SIDEEN KU DAREEMAY INAY I JECESHAHAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 420

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Před 2 lety +65

    “isaga Hadh Ninkani Horuu kuu dhibaateeyay’e” Waannu Soo Dhoweynaynaa Riwaaydda Cusub..

  • @mohamedabdullahihoney275
    @mohamedabdullahihoney275 Před 2 lety +36

    Gabadhan oo kale waxa ushekti sidi shekh ee ku amine , Allow gabadhan mustaqbal kheer qaba sii amiiin

    • @Raho339
      @Raho339 Před 9 měsíci +1

      Isagaa KhayR U’Ah Insha Allaahu Aamiiiiiiiiin Yaa Raxmaan❤️❤️❤️👌

    • @Raho339
      @Raho339 Před 9 měsíci +2

      Rabiyoow Nasiib Isoogudar Hadey KhayR Isuyihiin Waa Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Allaah☝️

    • @Amran218
      @Amran218 Před 8 měsíci

      ​@@Raho339ducada walo aqbale.soon aross

  • @mohan_farah
    @mohan_farah Před 2 lety +29

    Qof sidan cml u qabli jilcan oo u qalbi fican ban alle ka baryaya😍😍

  • @iifiyechannel6868
    @iifiyechannel6868 Před 2 lety +37

    #iLaahaY DarTii #Like iigu Saara Wll Mcn😓♥️🙏

  • @halgankanolosha7992
    @halgankanolosha7992 Před 2 lety +34

    Nin hadaad jeceshahay ood udhimanayso xata Lama dhaho waanku jecelahay wlaaley qalbigaaga iyo naftaada ilaasho kaafiyow adna gabadha ilaali wll waad aragta say kuu jeceshahaye

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 Před 2 lety +3

      Mashalh sax latalin wngsn

    • @12kisgowe36
      @12kisgowe36 Před 2 lety +1

      Shuubo waqtiga waad qadteh gabdha yr hda so baxyo hku dhelin

    • @sadribuulle5592
      @sadribuulle5592 Před 9 měsíci +1

      Xaqiiqda weey soo baxde iyo waanadaad wllhi

  • @najahmahdi8521
    @najahmahdi8521 Před 2 lety +17

    ilahy aniga iyo inda hooyo aah ee dhaleyso hano wad dhibyareyo Amiiin please iduceeya inu ilahy foosha idhb yareeyo 😢😢🤲🙏

  • @Ya_an200
    @Ya_an200 Před 10 měsíci +10

    2sano ka hore ehed wan ka xumhaya wlsh3yy qisad kugu dhacday ilahay qalbiga haku qabojiyo from rithwan issack😢😢

    • @user-my4yk8jr1i
      @user-my4yk8jr1i Před 10 měsíci

      Wlh waa qiso aad uxanun badan gabdhaan si dhaba ujeclatay lkn doqon ow Noqday

    • @Ya_an200
      @Ya_an200 Před 10 měsíci

      @@Fatma_932 Haa wa tas

    • @Ya_an200
      @Ya_an200 Před 10 měsíci

      @@user-my4yk8jr1i nin wa nin uun 🥺

  • @najaxnuura3822
    @najaxnuura3822 Před 2 lety +9

    Asxaapeey gabadha afkiina kajeediya jaceylku isaga dadka ciyaaleeya e alle haysu barakeeyo oo 100wiil hakala siiyo

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Před 2 lety +17

    Waan filaayi feestadaan zxb kaafi nasab kaamil thy keep going only llovers❤️✨🔥

  • @somaliqueen521
    @somaliqueen521 Před 2 lety +7

    Mamsha allah my bro Kafi iyo his patner isku waara insha allah hor usocda

  • @bisharmohamed5967
    @bisharmohamed5967 Před 2 lety +8

    Manshallah, hazzal soo dhawaw dumashi waxan ku leeyahay qalbi wanag iyo galkacayl baddan kusoo dhawaaw

