Daawo: Abwaan Qiiq oo Fariin u Direy Adag Fanaaanka Mursal Muuuse Cumar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024

Komentáře • 96

  • @yasserahmed8888
    @yasserahmed8888 Před 8 lety +11

    abwaab qiiiq waa waa abwaan wayn ina la qariyo fankiisa waa qalad

  • @cawil252
    @cawil252 Před 6 měsíci

    Allaha u naxariisto abwaanka nin qaali ah bu ahaa

  • @cabdirasaaqaadan1485
    @cabdirasaaqaadan1485 Před 5 lety +1

    Alleh ha unaxariisto abuwaan qaran jantul furdusa ayaannilahaye kaga barayayaaa

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Před 7 lety +1

    Masha allah Abwaan. Ishaad ka riday, kaliya magac baad ku leedahay suugaanta, in uu fanaan yari ku xaqirana isagay ceeb ku tahay. Laakiin Abwaan adna dabka yara dhig meelaha qaar.

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 6 lety +1

    Abwaan qiiq waa abwaan nagu qaliya allah cimrigisa ha dhereeeyo 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @dhomsulati3643
    @dhomsulati3643 Před 2 lety +1

    Allah janada wx ad ifka af ku arkin allah hakaa wrabiyo

  • @abdirahmanmohamaddaher8949

    Allaha u naxariisto Abwaanka wuxuu ahaa lafihi iyo dhuuxii AwDal....

  • @abdullevra
    @abdullevra Před 5 lety +1

    Allow kuu naxariisto abwaan qiiq

  • @abdisalanmohmed4947
    @abdisalanmohmed4947 Před rokem

    Allle hakuu naxaristo ader abwaan qiiq iyo abwaan afgudhiye alsamarooniya

  • @dumarkuwaaxijaabka1231
    @dumarkuwaaxijaabka1231 Před 7 lety +2

    walal abwaanadiina awdal ha xaqrin waligaa ku faan😢😢😢😢

  • @khadarahmedadem6311
    @khadarahmedadem6311 Před 8 lety +2

    abwaanka qaaliga gobalka awdal waan kusalaamay sxb anagaa sharaftaad leedahay og taariikhduna way kuqori

  • @amiirkaamiirada1362
    @amiirkaamiirada1362 Před 7 lety +2

    abwaankan wa abwaan wanagsan wlhy qiiq nin adag

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 Před 4 lety

    Alla ha unaxariisto abwaan Qiiq .
    Sidood bilood ka hor ayuu jigjiga ku geeriyoodey.
    Nin aad u qiimo leh buu ahaa.
    Sidoo kale macallin ayuu ahaa..

  • @inaaskar7133
    @inaaskar7133 Před 8 lety +6

    abwaan qiiq abwaan jira ayaad tahay mida kale fanaaniinta gobobalk awdal dhiil wayn ayaan usoo jeedinayaa nimcaan hilaac ,mursal muuse ,idil barkhad, hodan cabdiraxmaan waa inay kufaanaan gobolka ay u dhasheen iyo dadkoodaba marwalba waa inay aka ku hayaan markaasay qiimo yeelanayaan lkn haday aaminaan in gobolkoodu yahay meel ka hoosaysa mewlaha kale waa ceeb

  • @suhaybcali8686
    @suhaybcali8686 Před 8 měsíci

    Abwaankii nimcaan hilaac soo saaray waye heestii dhalasho

  • @nimcodaudkalinle4239
    @nimcodaudkalinle4239 Před 7 lety +1

    mursal huuno isu xishoo oo abwaanadina ha xaqirin

  • @Diri-ml7lk
    @Diri-ml7lk Před rokem

    ilahay haku naxariiiizto abwaaan qliya ahyd wlhi

  • @khadardalmar5676
    @khadardalmar5676 Před 8 lety +2

    waa ceeb in la qariyo midhaha abwaanka

  • @AhmedMohamed-on8xq
    @AhmedMohamed-on8xq Před 5 lety +1

    Mursal Muuse waa burush xaarle

  • @salmanmoha1797
    @salmanmoha1797 Před 6 lety +1

    Nin xaqiisa dhacsanaya qabyaladeyste mahn abwaan qiiqna waa libaax waa runti gobolkaga iyo maglda ku dhlaty sherfteda waa tada ninki qabiil u bdlya isagey u taal anigu ninkn waa tagersanahy

