5 qaanuun oo laba jibaaraya waxqabadkaaga maalin walba | Tijaabi bal adigu

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Follow on my instagram
    www.instagram....
    5 qanuun ee waxsoosaarka .

Komentáře • 38

  • @AbdikaniHassan-nd6fu
    @AbdikaniHassan-nd6fu Před 3 měsíci +2

    Thanks ustaad mubarak hugur 🙏🙏🙏

  • @updikarimmohomed5057
    @updikarimmohomed5057 Před 3 měsíci +3

    Ustaad alle haku sharfo waxaad iila mid tahy macalimiinta maalin walba isoo hor istaaga oo wax ii sharaxa waxna i bara
    Allah haku xafido ustaad

  • @mrsahane
    @mrsahane Před 3 měsíci

    Mahadsanid macalin mubarak 😊

  • @Isak.a
    @Isak.a Před 3 měsíci

    Saaxiib waad ku mahadsanatahay sida bulahadena soomaaliyeed ugu faideyneysid

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali Před 3 měsíci

    Waxaa aad II soo jiidatay sida aad summery uga samayso Muqalka dhan ee aad ka hadadhay thanks ustaad.
    Illahay swt Cilmiga ajar hakaa siiyo.
    Runtii Book ma wada aqrin karo.
    Laakin waa dhagaystaa .
    Kadib wax waa ka xasustaa

  • @shaficibashe6874
    @shaficibashe6874 Před 3 měsíci

    Mahadsanid waa runtaa ustaad

  • @Sahruush
    @Sahruush Před 3 měsíci

    Jazakallah Khair ustaad 😊shidaal baad ithy illhy haku xafido ❤

  • @maidomohmed7828
    @maidomohmed7828 Před 3 měsíci

    Thank Wĺĺ mubarak wax badan ban ka faida mar walba ❤

  • @IqroMohamed-us9xf
    @IqroMohamed-us9xf Před 3 měsíci

    Thanks ustd😊

  • @ICC17
    @ICC17 Před 3 měsíci

    Thanks you ustaad🎉

  • @NadiiraAbdulaahi
    @NadiiraAbdulaahi Před 3 měsíci

    Allah haku barakeeyo ustaad❤

  • @maymunabdimiimi4555
    @maymunabdimiimi4555 Před 3 měsíci

    Thanks ustad 😊

  • @suuuuuuuuui-w8m
    @suuuuuuuuui-w8m Před 3 měsíci

    Ustaad so geli podcast tigi wadashekaysigi quraanka qaybtisi saddexad wanu sugaynaye insha Allah hada firaqo u heshid diyarintisa noso gudbi wa podcast waxtar leh adna alle haka abaal mariyo inta ad no faideynaysid

  • @HassanDool
    @HassanDool Před 3 měsíci

    Very thanks

  • @user-gi5dc7ln5g
    @user-gi5dc7ln5g Před 3 měsíci

    Thnks wll

  • @user-ln2lo5pk3c
    @user-ln2lo5pk3c Před 3 měsíci

    Mahadsanid walal video waa kuwo wax tar leh

  • @user-ku3vi1gb3h
    @user-ku3vi1gb3h Před 3 měsíci +2

    Markaad qodob gasho lambarkiisa iyo qodobka ku soo qor shaashada si uu maqal iyo muuqaal u noqoyo oy u Kala habaysamaan

  • @user-ws6wk9hf9e
    @user-ws6wk9hf9e Před 3 měsíci

    Thnkz

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w Před 3 měsíci

    ❤❤❤mansh guulayso ustaad

  • @user-yp4el6ig4r
    @user-yp4el6ig4r Před 3 měsíci +2

    Dartaa baan u soo galaa CZcams ka waanan ku farxaa markaan arko inaad wax cusub soo dhigtay waa shidaalkayga markan ku dhagaystoba qof cusub baan noqdaa maalin kasta noo soo gali plz wll wax badan ayay iga badaleen muuqaaladaadu

