7 qodob oo aad ku qiimayn karto caqligaaga koritaankiisa || sida qiimayn isku samee

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 61

  • @somalijoker9007
    @somalijoker9007 Před 4 měsíci +7

    Soo koobid
    1. Maxaa aad daawata
    2.saaxibadaada maxa idin kulmiya
    3. Maxa jeceshahy in aad ka sheekeysato ama jeceshahy in lagaga sheekeeyo
    4.cuntooyinka aadka u xiiseyso
    5. Qaladkaaga ma qirata
    6. Maxa kaa qosliya
    7. Maxa xiiseysa barigii hore iyo hada waxaa aad xiiseyso
    Thanks 😊

    • @AliKhan-Somali
      @AliKhan-Somali Před 4 měsíci

      Thanks brader.
      Soo kaabida Ustaadka hadalkiisa waa wax fiican .
      Hadalka ama Mowduuca Ustaadka uu hadlaayo si yar oo kooban ayuu uga hadlay.
      Laakin Sookoobidaas ayaa Muhiim ah .
      Aniga shaqsiyan Thanks ayaa ku leeyahay 🎉

  • @husseinkahie109
    @husseinkahie109 Před 4 měsíci +2

    Mahadsanid Ustaad Mubaarik Hugur.

  • @ApdihakimHaaji13
    @ApdihakimHaaji13 Před 4 měsíci +2

    Macalin Mubaarik Aad Baad Umahadsantahay,waxan Ku Yar Xasuusin lahaa Muuqalada gabdhaha timaha qaaqaawan iyo musica yar ee ku soo Galaya,sheekh dirir ayaan ka maqlay isago leh haduu qofku wuxu faafinayo ku jiraan labada aan soo sheegay wuxu yidhi waa xaaran wuxu qaadanaya,marka macaLin si aynu Janada ugu wada kulano dhamaanteen intaa yar inaga hagaaji insha allaah.

  • @muhsinabdiwahab114
    @muhsinabdiwahab114 Před 4 měsíci +2

    Thanks Abti,
    These questions are important when evaluating yourself.

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Před 4 měsíci +1

    Thank you for your presentation

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w Před 4 měsíci +2

    Waansoogaarnay ustaad guulayso allaha Bishan Ramadan khayrkeeda hainasiiyo oo ha ❤inalakulmiyo layltulqadriga amiin

  • @doogmedia2345
    @doogmedia2345 Před 4 měsíci +5

    Mahadsanid wll mubaarak huggur
    Waa su,aalo muhiim ah
    Runti waxaan dareemayaa in uu jiro farqi wayn oo u dhaxeeya waxyaabaha aan daawan jiray sanad ka hor iyo maantay halka aan joogo
    Taas alle ayaa ku mahadsan
    Sidookale waxaa xisid mudan mudan in aad adigu ka mubaarak ahaa kamid tahay CZcamsrs kaalin wayn ku lahaa jihayntayada ❤

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před 4 měsíci +1

      Allahuma barik

    • @AliKhan-Somali
      @AliKhan-Somali Před 4 měsíci

      Wlhi Aniga Naftirkayga Ustaad Mubaarak waa u Mahadcelinaya.
      Thanks Ustaad.
      Waa Info aad Muhiim u ah .
      In walaalo badan ay Arkaan waa jeclaan lahaa