  • @faizamuhumed9861
    @faizamuhumed9861 Před 7 lety +1

    Adreer ilaahay caafimaad ha kusiiyo

  • @hibaaqmohamed1903
    @hibaaqmohamed1903 Před 7 lety +1

    rer awdala wale isma dhaman kkkk ilahay haydin cafiyo

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před rokem

    Waa lagu tabay ilaaheeg qabriga hakuu qaboijiye

  • @cumaruzlastking6783
    @cumaruzlastking6783 Před 7 lety

    abwaan weyn waye wlhi qiiq

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 3 lety

    Allayarxama

  • @sharmarkezhcr3529
    @sharmarkezhcr3529 Před 6 lety

    Libaax wllhi
    Abwaan qiiq
    Aadbaan kuu taageeraaa

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 Před 6 lety +1

    fanku waa haybad ALLAH bixiyo hadii abwaan qiiqow haybaa ILLAHAY ku siiyay waa inaad ku dadaasho horimanta iyo soo ban dhigida haybada aad leedahay hadii aanad soo bandhigi kariwayday oo aad noqon wayday abwaan caana maaha inaad xagxagato dadka fanka horumarka ka gaadhay ee sxb waxaan aad ka sheekaynayso ayaaba doqoniimo ah

    • @barerooble1107
      @barerooble1107 Před 2 lety

      Allah ha u unaxariisto geesi hadal yaqaana oo daacad nimo iyo qalbi furnaan leh ayuu ahaa allah ha u unaxariisto abwaaan ustaad cxkim jibril ( QIIIIIIIIIIIIIIIIIIQ)

  • @kittyuniverse7744
    @kittyuniverse7744 Před 6 lety

    Qiiqoow aabihii wasaha faruurta cad runta u sheeg

  • @adaamankiyokaskaygadagay1668

    ohmg #marie deeqa abwaanka meel haka dhicin wax qabyalada kamaba hadal ee isla xishoo mida kale
    awbare iyo borama waa isku mid maxaa adiga qabyalada kakenay xishoo oo war iskuhay
    Mursal waa bilaadhiig magaladu udhashay yuu qariyaa Ilahow nabsigayga anan qarin
    waa lagu fanaa dhulkaga badow + badow mursal adigana marie adigaba qabyalada kahadlaya oo awbare iyo borama kala saraya bilaadhiihg ree borama walahi

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 Před 2 lety

    Mursal fanan ma ahan uma aqoon sanid nin abwaankiisii qariyey

  • @ragehchannel8743
    @ragehchannel8743 Před 7 lety

    Hadii Abwaanadii halkaa marayaan wlee. Qabyaaladii xumaatay ax axa ilahaw caqliga noo. Hagaaji

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Před 6 měsíci

    Ale. Ayiyh. Kunoqd. Halkaakatimaadeen. Wadabe Oon iskudarsanynamjito. Wakaatashny. Tuugayah. Magceena nodhi yaabagadhe

  • @rahmoahmed1580
    @rahmoahmed1580 Před 6 lety

    Kkkkkkkkkkk haka dhareerin

  • @mahadqaasim.3499
    @mahadqaasim.3499 Před 8 lety +1

    Dee adiga laftaada ayaaba imika si xanaf leh u hadlaaya abwaan ee isku fiirso bal.

