Waa muhiim in aad ogaataa qodobkan || caado yar +joogtayn = guul wayn ||

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 01. 2024
  • Follow on my instagram 👇
    mubarak_hug...
    #thesevenhabits of highly effective people somali
    #
    Buuga Atomic Habits waa mid ka mida buugaagta ugu fiican ee laga qoray sida caado wanaagsan loo samaysto ama caado xun loo burburiyo.
    Dadka qaar waxa ay ka aaminsanyiin gaadhitaanka horumarka , in aad u baahantay in saacado fara badan maalin walba fadhido miiska akhriska ama goobta shaqada ,isla mudo yar ka dibna aad gaadhayso horumar wayn oo ka yaabiya dadka oo dhan ,balse sidaa maaha arrinka saxda ahi .
  • Zábava

Komentáře • 57

  • @user-yo7ii5dj8m
    @user-yo7ii5dj8m Před 6 měsíci +1

    Maashaa allah ustaad adiga oo kale waaye dadka looga baahan yahay social media mahadsanid ustaad

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR Před 7 měsíci +4

    Ustaad wad mahadsanthy Hadda ayan wada akhriskiisa wlhie Thank u❤

  • @katharmohamed2314
    @katharmohamed2314 Před 7 měsíci +1

    Mahadsanid macalin

  • @hassan2abdourahman451
    @hassan2abdourahman451 Před 7 měsíci +4

    Wcs ustaad sheekh MCH
    MASHA ALLAH HOREY UU SOCO❤❤❤

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 Před 7 měsíci +2

    ماشاءالله تبارك شكرًا أخي❤❤🙏

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i Před 7 měsíci

    Shukran hno

  • @MohamedAhmed-rd1ox
    @MohamedAhmed-rd1ox Před 6 měsíci

    Mahadsanid Ustaad.

  • @pharahahmed1980
    @pharahahmed1980 Před 7 měsíci +1

    Thank u ustaad👏

  • @marymoabdulkadir6804
    @marymoabdulkadir6804 Před 6 měsíci

    shukran wll

  • @user-rw6kr2hf7d
    @user-rw6kr2hf7d Před 7 měsíci

    Mashaa allh horu soco inader

  • @ALamudin718
    @ALamudin718 Před 7 měsíci

    Thanks ustaad 👍

  • @maajidpoi11
    @maajidpoi11 Před 7 měsíci +1

    Thanks wllo wa moduuc lo. Abahna

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod Před 6 měsíci

    Tnx you teacher ❤

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před 5 měsíci

    Thanks for sharing

  • @user-bw3cx8dz6t
    @user-bw3cx8dz6t Před 6 měsíci

    Mahadsanid

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 Před 7 měsíci

    Mash Allh ustad ❤❤

  • @user-qt7po2fb6e
    @user-qt7po2fb6e Před 7 měsíci

    Mnsha Allah waa kaa faaiidnay

  • @user-cr2ef6ru3x
    @user-cr2ef6ru3x Před 5 měsíci

    Wll wad mahadsan sidad noo taageertay markaa buugan xagee ka helnaa❤

  • @rayaanruun665
    @rayaanruun665 Před 7 měsíci

    Qeer Allah ku siiyo

  • @cabdisalankhadarmaxamed6257
    @cabdisalankhadarmaxamed6257 Před 7 měsíci +2

    Mubarik walalo jaamacada luuqadaha kasoo hadal addimisonkeda iyo kharashkeda

  • @CamaarAbdinuur-up6oo
    @CamaarAbdinuur-up6oo Před 7 měsíci

    Mahadsanid sxiib

  • @dawlad12
    @dawlad12 Před 7 měsíci

    Mhdsnd ustaad mubarak

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 7 měsíci

    Thanks

  • @user-jk7iw5cs1b
    @user-jk7iw5cs1b Před 7 měsíci

    Aad baa umhadsantahy wll🥰

  • @ismaaciilMaxamuud-en6sl
    @ismaaciilMaxamuud-en6sl Před 7 měsíci

    M.allah

  • @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
    @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m Před 7 měsíci +3

    Masanid mclin

  • @user-zx9cw1wr5s
    @user-zx9cw1wr5s Před 6 měsíci

    Thanks❤

  • @RuuneeyMacalin
    @RuuneeyMacalin Před 26 dny

    Wllo mahadsanid runtii markaan CZcams kaaga bartey ilaa hada wax AA iska keybadalay

  • @qamaraliaden4029
    @qamaraliaden4029 Před 6 měsíci

    Asc Ustaad mubaarak alle ha ku barakeeyo.
    Inaan kula soo xariiraan rabay wll see kugu heli karaa

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před 6 měsíci +1

      W.salaam wll
      Instagram ayaad fariin iigu reebi kartaa @mubarak_hugur

  • @Sahruush
    @Sahruush Před 7 měsíci

    Wcs wrx wbr ustaad
    Hadan rabaa inan buugan soo baxsado pdfkisa❤ama soo iibsado

  • @mohamudhassan9388
    @mohamudhassan9388 Před 7 měsíci +1

    Thank you my dear teacher
    See you again. in shaa allah tabaraka watacaalaa.