  • @abdijibaarjaamac
    @abdijibaarjaamac Před 28 dny

    Tnks ugaas

  • @mohmeddaud4424
    @mohmeddaud4424 Před 3 měsíci

    Waad Ku mahadsan tahay Videoga quruxda badan
    Bookga aad soo Qaadatay Ee ladhaho Eat that frog iminkan wada Yacni akhrinayaa
    Ninka Qorey Waa Qoral Qibrad uleh Qorista bookta Booktiisa Akhrintooda lagama daalo waa lagu raaxaystaa waxan ka akhriyay 5 book midka hada an wado uu kujro bookgagta qaar Waxan Kudhameyay Laba maalin

  • @gooshatv-hq2xv
    @gooshatv-hq2xv Před 3 měsíci

    Ustaad mubarak wa ku salaamay marka hore ilaahey ha ka abaal mariyo muuqalada wax tarka leh ee nala wadaagto, hal codsi baa wataa oo ah marka aad barnaamij kan camal ah oo qodobaysan aad ka hadlayso please qodobada qoraal ahaan ugu soo dar sidii muuqaalkii kan ka horreeyay.

  • @shuaibabdimohamed1227
    @shuaibabdimohamed1227 Před 3 měsíci

    keep going macalin❤❤ aad ban kgu xiranahy allaha ku shrfı

  • @faadumosaalaxmaxamedsaalax3459

    Mahad sanid ustaad

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml

    Ugas wxaad kazoohadashaa shaqooyinka sanadada soosocda suuqa qabsandoona iyo kuwa tittirmidoona...thnkz

  • @SakariyeHusein-mn8rc
    @SakariyeHusein-mn8rc Před 3 měsíci

    Waxaan waayay ustaad muqalki aad kaga hadlaysay maaraynta ŵaqtiga q/2aaad ama barnaamijta laadeegsanayay si losameeyo time management thanks

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Před 3 měsíci

    Waa qaanuun wanaagsan

  • @hindiya11m
    @hindiya11m Před 3 měsíci

    Asc jisaakallahu kheyr
    Runtii Waxaan ka faiday waxyaabo badan 1 baro luqad

  • @hindiya11m
    @hindiya11m Před 3 měsíci

    Lakin xagee ka heli kara namarkada

  • @boykadek6254
    @boykadek6254 Před 3 měsíci

    Imika ayan raha i hor daagan cunayaa sxb

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 3 měsíci

    AQON YAHAN DA.YARR

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 Před 3 měsíci

    Wll caajis iyo culays baa I haysta markasta oon waxbarasho ka fikiraba maskaxdaan kasi dalaba before I even start 😭

    • @Runta2024
      @Runta2024 Před 3 měsíci

      Ilaahay Bari wlle Ducayso.
      Nabiga scw iLaahay Ka nabad gaLi jiray caajiska.
      Subax habeen GaLab iLaahy Bar.

  • @user-gq4uz2jq7r
    @user-gq4uz2jq7r Před 3 měsíci

    Zhp maalinkasta wan kula socdaa waxanan dalka pakistan uga baahnaa inan wax barasho ku imaado oo jamacad ah cid aan kawaraystana ma hayo ee halkee kalo soo xidhiidhaa plz 🫡

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před 3 měsíci

      Instagram ayaad fariin iigu reebi kartaa wll @mubarak_hugur

  • @boykadek6254
    @boykadek6254 Před 3 měsíci

    😂😂😂 aniga ayad uga hadashay qodobka sadexaad ." Hawl ayan hayay shaah ayan soo cabay dabada ayan u yar baxay, kadib halkan casharkii ka bilaabi lahaa waxan damcay inaan youtube yar eego adiga ayaa ba iga soo hor baxay . Wlhi imika wan dhamayn lahaa casharkan ku fadhiyay. 😢