kafi abdi iyo hazal maser furiin isku badiley kafi abdi xanaqey geber kale karacey

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Subscribe #Like_iisaar_Codsi
    Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab Geliya Lasocod WanaagsaSubscribe #Like_iisaar_Codsi
    Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab

Komentáře • 206

  • @user-uj5io2on5y
    @user-uj5io2on5y Před 5 měsíci +17

    Naa mxd horta hasal ciyaal ciyaal iskaga dhigtaa akhas akhas akhas 😊😊😊 isku xishoo

  • @user-oo3gt6ut8r
    @user-oo3gt6ut8r Před měsícem +1

    Waaxaaaan waciiiyaal taan ookaley waa ciiyaal waxan iskaga hadh

  • @Abz_146
    @Abz_146 Před 5 měsíci +6

    Madawgu waa qurux waa original masha allah ma bilij lays mariya qurux noqoday

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před 5 měsíci +1

      Naayaa azhal wey udhalatay quruxda balaayana isma marin

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 Před 5 měsíci +6

    Maashallah black dheeman walee waa noog nool, hadal iyo dabeecafba 💕❤️🌹🔥❣️

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 Před 5 měsíci +2

    Kafi cabdi nin raga sax ha cayin gabadha somaliyeed

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před 5 měsíci +10

    Subxannallah hazal ninka kuma qabo wax iskula har .naa is degi ninka wa nin ragga

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před 5 měsíci +17

    Good kafi ma nacasbaa marku gabar ceynayo. Kafi ka bax live ka

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 Před 5 měsíci +6

    Waa run kaafi ma can karoo gabar

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 5 měsíci +2

    Naagta black dheeman wey dheereyneysa

  • @user-oo3gt6ut8r
    @user-oo3gt6ut8r Před měsícem +1

    Black diamant waaa fariiid walahiiiii

  • @ashamohamud477
    @ashamohamud477 Před 5 měsíci +5

    Black diamond 🔥🔥 naag nol❤

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 Před 5 měsíci +5

    Mashaa allhkaafi waa nin rag ah

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 5 měsíci +7

    Hazal puntland wey na cebaysay naa edeb yeelo 2 gabdhood ayaa tihiine

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 5 měsíci +1

    Gabadha black dhiman Ayaa fiican iyada raaca iyada kuu qalanta❤

  • @HayatAhmed-sk7tw
    @HayatAhmed-sk7tw Před 5 měsíci +1

    Kaaki marku Hasal Guursado Waa malintii uu Nolosha Nicilahaa Warhooy Kajoog Hadaad Dhawdahaye

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 Před 5 měsíci +5

    Subhaana laah

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Před 5 měsíci +1

    Gabadhan hayzal ninkan bay ku waalatay, cidii dhashay quraan hasaarto

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Před 5 měsíci +3

    Subxanallaah tan maxaa ka qaldan
    Balse ninka Iyo naagta maxaa meesha wada saarey😢

  • @user-kq9fb9iy8d
    @user-kq9fb9iy8d Před 5 měsíci +5

    Black Diamond ur a strong woman never give up

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 Před 5 měsíci +3

    Black dheeman naag Nool Dheh Maashaa a

  • @ma..6732
    @ma..6732 Před 5 měsíci +3

    Wlh naag nul gubsanaa ninkan masha Allah wlh wa gesiyad balak

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 Před 5 měsíci +2

    Alle aduunyo wax kastö Waa la. Arkaayaa

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 Před 5 měsíci +3

    Gabadhaan ma aqli badno hazal ladhahaa maxeey tahay gabadha caay

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před 5 měsíci +3

    Kafi wuu ogyahay hazal in ey masarbadanta ahay waxaa fican kafi in uu wiilala lacayaro hazalna Gabdho lacayarto oo usan iscebayan hazalna ceban intey laqabsaneso kaftanka💞💕

  • @user-vx9ul7fk1l
    @user-vx9ul7fk1l Před 5 měsíci +2

    Gabadhii waa yara miiskin hazal sorry walalo kafi 4 ayuu aalle u baneyey waa nin ee masayrka jooji huno❤😂

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 5 měsíci +3

    Gabadhaan xijaabka xiran waa caqlileey mansha,Allah lakin 2 dhocilood ayeey dhexda u galeen

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 5 měsíci +9

    Naa heedhe xishood wa wiile gabar ma cayn kare bisinke

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před 5 měsíci

    Subxana allah

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 Před 5 měsíci +1

    Hasal meelkale bay ka kulushahay 😢 miskiinta wax hore bay dareemaysaah nayaah ninkaan dhulka Ha isku dhigin

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Před 5 měsíci +2

    Aqas ma nin balugu murmaya allah ba nay

  • @KadroAhmed-bx4uo
    @KadroAhmed-bx4uo Před 5 měsíci +4

    Waxaan naag maaha kaafiyow frome mj

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 5 měsíci +1

    Hazal chance wayn baa lagaa helay markastana waad ciishoon hadaaf sida isu dhaami waydo dumaashi

  • @aragsana2098
    @aragsana2098 Před 5 měsíci +2

    Hazal doqon soo dhawoow dangalo ma tiraahdid ..

