Maxaa kuu diidan inaad wax joogtayso ?! || Tilmaamo ku caawin doona

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 65

  • @izaqali8659
    @izaqali8659 Před 4 měsíci +3

    1-xadid hadafka ka leedahay
    2-xilaga bilaawe xiliga dhamene waa inee cadyihiin
    a-awoodada ku jaangooy
    b-iyo waqtiga aad heleeso
    3-caqabadaha ka hortag
    4-wax yar oo fudud ku bilaaw
    5-caadiyinka aad daily usameyso la xidhiidhi
    6-waqti nasasho sameeso like 5minute
    7-cid isla aqrisataan sameeso
    8-xamaasadaa mar walba kici
    a-dadka guulestay tarikhdoda aqri
    b-cid ku dhiiri galiso wa ina hesha
    c-dadka ku guulestay xirfada aa baraneysid raadi
    9-howsha ha isku badin
    10-naftaada abaal mari markaa guulesato

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751

    ileyn aniga waxaan ugucajiso waaniska badiyaa luqadda English ka waainaan ya yareestaa thank you my friend

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Před rokem +3

    Mnshllha waa qodobo aad muhiim uu ahaa markaad dhinaac walba aad ka eegto runtii, waaliba anigu shakhsii ahaan waxaa aan ka helaay qodobka uu danebaay ee ahaa " Abaal marii naftadada markaad waxaa dhamayso " waa qodob muhiim ahaa runti. Thanks mubarig hugurow...................................

  • @ishraqyasin
    @ishraqyasin Před rokem +3

    Baraka Allahu fik walaal Mubarak! Cashiro wax ku ool ah indeed!

  • @ayaanleaxmed3454
    @ayaanleaxmed3454 Před rokem +7

    First Thank you the way you help young people who wanna to improve their life's I,ve watch a lot vedoes in your CZcams you are really good man heads up

  • @Awil-sn9oi
    @Awil-sn9oi Před rokem +1

    Aad baa umahadasantay ❤ wllo keep going firfadaan qaliga ah I can't thank you

  • @jamlhassan1382
    @jamlhassan1382 Před 7 měsíci

    Mashalah nice topic

  • @Mukhtaarcazka
    @Mukhtaarcazka Před rokem +3

    Alle haku sharfo wllkay

  • @quutahatechnology
    @quutahatechnology Před rokem +1

    Macalimoow thankz ❤❤

  • @dijc
    @dijc Před rokem +1

    zxp aad iyo aad bad u mahadsantahey jazaaka allaah

  • @AQOONSAAD
    @AQOONSAAD Před rokem

    Waaa qodobo aad u muhiim ah .
    Waa mahadsantahay

  • @user-ng5ll3tg4j
    @user-ng5ll3tg4j Před rokem +1

    Mashalh mahdsanid wll waa qodobo aad u muhiima run ahaantii alle misanka xasanadka hakuugu daro wll

  • @shiikhshucaybyuusuf5513

    Mubaarak hugur
    Alle haku barakeeyo sxb

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Před rokem +1

    Thanks brother

  • @harunali4018
    @harunali4018 Před rokem +1

    Mahdsanid Ustaad❤

  • @geedigeedi906
    @geedigeedi906 Před rokem +1

    Mahasanid ustaad❤

  • @zackmantakar4191
    @zackmantakar4191 Před rokem

    jazakallah qeir .wamahadsnthy in badhan

  • @adnaahmed6496
    @adnaahmed6496 Před 6 měsíci

    Merci beaucoup ☺️

  • @jemohirsi4256
    @jemohirsi4256 Před rokem

    masha alla ustaad mubaari

  • @mahadali769
    @mahadali769 Před rokem

    mahadsanid sxb marwalba waxyabo faido ino leh ayad ino so gudbisa jazakallahu kheyran