  • @hani-carabiyo
    @hani-carabiyo Před 10 měsíci +9

    Macha allaah farxad baay siisay lkn wuu garan wayy alle badal Khyr qabaa hasiiyoh hazal😢

    • @amiiraahmed4513
      @amiiraahmed4513 Před 9 měsíci +2

      Fiiri horta wuu is madadalinaye kawaran hee ,walle hada ayuu kagoanyahay ,wuxu kafaidesanaye inta yar oo darufsaaneet .😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 9 měsíci +5

    Waryaa gabdhaa ha xumaynin mar dambe ❤ Masha allaah wallaahi waa gabdh wanaagsan ‼️ hadii kale ‼️ soo gudbi

  • @nafisafarah9560
    @nafisafarah9560 Před 2 lety +24

    🤣🤣🤣🤣 oo hada ma nin dartii baad u soo safartay lol gabadh wlhi in la soo raadsho ku fiicanthy

  • @ciiseqoor2771
    @ciiseqoor2771 Před 2 lety +8

    Gabadha cidla hagaga tegin si clkaafi dhabay ku jeceshahaye dumarku waa masakine

  • @mohamedabdulqadir2917
    @mohamedabdulqadir2917 Před 2 lety +10

    Wlalo Ilaali inanta ha noqonina Sida kuwa aan aragnay👌😍❤️ Hawaaro jacaylku isku waaraa.

  • @maxameddeeqbin_camey9738
    @maxameddeeqbin_camey9738 Před 2 lety +7

    Masha allah hazzal wa gabadh ad u quruxbadn
    Akhlaaqna leh hamblyo

    • @umu2600
      @umu2600 Před 9 měsíci

      Mashalahaa wll hamblayo

  • @najahahmedali945
    @najahahmedali945 Před 2 lety +14

    Hambalyo hambalyo hambalyo wllo isku waraa kaafi hazal❤️❤️❤️❤️💐💐💐💐🌹🌹🌹🌹

  • @user-rx3dc7ds3w
    @user-rx3dc7ds3w Před 9 měsíci +7

    Ax wuu fahmi wayey😢 bedel kheyr qabo in sha Allah 😢

  • @ahmedsheikhmohamed8896
    @ahmedsheikhmohamed8896 Před 2 lety +10

    Ismadhanta waxa aay socotawa nin iyo nagtis ayaa kusoharay

  • @intawanagsanwalalkoda494
    @intawanagsanwalalkoda494 Před 2 lety +5

    Hormar wacan congratulations kafi gabadha haku ciyaran jacelkeyda sidaa qiyaasayo wlhi waa dhab ina adarow gabadha inoo xafid 🇸🇱 De faraxad kuwara

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 Před 2 lety +10

    Masha Allah hambalyo lamaane qurux badan ilaahay haisu Kiin calfo

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 Před 2 lety +6

    KAafi rumantic tahee wa gabaneyd bro❤️🤣🤣🙏🏼

  • @abdullahimohamud2516
    @abdullahimohamud2516 Před 2 lety +9

    mashaalaha congregation keep going long life for ever

  • @calisabaayad2135
    @calisabaayad2135 Před 2 lety +15

    Kaafiyow dhiiqaa lugaha lagashay 🤣 naag caana marabo dhihijirtay🤣 guuleesta

  • @fatimaabdi932
    @fatimaabdi932 Před 2 lety +7

    Masha Allaah❤ queen iyo King👑👑❤🥰♥️👸🤴🌹😍👑🥰♥️👏👏👏👏👏

  • @caydaruuscabdirazaq4203
    @caydaruuscabdirazaq4203 Před 2 lety +3

    Masha allHa wllhi kaafi inanTaa hasii daYn hadalkeedaba i deeqaY alla inanTu wngzna