  • @fm2005x
    @fm2005x Před 5 měsíci +1

    Tan caadi ah subxanallah

  • @KadroAhmed-bx4uo
    @KadroAhmed-bx4uo Před 5 měsíci +3

    Iyadaa ninka soo dhacday in laga dhaco bay kacabsanaysaa

  • @zalabala5176
    @zalabala5176 Před 5 měsíci +1

    Hasal waa Qalbi caruur Nacas Nacasa Akhas

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 Před 5 měsíci

    Dumarba rag is dhaafiya dheeman ka qaad ninka fariid b dheeman

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 Před 5 měsíci +1

    anszal.maseer.ka.iska.daa.❤❤❤

  • @luulqaliif-mx4ni
    @luulqaliif-mx4ni Před 5 měsíci

    Mansha alaa naa wiilka haqasbin

  • @ahmeddeqsi3084
    @ahmeddeqsi3084 Před 5 měsíci +1

    Rabish

  • @idilqalanjo
    @idilqalanjo Před 5 měsíci +1

    Nayaa Hazal caadi iska dhig Raga lagama badbadiyo

  • @user-np4vi1gn2h
    @user-np4vi1gn2h Před 5 měsíci +3

    Haasaal waqaldantay

  • @rukiamohamud9495
    @rukiamohamud9495 Před 5 měsíci +3

    I like black

  • @sahrajama5663
    @sahrajama5663 Před 5 měsíci +2

    Ala kaafi ilaaj baa kuu maqan doqontaan maxaa ku raacday

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Před 5 měsíci +2

    Hasaal waa fududahay kaafi wada noolaan karaamo

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Před 5 měsíci +2

    Hasal waxba mahayso si ay ninkeeda ma fahmayso caruur bay iska dhigin naa xishood dhiiga bay isku karin

  • @fardoosmaxamed4817
    @fardoosmaxamed4817 Před 5 měsíci +1

    Doqon weye tan cay kulahaa 😂😂

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 Před 5 měsíci +1

    Kaafi waa nin wanaagsan adigoo qabin baadtalinee

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 Před 5 měsíci +2

    Wax lagu hadlo maahan inuu caayo gabar

  • @user-jz6fd5wj9n
    @user-jz6fd5wj9n Před 5 měsíci +2

    Black ninka naagta ka qad hadad naag tahey

  • @aragsana2098
    @aragsana2098 Před 5 měsíci +2

    Hazal doqon, naa ma ninba saa la isusiiyaa

  • @user-ey6zn9rl6t
    @user-ey6zn9rl6t Před 5 měsíci

    Horta gabadhan Hazal la yiraahdo xoogáa waxba u dhiman

  • @nasrobujeeti2268
    @nasrobujeeti2268 Před 5 měsíci +1

    Kkkkk kaftan bay saan ku noqotay reer dagan markay dhex galaysay way macansanaysay maahoo caku naagaha khaar aqligan nimadooda

  • @maryanilmi5344
    @maryanilmi5344 Před 5 měsíci

    Naag Ankuusoo gaariin siidaan uhaad laasah goor Maa kaaga sooraanaaysaah.😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 Před 5 měsíci +1

    Dhiiga sidi qof logu kariyo ayey jamacad oga soo baxday.

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Před 5 měsíci +1

    Goonbaarta madow wa mucjiso fursad heshay

  • @SafiyoUdgoon693
    @SafiyoUdgoon693 Před 5 měsíci +3

    Garab iku sii hamigeyga Oo soo booqo channelkeya walaal mcn

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 5 měsíci +2

    Kan la isku haysto oo foorada sheegaya wa maxay

  • @maryanilmi5344
    @maryanilmi5344 Před 5 měsíci +2

    Dooqoon saanaah Maa gaabaar kaale baad waaydaay.

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 Před 5 měsíci +1

    Kaafiyoow horay iyo gadaal gadaalbaa kuu dhaw

  • @user-pl1uc1fz3b
    @user-pl1uc1fz3b Před 5 měsíci +5

    Waa su aale ninkay leedahay gabdha cay maanu caqli lahayna

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 5 měsíci

    Dad ayay isku dirtay ileyn waa shaydaan dumarkuye

  • @halimojama4593
    @halimojama4593 Před 5 měsíci +2

    Kaafi naagtaadu waa ku ceebaysay waxbadan u sheeg caqliga haka koro waxaasi waa waali

  • @najma649
    @najma649 Před 5 měsíci

    naagtan aad ayey ugar daran tahay dayman la leeyahay
    walee jacayl xaasid ma waayo

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 5 měsíci

    Sheekadu waa sheeko horey loogu soo kabo gashaday sixiroolooyin azhal waa gaad kaafi kusoonoqotay ayay isku dheeshay waligaa nin aad ka tagtay laguma soo noqdo

  • @iimaanabdi1533
    @iimaanabdi1533 Před 5 měsíci +1

    Kaafi waa qaldantahy gabadhan geme ka kadaa

  • @user-nq2rc3lm8u
    @user-nq2rc3lm8u Před 5 měsíci

    Waar.doqonyahoow Xaaskaaga habahdiĺin

  • @daimanlul4480
    @daimanlul4480 Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 Před 5 měsíci