  • @kismamedia6719
    @kismamedia6719 Před 7 měsíci

    Atomic habitat buugaas waan u dhaarsanahay

  • @aadgaad57
    @aadgaad57 Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @user-yv3sk3rv9w
    @user-yv3sk3rv9w Před 7 měsíci

    ❤❤

  • @abdifatahmohameddogo1028
    @abdifatahmohameddogo1028 Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @Pip_hunter
    @Pip_hunter Před 7 měsíci

    Waxaa deen mar hore tiri ayaa nin gaal buugiisa ka akhrisay
    Hadith:
    ما قل و دام

  • @abdirahmanmohamed4623
    @abdirahmanmohamed4623 Před 7 měsíci +4

    Asc, Wll Mubarak Skill Ka FOREX wan bartay si wacan Waliba. 2024 ma bilaabi karaa oo wax Dhib ah ma leedahay, se diintu maxay Ka qabtaa.❤❤❤

    • @mohaadde296
      @mohaadde296 Před 7 měsíci +1

      Saaxib research ku sameey forex wey leedahy xaaraan iyo xalaal waa sidaa adiga u doorato 🙏🙌

    • @haniismail5994
      @haniismail5994 Před 7 měsíci

      Sidokale wll horto ma xaran ba ina barto ban rabay

    • @mohaadde296
      @mohaadde296 Před 7 měsíci

      @@haniismail5994 wlshey waad baran kartaa dhib mlhn waa sida business oo kale qofka alle ka baqaayo wuu iska ilaalinaayaa ribo somhn qofka kaleeto oo rabo inuu lacag raaadiyo uun iskama ilaalinaayo waa sidaas uun teeda kle CZcams ku qor forex xalaal miyaa mise xaaraan xita Dr saki naik ayaa ka hadlay mahadsanid 🙌

    • @Walal-MokhtaR
      @Walal-MokhtaR Před 7 měsíci

      ​@@haniismail5994
      Xaaran maha Wll wa sida Sarrifkeena o kale uun❤

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před 7 měsíci +1

      Xukunka xalaal ama xaraan in uu yahay laguma deg-degi karo ,culumada somaliyeedna in badan ayay ka hadleen waana ku kala aragti duwanyiin ee bal adigu si fiican u baadh wll insha allah

  • @hassansaididle5782
    @hassansaididle5782 Před 7 měsíci +1

    Ascw brother ruunti wan ka heley sida ad usokobtey buuga Arabic iyo finish ku akhriyey luqada somaliga marka lagu sokobo wey ka sii macantahey chanelka ad wado sii fiican aya ugu wada dhiringelinta halka ka waad bro.

  • @mohamedabdilahi1107
    @mohamedabdilahi1107 Před 6 měsíci

    Atomic habits isago somaliya ma lahelayaa walal

  • @muhiyadiincabdulaahi5655
    @muhiyadiincabdulaahi5655 Před 7 měsíci

    M.a sxb muuqaalkaaga maxaad ku duubtaa maxaase ku edit gareysaa

  • @somalitradingcommunity
    @somalitradingcommunity Před 7 měsíci

    mnshlla dadkan oo kle waa looga baahnyahay social media

  • @nastehoaliosmaan1460
    @nastehoaliosmaan1460 Před 7 měsíci +1

    Noso badi WaLal Buugagta jab fikirka badaLa

  • @yahyeabdiasiis
    @yahyeabdiasiis Před 7 měsíci

    Nio monter noo noqo

  • @haniismail5994
    @haniismail5994 Před 7 měsíci

    Atomic habits wa book fcn 2 sano kahor aqriste

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 7 měsíci

    Anagaa 11 sano joogna yurub kuwo 35 sano joogana aragnay wax aay hayaana maleh kk

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Před 6 měsíci

    Buuga asago afsomali ku turmajuman mala helaya?