  • @naciimonalka6852
    @naciimonalka6852 Před 9 měsíci +2

    MashaAllh alle hayskukiinsimo insha allaah ❤❤❤❤❤ hadaad is guursataan awalaad quruxbadan ayaad dhalysaan.oo idiin eg

  • @farxiyamohamed2200
    @farxiyamohamed2200 Před 2 lety +29

    Waad isku nuurayaan runtii ee is guursada 😍

  • @hooyomacaanumayma239
    @hooyomacaanumayma239 Před 2 lety +3

    Kkk mansha,alaah quruxdii oo qof ah waye ku wan ha waro jacaylka

  • @faaraxmaxad8028
    @faaraxmaxad8028 Před 2 lety +8

    M.a waxaa tihin lamane aad u qurux badan o kudayasho mudan Allah idin xafido insha Allah

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 Před 2 lety +17

    Masha allah beautiful couple 💕💕💕😍😍😍👍👍🙏🙏🙏

    • @Ya_an200
      @Ya_an200 Před 10 měsíci

      Fuck weyn wiilku😁

  • @samaanabdiqani4775
    @samaanabdiqani4775 Před 2 lety +8

    War niyahoow qofta waaba kugu daqrantahee fahan 💯👆

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 Před 9 měsíci +1

    Cayilow abaha was gabadhan marka rudwaan waraysanasyo way fool xumatay markana waa quruxley masha allah ❤

  • @aminadhemansulub5661
    @aminadhemansulub5661 Před 2 lety +7

    Mashallah kaafi wa qof xishood mudan kawaran halmarna korkeeda ma utaaban bal e gacantaba jeebku gashtay

    • @xagsoabdikadir6728
      @xagsoabdikadir6728 Před 2 lety

      Saxiix ninka mustaqbalka kaa leh calaamadanba lagu gartaa

    • @maahirmaahir8341
      @maahirmaahir8341 Před 2 lety +1

      Maxaa kortabasha ah gabadhaba wuxuu waydiiyay sual aan gabdhaha lawaydiin xataa hadaad kali isku tihiin goormaad ijeclaatay dadka hortoda mafcna

    • @zuhuurademh1298
      @zuhuurademh1298 Před 2 lety

      @@maahirmaahir8341
      Haa wlhi
      Kaafi inuu Dheeel wadaan u arkaa jacayl dhab ahi ma hayo

    • @maahirmaahir8341
      @maahirmaahir8341 Před 2 lety

      @@zuhuurademh1298 Haa jcylkaga dhabta dadka hortoda waad kaqarsataa waxanad jeceshahay inad kali isuahastaan

    • @zuhuurademh1298
      @zuhuurademh1298 Před 2 lety

      @@maahirmaahir8341
      Haa wll wa saad sheegty

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 9 měsíci +1

    Jacailka raga badana wabeen lakin. Dumarku WA ilbidhiqsi wan udigaya hablaha jacail kayraga uqadayaan wali Nin dartii melxun maugashay❤❤❤

  • @kafiaabdirahman9994
    @kafiaabdirahman9994 Před 2 lety +6

    Gabadhan ilaali qalpigeda mashaallh

  • @mohamednoordoll2210
    @mohamednoordoll2210 Před 2 lety +5

    Masha Allah ilahey haidin barakeyo

  • @galaydhshorts
    @galaydhshorts Před 2 lety +5

    Waan arkaa in xidhiidhkan rikaato ka danbeyso se luuqluuq marow lasim wadadu kusoo dhicin
    Hazal wey dagantahey dad malaha miyaa tolow........?

