Hilin iyo Hereri - Xog warran iyo kaftan xiise leh.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 08. 2023
  • Hilin TalkShow, oo uu hagi doono Cawaale Deeqsi, Waa barnaamij soo bandhigi doona hibooyinka kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed. Waana madal soo gudbin doonta casharrada ku duugan dadka guulaystay ee tusaalaha u noqon kara da’ yarta soo kacaysa, sidoo kale waxa lagu dhiirrigelin doonaa dhallinyarada la timid dedaallada meel marka ah iyo hal-abuurka bogaadinta mudan.
    Ujeedooyinka Hilin Show, waxa ka mid ah in da’ yarteena loo sameeyo goobo ay ka heli karaan akhbaar dheellitiran iyo madadaalo dhaqanka iyo diinta waafaqsan, isla markaana aan saaxadda loo bannayn barnaamijyada dhaawici kara wacyiga iyo akhlaaqda bulshada. Hilin TalkShow waxa astaan u noqon doona xog hufan iyo farriimo toolmoon oo nolosha umadda wax ku tari kara.
    MAHADNAQ GAAR AH:
    1- ‪@farshaxanschoolofdesign‬
    2- ‪@DalaysMedia1‬
    3-‪@tonightsuits6606‬
    4-‪@Ardaafilms‬
    5- Daa'uus Studio
    6- Sagaljet
    7- Dj Maal
    8-‪@hererimedia‬

Komentáře • 68

  • @khadarmohamoud1770
    @khadarmohamoud1770 Před 11 měsíci +7

    Barnaamijkan waa barnaamij ficn
    Lakiin xaga codka ina soo hagaajiya
    Good lucky ❤

  • @umukhaliil3629
    @umukhaliil3629 Před měsícem

    Cabdisalaan ma nin la daawan waaya❤❤❤❤❤❤

  • @dawladchannel485
    @dawladchannel485 Před 11 měsíci +5

    Go forwayd Hilin show 🎉🎉

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Před 11 měsíci +2

    Nin wayn ayaad ku ibo-furtay alle haka dhigo this show mid guulaysta.

  • @kadiskacaalamka2973
    @kadiskacaalamka2973 Před 2 měsíci +1

    Zxp naxdin ayaa kugu jirta hililln show kkkk

  • @khadraomer1567
    @khadraomer1567 Před 11 měsíci +1

    Masha Allah hamblayo walaal Cawaale dadaal oo ka sii badi Alle haku garab galo waxan ku rajaynayaa inu noqodo mid la mahadiyo oo murti leh wan ku faraxsanahay inan la kowsado

  • @gabileytimes566
    @gabileytimes566 Před 11 měsíci +3

    Aad baan ugu faraxsanahay in aan qayb ka ahaa Marti sharaftii goob jooga ahayd habeenkaa isla markaana cawa oo uu kowsaday nasiib u helay dawashadiisa keep going sxb sare Abwankayga.

  • @mohamuttpk4211
    @mohamuttpk4211 Před 5 měsíci +1

    Well done Hilin wallaaal capable deeqsi

  • @xamsewalaalo5240
    @xamsewalaalo5240 Před 11 měsíci

    Hilin show aad ayaan kuugu bogaadinaya dhaxalkaa da,yarta anfaca ee waayo arag saxaafadeed aad inooga teebtay inkastoonan aqoon kuu lahayn waxaa xiiso leh halka aad ku ibo furtay barnaamijkaaga hore u soco wll samaliyed

  • @kadiskacaalamka2973
    @kadiskacaalamka2973 Před 2 měsíci

    Keep going

  • @ccasiismoha-on6vf
    @ccasiismoha-on6vf Před 11 měsíci +1

    😊Abdi salaan herari my fr warye 🐐❤️

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 11 měsíci

    Abwaaniinta noogu soo casuuma abwaan jiheeyana usoo hormariya fadlan waad mahadsanthin abwaan cawaale deeqsi🙏🖐👍✌

