KAAFI ABDI OO HAZAAL NAAG KALE KA RAACAY HAZAAL OO MASEERTAY ISKANA TAGTAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 03. 2024
  • alizakiofficial2353 @Qamarsugani @dirisleabdi @zakibinxaaji @maxamadqadar @asadhagio2749 @KOKOBULLE-it5so @amiraqurux @KingCkFilmsVlogs @kingceyda2780 @abdalajamaal @QaysQeyser. @NajmaNashaadOfficial @baabajeey @shaadiyasharafofficial @quruxkudhiigle @guribarwaaqotv9416 @Waaberi-Media @Waqal studio
  • Hudba

Komentáře • 22

  • @makkaaabdulkadir4779
    @makkaaabdulkadir4779 Před měsícem

    لا إله إلا الله

  • @najma649
    @najma649 Před 4 měsíci +2

    walaahi qac bay kayeer siisay

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me Před 4 měsíci +3

    Naga daa naagtii nacasta ahayd hadu kategay naagta hasaal wa doqon hindi ku dhexbakhtiyay

  • @najma649
    @najma649 Před 4 měsíci +1

    gabadhii maskiinta ahayd waxa aad ku badashay
    naag kaa aqli badan
    gabadhan wey ku dabsaari

  • @zamiiralaki5162
    @zamiiralaki5162 Před 4 měsíci +1

    ma nin baad ismooday
    sida naagaha suuronya
    waar way kugu qasaaraty hasaal

  • @AbdirahmanMoussaali
    @AbdirahmanMoussaali Před 3 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-pd2xi5qo1l
    @user-pd2xi5qo1l Před 4 měsíci +1

    In naagood doqona weeyi kani. Xataa inyar oo xishod h. Ama wax isku falida male

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Před 4 měsíci +1

    Runtay u shegtay gabdhi ad is jecledanban idin kala diray yacni ebar ba tahay bay u qarinaysa

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw Před 4 měsíci

    Fariid qac bay kasiisay

  • @JamAa26
    @JamAa26 Před 4 měsíci +3

    Hasaley ma aad helin halyeeygii ku hananlahaa waxatahay gabar haboon an la helikaraan nabsina maad geline niyadada khayr u sheeg jacaylku ceeb maha jirka uu dhaqaajiyaa oo ceeb ma aadlihidoo cadowgaaga haysu jeben carfooney eedoo caqligaga ayaan laxdin oo rasimaal yeelo rabigayna raali geli illahi ku abuuray gabkaaga ka u tegen waaa ku jecel yahay adoontisii baadna tahay dadkaaguna kuma nicine waa ku doonayaan e dahabooy eddo danahaaga horey u raac❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hasaan walbi waanaag waan ku jehelahay eddo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najma649
    @najma649 Před 4 měsíci

    bahdil iga dheh

  • @XawoAli-vu7ud
    @XawoAli-vu7ud Před 4 měsíci

    Gabadhii quruxda badnaýd e hasal away

  • @fartuunahmed-kf2xj
    @fartuunahmed-kf2xj Před 4 měsíci

    Alla kafi nag baa nin moda balse waa nacas

  • @JamAa26
    @JamAa26 Před 4 měsíci +5

    Nabsi waa dabeyl iyo duufaan dhacaysee midkaan shaltto diidaan maanta doonaysa allaow yaa sii noolada oo sheekadaan meeshay ku damayso weli waxabaan xeerinaynaa cayaari waa gelin danbe kaafiyow

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 4 měsíci +3

      Wlle kaafi dembi ma galin eedadaa iyadaa dabeecad xun ciyaar iyo dhab makala taqaano gari alley leedahay kaafiyow gabadha caay oo ereyo xun ku dheh sax miyaa tan kale cayaarta inuu kaafi raga la ciyaaro hazaalna dumar la ciyaarto ayey ku kala badbaadi karaan ama ay iska daayaan gar eexada jooji oo eedadaa u caqli celi 2doodana wanaagoda ka shaqee hadaad eedadaa ka naxayso

    • @HamdiHodhan
      @HamdiHodhan Před 4 měsíci +2

      Sax anigu black lajira😅

    • @user-iq8hl8lz5m
      @user-iq8hl8lz5m Před 4 měsíci +1

      @@HamdiHodhanadeer adu amu waad cilantee anigaba ku ogee gawadhaa meshaad kala qadee 😂😂😂😂

  • @fatimaomar3552
    @fatimaomar3552 Před 4 měsíci +1

    Kafi cabdi walee bala ku heysato dhaaman meel beybey ku saaraseysaa

  • @FowsiyoMohamud
    @FowsiyoMohamud Před 4 měsíci

    Nacas

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 4 měsíci +1

    Woo ka Tagaya Adiga Xata

  • @samybourhan6476
    @samybourhan6476 Před 4 měsíci

    Masha.Allah

  • @HamdiHodhan
    @HamdiHodhan Před 4 měsíci +1

    Diamond bankuhystaa❤