Mubarak Hugur
Mubarak Hugur
  • 194
  • 1 325 426

Video

meel ku qoro 4-tan talo | Qof kasta oo dhalin yaro ah waa u muhiim.
zhlĂ©dnutĂ­ 4,7KPƙed 9 hodinami
6 bilood sideed noloshaada ugu badali kartaa czcams.com/video/WYelHGh_3dM/video.htmlsi=VT_C8vg2TH5Cz9GG xeerka 1 minute iyo saamayntiisa czcams.com/video/uoLEdCMbhn0/video.htmlsi=MXfohrgFmhPtKiA2 caadooyinkan waad ku guulaysan doontaa . czcams.com/video/5vNBiL06EWc/video.htmlsi=n9EG_3pJ4yZuGOMn
Sideen horumar iyo iskaashi wada jir ah u samayn karnaa . | caadooyinka dadka guulaystay . Q/4aad
zhlĂ©dnutĂ­ 1,8KPƙed 19 hodinami
Muqaalkan waxa aan ku sharaxaynaa 3 caado ee danbe buuga 7 caado ee dadka guulaystay Buuggan internet ka waa laga heli karaa isaga oo PDF ah. www.stafforini.com/.../Covey The 7 habits... English haddii aad jeceshay link-gan ku dul dhufo sidaana ku download garayso.
6 bilood si aad Noloshaada isbadal ugu samayso raac 4 Tilmaamood . |6 months challenge .
zhlĂ©dnutĂ­ 11KPƙed dnem
6 bilood si aad Noloshaada isbadal ugu samayso raac 4 Tilmaamood . |6 months challenge .
Faa'idada iyo Saamaynta xeerka halka daqiiqo || 1 Minute rule | Time management .
zhlĂ©dnutĂ­ 3,7KPƙed 14 dny
Muqaalkan waxa aan ku sharraxaynaa xeer loo yaqaanno 1 minute rule oo kaa caawinaysa in aad kor u qaado waxqadkaaga maalinlaha ah . 90 maalmood maxaad ku qaban kartaa czcams.com/video/9Q0W2fbUlbM/video.htmlsi=DjQlq7KeqERWKGnD czcams.com/video/WAGG3M-3iqo/video.htmlsi=uqImp_tAxmDfQNUu czcams.com/video/fsT7tZmQI70/video.htmlsi=0rbpflwjpNfuXeqp
Si aad u kasbato qalbiyada dadka 6 qodob ku dadaal .| caadooyinka dadka guulaystay
zhlĂ©dnutĂ­ 4,1KPƙed 14 dny
halkan kasoo daawo xalqadii hore czcams.com/video/g1pxKhEkkjg/video.htmlsi=N25Hx0k08lV9vgU- Tusmada muqaalka . 00:00-00:30 hordhaca 1aad 00:31-02:01 hordhaca 2aad 02:02-04:00 qodobka 1aad 1. Understanding the Individual 04:01-05:44qodobka 2aad 2. Attending to the Little Things 05:45-07:06 qodobka 3. Keeping Commitments. 07:07-09:25 qodobka 4aad 5. Showing Personal Integrity. 09:26-10:31 qodobka...
Dadku waa 3 nooc xaga horumarka iyo isku filaanshaha || dad madax banaan oo xor ah iyo ......
zhlĂ©dnutĂ­ 2,6KPƙed 14 dny
muqaalkan waxa aan u qaybinaynaa dadka 3 qaybood marka ay joogto xagga horumarka iyo wada shaqaynta ama is dhex galka. czcams.com/video/5vNBiL06EWc/video.htmlsi=P-9A2VPOLu387v15 czcams.com/video/AVSfpKz6tww/video.htmlsi=UwFeHEk7EnjIU4jH czcams.com/video/OJ9MNecR2fg/video.htmlsi=SBXA_eD0WoDxir0p czcams.com/video/Zv0Upt_E0ms/video.htmlsi=5HuoYq6cOf92M_yE
3-da caado ee horseedaya guusha naftaada | masuuliyada naftaada qaad .
zhlĂ©dnutĂ­ 9KPƙed 21 dnem
