KAFI ABDI |XALKA MAAD ILA DOONTID| OFFICIAL VIDEO |HEES LOO QAADAY HAZAL| 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 12. 2023
  • Kafi Abdi ayaa hees u qaday jacaylkiisa
    Quruxdaa kugu xeeran
    Iyo Xaada Korgaagu
    Way i xiiso gashaane
    Xalka maad ila doontid
    Ilaa aad xilahayga
    Noqotoon ka xoroobo
    Kalgacayl xanaftiisa
    Nasan maayo Xayaati
  • Krátké a kreslené filmy

Komentáře • 34

  • @farxiyocaraaye-cq1in
    @farxiyocaraaye-cq1in Před 3 měsíci +3

    Wllkei kaafi wuuu is bedelay xaqiiq fanan ma noqonayi gabar social media gabar ku jirta ma guursanayo amazing

  • @user-yk5it9cr2r
    @user-yk5it9cr2r Před 7 měsíci +4

    Hazaal iy kaàfi isku waara ❤❤

  • @abdiali5482
    @abdiali5482 Před 4 měsíci +1

    Wayyy top way heztan jah ❤❤❤❤

  • @user-bk3bu6qg9y
    @user-bk3bu6qg9y Před 6 měsíci +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulahihirsi5914
    @abdulahihirsi5914 Před 4 měsíci +2

    Music ga qofka garacay 123->> 🎹

    • @husseinhaji7
      @husseinhaji7  Před 4 měsíci

      Nio anaa hees soo qaadi rabee iga sax legend baa tahay wlhi

  • @MOON_CASKA__7
    @MOON_CASKA__7 Před 6 měsíci +2

    hees waa dhaaftay heestani ❤

  • @ruunabdulkadir1779
    @ruunabdulkadir1779 Před 3 měsíci +2

    This Hees .
    Hees Iyo Badh.
    Weeye.
    I Like This Song.
    It's Very Very Noce.
    Well Dan .
    Big Brother

  • @dayrcabdi7482
    @dayrcabdi7482 Před 7 měsíci +2

    😘😘l.a

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Před 7 měsíci +4

    War haaye waa sideedee heestan waa top 100% kaafi abdi iska dhaafe xataa fanaaniinta kale ee fanka uga horeeyay ayaa hees noocan ah soo saari isma lahayn oo waan yaabay habeen dhawyd oo aan arkayn isagoo live ka qaadaya .
    Balse waa sidee waxan muuqaalka muxuu uga dheelay muu sifiican usoo saaro mise wali muuqaal uma soo saarin ee waxan adaa isku habaystay ?😂😂

    • @husseinhaji7
      @husseinhaji7  Před 7 měsíci

      Nio anaa isku habaystay riwaayad bay lkn ku jileen intii riwaayada iyo suugo suugo ayaan isku darsaday anna😁

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 7 měsíci

      @@husseinhaji7legend baad tahay wlhi hadaadan waxaaga habaysan yaa kuu habaynaya 😂😂

    • @husseinhaji7
      @husseinhaji7  Před 6 měsíci +1

      @@wehelashaq3368 nasabow waan ku wataa😂

  • @Oontira123
    @Oontira123 Před 4 měsíci +2

    Allow nin san Cml Hees Kal Iyo Laab ah Iiqado keen ❤❤😢😂😂😂

    • @husseinhaji7
      @husseinhaji7  Před 4 měsíci +1

      Wn joogaa xpipi waaba ikan😅

    • @abdisamaddaqare2264
      @abdisamaddaqare2264 Před 4 měsíci

      Will hes waxba kutari mayso meqo Aya loqaday mantana ay wada jogin

    • @MohammedAbdi-vn5ft
      @MohammedAbdi-vn5ft Před měsícem

      Walaal nin kuu shaqeeye oo kvayirkaa ka saraysiiya kuna ❤❤❤❤ dhinac walba hees waxba maaha

    • @MohammedAbdi-vn5ft
      @MohammedAbdi-vn5ft Před měsícem

      Walaal nin kuu shaqeeye oo kvayirkaa ka saraysiiya kuna ❤❤❤❤ dhinac walba hees waxba maaha

  • @ishaaziiz3984
    @ishaaziiz3984 Před 4 měsíci +1

    ❤❤❤❤

  • @kiinmohamed5831
    @kiinmohamed5831 Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xq2uz8ky6h
    @user-xq2uz8ky6h Před 5 měsíci +1

  • @FaadumoAhmed-jn4hi
    @FaadumoAhmed-jn4hi Před 4 měsíci +2

    Ninkii iiqaadi lahaa 😭😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️‍🩹

  • @user-ef4xx1yy6j
    @user-ef4xx1yy6j Před 4 měsíci +1

    Hazal suraley😂❤

  • @farhiyaomar1769
    @farhiyaomar1769 Před 4 měsíci +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰waax nas xaa jacla yyaart🥰🥰🥰🤘🥰🥰🥰💕💕💕💕👍😒😒😒😒😒waa ruunta ❤❤❤❤

  • @user-iy3qu9rv4u
    @user-iy3qu9rv4u Před 5 měsíci

    ❤❤❤

  • @user-md8uh1eo5q
    @user-md8uh1eo5q Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤heesta nice waaye

  • @AdanMohamad
    @AdanMohamad Před 6 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ky1cz7br5q
    @user-ky1cz7br5q Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SihaamXasan-zp4rd
    @SihaamXasan-zp4rd Před měsícem

    ❤❤❤

  • @RoodoAways
    @RoodoAways Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