Sida ugu dhakhsaha badan u baro xirfad kasta | 6 Tilmaamood oo ku caawin doona

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Muqaalku waxa uu ku saabsanyay talooyin iyo tilmoomo inaga caawinaya inaan ku barano xirfad kasta oo aan rabno sida ugu fudud uguna dhakhsaha badan .
    1. Aqoon kasta ku baro 20 saacadood
    • The first 20 hours -- ...
    2. 6 secrets to learn faster and easy .
    • Brain Hack: 6 secrets ...

Komentáře • 54

  • @sammaddey9631
    @sammaddey9631 Před měsícem +24

    1:- Diiradaada (fucus) so jeedi.
    2:-Hurdo tayo leh seexo.
    3:-Joogtey, ugu yaraan malinki 45min.
    4:- wxa ku diidaya joogteynta mesha ka sar.
    5:-qaladaadkaaga ufiirfiirso.
    6:-nasasho qaado.

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před měsícem +3

      Mahadsanid .
      Shaqo fiicanbaad qabatay

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k Před měsícem

      Thnks alot.❤❤❤

    • @qamarali7638
      @qamarali7638 Před měsícem

      Mahad sanid sida aad noguso kobtey hadalka walalken ajar badan allah ka siyo aamiin

  • @qamarali7638
    @qamarali7638 Před měsícem +1

    Jazalah qeer walaal waxan ka hela sida aad idagaba uso jedo marka wax sharaxeyso insha Allah waa bilaba sidaas fudud ee nogu sheegtey allahne hano saqiro waxii qeer ah Allahuma aamiin

  • @Saamiya33
    @Saamiya33 Před měsícem +4

    In the beginning of this i had decided to learn English the first 4 months i did well but later i stop but today i start again

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Před měsícem +2

    Mansha Allah jazakalaahu khayr

  • @nimcofaacul2638
    @nimcofaacul2638 Před měsícem

    masha allah walaky mubaarak waxa aan kaafaaiday lama sookoobikaro Alle naxariis ajar hakaa siiyo noosoo badi mowduucyada sidaan oo kale ah

  • @nasirsaleban9201
    @nasirsaleban9201 Před měsícem

    shukran ustaad sida xogaha loo baadho vedio kasoo samee

  • @nuuninimcan6150
    @nuuninimcan6150 Před 7 dny

    Wad mahadsnthy ustaad

  • @facamanta
    @facamanta Před měsícem +1

    USTAAD waa markii ugu horaysay ee aaan anoo waxbaranayo aan dareen kayga soo jediyay runtii wax wayn
    ayaan dareemay
    dhibka ihays tay hadaan ogaaday markasta oon waxbaranaayo mafejig naan jirin walhi mana fahmi jirin wuxuu macalinku shegaayo hada maskaxdaydu waxay awoodaa inaan hadaladaadii oodhan kusheego hadaad iwaydiisid ficiican ayan ufahmay
    USTAD cimri dheer iyo cafimaad kuwaar 🥰🥰🥰

  • @AdamGas-jx3oj
    @AdamGas-jx3oj Před měsícem +2

    I'm the 2nd one who is watching, long time no see Ustad but I like your vedios we shall be wait for you 4 ever

  • @shukribintuhassan3719
    @shukribintuhassan3719 Před měsícem +1

    wa ku mahdsantahye ina marka kasto no so gudabisida wax faiidada nogu jirto guuleyso walaal Mubarak gugur👍👍😍

  • @apdirahmaanoday1373
    @apdirahmaanoday1373 Před měsícem +1

    Thanks ustaad ❤

  • @Amiiiin8
    @Amiiiin8 Před měsícem +2

    Mhdsanid akhii wax badan aya naga caawisay runtii❤

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod Před měsícem +3

    Ala maxan eraydan u bogaa runsna in dareen kayga laga hadlayaan mooday " i hope good my brother keep going 🤟