czcams.com/video/ToAHD0YoGmg/video.htmlsi=lHmhld6FLwXdKH1e czcams.com/video/9Q0W2fbUlbM/video.htmlsi=n9Hjpd_NnwvjbUrH czcams.com/video/tae481D2PfY/video.htmlsi=mvuZqgHdrcbF1jgi Muqaalkan waxa aan kusoo gudbin doonaa qaybta 1aad ee buuga "The seven habits of highly effective people " oo ka mid ah buugaagta ugu saamaynta badan xaga maamulka nafta iyo horumarinteedaba. 3 caado ee ugu horeeya aynu ...
Waad ku faa’idi hadaad sidan u kala qaybiso hawlahaaga maalin walba | 𝐓𝐱𝐩𝐞 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐩𝐞𝐧𝐭 đŒđšđ­đ«đąđ±.
zhlĂ©dnutĂ­ 6KPƙed 21 dnem
czcams.com/video/Xx5v2n1i-NI/video.htmlsi=TaxUg2a4s3hONQxg sirta wax isbarista czcams.com/video/tae481D2PfY/video.htmlsi=TPqnHjvjdQpF16g4 czcams.com/video/MwHDakvUSXE/video.htmlsi=5GQ-Qw9KLI1H5UhX scriptiga muqaalka oo dhamaystiran . Waxa jira afar dhaqan(caado) oo aan dagaal adag kala galay naftayda,qofkastana ay tahay in uu kala dagaalamo naftiisa . 1. Isbarbar dhiga dadka kale . Qadobkani wa...
4-tan caado jooji si aad u guulaysato | cadowga horumarkaaga weeyaan caadooyinkani
zhlĂ©dnutĂ­ 10KPƙed měsĂ­cem
Sida youtube wax looga barto czcams.com/video/OJ9MNecR2fg/video.htmlsi=StAV9qHMwr2Yb4Yu Sida wakhtiga looga faa'idaysto czcams.com/video/WAGG3M-3iqo/video.htmlsi=8H6ZO7PFwZKif6YO Daawooyinka caajiska czcams.com/video/7hgwyINwJqw/video.htmlsi=T8a852l7RHGcavYe czcams.com/video/sPnKrLswcHg/video.htmlsi=JfsZ-JueHSNGDhe1 Tusma muuqaalka . 00:00-00:26 hordhaca muqaalka 00:27-00:42 ogaysiis 00:43-03:2...
ma rumaysan doontid sida uu u dhacay meherkani || dhaqanka pakistan ee guurka
zhlĂ©dnutĂ­ 1,9KPƙed měsĂ­cem
ma rumaysan doontid sida uu u dhacay meherkani || dhaqanka pakistan ee guurka
Hab aad wakhtiga uga faa'idaysan karto | 90 maalmood Noloshaada ku wanaaji .
zhlĂ©dnutĂ­ 10KPƙed měsĂ­cem
Muqaalkan waxa aan kusoo bandhigi doonaa dariiqo cajiiba oo dadka mashquulsani ay wakhtigooda ugu faa'idaystaan inta badan . 90 days productivity waa sir ay ku shaqaystaan dadka aadka u mashquulsan wakhtigoodana ay kaga faa’idaystaan . czcams.com/video/-vHydlo_fyw/video.htmlsi=k5PN_QuNCUVTzcqn czcams.com/video/tae481D2PfY/video.htmlsi=Ex241lXnM3IU6LfP czcams.com/video/wpkaq0b-ydc/video.htmlsi=V...
5 -ta sifo ee akhriska wanaagsan | akhriska haboon iyo waxtarkiisa
zhlĂ©dnutĂ­ 2,6KPƙed měsĂ­cem
5 -ta sifo ee akhriska wanaagsan | akhriska haboon iyo waxtarkiisa
Sidee imtixaanka loo diyaariyaa | 10 Talo imtixaanka ka hor📝
zhlĂ©dnutĂ­ 3,3KPƙed 2 měsĂ­ci
Imtixaanka ugu danbeeyaa sanad dugsiyeedadu waxa ay ka mid yiin caqabadaha ugu badan ee ay la kulmaan ardaydu inta ay ku jiraan waxbarashada ,illaa heeer ay ka gaadho ardayda qaar in ay ku keento war-war iyo walbahaar waxna ay cuni waayaanba. muqaalka maanta waxa aynu kusoo bandhigi doonaa 10 Tilmaamood oo hadaad raacdo kaa caawin doona in aad ku guulaysato imtixaanaadkaaga dhamaantood,darajo f...
