Ma rabtaa inaad quraanka xafido?! || 10-xeer ee qaybidda qur'aanka kariimka ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 123

  • @cumarmoumin9103
    @cumarmoumin9103 Před rokem +9

    10 qodob oo kaa saacidaaya quraanka alle inaa xifdiso
    1:Niyada Wanaaji
    2:inaad go aan yeelato
    3:inaad nadiifiso qalbiga daahirna ka yeesho
    4:Inaad doorato macalin wanaagsan
    5: Waa inaad hal musxaf yeelato
    6:wakhti gaar ah usamee aad ku xifdido
    7:inaad illahay talo saarato illahayna waydiisto inuu kuu fududeeyo kaalmana waydiisato
    8:inaad joogtayso
    9:sabar inaad la timaado
    10:inaad dag daga iska ilaaliso

  • @user-ib6pq1bz3q
    @user-ib6pq1bz3q Před 2 měsíci

    Masha allah barakallah

  • @nasrocabdullaahi6345
    @nasrocabdullaahi6345 Před rokem

    Mash allh xafidulah wll qali sida nogu bararujise in noqono xafidul quaan wxn rajenaya ina ku dadalo oxafidul quaan noqdo inshalla ilhy ajir io xasanad haka siyo

  • @abdallajama4832
    @abdallajama4832 Před rokem +8

    just I'm ready to start insha allah mahadsanid teacher

  • @nuurasiciidmuhumed4947
    @nuurasiciidmuhumed4947 Před 6 měsíci

    Mnshaa allh alle Haku barkeeyo❤

  • @safaabdirizaq5052
    @safaabdirizaq5052 Před rokem +3

    Masha allaaah walal jazakallaah waxana raba madarasa online ah oo diniga iga barto wilkeyga quraanka wuu dhameyay Alxamdulillaah illah ayan ka rajeynaya in uu xafiid iga dhiigo walal waxana uu bahanahay macalimiin tayo leh English iyo somali ku hadlaayo

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před rokem

      Shukran wll soo dhawoow
      +923139435606
      Whatsapp

  • @hanasomali1324
    @hanasomali1324 Před rokem +5

    Asc jazaakalahu khayr, walaal maasha Allah ilaahay ha noo fududeeyo.

  • @saidoabdulahi9476
    @saidoabdulahi9476 Před rokem +2

    ماشاء الله

  • @hodanhapi-xy5yv
    @hodanhapi-xy5yv Před rokem +2

    wlhi waaa riyadadayda ❤inaan mar uuun dhameeyo quranka

  • @jamaalaxmed4553
    @jamaalaxmed4553 Před 6 měsíci

    جزاك الله خير يا اخي ❤🎉

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w Před 7 měsíci

    Amiin yaarabi

  • @idiiibrahim
    @idiiibrahim Před rokem

    Masha Allah Alle ha Ku xifdiyo wlky

  • @asmamohmoud12
    @asmamohmoud12 Před rokem

    جزاك الله خير

  • @al.ansaariproduction7881

    جزاك الله خيرا يا أخي العزيز

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Před rokem +1

    Masha Allah jizaakallahu khayr

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 Před rokem +1

    masha allah ammin

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w Před 7 měsíci

    Jasakalah ustaad

  • @Islaam252
    @Islaam252 Před rokem

    Amiin yaa (ALLAAH)

  • @AbdaxakiinMrlg
    @AbdaxakiinMrlg Před rokem

    شكرآ لك

  • @rahaali2947
    @rahaali2947 Před rokem +1

    Maasha Allah

  • @mudanexanastube8178
    @mudanexanastube8178 Před rokem +1

    جزاكللة اخي الكريم waad noo faa iidaysay waliba mid wayn Alle hakaa abaaliyo

  • @drsalmacabdarashiidsaleeba4076

    جزاك الله خيرا

  • @xaliimoaadan6352
    @xaliimoaadan6352 Před rokem +1

    جزاك الله الخير يا أخي العزيز

  • @sahromaxamedaxmed2529

    Mansha alaah jasakalah

  • @maxamedibraahim2228
    @maxamedibraahim2228 Před rokem +1

    Shukran ustaad hugur

  • @munira005
    @munira005 Před rokem +4

    Aamiin Yaa Rabi (( Mahadsanid WAQTIGAAGA Qaaliga ah Waan kaaga Mahad naqayaa Big thsnks

  • @dekomarabdalle7408
    @dekomarabdalle7408 Před rokem +1

    Mansha Allh

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Před rokem +1

    Mashsallaah jazaakalaah

  • @adammanur9012
    @adammanur9012 Před rokem +4

    جزاك الله عنا خير الجزاء نسأل الله أن يجعلنا من أهل الله وخاصته أهل القرءان هم أهل الله وخاصته

