KKKKKKKKKKKKKKKKKKK Ceegaag iyo isku filan waraysi xiisa leh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 06. 2024

Komentáře • 55

  • @saynebsaleh9254
    @saynebsaleh9254 Před 25 dny +9

    Walaal waad ciroowday nin yarna waad tahay waase waqtiga iyo waayahiisa ee ilaahay adiga iyo anagaba khayr ha ina siiyo aamiin aamiin aamiin

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 25 dny +9

    Isaaq iyo dhulbahante wada fadhiya waa khayr iyo abshir

    • @nimcoqaasaim1434
      @nimcoqaasaim1434 Před 25 dny +3

      Waalawada fadhiyaa marwalba waliba hargaysa way ku ganacsadane dhibi majirto waa siyasad uun anagu mana fogayno oo waxbanu wada cunaa sxbna wanunahaye lamakala fogan

    • @noahD1636
      @noahD1636 Před 23 dny +2

      waa dad wax isu ah. siyaasiyiinta ayaa isku diray

    • @noahD1636
      @noahD1636 Před 21 dnem

      @@nimcoqaasaim1434 👍❤️

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před 20 dny

      ​@@nimcoqaasaim1434maxaa yaala hargaysa oo laga ganacsanayaa busaaradbaa dubatay markii laga yaacay

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před 20 dny

      ​@@noahD1636waar waxba laysuma ahee hadawakhin

  • @saynebsaleh9254
    @saynebsaleh9254 Před 25 dny +4

    Waa inan kii fariid ka ahaa ee aan afkeena hooyo badelin iyo fariida dii kale maansha alaa tabaraka

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 Před 24 dny +3

    Igare welcome back bro

  • @CabdiAadan-ik7fo
    @CabdiAadan-ik7fo Před 21 dnem +1

    Mansha allaah rag dhaqan yahana ah

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg

    Mahadsanid

  • @aarenuur
    @aarenuur Před 15 dny

    Isku filan waa magac dhedig ah

  • @AyaanAhmed-zu5wk
    @AyaanAhmed-zu5wk Před 25 dny

    Soo dhawow Abwaan

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 24 dny +1

    Ilmadeerayal wan idin salamaya❤❤💝👍

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Před 24 dny

    Masha allaah wllo

  • @GARAADKOBCIYE12
    @GARAADKOBCIYE12 Před 24 dny

    Abwaane rag adag baad keentay runtii.

  • @foozia426
    @foozia426 Před 21 dnem

    Maasha allaah ❤

  • @abdirashidhashi8049
    @abdirashidhashi8049 Před 25 dny +1

    igare iyo asxaabta kula joogtaba waan idin salaamay

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 Před 23 dny +1

    Salaan sare gudoonta❤

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Před 25 dny

    Jabaati🎉

  • @Starlightinthenight123

    Soomaaliida. Waxaa. Waalaba. Waa. Geela. Geeluuna. Waa. Kiibir. Baaddan. Yahiin

  • @SmilingGazingIguana-nb7dy

    Dad funny aya wada kulmay

  • @queenabdi4319
    @queenabdi4319 Před 21 dnem

    Isku filan waa qof madhan oo futuud😅

  • @user-bu3rr9cn6m
    @user-bu3rr9cn6m Před 19 dny

    Aalayacisag❤😂

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Před 24 dny

    Xilibaan ka aan dhicin nmr ceegaag

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před 21 dnem

    Nimankan waaweyn maalaa yacni Sanaa oo sheeko xumaa

  • @samirr546
    @samirr546 Před 25 dny +1

    Inamayahow dadkii aan jeclaa ee sharfanaa ayaad ka soo jeedaan!!

  • @Starlightinthenight123

    Dhulabahanatag. Biiyo. Isaaqu. Marakay. Is. Heelaan. Waa. Faani.

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Před 25 dny +1

    Somalibimo Keniyay ku dhimatay Rag iloobay xornimo hadayna haysan inuu hadal ku haboonay N 😂 waxa idika murti badan cunuga yar ee Xamar ku nool ee la yidhaa CADE KA CADE 😂.

  • @Nuurabdi
    @Nuurabdi Před 25 dny

    Salaam

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 Před 22 dny

    War abwaan igare waxay cirado sanad ka hor maadan lahayn 😮

  • @SaynabAxmed-je1zi
    @SaynabAxmed-je1zi Před 25 dny

    Ceegaag waa soorankii labad

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 Před 23 dny

    Walahi magaca isku filin ma labbaa say madaxayga ugu'jirtay baan la yaabay kkk

  • @CumarCabdiqaadir-gh5fv

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 23 dny

    Isku filan ma magac lab baa?. Mise waa magac dhex dhexaada cigarette isn't Easy 😂

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Před 24 dny

    Wa labartaa waxa loogu yeeraa culture and anthropology

  • @Cunaye555
    @Cunaye555 Před 25 dny

    ❤❤❤😊

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Před 25 dny

    Saallan sare😂 3 dex cajaable

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Před 20 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahrainismaacil3286
    @sahrainismaacil3286 Před 25 dny

    ❤❤❤❤

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před 25 dny

    Qof walbaba abwaan noqay

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 Před 21 dnem

    War igare madaxii waa cirooboy

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 Před 25 dny

    Hadii aanu nahay reer kii inamadan waad naga haysan wuxii laganaga rabay

  • @Dire770
    @Dire770 Před 22 dny

    ❤kkkk

  • @maxamuudsiciidxasan4543

    مؤنث ومذكر

  • @maxamuudsiciidxasan4543

    Iskufilan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 20 dny

    Hargaysa tag walee in lagu xidhi reeruhu waa been lugolehe walee dagaal ayaa kusoo qabanay ayay KU oran joog

  • @Starlightinthenight123

    Waar. Maxaada. Ku. Dhaacay. Malabo. Xaas. Lee. Waa. Maxaay. Ciiraadu. Bisiinka. Isaka. Yaree

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 25 dny

    Waa Sadex Dibjir ilkaha beeley oo khaadka ruugan kuwani cida dhageysata ayaanba la yaabey

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 Před 23 dny

    Waar adigaa ka wayn waxba kaama wayno ninkani yssf cegaag

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 25 dny

    Xabaglayashii oo isku yimid iyo Dibjir hargeysa

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Před 25 dny

    Jighiga gobolka soomaaliyeed ee Amxaaradu ilaa maanta Amxaaro Gumaysato 😂stop talking RARARA isku fiirsada 😅.

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Před 25 dny

    Saallan sare😂 3 dex cajaable

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Před 25 dny

    Somalibimo Keniyay ku dhimatay Rag iloobay xornimo hadayna haysan inuu hadal ku haboonay N 😂 waxa idika murti badan cunuga yar ee Xamar ku nool ee la yidhaa CADE KA CADE 😂.