  • @safiyadahir6275
    @safiyadahir6275 Před 2 lety +3

    Mansha alh from kafi ina adertii welcome dumashii

  • @ayaanosman967
    @ayaanosman967 Před 2 lety +5

    Kafi miskintan qalbigeda ilali 🥰🥰🥰🥰

  • @reaal622
    @reaal622 Před 2 lety +6

    Xasbuna allah jiljilaca nocasa muxu aha laba labo i qabatayba

  • @madadaaloofficial5006
    @madadaaloofficial5006 Před 10 měsíci +1

    Gob hadey wax jeclaato garabey filataaye qof ubaahan qof gooyey gunimuu ku sifoobey Hazaal gob garab Weydey baad tahay runtii anyway guleysaan ku dhihilaaa❤😊

  • @boqradarerali9097
    @boqradarerali9097 Před 2 lety +16

    Mashallah barakallah 🥰🥰

  • @anushzain9070
    @anushzain9070 Před 2 lety +3

    Naayaa naagaha puntlnd ama mj adeg iyo bir ayaa lagu yaqaan e is adkee waaxay jiljileecan hadan ku horjoogi lahaa dharbaxan kaaga jari lahaa is adkee indr ciyaalnimada igadaa

  • @dagaanabdukadirabdukadir5011

    Congratulation congratulation congratulation more than million times 💗

  • @raxmoshakaal589
    @raxmoshakaal589 Před 2 lety +7

    Mashalllh Hmblyo Guulayzta HunaYl ❤🥰

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Před 2 lety +16

    anu filim fanproj ah ban dawanaya 🤣🤣idinku mxa dawanaysn 😂💕

  • @amatullaahinamcln3866
    @amatullaahinamcln3866 Před 2 lety +4

    Ileen daran jaceel iyo tolna mallahan caashaqu ragna taada kama naxo💔

  • @mohamedtakoi7174
    @mohamedtakoi7174 Před 2 lety +15

    Keep going brother

  • @alvhber3922
    @alvhber3922 Před 2 lety +6

    Kafi cabdi hasal waga badh yar oo miskin ah ilali ha qalbi jabinin walal

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Před 2 lety +7

    Masha Allah Kaafi Abdi.

  • @ednaabdirahaman6664
    @ednaabdirahaman6664 Před 2 lety +6

    Mansha allh wllhi wan kahelay gabadan lkn wllo kafi iskuday inaad ilaaliso gabadhan waa haday gabadhi kula dhalatay wayo intaad sobandhigtay jacaylkeede melkale haka aadin insha allh insha nacabka alle haydinka hayo

  • @cabdifataaxmaxamed7501
    @cabdifataaxmaxamed7501 Před 2 lety +3

    Masha Allah waad isku nuuraysiin hanbalyo kafi abdi bro

  • @qarnaynzone
    @qarnaynzone Před 2 lety +3

    kafi isma dhaanto you said I will not love someone in social media or who work at isma dhaanto .

  • @salmosalmo7636
    @salmosalmo7636 Před 2 lety +8

    Hampalyo hampalyo guul wacan💝💝🥰🥰

  • @user-gv6yc5hn1q
    @user-gv6yc5hn1q Před 6 měsíci

    Asc maasha allah Hazal hada waa heshay qofkaad usoohayaantay jeceel dartiis awlaad khayrle kalahela

  • @hoododagan2597
    @hoododagan2597 Před 2 lety +10

    Vaar gabdhu waa ciyaal ciyaal

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat Před 9 měsíci +1

    AstaghfuruAllah gabadhan maskiinta jiliin baa ku socday xiliga ayada ah miyaa naledahay kaafi walal ilahay dambigaga ha dhaafo gabadhan walashaa ah cafis waydiiso

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Před 9 měsíci +2

    😂😂😂😂 kaafi Caawa iigu horeeyso waaba qosol

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 Před 9 měsíci

      Dhowrsano baan ninkan aqaan lkn waligay hada kahor madaawan😂

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 Před 2 lety +4

    Hazaal waa gabar qurux Badan man shallah

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 Před 9 měsíci

    Wiilkaygeeyoow talaan kusenayaa gabadhaas markaad guursato meedeyaha kajoojo ku hasheeya enay marwo guregaada ku akaato noqoto wax danba iysan duuben teg toogo iysan soogalen dhax deena waxa yaala en aad ku xalesataan guregeen u iqlecale way yartahaya somalena lama qan cenkarayaa ka gaabsada meedeyuhu waa fedmaa eska elaaleya guurkuna shaareca kuma feecnaa eskadaaya taladaas waa taladaan weel kaygoo kala seen lahaa gabadh kastoo noloshaada iyo mustaqbalkaada iyo caruur taada ka naxaysa haqaadato waanada waaledka ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856