  • @user-bk2ob6zn1q
    @user-bk2ob6zn1q Před 11 měsíci

    Thanks walal

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac Před rokem +1

    Maalmahan dadkii faa,iidada lahaa baa social media kusoo badanaya m.a

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Před rokem

    Adiga,naftirkaa,joogteey youtubekaan❤

  • @Tommy_Ai9
    @Tommy_Ai9 Před rokem

    Dhiirigelin background gadaashaa igu filan ustaad❤

  • @naimaboor5646
    @naimaboor5646 Před rokem

    Thanks my brother

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 Před rokem

    Maasha Allaah Thanks habo

  • @user-lh5mb4vd3x
    @user-lh5mb4vd3x Před rokem

    Mahasanid wllkey aad fahmey runtii

  • @MOHAMEDBAREIBRAHIM-gl1hy

    Thanks legend

  • @raafacabdalla6823
    @raafacabdalla6823 Před rokem

    Consistency is Akey of Life

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali Před rokem

    Waa wax fiican markaan dhagaysanaayo an jeclaysanaayo fulinta ayaa igu adag insha Allah waan gaari thanks

  • @naxariisleyy
    @naxariisleyy Před rokem

    Mahadsanid wll❤😊

  • @MsMuhiita-ue5db
    @MsMuhiita-ue5db Před rokem

    thank help teacher

  • @allaboutfootball7526
    @allaboutfootball7526 Před rokem +3

    Walaa waxaad kasoohadashaa scholarshipyada somalida

  • @haashimmbrk5251
    @haashimmbrk5251 Před rokem

    Thanks bro

  • @PrinceNuurey-bf8gr
    @PrinceNuurey-bf8gr Před rokem

    Thanks ❤

  • @suhaybmaxamed7524
    @suhaybmaxamed7524 Před rokem

    Thanks

  • @HugurAbdirahma
    @HugurAbdirahma Před rokem

    Good job

  • @fardowsanuur8348
    @fardowsanuur8348 Před rokem

    mash allh

  • @Qaali-
    @Qaali- Před rokem

    Fadlan kaso hdl gabadhii 4 jirka ahed ee ku hadashay 7 luqad bella dadkane sey dhiiri galin uga noqoto

  • @roobleyaasin1981
    @roobleyaasin1981 Před rokem

    Great

  • @saynabcusmanalinuur3527

    Lagend❤❤

  • @maahirelhadadi
    @maahirelhadadi Před rokem

    Qodobka u dambeeya sowma ahayn 'Pomordora technique'

  • @hudamohamed5310
    @hudamohamed5310 Před rokem

    Mashallah

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w Před 9 měsíci

    Wllky darilahaybaan kujecelahay waana kugu xirnahay lkn waxan kacodsanlahaa sida ugufudud een luuqada english ankubarankaro

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před 9 měsíci

      Mahadsanid wll
      Instagramkaygu waa kan
      @mubarak hugur

  • @kaskeeyyarre7348
    @kaskeeyyarre7348 Před rokem

    Ustaad mxaa ku duubta muqalada

  • @najmasuldan4493
    @najmasuldan4493 Před rokem

    Maanshallh

  • @hanaadam-xh7pr
    @hanaadam-xh7pr Před rokem

    Masha Allah thanks wll lkn barashada carabiga ayaa igu adkee sidee ku barta😢

  • @Team24xananey
    @Team24xananey Před měsícem

    Caajis🥲💔

  • @khaledisse7
    @khaledisse7 Před 7 měsíci

    Ugu dambayn videogi iga hadlayy wan helay

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w Před 9 měsíci

    You are 👍 good dhiirigalin in gilish iisheeg macalin

  • @bishaarmursal6269
    @bishaarmursal6269 Před rokem +1

    You will not finish without consistency

  • @inshaallah5228
    @inshaallah5228 Před rokem

    ❤❤🎉🎉

  • @inamadoobe1
    @inamadoobe1 Před rokem +1

    Ustaad caadada intee beri bay ku samaysantaa

  • @ahmedabdirahman2
    @ahmedabdirahman2 Před rokem

    Mhdsnd Wll