3-da caado ee horseedaya guusha naftaada | masuuliyada naftaada qaad .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 06. 2024
  • • Waad ku faa’idi hadaad...
    • Hab aad wakhtiga uga f...
    • Sirta wax isbarida xir...
    Muqaalkan waxa aan kusoo gudbin doonaa qaybta 1aad ee buuga "The seven habits of highly effective people " oo ka mid ah buugaagta ugu saamaynta badan xaga maamulka nafta iyo horumarinteedaba.
    3 caado ee ugu horeeya aynu kusoo qaadan fadhigan .
    Daawasho wacan
  • Zábava

Komentáře • 46

  • @AdamGas-jx3oj
    @AdamGas-jx3oj Před měsícem +7

    الله يبارك .
    Really this channel sounds the most beneficial Somali channels becoze the strategies of this channel are Education tips ,self improvement ,managing time efficiency and so on .In my opinion I can say it's better than a lot of Popular channels such as Ogansho ,Sahanka ,Ayub Axmed and etc .❤❤❤

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před měsícem

      Thank you so much brother .
      I'm delighted.

  • @user-zy5ll3gh6r
    @user-zy5ll3gh6r Před měsícem +2

    Wlhi waxaad tahey qof aan lagu daalin dhageysiga video 📹 shukran wllo khyr badan kuu rajeyey...waxadna dheerthey dadka hadalkoo kooban ayaad ku dhameyssa video shukran ❤😊

  • @mansamusa5923
    @mansamusa5923 Před měsícem +2

    Qaabka aad wax u soo gudbiso jeclahy ❤ xaqiiqdii dadka caqligooda wax waad la gadi kartana thanks

  • @AwilMohamud-rd8kv
    @AwilMohamud-rd8kv Před měsícem

    Thanks ustaad, i downloaded the book now .

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Před měsícem +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @engcabdimacain
    @engcabdimacain Před měsícem +1

    Mahadsanid ustaad

  • @RIYOKAABTEC666
    @RIYOKAABTEC666 Před měsícem

    Ustaadow mhdsanid ❤❤

  • @farxaanxaashi3042
    @farxaanxaashi3042 Před měsícem

    Mahadsanid ustaad❤❤❤

  • @miskicabdiraxman4293
    @miskicabdiraxman4293 Před měsícem

    Mahadsanid wll

  • @hanadabdi8450
    @hanadabdi8450 Před měsícem

    Thanks🙏

  • @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
    @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws Před měsícem

    Thanks ❤😊

  • @user-zy5ll3gh6r
    @user-zy5ll3gh6r Před měsícem

    Qof guul Rabba un baa waqtigiisa kugu bixiya wllo mubarak بارك الله فيك في حياتك ومعيشتك وآخرتك وجهدك❤

  • @user-xl9mk8nw5y
    @user-xl9mk8nw5y Před měsícem

    mahadsanid

  • @AhmedMahaned-qo7eg
    @AhmedMahaned-qo7eg Před 5 dny

    Aad baad u mahadsatay wllkay noloshu kumaxamayso ❤❤🎉

  • @murtikaab9164
    @murtikaab9164 Před měsícem

    Shukrn walalka

  • @abdirasakali8365
    @abdirasakali8365 Před měsícem

    Thnks

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před měsícem +1

    Aad iyo aad Muhiim jiddan micnaha meesha aad joogto ka bilow

  • @farxaankhaliif2465
    @farxaankhaliif2465 Před měsícem

    Masha Allah ustaad.
    markaa buuggan dhameyso next book ka dhig the 4 hour-week. Thank you teacher.

  • @hindiya11m
    @hindiya11m Před měsícem +1

    Asc wr wb

  • @MahadAhmed-ju7eo
    @MahadAhmed-ju7eo Před měsícem +1

    Zxp wax badan ayaa ka faaiday zxp

  • @mustafehussein6853
    @mustafehussein6853 Před měsícem

    Inagu Somali ahaan dhammaanteen 'circle of concern' ayeynu ku jirnaa.

  • @KhadarFaarax-y4e
    @KhadarFaarax-y4e Před měsícem +1

    Wll

  • @user-ih8br6mg6d
    @user-ih8br6mg6d Před měsícem

    Share iso dhaha

  • @Nasrobxersi8266
    @Nasrobxersi8266 Před měsícem

    Asc ustad mubarak Aad baad Noola taliSaa kuwa QaaTa Alla hanaga dhigo Adigana alla hakuu siyaadiyo Cilmi Anfacle iyo wanaag Adduuyo Iyo Aakhiraa Aamin

  • @user-ih8br6mg6d
    @user-ih8br6mg6d Před měsícem

    Xagee laga helaa buukaan

  • @abdirahmanceenaanshe338
    @abdirahmanceenaanshe338 Před měsícem +1

    Mubarak sxp mahadsanid shalay ayey ahayd marka ku fekerayey in aan buugan dib revision ugu sameyo mahadsanid

  • @Nurfinancetalk
    @Nurfinancetalk Před měsícem

    Mahadsanid Ustad. Buugaasi wuxuu ka mid yahay buugagta aan laga bixin ee wakhti kasta la jaanqaada.

  • @Dajiya.axmednuur
    @Dajiya.axmednuur Před měsícem +1

    Mubaragow side si fudud ku baran kara luqqada arabiga wll

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před měsícem +1

      Muqaalkan soo fiiri bal 👇
      czcams.com/video/uZbfLSIHwT4/video.htmlsi=WUrJqYDhVUkNLJ19

  • @Sahruush
    @Sahruush Před měsícem

    Mhdsanid teacher
    Ustaad kuliyda islamic kaso hdal hday macquul thy❤️🤍

  • @KhadarFaarax-y4e
    @KhadarFaarax-y4e Před měsícem +2

    Su'aal
    Meel lagaala soo xidhiidho malihid miyaa?

  • @KhadarFaarax-y4e
    @KhadarFaarax-y4e Před měsícem +1

    Meel lagaala soo xidhiidho malihid miyaa

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Před měsícem

      Instagram ayaad fariin iigu reebi kartaa wll @Mubarak_Hugur

  • @CadaaaweYareWanaagsane
    @CadaaaweYareWanaagsane Před měsícem

    Buga xagee ka helaa wll

  • @CaamirCabdulaahi-ij3lb
    @CaamirCabdulaahi-ij3lb Před měsícem +1

    Macalinow english madhigtaa

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před měsícem

    Dibada aqonta wax kala qeeybiso iyado mucarad jirin ninki aqonta katagay baa kahoreya nolasha fer lagudhifta logu badalaa dhaqalo nolol malmedkisa kalasobaxo marka lasimantahay xisab kaga fogana aba kugu nacaa