

  • @user-es7oi8hv6i
    @user-es7oi8hv6i Před 4 měsíci

    Aamin samadoon ❤

  • @user-zq6tm6ti8z
    @user-zq6tm6ti8z Před 4 měsíci

    Cumar dabjacayl nagu raadi

  • @nimcodahir5746
    @nimcodahir5746 Před 4 měsíci +1

    Adoo uqalmaya nolol ka qurux badan taadi shalay maxad isku qiimo tiri😢

  • @yaxyamaxamud5865
    @yaxyamaxamud5865 Před 3 měsíci

    Kkk

  • @bushraisse9468
    @bushraisse9468 Před 4 měsíci +2

    Widhwidh meel ba hada la dhaha ninkas lamaajada ku qortay armey tuuladoda ahyd.

  • @NimanMwild
    @NimanMwild Před 4 měsíci

    😢😢😢😢😢😢😢😮😢

  • @ismahaanmaxamed2398
    @ismahaanmaxamed2398 Před 4 měsíci +2

    Asc wll abwaanka heesta meherkaaga maxaad ka dhiga in aan uga jwb raba sideen ku helaa

  • @user-pv6dt4ws9z
    @user-pv6dt4ws9z Před 4 měsíci

    Talsame

  • @CabdiraxmaanXasan-lh1oh
    @CabdiraxmaanXasan-lh1oh Před 4 měsíci

    Abwaan Maxamed Shiilka soqabo

  • @heegoproduction7467
    @heegoproduction7467 Před 4 měsíci

    Abwaan sakariye saryan soo qabo

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před 4 měsíci +1

    Allan kugu dhaariyee sidani kaa dhaqan miyaaa .
    Mid ay toos u taabaneyso ayaan garanayaa 🙃

  • @abdiqadirmahamoudgalaal9564
    @abdiqadirmahamoudgalaal9564 Před 4 měsíci

    Abwaan shilke soo qabp

  • @user-cf1yx9zr3l
    @user-cf1yx9zr3l Před 4 měsíci

    Cumar dab jacayl soo qabo

  • @rahmaabdilahi9395
    @rahmaabdilahi9395 Před 4 měsíci

    Aammin sorry 😢❤
    Alle waxaan kaaga baryeyaa inuu qof ku fama ku siiyo bosa baan iga banaanen kuma dhaafen😂❤

  • @user-ow3ji6nl9p
    @user-ow3ji6nl9p Před 4 měsíci

    Mashallah abawaan❤❤❤❤

  • @user-zq6tm6ti8z
    @user-zq6tm6ti8z Před 4 měsíci

    Cunar dabjacayl nagu raadi

  • @MooDeik
    @MooDeik Před 4 měsíci

    Goaankuna waa ka qeyb
    Qorshaha lagu soo kabtee
    Qab iyo is ku yeel awood

  • @Drawga-bt6tc
    @Drawga-bt6tc Před 4 měsíci

    Farey soo qabo

  • @hoodoabdirahman3766
    @hoodoabdirahman3766 Před 4 měsíci

    Oo abwaan adiga heesahgu madada amaannbaa aan lagaranayn cid loowado 😂