Dhawr qodob oo kuu sahlaya inaad naftaada ka adkaato || tarbiyaynta nafta ||

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 07. 2023
  • #subscribe #comment #like
  • Zábava

Komentáře • 75

  • @KaafiyoBashir
    @KaafiyoBashir Před 6 měsíci +1

    Masha allaah allaah ku dhowro ustad wan jeclahy muqalada wanagsan eed noso gudbiso😮❤❤

  • @awaleyare6349
    @awaleyare6349 Před 4 měsíci

    Masha,Allah
    Sheekh Alle haku barakeeyo
    Sifiican ban u dhuuxaa muuqaalada

  • @AbdikaniHassan-nd6fu
    @AbdikaniHassan-nd6fu Před 5 měsíci

    Jazakallahu Kheyr ustaad Mubarak 🙏🙏🙏🙏

  • @umu_abdirahman
    @umu_abdirahman Před 5 měsíci

    ماشاء الله اللهم بارك

  • @nuursheacademy
    @nuursheacademy Před rokem +3

    Masha Allah saaxiib Jazakallahu kheyr, wax badan baan kaa faa'iidaay.

  • @najmojano9314
    @najmojano9314 Před rokem +3

    Dadkii CZcams ka loogu talogalay🥰
    Keep going wllo🎉

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem

    Masha Allah jazakallh khayr ustaad

  • @fahadsaleeban5077
    @fahadsaleeban5077 Před rokem +3

    what a podcast❤

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 Před rokem +1

    ManshaAllah muqaladada wn jecelhay, run bad ka hadadha 😊

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 Před 3 měsíci

    wcs mahadsanid ustad jazaaka allah kheyr

  • @SahroMumin-qq5ft
    @SahroMumin-qq5ft Před 4 měsíci

    M.a

  • @Fiicankhadro-bj2vy
    @Fiicankhadro-bj2vy Před rokem

    Alle cimri dheer iyo cibaado suuban hakusiiyo ustaadkayga💗

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 Před rokem

    Shukran ustaad

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před 11 měsíci

    Maashaa alaah khayr alaha ku siiyo
    Waa waano fiican

  • @jamiilajamiila7696
    @jamiilajamiila7696 Před 10 měsíci

    Alle yaa baarik

  • @zouberbachir9150
    @zouberbachir9150 Před rokem

    Merciii beaucoup frr que Allah te récompense

  • @Atarax32
    @Atarax32 Před rokem

    Mashallah 🥰

  • @sombrighttech
    @sombrighttech Před rokem

    Jazakallah Khair wallaal

  • @xasan127
    @xasan127 Před 10 dny

    Walaal mahadsanid

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l Před 5 měsíci

    Mhadsanid wll

  • @zaadubdirahman8408
    @zaadubdirahman8408 Před rokem

    Shukran cape❤❤

  • @pilanfaizal5968
    @pilanfaizal5968 Před rokem

    Mahdsnid ustaad ❤

  • @Alinoor-zm2hm
    @Alinoor-zm2hm Před 5 měsíci

    Thanks ❤ brother

  • @user-gj7ou6pl9x
    @user-gj7ou6pl9x Před rokem

    Masha alah tankis wlkey

  • @suraleycarab
    @suraleycarab Před rokem

    Shukran 🎉😊

  • @abdinajib9760
    @abdinajib9760 Před rokem

    Mshallh❤❤❤❤❤

  • @SagalcabdicasiisMaxamed

    Mahadsanid macalin ❤

  • @farduusjama4819
    @farduusjama4819 Před 11 měsíci

    Manshallah

  • @thaabitnadiim8375
    @thaabitnadiim8375 Před rokem

    M.a hormor wacan kuurajena wllkei ❤

  • @abdinajib9760
    @abdinajib9760 Před rokem

    Ustaad noo soobdi❤❤❤❤❤❤ podast

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 Před rokem

    Mahadsanid walaal.