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 Před rokem +1

    Masha allah macalin

  • @cabdiwali8028
    @cabdiwali8028 Před rokem

    Mash Allah xalqad waxtar leh

  • @Qatadoz21
    @Qatadoz21 Před rokem +4

    حلقة جميله ..
    جزاك الله خيراً..❤️🤲

  • @mohakhader9913
    @mohakhader9913 Před rokem +1

    Mansha allah sxp ajar allah kaasiyo talo fiican ayaad na siisay

  • @umalkhayrcabdilaahi8559
    @umalkhayrcabdilaahi8559 Před rokem +2

    Masha Allah Allah haku xifido

  • @hodanshaqo3865
    @hodanshaqo3865 Před rokem +1

    Msha alh jasaakallahu khayran

  • @klbkhiķkkkokkkklll
    @klbkhiķkkkokkkklll Před rokem +1

    Mashaa allaha walal mahadsanid

  • @khadraibraahim6559
    @khadraibraahim6559 Před rokem +1

    Masha llah shiikh

  • @nuursiciid4901
    @nuursiciid4901 Před rokem +1

    بارك الله فيك وجزاك الله خير

  • @maymuunabdirizack7826

    M.a

  • @Omsalih1
    @Omsalih1 Před rokem +1

    masha allah ustad jazakallahu khyr

  • @idman717
    @idman717 Před rokem +2

    Jazakallah khayr wll adigu mad online nofurtid Quran ah

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před rokem

      Mahadsanid wll
      Waan soo wada xidhiidhaynaa inshaa allaah

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Před rokem +1

    JEZAKALAH QAYR

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 Před rokem +1

    Manshaalaah. Tabarakalaah mahad sanid walalo

  • @wasiirka2415
    @wasiirka2415 Před rokem +9

    Quraanka waan waday xifdigiisa bishan ayaana bilaabay cabasa ayan dhagaysanayay hada sh.c.rashiid cali suufi alle habarakeeyee ayan ka dhagaystaa kahor intaanan qaybin balse qodobo badan oo ii saacidaya inaan quraanka xifdiyo ayaan kaa faaiday alle anigana haigu kaalmeeyo adna labada daaroodba hakugu guuleeyo wll maanta channels ka faaidada leh waxaa kabadan kuwa xumaanta iyo qabyaalada lagu faafiyo kuwaas ayay somalidu aad ugu xidhan yihiin halkaa kawad wll wan kugu baraarujinayaa khayrka mahadsanid

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před rokem +2

      Illahaya hakugu garab galo quraanka xifdigiisa wll .
      Sabir iyo dadaal joogto ah
      insha allah
      Mahadsanid

    • @wasiirka2415
      @wasiirka2415 Před rokem

      @@mubarak_hugur inshalah amin wll

    • @mohamudhassan9388
      @mohamudhassan9388 Před rokem

      Maashaa allah mahadsnd

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 Před rokem +1

    Jisaakallaahu khayran from fatima muna Channel

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 Před rokem +1

    Mashaa alaah

  • @maxamedmuxudiin-pj1oi

    جزاك الله يا اخي

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Před rokem +1

    Jasaaakallaahu qayr

  • @XafsaCali-fx7rq
    @XafsaCali-fx7rq Před rokem

    جزاك الله كله خيرا ❤ ي استاااذ❤

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 Před rokem +2

    Maasha allah from fatima muna ❤ilahay khayrka haydinka abal mariyo ❤

  • @fahadsaleeban5077
    @fahadsaleeban5077 Před rokem +1

    nio legend baad tahay wXbadan baa laga faaidaya🥰

  • @fatimaahmed946
    @fatimaahmed946 Před rokem +1

    ☝️❤

  • @ashayusuf276
    @ashayusuf276 Před rokem +1

    Aamiin sh jasakallah

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085

    Masha alah Barak alah fik

  • @fatimaahmed946
    @fatimaahmed946 Před rokem

    Jasakallaah wll

  • @k.k.k.kkkjaylaani
    @k.k.k.kkkjaylaani Před rokem

    ALLE HA KU❤ BARAKEEYO WLL Qli ayaaa tahay Mansha AllaaaaaH ALLE cilMiGa Ha KuU SiYaadiYO❤❤❤❤❤❤❤😍

  • @wasiirka2415
    @wasiirka2415 Před rokem +1

    Manshalah wll khayrka ad nasoo gaadhsiisay

  • @ayaanismaaciil9828
    @ayaanismaaciil9828 Před rokem +1

    Mnsh allah macalin Mubarak alle haka abaal mariyo

  • @mohamedwarfaa3655
    @mohamedwarfaa3655 Před rokem +1

    Video gaga hadan arkay i.allah after 6 months is bedel cajiib ah rajeynaya thank you so much

  • @inaeisse5265
    @inaeisse5265 Před rokem +1

    .ashaah

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 Před rokem

    Mahdsanid ❤❤ilahy haku ajar siiyo

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 Před rokem +1

    Shugran wall

  • @munira005
    @munira005 Před rokem +2

    Brother: Mubarak Ma Igu Caawin kartaa MACALIN DI WACAN QURAANKA U YAQAANO BY ONLINE MAHADSANID