Sidee ayaa looga fogaadaa buuqa iyo qulubka | Maamulo Noloshaada adigu .
zhlĂ©dnutĂ­ 4,8KPƙed 2 měsĂ­ci
Sidee ayaa looga fogaadaa buuqa iyo qulubka | Maamulo Noloshaada adigu .
Sirta wax isbarida xirfadaysan || Talooyin iyo Tilmaamo ku caawin doona .
zhlĂ©dnutĂ­ 10KPƙed 2 měsĂ­ci
Sirta wax isbarida xirfadaysan || Talooyin iyo Tilmaamo ku caawin doona .
5 qaanuun oo laba jibaaraya waxqabadkaaga maalin walba | Tijaabi bal adigu
zhlĂ©dnutĂ­ 4,3KPƙed 2 měsĂ­ci
5 qaanuun oo laba jibaaraya waxqabadkaaga maalin walba | Tijaabi bal adigu
4 xeer ee dhamaystirka howl Tayada sare leh | ku guulayso howlahaaga oo dhan | #deep_work_somali
zhlĂ©dnutĂ­ 3,4KPƙed 2 měsĂ­ci
4 xeer ee dhamaystirka howl Tayada sare leh | ku guulayso howlahaaga oo dhan | #deep_work_somali
10 cashar oo ku badali doona || sawir iyo xikmad Q/4aad
zhlĂ©dnutĂ­ 4,6KPƙed 2 měsĂ­ci
10 cashar oo ku badali doona || sawir iyo xikmad Q/4aad
Tijaabi Talooyinkan | xeerarka wax soo saarka || adkaysi iyo hawl kar .
zhlĂ©dnutĂ­ 6KPƙed 2 měsĂ­ci
Tijaabi Talooyinkan | xeerarka wax soo saarka || adkaysi iyo hawl kar .
Sidee loo noqdaa howl kar adkaysi badan | Buug aad u baahntay akhrintiisa casrigan cusub .| 01
zhlĂ©dnutĂ­ 8KPƙed 2 měsĂ­ci
Sidee loo noqdaa howl kar adkaysi badan | Buug aad u baahntay akhrintiisa casrigan cusub .| 01
8 xaaladood oo Aamusku sharaf yahay | af daboolani waa dahab .
zhlĂ©dnutĂ­ 3,6KPƙed 3 měsĂ­ci
8 xaaladood oo Aamusku sharaf yahay | af daboolani waa dahab .
7 qodob oo aad ku qiimayn karto caqligaaga koritaankiisa || sida qiimayn isku samee
zhlĂ©dnutĂ­ 7KPƙed 3 měsĂ­ci
7 qodob oo aad ku qiimayn karto caqligaaga koritaankiisa || sida qiimayn isku samee
Markii ay saxaabadii qaldameen | wada sheekaysiga quraanka |Ep2
zhlĂ©dnutĂ­ 1,2KPƙed 3 měsĂ­ci
Markii ay saxaabadii qaldameen | wada sheekaysiga quraanka |Ep2
Yay ku dhaafin ducooyinkani ramadaanka |Ducooyin la aqbalo .
zhlĂ©dnutĂ­ 4,3KPƙed 3 měsĂ­ci
Yay ku dhaafin ducooyinkani ramadaanka |Ducooyin la aqbalo .
Wada sheekaysiga quraanka . || Ep 01
zhlĂ©dnutĂ­ 3,2KPƙed 3 měsĂ­ci
Wada sheekaysiga quraanka . || Ep 01
Sida wakhtiga looga faa'ideeyo | Adeegso dariiqadan cajiibka .
zhlĂ©dnutĂ­ 5KPƙed 4 měsĂ­ci
Sida wakhtiga looga faa'ideeyo | Adeegso dariiqadan cajiibka .
Aniga wiilkaygii ma tihid hadaad islaamtay || Sheekada ahmed maeno
zhlĂ©dnutĂ­ 2,2KPƙed 4 měsĂ­ci
Aniga wiilkaygii ma tihid hadaad islaamtay || Sheekada ahmed maeno
Jadwal aad ku dhamayn karto quraanka dhawr jeer bisha Ramadaan |
zhlĂ©dnutĂ­ 3,8KPƙed 4 měsĂ­ci
Jadwal aad ku dhamayn karto quraanka dhawr jeer bisha Ramadaan |
Qaabkan u habee wakhtigaaga bisha Ramadaan | jadwal diyaarsan
zhlĂ©dnutĂ­ 11KPƙed 4 měsĂ­ci
Qaabkan u habee wakhtigaaga bisha Ramadaan | jadwal diyaarsan