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 4 měsíci +1

    Mahadsanid ustd waano iyo wacdi joogto ah

  • @user-fk2nj9bf8u
    @user-fk2nj9bf8u Před 4 měsíci +3

    Guusha waa midka soo noqnoqda ilaa adigu aad sii wanaagsanaato ustaad guuleso

  • @user-qy8gk6dn3c
    @user-qy8gk6dn3c Před 4 měsíci

    Mahadsanid macalin xigamada badan kabratay❤

  • @souheibhassan9409
    @souheibhassan9409 Před 4 měsíci +1

    Woww amazing 😊 😍 👏 👌 🙌 💖 😊

  • @COMANDO1HDLOPI
    @COMANDO1HDLOPI Před 4 měsíci +1

    Thanks

  • @CabdilahiXasan-or7xm
    @CabdilahiXasan-or7xm Před 4 měsíci +1

    Wan sogaadhay upstand ee shukran thank you mahadsanid

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w Před 4 měsíci +1

    So stunning 😍 motivation

  • @zulthancooraaf1054
    @zulthancooraaf1054 Před 3 měsíci

    Mahadsanid wll Mubarak

  • @iqromaxamed7962
    @iqromaxamed7962 Před 4 měsíci +3

    Mhdsand ustad🥰

  • @nastehoaliosmaan1460
    @nastehoaliosmaan1460 Před 4 měsíci +1

    Mahadsanid mubarik fadlan ii sheeg meel an klaso xidhiidho

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před 4 měsíci

      Instagram fariin iigu reeb wll .
      @mubarak_Hugur

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds Před 4 měsíci

    Mahadsanid

  • @user-xn1by9qw6y
    @user-xn1by9qw6y Před 4 měsíci +1

    Mhd ustaad

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 Před 4 měsíci

    masha allah mahadsanid ustad Allah ha ku sharfo

  • @mohameddeeq7578
    @mohameddeeq7578 Před 4 měsíci

    Waasoogaaray m.a waakutaageera ustaad

  • @muna607
    @muna607 Před 4 měsíci +2

    Wlhi sanadkan iyo sanadad hore farqi aad u weyn aya ii dhaxeey aniga ahan sanadkii la so dhaafey ee 2023 ayan go.aan sadey inan is badalo sanadadi 2022 2021 wlhi maqaan sey nolosheydu ahed ciyaar school wan ahaa asxaab aan wanaag saneyan wan lahaa heesah uun ban dhageysin jirey wana iska duubi jirey habalah school aan wad dhigan jir neyn wan madax ayan isku galin jirey wan isku diri jirey😂😢 ilahay ha iga cafiye markaa hadan waxa daremyaa inan waxa badan ifitiimen wlhi hadan wa markan bartey mubaarka iyo dadk lamid ka.ah ee dhiiri galinta badan🥰🥰🙏

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 Před 4 měsíci

    Thanks wll

  • @yuuusfahmed258
    @yuuusfahmed258 Před 4 měsíci

    Waa so garay ustaad mahad sanid 😊

  • @user-nt8bn4dw4e
    @user-nt8bn4dw4e Před 4 měsíci +1

    Amazing❤❤❤❤❤

  • @user-te7xc8gc5q
    @user-te7xc8gc5q Před 4 měsíci +1

    🔝👏🏾👏🏾

  • @cabdiciise3469
    @cabdiciise3469 Před 4 měsíci +1

    Mubaarka aad umahasanthy

  • @daljir___10
    @daljir___10 Před 4 měsíci

    08:15 Waan soo gaaray 🎉😊

  • @bintiabdi5350
    @bintiabdi5350 Před 4 měsíci

    Walee wan soo garey wan ku daab taa mar kasta wax neh wan kafaa idey maclin thank you🥰❤️🫡

  • @Mohameda1
    @Mohameda1 Před 4 měsíci

    Talo fiican wll
    Allah ha ku barakeeyo

  • @Geedaqorowmedia-ko5pi
    @Geedaqorowmedia-ko5pi Před 4 měsíci

    Wn soo gry ustaadi mhdsnid

  • @CABDIAXMEDDUBAD
    @CABDIAXMEDDUBAD Před 4 měsíci

    Mahadsanid wll❤

  • @TijaaboChannel-cx4fw
    @TijaaboChannel-cx4fw Před 4 měsíci

    Waan soo gaarey waadmahadsantahay❤❤❤❤

  • @user-xf8xj3bc3u
    @user-xf8xj3bc3u Před 4 měsíci +1

    CZcamsrska an daawado Mubaarig Hugur, Omar soleman , aadan sahan , qays qaysar😂🎉 inta kale wxbarsho🎉