  • @RobleMuse
    @RobleMuse Před 11 měsíci

    Barnaamij xog iyo xiiseba xambaarsan ... Hore u soco Deeqsi iyo Hilinshow

  • @abdirahmangood5858
    @abdirahmangood5858 Před 11 měsíci

    Waa barnaamij fiican runtii labeentii baad Ku bilawdee labeentaasuun Dabada hay abwaan
    Xaga codka barnaamijyada danbe insha Allah way hagaagi 🎉

  • @halaazivlogs9846
    @halaazivlogs9846 Před 11 měsíci

    Aad iyo aad ban ugu faraxsanahy iba furka HILINTALKSHOW

  • @hamzeahmed3305
    @hamzeahmed3305 Před 11 měsíci +1

    Waa waqtigii Hilin Show.🎉

  • @abwaanqarayare
    @abwaanqarayare Před 11 měsíci

    Barnaamijkaa Hilin show waa bogaadinayaa
    Abwaan Cawaale Deeqsi 🎉🎉🎉

  • @hamdamohud557
    @hamdamohud557 Před 11 měsíci

    Hilin show iyo abwàn cawaale deeqsiba Hore usocda 🎉🎉

  • @safahomer.
    @safahomer. Před 11 měsíci

    Waan ku faraxsanay in barnaamijkan hilin show uu hirgalay❤️🫶

  • @libaanmohamedjibril6273
    @libaanmohamedjibril6273 Před 11 měsíci

    Farxad wayn bay ii ahayd in aan qayb ka ahaado martidii goob jooga ahayd habeenkaa keep going sxb sare Abwankayga

  • @Ina-Hooyo-Fardawsaad
    @Ina-Hooyo-Fardawsaad Před 11 měsíci

    Ibo fur wacan, barnaamij hir galay iyo hal abuur cusub, hambalyo

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Před 11 měsíci

    Maansha allaah cawaale hore usoco

  • @hamsearab8234
    @hamsearab8234 Před 11 měsíci

    Hore u soco abwaan cawaale deeqsi

  • @Ina.a86
    @Ina.a86 Před 11 měsíci

    Amazing keep going wll 👏

  • @maajedadem4157
    @maajedadem4157 Před 10 měsíci

    Soo dhowoow Adiga iyo barnaamijkaagu

  • @subeermohamed4034
    @subeermohamed4034 Před 11 měsíci

    Meel wacan baad ka bilowday masha allah
    Marba hadii aad ku bilowday rugcadaa saxaafadeed wuu hirgalay channelku

  • @ziyadahmed9003
    @ziyadahmed9003 Před 11 měsíci

    Hambalyo aad bn Usoo dhawaynaynaa barnaamijka
    Horay usoco Abwaan

  • @farduusfaisal257
    @farduusfaisal257 Před 11 měsíci

    Mnshalh congratulations wlo 🎉🎉

  • @abdikhaliqmohmett9862
    @abdikhaliqmohmett9862 Před 11 měsíci

    Keep going cawale deeqzi

  • @khadraali4889
    @khadraali4889 Před 10 měsíci

    Hore u soco

  • @xogkorodhsi2024
    @xogkorodhsi2024 Před 11 měsíci

    Mahadsanidiin

  • @DrAbdiqadir
    @DrAbdiqadir Před 11 měsíci +1

    Waan ku hambalyaynayaa sxb abwaan cawaale horey u soco wll, midhna aan kugu darsadee podcast inooga dhig ayaan ku odhan lahaa.🙏

    • @HilinShow
      @HilinShow  Před 11 měsíci

      Dhawaan waanu soo wadnaa qaybtii podcast-ka. Mahadsanid

  • @user-kz4ek5uf7n
    @user-kz4ek5uf7n Před 11 měsíci

    Waan kixirnan donaa insha allah❤❤❤

  • @africanman171
    @africanman171 Před 11 měsíci

    Hambalyo abwaan
    Cawaale 🎉❤

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 Před 11 měsíci

    Welcome to CZcams brother 🎉🎉

  • @engxaraar109
    @engxaraar109 Před 11 měsíci +1

    Barnaamijyada danbe xagga codka yara hagaajiya Insha Allah

  • @ridwaanshiine7978
    @ridwaanshiine7978 Před 11 měsíci

    Guulayso abwaaan cawaaale

  • @tuwa_sac
    @tuwa_sac Před 11 měsíci

    Macha alla

  • @munaceeje6895
    @munaceeje6895 Před 11 měsíci

    3/8/2023 waan ku faraxsanay in aan bilowgii cawa aan iba furkisa dawanayo
    Ilaa iyo intaan noolahey ee aan aduunka sarnahey in dawan doon inshaah