Komentáƙe

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Pƙed hodinou

    Mansha Allah jazakalaahu khayr

  • @HassanHonest1
    @HassanHonest1 Pƙed 2 hodinami

    Thank you

  • @HassanHonest1
    @HassanHonest1 Pƙed 3 hodinami

    Thank you so much

  • @CraxmanCabdi-r3q
    @CraxmanCabdi-r3q Pƙed 4 hodinami

    Mahadsanid ustaad

  • @mustafemohamoud3392
    @mustafemohamoud3392 Pƙed 4 hodinami

    Mahadsanid

  • @user-zy5ll3gh6r
    @user-zy5ll3gh6r Pƙed 15 hodinami

    ŰŽÙƒŰ±Ű§ Ù…ŰšŰ§Ű±Ùƒ â€đŸŽ‰

  • @AwilMohamud-rd8kv
    @AwilMohamud-rd8kv Pƙed 15 hodinami

    Jasaka Allah wll Mubarak ❀

  • @dulamarmedia6919
    @dulamarmedia6919 Pƙed 15 hodinami

    Mahadsanid ustaad🎉

  • @CabdimajidCadceed
    @CabdimajidCadceed Pƙed 16 hodinami

    mahadsanid ustaad

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Pƙed 16 hodinami

    Masha allllah fariid nolow ❀

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Pƙed 16 hodinami

    Mahadsanid ustd Good information

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Pƙed 18 hodinami

    Xirfadu waa Barasho si aad iskaa u Xamaalato❀

  • @ShukriyaBbb
    @ShukriyaBbb Pƙed 18 hodinami

    Thanks will Allaha ka xafldo â€đŸŽ‰

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 Pƙed 18 hodinami

    Asc zhb kuma aqaano dhowr muuqaal baa kaa daawaday oo aad ii anfacay Waxaan kuu rajaynayaa hormar wacan iyo fallow tiro badan i.a Guulayso broâ€â€đŸŽ‰đŸŽ‰

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur Pƙed 15 hodinami

      Dhib ma leh wll. In aad wax faa'ido ayaa muhiim ah .

  • @Amiiiin8
    @Amiiiin8 Pƙed 19 hodinami

    Mhdsanid akhii wax badan aya naga caawisay runtii❀

  • @Saamiya33
    @Saamiya33 Pƙed 19 hodinami

    In the beginning of this i had decided to learn English the first 4 months i did well but later i stop but today i start again

  • @adbinuurmohamud8539
    @adbinuurmohamud8539 Pƙed 19 hodinami

    Sxb iga raali noqo muuqaalkaagu ima dhaafo waan kafaaiday likena kuuma saaro dabecadbay iga tahay muuqaaladaada dartood xirfad ayaan bartay social media waxaa iigu dambaysay 25/6/2024

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur Pƙed 15 hodinami

      Waw! . Muhiim maaha like inaad ii saartaa , balse in aad wax faa'idaybaa muhiim ah .