  • @bulshaawi2522
    @bulshaawi2522 Před 4 měsíci

    cashar lama koobaana weyaaannusdaad mahdsanid

  • @Tirmaaye7
    @Tirmaaye7 Před 4 měsíci

    M.a 🎉

  • @user-ux8rahma
    @user-ux8rahma Před 4 měsíci

    Wan so gadhnay wa mahadsanid thy walhi aniga aqligayga iyo fikirkayguba wa is badaleen balse ma gasdhin halkii aan rabay

  • @OthmanRazhid
    @OthmanRazhid Před 4 měsíci +1

    Runtii waxn daremaya inu isbadaley aduun arageyga io sidan nafteyda u argo..tansna wxa sabb u ah ilahey ka sagow caqbadaha aan la kulamy...malinta ka fakrto hormarkda io himiloyinga aad ledahy sidn u xaqiijin lahyd wa cadyn aad ku ogaan karto inu isbadaley gaardkda

  • @mohmeddaud4424
    @mohmeddaud4424 Před 4 měsíci

    Thankz bro hadi An faaido hal Eray micnaheedu waa in an Hellay Fursad an wax kubartay Mahadsandi Mar labaad Sxb

  • @WticfFyjnh
    @WticfFyjnh Před 4 měsíci

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 4 měsíci +1

    Caqli iyo Garaad maxay kukala duwanyihiin? Bal qofkii garanayo ha ka jwbo

  • @Khalidyare2
    @Khalidyare2 Před 4 měsíci

    ❤❤

  • @Ina_garraad
    @Ina_garraad Před 4 měsíci

    Wanso gaadhay
    Mhdsanid wll mubarak

  • @WticfFyjnh
    @WticfFyjnh Před 4 měsíci

    Wan sogadhy❤

  • @user-ly9qe1nz7u
    @user-ly9qe1nz7u Před 4 měsíci +1

    فاياحكوكثير وايبكوكثير

  • @user-dg8jy4wt2j
    @user-dg8jy4wt2j Před 4 měsíci +1

    Waxbadan ayaanka Faa'iidey Mudo yar oo an Muuqalladaada Daawanayey.❤👏

  • @user-hj5vs9rr5w
    @user-hj5vs9rr5w Před 4 měsíci

    taliye noise ka saar sound ...

  • @ahmedlibanmohamed8819
    @ahmedlibanmohamed8819 Před 4 měsíci

    badanka waa engilsh lessons weye

  • @Mohamettali8
    @Mohamettali8 Před 4 měsíci

    Sxp wax aqriska niyada laga aqriyo iyo kan codka dhere lagu maxa farqi ah oo dhexayo kebana fican walal

  • @user-hj5vs9rr5w
    @user-hj5vs9rr5w Před 4 měsíci

    ama microdphone isticmaal

  • @wlljr964
    @wlljr964 Před 4 měsíci

    Best video lkn sanadki hore dhan maba xasuusto

  • @user-yi7mw1ry2q
    @user-yi7mw1ry2q Před 4 měsíci

    waxan dawada siyasada dalka dhanka Factbook hada wn jojiyey sidokle waxan dawada oo an jeclahey motivation yacni dhirigalinta tan xigta anigu sxb malihi weligeyna ma yelanin

  • @RealAbdalla110
    @RealAbdalla110 Před 4 měsíci

    czcams.com/video/qO9APgwnFVk/video.html halkan soboqdo asxapey

  • @ahmedmohamudduale2797
    @ahmedmohamudduale2797 Před 4 měsíci

    Mhdsnthy Zxb qli ❤

  • @CsalaanAsad-ns3nc
    @CsalaanAsad-ns3nc Před 4 měsíci

    Waan soo gay zxp mcn😊