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 Před rokem

    Wa jazak allaha khayr

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 Před rokem

    Ha saxiix runtii alle ruuxii kudadaala Ciwaadada wu ka xafida shar idilkeed alxmdulilah ya rabi

  • @Nehaa80
    @Nehaa80 Před rokem

    M a shugrn wall

  • @drsshaymaa3749
    @drsshaymaa3749 Před rokem

    Mansha allah wallo, page wax badan baan ka faa'iiday allaha ku barakeeyo.👍

  • @Zam406
    @Zam406 Před rokem

    ❤❤❤

  • @Hormarinaftaada7
    @Hormarinaftaada7 Před rokem +1

    Mahadsanid mazuul vedios kaan oo kale soo badi 😊

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 Před rokem

    MashaAllah podcasts kaa inoosoo badi ustaad 🎉

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @malikomar155
    @malikomar155 Před rokem +1

    Mahadsanid sxp malmhn wax bdn kaa faaiday shukran wll

  • @musthafcafu3741
    @musthafcafu3741 Před rokem

    msh allah so badi podcost sxb

  • @MohamoudAbdiwahid-lv8cz
    @MohamoudAbdiwahid-lv8cz Před 8 měsíci

    Mr Hugur Nin Caqli badan Alle dambigaaga hadhaafo Wax badan ayaan Kaa faaiidey Shugran❤❤

  • @user-yt6dv4se9n
    @user-yt6dv4se9n Před rokem

    Wow 😢Wllhi vediokaaan mid kadhirigalin badan maba lahelaayo 🙏
    Hadal wng intaaan io inka badan ina kasi wngsanaado ayan kugulajira l.a

  • @abdallaabdalla2507
    @abdallaabdalla2507 Před rokem

    Mahadsnid bro

  • @mssmonday7902
    @mssmonday7902 Před 6 měsíci

    M.a Mubarak hagur wllhy mamalynkrtid mantoo khaliya 3vedio ood leedahy oon dawady intee indeed aan kafaiday aad bd unahdsantahy 🙏 youtube yada ugu anfacabadn ee an dawan jiry Wali Intan kafaaidy mnto khliya wllhy ilahyba iarkee kama faaidin aad bd umahdsantahy siiba jadwalka oon isku liidany ayd itusty dariiqo sahlan oon kuhagajinkaro deciplinekyga ,halka kawad pointga muhiimka ayd si fahfahsn hdana kooban oofaido leh uga hdlysa that is what you are different from other youtubers as ithing

  • @fahadsaleeban5077
    @fahadsaleeban5077 Před rokem +1

    podcastiyada soo badi lph

  • @rahoali2037
    @rahoali2037 Před rokem

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Maa shaaAllaah
    Hooyow Ilaahey SW
    Haka raali noqdo.
    Samankaan dhalintaaba qalbi nool leh!,
    Ducada jamaca ah nagu caawiya.
    Waanadaadu walle waayeelka samankaan nool baa ugu baahi badan.
    لا اله الا الله Maganta Alle ma dayacanto!!!!!!!!…
    Allow waan kumagan galnaye, na magan gali.

  • @Yahyemohamed607
    @Yahyemohamed607 Před rokem

    M.a walaal Mubarak hugur, Waan bogaadinaynaa podcast Inaad noo sii wado, adigoo kasoo diyaar garoobi, insha'allah.

  • @somalisaynis6204
    @somalisaynis6204 Před rokem

    Mhdsanid sida aad nala rabto wanaaga allaha ku wanaajiyo

  • @farsamdagacant123
    @farsamdagacant123 Před rokem +1

    Ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @sadiyosharaf1318
    @sadiyosharaf1318 Před rokem +1

    Thank you My brother ❤

  • @user-wy6sz4yx3o
    @user-wy6sz4yx3o Před rokem

    M.a wll hadaan kugu soo biiray muqaalo faro badan kaa sugayna i.a

  • @asamadmohamoudabusacad2206

    Anigu ma garanayo siduu jadwalkiisu u hagaagayo qof aan salaadaha tukun " waan ku qoslay kalmadaa ustaad
    Waad noo faaidaysay ustaad mahadsanid
    النفس كالطفل إن تهمله شب على حب الرضاع وإن تفطمه ينفطمي

  • @patoFaarax
    @patoFaarax Před rokem

    //𝗪𝗹𝗹𝗸𝗲𝘆 𝘀𝗵𝘂𝗴𝗿𝗮𝗻🔥🦍 8:23

  • @omarabdul1166
    @omarabdul1166 Před rokem

    Ustadi pakistan maa joogta wali

  • @muqtarmaxamed8286
    @muqtarmaxamed8286 Před rokem +1

    Aqoonyahan, dhiirigaliye, macalin iyo shaikhba wad tahay allaha kaa abaal mariyo wanag aad na fartay anagana allaha naga dhigo kuwii qaata oo ku camal fala I.a

  • @Anbiyo__cali-nu3ps
    @Anbiyo__cali-nu3ps Před 5 měsíci

    Shukran wll

  • @bilemama6331
    @bilemama6331 Před rokem

    Mahadsanid ustaad