    Gabadha kale qaali Garyaqaanweeye

  • @user-lr3tw6ev9s
    @user-lr3tw6ev9s Před 5 měsíci

    Sheer

  • @user-bh1wb6jt7f
    @user-bh1wb6jt7f Před 5 měsíci +1

    Ninku ma alaaba ana leh wamaxay

  • @fartahaajiali9173
    @fartahaajiali9173 Před 5 měsíci

    Reer baadiyo illaahow wax hanoogu darin

  • @sfhjmgdkl
    @sfhjmgdkl Před 5 měsíci

    Ala kafi dulqad badan qof nocan ah miyu xirir lawadage!waaba doqon caadi ah😂😂

    • @Naj-143
      @Naj-143 Před 5 měsíci

      Qofta Maxaa ka qaldan hhhh markuu dhoho naaa doqonyahay hhh Waa la yaabi jiray hhhh Cawa arkay

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 5 měsíci

    Kii yaraa ee quruxda badnaa ee Cali yusuf way ka waaleen sorry ina adeer

  • @user-jz6fd5wj9n
    @user-jz6fd5wj9n Před 5 měsíci +1

    Kaafi maxa kuu geeyey tan

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat Před 5 měsíci

    walal kafi an talo walaltinimo ku siiye gabdhaha ka dhex bax ee Ragga la dheel

  • @user-gm4bz6ej2l
    @user-gm4bz6ej2l Před 5 měsíci

    Caay dhacooyaa Ok Naagta caay😂😂

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 5 měsíci +1

    ilshay ba Aburaay ceb

  • @user-yz4gh4fq7w
    @user-yz4gh4fq7w Před 5 měsíci

    Dadkan so afka kamadalan subxanaAllah

  • @maryanilmi5344
    @maryanilmi5344 Před 5 měsíci

    Tii ilmaah kuu dhaay baad Kaa taag taay MAA taan ubaar Baar yaasaah.

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x Před 5 měsíci

    Maseeraykaaga Hazaal ma suuro ku jira mise khibrad baa wali yeelan.

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x Před 5 měsíci

    Subxaanallah Hazaal eedo xishood. Kaafi waxaas oo ha soo dhigin live. Hazaal iskuma kalsoonid. Sidee u dhihi kartaa naag cay. Reer magacley noqo. Siyaasi noqo. Caqli caruurta ka bax

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 Před 5 měsíci

    Waxan u haystay in laga gardaranyahay gabadhan yar lkn wa khaldantahay gabadha cay kulahaa

  • @youngeelmi1351
    @youngeelmi1351 Před 5 měsíci

    War tan waaba duqon walaahi kaafiyuu cay maxay tahay waaba nacas waaye mida kale amiga kaafiga hadaan ahaan la haa walaahi waan cayri lahaa tan

  • @farhiyamahamud2315
    @farhiyamahamud2315 Před 5 měsíci +2

    fariid habo❤ black diomen

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před 5 měsíci

    Buntilan maycebayne doqonta maseyreyda ayadaa iscebaysay kaafina haka insaxaabto doqonta ahbalada

  • @HanaAbdi-dk1uf
    @HanaAbdi-dk1uf Před 5 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 qofkan maxa ka khaldan waay kusastay ninkaan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 5 měsíci

    Naagta madoow waa sixireey

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před 5 měsíci

    saxweeye dheeman gata taqanay

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 5 měsíci

    Hazal waa aakhirka shacbaan maxan ku dhahnaa
    Naagta iska celi baa lagu yidhiye is giiji
    😂😂😂

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Před 5 měsíci

    Kaafi abdi waa doqon akhis inuu meesha ka boxo ahayed gabdha soomaaliyeed orgigaan ma raga ba moodane

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 5 měsíci

    Khaladka waa kaafi
    Hazal inuu meesha keeno ma ahayn

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 Před 5 měsíci

    Waali badanaa bismillaahi

  • @niciimaaxmed6360
    @niciimaaxmed6360 Před 5 měsíci +1

    Kafiyow balak dheman gurso wa nag kartile

  • @user-zm4ul8nz4b
    @user-zm4ul8nz4b Před 5 měsíci

    Naa.wacadahe.ee.mamadobid

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 5 měsíci

    Kaafi jacaylkaagi yeyna dhiiqo lugaha kuu galinin

  • @rukiamohamud9495
    @rukiamohamud9495 Před 5 měsíci +1

    Balack

  • @user-vj6zj3ze6e
    @user-vj6zj3ze6e Před 5 měsíci

    😂😂😂😂😂 alabeerka maqlijiray

  • @ashamohamud477
    @ashamohamud477 Před 5 měsíci

    Nocan jiljilcan aku dhaheso halke dagantahy mesha sigo malo joga😂

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt Před 5 měsíci

    Asala Maserati dabaalnimo waaye
    Waxas naayaa adiga maalugu gudey 4 ilaah u baneeyey