  • @deqalula9707
    @deqalula9707 Před měsícem

    جزاك الله خير الجزاء واحسن الله اليك

  • @ShukriyaBbb
    @ShukriyaBbb Před měsícem +1

    Thanks will Allaha ka xafldo ❤🎉

  • @MaxamedaxmedMaxamed99
    @MaxamedaxmedMaxamed99 Před měsícem +2

    Mahadsanid nin wax badan aan ka faaiido

  • @shirdoonofficial
    @shirdoonofficial Před měsícem +2

    Mahadsanid macalimu ❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před měsícem +1

    Mahadsanid ustd Good information

  • @anwarahmed4449
    @anwarahmed4449 Před měsícem

    Ustaad aad baad u mahadsantahay ALLAHA kaa abaal mariyo dadaalka aad noo hayso si aan meel sare u gaadhno

  • @Anf54208
    @Anf54208 Před měsícem +2

    Thanks 🎉 ustaad

  • @AhmedAbdi-z5g
    @AhmedAbdi-z5g Před měsícem +1

    ❤❤❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před měsícem +1

    Xirfadu waa Barasho si aad iskaa u Xamaalato❤

  • @queennaima1645
    @queennaima1645 Před měsícem

    Thanks alot bro

  • @HassanHonest1
    @HassanHonest1 Před měsícem

    Thank you so much

  • @AsanKola
    @AsanKola Před měsícem +1

    TYSM BRO

  • @user-vu6sg1bc7x
    @user-vu6sg1bc7x Před měsícem

    Waad mahadsantahay

  • @khadarcabdle7483
    @khadarcabdle7483 Před měsícem +1

    mahadsanid ustaad🙏

  • @sulaamjamaal7744
    @sulaamjamaal7744 Před měsícem

    𝐓𝐡𝐚𝐧𝐤𝐬 𝐮𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝𝐢❤🙏🙏

  • @AwilMohamud-rd8kv
    @AwilMohamud-rd8kv Před měsícem

    Jasaka Allah wll Mubarak ❤

  • @user-zy5ll3gh6r
    @user-zy5ll3gh6r Před měsícem

    شكرا مبارك ❤🎉

  • @dulamarmedia6919
    @dulamarmedia6919 Před měsícem

    Mahadsanid ustaad🎉

  • @CraxmanCabdi-r3q
    @CraxmanCabdi-r3q Před měsícem

    Mahadsanid ustaad

  • @miloThomaz
    @miloThomaz Před měsícem +1

    ZXp aadbad umahadsantahy hadans computer ayaan dhigtaa i.n waan ku guuleysan

  • @Somatechnology01
    @Somatechnology01 Před měsícem

    mahadsanid ustaad

  • @moha088
    @moha088 Před měsícem

    Mahad sanid ustaad insh allh wan dadaali🫡

  • @yaxyamaxamud5865
    @yaxyamaxamud5865 Před měsícem

    Mahadznid uztaad

  • @user-sw8pv6uo8z
    @user-sw8pv6uo8z Před měsícem +2

    Booga magaciis bro aan helee

  • @mustafemohamoud3392
    @mustafemohamoud3392 Před měsícem

    Mahadsanid

  • @adbinuurmohamud8539
    @adbinuurmohamud8539 Před měsícem +1

    Sxb iga raali noqo muuqaalkaagu ima dhaafo waan kafaaiday likena kuuma saaro dabecadbay iga tahay muuqaaladaada dartood xirfad ayaan bartay social media waxaa iigu dambaysay 25/6/2024

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před měsícem +1

      Waw! .
      Muhiim maaha like inaad ii saartaa , balse in aad wax faa'idaybaa muhiim ah .

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 Před měsícem +1

    Asc zhb kuma aqaano dhowr muuqaal baa kaa daawaday oo aad ii anfacay
    Waxaan kuu rajaynayaa hormar wacan iyo fallow tiro badan i.a
    Guulayso bro❤❤🎉🎉

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před měsícem

      Dhib ma leh wll.
      In aad wax faa'ido ayaa muhiim ah .

  • @ConfusedAnacondaSnake-lq1be

    Eeg sxp attention ka kadhig ta farsamo😅 iga qabta taa😅

  • @queennaima1645
    @queennaima1645 Před měsícem

    Wllo linkiyadii meeye😢