  • @naciimocumar794
    @naciimocumar794 Před rokem

    Aamiin yaa rabi🤲🤲🤲

  • @zamzamcabdulahi428
    @zamzamcabdulahi428 Před rokem +1

    Asc macalin
    From Fatima muna cannel

  • @anabali8078
    @anabali8078 Před rokem +1

    Haa waan doonaya

  • @user-op5wy6jg5t
    @user-op5wy6jg5t Před 8 měsíci

    Caawa ey tahay taariikhda 24/11/2023 wxaaan muuqaalkaan dib ogusoo noqon
    1/1/2025 inshaAllah Haduu Alle idmo

  • @mralhrbi4972
    @mralhrbi4972 Před rokem +2

    Jasakallah kheyr walal qofka marku wada barto quraanka miya wanagsan inu bilabo xifadinta mase wa isku wadi kara xifadinta iyo barashada

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před rokem

      Waan kasoo jawaabi insha allaah
      Su'aashaas
      War dheer ayay u baahantay

  • @fathimamaxamed8514
    @fathimamaxamed8514 Před rokem +1

    Jasaa aka allaah

  • @farahmohamed4974
    @farahmohamed4974 Před rokem +1

    Asc

  • @UmaRayaan146-rf2mq
    @UmaRayaan146-rf2mq Před 6 měsíci

    After one year ban dawaday video gan barashadisa ayan u bahnahay wllo quran layma so barin ana isma barin hada hooyo ilmo haysata ahay oo wakhti aan madarasad ku aado malihi ee macalin online ku dhiga oo dulqad badan oo higada iyo melaha hoose iso bara ban ubahanhy

  • @-xh3vs
    @-xh3vs Před rokem +1

    Result :I.a i will be coming back after 8 months 🎉🎉

  • @Samafale121
    @Samafale121 Před rokem +1

    Mclnaw khayr allh kusiyo en su'aal yar qudubka ah waa inaad Hal kitaab ka'aqrisato waa la'is ogyahay mar mar ayaad safri kartaa amaa aad mus xafkaadii kaa qoyi karaa saan yeelaa ?? Mase waxaa laga wadaa kitaabka hadii aad wayso waa inaad mid kunuuc ah aad kasii wadaa ?

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před rokem +1

      Haa waa inaad haysato kutub isku nooc ah uun

    • @Samafale121
      @Samafale121 Před rokem

      @@mubarak_hugur khayr allh kusiiyo wallhi su aashaa waa igu taakneede

  • @abootoabootey8264
    @abootoabootey8264 Před rokem +1

    Aboowe wan isku delen inan barto lkn wadanka an joogo kuma heysto qof an kabarto,online ayaan aadey waxba kama faidin. Hade siden kungarna?.

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před rokem

      Ha is dhiibin ee dadaalka joogtee oo baadh meel fiican
      Ugu danbayn waad guulaysane
      Niyadana wanaaji oo khayr u sheeg wll

  • @inaeisse5265
    @inaeisse5265 Před rokem

    Amiin

  • @liibaanyare5228
    @liibaanyare5228 Před rokem +1

    Mahad sanid macalin waxaan ku weeydiin quraanka waa bartay lkn hada kitaabka kaliya baa ka aqrin karaa marka ilatali sideee kor uga aqrinkaraaa mahadsanid

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před rokem

      Meel si fiican loogu barto raadi oo mar labaad ku celi barashadiisa ,isnhaa allaah waad guulaysan oo xaafid cod macaanbaad noqon wll

    • @liibaanyare5228
      @liibaanyare5228 Před rokem +1

      @@mubarak_hugur waan shaqeeyaa baabuurey baa ahay qaabkale iisheeg oo fudud shukrañ

    • @shaqalecabdikariim9233
      @shaqalecabdikariim9233 Před rokem

      @@liibaanyare5228 ani waxaan ku odhan laha dhagaysigiisa badi
      Maalinkiina 2 jus akhri
      Bishii 2 jeer dhamyn

    • @liibaanyare5228
      @liibaanyare5228 Před rokem +1

      @@shaqalecabdikariim9233 shukran yaa aqiii

  • @khadraahmedmohamed9092

    Barashadisa ayan hada Ku jira alaha I fududeyo

  • @fatimaahmed946
    @fatimaahmed946 Před rokem +1

    Anigana waad ifa idaysay

  • @user-wk7ty4cc8h
    @user-wk7ty4cc8h Před rokem

    Mahad sanid

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 Před rokem

    Mopilka se ku nacaaa 😢😢😢 wakhtigan quranka sin lahayba mopilka qaatay youtubka uun ku dhex jira marka is dhoho joji waxa niyada iska dhahaya vedio faido leh ka dawataa😢😢😢😢wakhtigayga enternet dhamryay

  • @cabdiwali8028
    @cabdiwali8028 Před rokem

    Mash Allah xalqad waxtar leh

  • @ayaansiciid3819
    @ayaansiciid3819 Před rokem +2

    Asc