  • @AsanKola
    @AsanKola Pƙed 19 hodinami

    TYSM BRO

  • @khadarcabdle7483
    @khadarcabdle7483 Pƙed 20 hodinami

    mahadsanid ustaad🙏

  • @miloThomaz
    @miloThomaz Pƙed 20 hodinami

    ZXp aadbad umahadsantahy hadans computer ayaan dhigtaa i.n waan ku guuleysan

  • @user-sw8pv6uo8z
    @user-sw8pv6uo8z Pƙed 20 hodinami

    Booga magaciis bro aan helee

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod Pƙed 20 hodinami

    Ala maxan eraydan u bogaa runsna in dareen kayga laga hadlayaan mooday " i hope good my brother keep going đŸ€Ÿ

  • @MaxamedaxmedMaxamed99
    @MaxamedaxmedMaxamed99 Pƙed 20 hodinami

    Mahadsanid nin wax badan aan ka faaiido

  • @AdamGas-jx3oj
    @AdamGas-jx3oj Pƙed 20 hodinami

    I'm the 2nd one who is watching, long time no see Ustad but I like your vedios we shall be wait for you 4 ever

  • @A.Muslim.girl.from.Yemen-
    @A.Muslim.girl.from.Yemen- Pƙed 20 hodinami

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~‱~‱~♡~♡~♡~♡~♡~~♡♡♡;~ی~~.ی: ~:~ÂĄ~ÂĄ~¡ی~;:I.i.i.i..i.ii!}𝖊≋𝖊𝖊~≋𝖊.. i.I.|-◖'Ëč˛Ëč˛Ëč˛Ëč˛ËčËč˛Ëč˛Ëč`˛.;!.|i,];&;&;&&;🕋â˜Șâ˜Ș&;;%;%4;😊

  • @Anf54208
    @Anf54208 Pƙed 20 hodinami

    Thanks 🎉 ustaad

  • @shirdoonofficial
    @shirdoonofficial Pƙed 20 hodinami

    Mahadsanid macalimu ❀

  • @luluabshirluluabshir6312

    Shukran ustaad

  • @luluabshirluluabshir6312

    Asc waxaa rabaa inaa barto qurcanka kariim iyo qoralka arabiga

  • @user-kl4zy4cm5z
    @user-kl4zy4cm5z Pƙed dnem

    Ustad bookta soomaligana ku sok dar❀

  • @xaawocnafic9305
    @xaawocnafic9305 Pƙed 2 dny

    Allaha ku xifdiyo wxaan kaa faiiday wax bdan oo dhan aakhiro io adduun ba ah

  • @user-kf3tr4hy8i
    @user-kf3tr4hy8i Pƙed 2 dny

    Thanks wllâ€đŸŽ‰

  • @MahadAhmed-ju7eo
    @MahadAhmed-ju7eo Pƙed 3 dny

    Thanks macalin

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l Pƙed 3 dny

    Very thnkz ustaad cimri dheer iyo cibaado suuban alle haku siiyo

  • @mohamednoor8229
    @mohamednoor8229 Pƙed 3 dny

    Mubarak hurgur❀

  • @MohamedAli-um2ws
    @MohamedAli-um2ws Pƙed 4 dny

    Waa cashar qiima badan o ay dhalinta yar yar iyo tan cuslaatay ba ubaahantay

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 Pƙed 4 dny

    Masha Allaah ❀

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 Pƙed 4 dny

    Ű§Ù„Ù„Ù‡Ù… Ű”Ù„ Űčلى Ù…Ű­Ù…ŰŻ ÙˆŰąÙ„ Ù…Ű­Ù…ŰŻâ€

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 Pƙed 4 dny

    Alle hanoo rumeeyo muraadkayga oo khayr yaarabii Aamiin ❀đŸ€Č

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 Pƙed 4 dny

    Brother inaan kula hadlo ayaan rabaa ee halkeen kaala soo xidhiidhaa

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Pƙed 4 dny

    Wll culees nafsiyadeed ba ihysta alle ha iga kor qade

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali Pƙed 4 dny

    Ustaadi aad baa u mahadsantahay . Markaa dhagaysanaayo waa ku raaxaysanaya laakin Praktikal waa adag tahay insha Allah waa ku dadaali.

  • @nuura-mx2lw
    @nuura-mx2lw Pƙed 4 dny

    Shukranâ€đŸ˜Š

  • @user-nt8bn4dw4e
    @user-nt8bn4dw4e Pƙed 4 dny

    Even 2023 mashalah wllky mubaram hugur

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i Pƙed 4 dny

    Mahadsanid ustaad ❀