    Dhibmalaha mnsha allah waad is jeceltaan mnsha allah alle hysku kiin daayo insha allah balse bareefad ka dhigta nolosheni inta badan umadu wax kasta ma ku farxan qaar ka xunba jira sida awged nolosheni qarsada inta badan alxd weye alle hyku kiin dayo

  • @sunduzcabdiraxman3331
    @sunduzcabdiraxman3331 Před 2 lety +4

    Alla gabadhaan shifo halageeyo 😂😂😂

  • @Hibaq2turntt
    @Hibaq2turntt Před 2 lety +2

    Aniga wan tagera kaafi abdi wan kaso qeyb gala arooskiina insha allah gabar wngsan baad heshay

  • @CumarMaxamed-kv8pt
    @CumarMaxamed-kv8pt Před 8 měsíci

    Qoftan miyaa qabtaa marka hore
    Mise waa xiriir waxa kan ❤❤❤

  • @sahroqueeen6224
    @sahroqueeen6224 Před 2 lety +4

    Illahy haysu kiin barakeyo Waan isla kiin jeclahah ♥♥♥

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 9 měsíci

    ASC CAAFI CADE IYO HAZAL QURUX WAAD ISKU QALANTAAN ALLAHA ISKU KIIN CALFO KAAFI HAZAL KALIGED QALBIGEDA KUMA CAYAAREYSIDE QALBIYADEENA ILAALI HAZAL WAA LAMA HELAAN WAA LAMA HURAAN WAA LOOMA QALMAAN QAALI AH

  • @abdullahiabdi9571
    @abdullahiabdi9571 Před 2 lety +5

    Xabadan ha dhihin waa ceebe ugaaas. Gabadha sifiican ayay kuu jeceshahy adigana gabadha. Niyada ku qor

  • @samiirdayax8775
    @samiirdayax8775 Před 2 lety +6

    Welcome to dumashi mcn ❤️✌️

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 Před 10 měsíci +1

    Gabadha marka qisadayda soo daawaday run ayay ka aheed 2year kadib.

  • @xamdamahamad5297
    @xamdamahamad5297 Před 2 lety +2

    Wllo huno kafi abdi gabadha si qurux badan u ixtiraam

  • @AwesomeExperiencez
    @AwesomeExperiencez Před 8 měsíci +1

    But kafi is not a serious guy 😢

  • @adnaraage785
    @adnaraage785 Před 9 měsíci

    Saan markuu ugawaalay kadib buu irbad isgaliyari , iyo qudba sir si ay uga quusato alla tan yari miskiinsanaaa

  • @nastehohassan6275
    @nastehohassan6275 Před 9 měsíci +1

    Ax siwalba ayay ugu sheegtay wuu fahmi wayay🥺😢😢💔

  • @laylamaxamad5932
    @laylamaxamad5932 Před 10 měsíci +4

    Waqtigan way jeclayd miskiina sorri abayo 😢

    • @amiiraahmed4513
      @amiiraahmed4513 Před 9 měsíci

      Durufka haysatay oowgeed ayuu kafaaidesta .Kole isheeda ayaa haayo.