  • @barkhadahmet
    @barkhadahmet Před 11 měsíci +1

    Hereri is not easy❤️

  • @therealgoat96
    @therealgoat96 Před 10 měsíci

    waaar codka inaga hagaaaji cawaaalow

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn

    ❤❤

  • @shukrifarxaan3345
    @shukrifarxaan3345 Před 11 měsíci

    Hereri iyo deeqsiba ❤

  • @mubaarakmawliid4974
    @mubaarakmawliid4974 Před 11 měsíci

    Hambalyo Abwaan qaaliya❤

  • @shukriabdi8598
    @shukriabdi8598 Před 11 měsíci

    Amazing program.💯👏
    Lkn codku waadax ma ahee inagasoo dhisa xaggaa.

  • @WalaalAk80-hf8ee
    @WalaalAk80-hf8ee Před 2 měsíci

    Halkaa kala hay libaax

  • @hamdaabdi6712
    @hamdaabdi6712 Před 11 měsíci

    Cawaale❤

  • @havsaadam
    @havsaadam Před 2 měsíci

    Timaha uun sihagagsan ujaro jiri ayad u ektahay nin wayn oo rer lehna waa tahe

  • @user-nn8nz2nj4f
    @user-nn8nz2nj4f Před 11 měsíci

    Abwan tagero horay usoco

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE Před 11 měsíci

    Waa barnaamij aad u fiican lkn xogaa tallo ah aan ku darsadee xagga codka iyo iftiinka muuqaalka xogaa ku yara noqo kiwa dambe insha alaah

  • @abdirahmanjama2650
    @abdirahmanjama2650 Před 10 měsíci

    Xagga codka

  • @suldaand
    @suldaand Před 10 měsíci

    Microphonka ha la hagaajiyo

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Před 11 měsíci

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯

  • @caliyuusuf2617
    @caliyuusuf2617 Před 10 měsíci

    Hanbalyo wll

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 Před 11 měsíci

    hiili show😊

  • @Mohamed-hw9zi
    @Mohamed-hw9zi Před 10 měsíci

    Abwane ❤ khalid khamil soqa wo

  • @cishqistudio5500
    @cishqistudio5500 Před 11 měsíci

    Caawalaw codka iskaga hagajiya dhinaca microphone ka
    Waan idin salamaya adiga iyo suxufiga weyn hereri

  • @hassangaraad3494
    @hassangaraad3494 Před 10 měsíci

    Wariye waxaan xiisaysaa beeraha markaad

  • @DeqaAbukarxasan
    @DeqaAbukarxasan Před 11 měsíci

    Waa baraamij fiican waan soo dhawey nenaa inaa dad badan soo qaban doonto uu ka mid yahay ismail codka ubax ❤ horay usoco walal 🙌

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Před 6 měsíci

    bal cagaftii halkay ila maryso eega😂

  • @maxamedqawdhan7978
    @maxamedqawdhan7978 Před 11 měsíci

    Cawalaw Ismail Ubax noogu xigsi

  • @farduusfaisal257
    @farduusfaisal257 Před 11 měsíci

    Podcasts inooga dhig wlo

    • @HilinShow
      @HilinShow  Před 11 měsíci +1

      Waanu soo wadnaa insha Allah. Mahadsanid.

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Před 11 měsíci

    3.9k ayaa daawatay bal may meesha cas inaga cadeeyaan ar somaliyaa

  • @nasrikhan4047
    @nasrikhan4047 Před 11 měsíci

    KAN KAMARADA DUUBAYA XA KA QALDAN

  • @fahadfilmsvlogs1243
    @fahadfilmsvlogs1243 Před 11 měsíci

    Xaga codka kor uqaad saxiib

  • @jimcaaleguulwade478
    @jimcaaleguulwade478 Před 11 měsíci

    Codka aad unaqusan