Waxaan go'aansaday in aanan is dhiibin.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 08. 2023
  • "Haddii qofka hoggaamiyaha ahi is dhiibo inta kalena way quusataaa, markaa waxaan go'aansaday inaanan niyad jabinn ee dedaalkaygii sii kordhiyo, sidaa darteed waaan ka soo gudbay xilliyadii adkaa ee i soo waajahay" sidaa waxa tidhi Layla oo ah aasaasaha iyo mulkiilaha Jumeira restaurant.
    mahadnaq gaar ah bahda ‪@DalaysMedia1‬

Komentáře • 19

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před 11 měsíci +3

    Somalida wali way ku yartahay dhaqankoda in qofka la dhiiri galiya markuu wax fiican qabto. Dumarkan dagaal garaba lagu wada. Allah xaqa ha inagu sugo.

  • @HilinShow
    @HilinShow  Před 11 měsíci +3

    Waxa mahadsan dhammaan asxaabta taageertay bilowga geeddiga ifafaalaha wanaagsan ee Hilin Show.

  • @khaalid_Sacad
    @khaalid_Sacad Před 11 měsíci +1

    Horumar wacan, bagaad qaybtii codka iyo mecrphonada inooga soo hagaajisay.

  • @user-iv9ye4eb4h
    @user-iv9ye4eb4h Před 11 měsíci +1

    Machallah tabarakallah

  • @cabdiraxmanmaxamed5108
    @cabdiraxmanmaxamed5108 Před 11 měsíci

    Keep going, pro cawaale deeqsi.

  • @Burco.
    @Burco. Před 11 měsíci

    Walaashay leila Muuse waan salaamaya ilaahay caqliga iyo xooga ha u barakeeyo

  • @RobleMuse
    @RobleMuse Před 11 měsíci

    Great and inspiring program, keep going Hilinshow and Thanks Cawaale Deeqsi

  • @Ina.a86
    @Ina.a86 Před 11 měsíci

    رائع 👏👏👏👏👏

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Před 11 měsíci +2

    WIIL IYO GABADH 17 AAD GOOB MUSC ISUG KEENTAN HADI AY XUMAN SAMEEYAN SO MASUUL KAMATIHID????
    YAAB DHALISHEEDI WAXAYBA TAGANTAY WA HOROMARKENA HALKA AY QEEXLAHAYD.

  • @hamzeahmed3305
    @hamzeahmed3305 Před 11 měsíci

    روعة

  • @shukrifarxaan3345
    @shukrifarxaan3345 Před 11 měsíci

    Strong women

  • @abdirahmangood5858
    @abdirahmangood5858 Před 11 měsíci +2

    Gayi oo dhan lama dego
    Doog colaada baa jira
    Derajoo dhan lama filo
    Duub la eedayaa jira
    Wax badan oo in la saxo u baahan baa mashruuceeda Ku jira
    Dariiq oo dhan lama maro
    Dowyo halisa baa jira
    Dulucdeedu waxay tay
    Marka aan dedaalkiyo
    Doolaalka geeddiga
    Sahan loogu meel dayin
    Hungo daahirtaa badan.

  • @suldaankabeesha70
    @suldaankabeesha70 Před 11 měsíci

    Waa barmaamij loo baahnaa

  • @AnasirAbdilatif143
    @AnasirAbdilatif143 Před 11 měsíci

    Cawale labiska Ku Noqo Zhp
    Sida kale Wa Zaxdii Barnamijku

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Před 11 měsíci

    CAQLI LA,AANTA QOFKA SOOMALIGA WA KAN AMIISAN WADANADOIDA CALAMADODI AYAN U SAMAYNAY HADA WAA DAD SOMALI AH KAWARAMA????
    OO WADANADA AY QAXONTIGA KU YIHIN MAYAGA LEEH???

  • @user-rc6sc1wj3y
    @user-rc6sc1wj3y Před 11 měsíci +1

    Waxaan Leeyahay Abaaye halkaa ka sii wad dhanka Putland inaad keento isku day

    • @mohamuudsubeer5876
      @mohamuudsubeer5876 Před 10 měsíci

      Badhyo culuseey inan garoowe calanka isaaq kasoo taago ayaan donayaa adiguna music iyo relax baad iga sugaysaa nacalaa dhaqdhaqaaqa hoyadaa ku yaale

  • @cabdixakiincaydiid-nd9rh
    @cabdixakiincaydiid-nd9rh Před 7 měsíci

    Ma waxad wayday cidaad waraysato niyaw😡