  • @ahmedmohamud7795
    @ahmedmohamud7795 Před 2 lety +3

    Asc
    Jacayl ma aheee waaa matalad

  • @samsammaxamud1628
    @samsammaxamud1628 Před 2 lety +4

    Masha Allah 💟💑💑🥰🥰💟💟

  • @user-fq2sh6en8c
    @user-fq2sh6en8c Před 9 měsíci

    Maash Alaa Wan idinku faraxay runtii inaad heshiseen hore usocd ale haydin fududeeyo nolol shaa ad bilaabaysaan farxadaas kuwad

  • @axmedmaxamed3431
    @axmedmaxamed3431 Před 2 lety +7

    Mnshaa allaah hampalyo isku waara

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Před 2 lety +2

    so dhawaaw dumaashi hassal mar 1aad 2aad mar 3aad walcoma

  • @fardowsasaidnor8171
    @fardowsasaidnor8171 Před 2 lety +2

    😂😂film,, Hindi ooo live ah 🤣🤣

  • @army-on8wp
    @army-on8wp Před 2 lety +3

    Masha alaah waa gawar yaroo geysiyada xaqeda wey dhacsatay

  • @hawamahamed6941
    @hawamahamed6941 Před 2 lety

    Alla gabadha haku ciyaarin wll alle darti u ilaali waayo waa gabadh yar oo miskiinat ah

  • @Amal_UK
    @Amal_UK Před 2 lety +10

    MashaAllah 🤴Kaafi❤👸Hazal❤🥰🥰🥰

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 Před 2 lety +2

    Maa ruwayad baa so soco to wlllo 🥰❤️😂

  • @user-fq5uz6sg3c
    @user-fq5uz6sg3c Před 9 měsíci

    Jacelka aduunka wallshey iyo jacelkeed ❤cabdikafi lamaanha jacelka 🥰💋❤️

  • @mohamedrobinio3730
    @mohamedrobinio3730 Před 2 lety +4

    Keep going wa isku so bxysiin❤

  • @RoodoAxmed-uo6tl
    @RoodoAxmed-uo6tl Před 9 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂 waa na waasheen isku waara

  • @cadeeypuntish7135
    @cadeeypuntish7135 Před 2 lety +3

    Been badana waan kuso wici jiray kiteh🤣

  • @user-pp8pc8zf2l
    @user-pp8pc8zf2l Před 9 měsíci +2

    ❤Masha Allah

  • @Maliiziina
    @Maliiziina Před 10 měsíci +1

    Wlhi Soryyy abyo😢 qisada kugu dhacday from ridwan issack😢😢😢

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 Před 2 lety +1

    Xppi.......
    . sidee u argtay maaalinkii Aan Koobka wajiga Kaaga dhuftay

  • @sahrodawo1369
    @sahrodawo1369 Před 9 měsíci

    Masha allah hambalyo wan kufarxay iskusolabashadina🎉🎉❤❤❤❤💐🌺💝🎈💍

  • @makkaaabdulkadir4779
    @makkaaabdulkadir4779 Před 2 měsíci

    Illaahay baa kusahly
    Ee dadal kuma aadan heline

  • @cali2880
    @cali2880 Před 2 lety +1

    suurii hiii ooo maryo xidhan buluuga kkk

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 2 lety +1

    Gabadha reerkoodi away way dulman tahay yaanla boobin xataa hadey guursanayso hadalada qaar waxayku haboon tahay inla qariyo

  • @quenmaviochanel5964
    @quenmaviochanel5964 Před 2 lety

    Kaafi magaceeygu waa samsam waxaan joogaa magaalada muqdisho dadka wexeeykuu sheegaayaan waa been wll mustaq balkaaga ayeey kaxunyihiin walaal adi iyo walaa sheey hasaan waad isku nuureeysiin mara horoy usoco waan ku farax sanyahay inaad iskaa bula nimada ka baxdo wll isku waara

  • @anfacnuur4479
    @anfacnuur4479 Před 2 lety +3

    Mash allh waa isku nuraysan

  • @shukriomar1982
    @shukriomar1982 Před 2 lety +4

    See cml ciyal nimadan waligeda lis jeclajiray