  • @awdalsomalia7333
    @awdalsomalia7333 Před 7 lety

    #Madaxtooyo_Abwaan_Qiiq_Mursal Wuu Ogyahay Wuxuu Yahay Balse Waxa Weyan Laheeste Hargeysa Lagu Heysto

  • @hamzeaden1388
    @hamzeaden1388 Před 6 lety

    Ware mursal fananan fcn ayad thy eee abwan qiiq naa waa abwan fcn kala faaa idaysta eee chili up mursal

  • @ayanfarah2268
    @ayanfarah2268 Před 7 lety

    Waa geed garac ubaha ku koray

  • @dahersaad1565
    @dahersaad1565 Před 7 lety

    waar maa mursal bu abwanku lahadlayay misee cidkalee oo cidan lasotosinayoo waa ayoo

  • @sareedoaxmed1415
    @sareedoaxmed1415 Před 7 lety

    ka kac meesha dawlad dhexelayne bililiqo ku naax yohow faqashta la qadhaaban jiray qiiq qiiqu qadhmuun mooyee khayr kale maleh.haduu heesaha leeyahay muu cadaysta oo qorto intuu lee yahay waan awaadhayaa. cuqdad ayuu qabaa.

  • @garyaqaanzaki2258
    @garyaqaanzaki2258 Před 6 lety

    Soomaalidu Waxay Ku Maahmaahdaa (Hadii Lagu Sheego Waa La Is Sheelaa, Hadii Lagu Sheelana Waa La Is Sheegaa.) Oo macnaheedu yahay hadii waxaad tahay lagugu sheego waa la is xaqiraa, hadii lagu xaqirana waa la is cadeeyaa.
    Markaa ninkani si gar ah ayuu u hadlayaa ee Haday Sidaa uu sheegayaa Sax Tahay Fanaanku uu khaldamay.

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 Před 7 lety

    waa abwaan wayn qiiq lkn markan aad buu u caadifadaysanyhy abwaanka qaadkiisa haloo qaado ninkan qiiq waynaan buu borama ku imidey reer kilin ka shanaad ayuu ahaa. gaar ahaan dagmada harawo ee gobolka faafan mursal isaga soo saaray lkn inuu si hoose ugu sheegay ahyd

  • @orangexidigahawaddani4962

    war Abwan ma Jadki Ayuu ku siin wayay Yarko

  • @najibab2138
    @najibab2138 Před 8 lety

    Anu mesha aad jedin kama so jedi lkn in abwaanada qaliga ah e eraydas leh in la qariyo wa qalad dabcan

  • @hibaaqmohamed1903
    @hibaaqmohamed1903 Před 7 lety

    hargaysa iyo borama waa wada Somaliland lkn dadka cuqdadaysan ee Somaliland rabin dhulka haka guuran odhan lahaa kkk

  • @yusufadan8779
    @yusufadan8779 Před 8 lety

    war yaa ilhay yaqaan bal maxaa dhex maray mursal iyo reer boorame😂😂

  • @yusufadan8779
    @yusufadan8779 Před 8 lety

    qiiq waa qaysheye war mursalow xishood huuno kkkk

  • @sabrinjama8027
    @sabrinjama8027 Před 7 lety

    waar xishood nyw nin ma tihide

  • @abdiaziz.2326
    @abdiaziz.2326 Před 7 lety +2

    hanqaadka ruux jecel marbuu hagradaa wakhtigu heestaa anigaa sameeya nimcaan hilaac mgaceygii uu qariya muuqal man i ska duubidoonaa

    • @najibkramer9473
      @najibkramer9473 Před 7 lety

      ABDI AZIZ. heestaa nimcaan ma qaadin Ciro ayaa qaaday waaku sidee

    • @hamzeaden1388
      @hamzeaden1388 Před 6 lety

      Hhhhhh nin kii qaday ayu garan layahe

  • @jamadaaci-3605
    @jamadaaci-3605 Před 7 lety

    BEEN RAQIINAA AYUU LASOO FADHIYAA SOOMAALI HALKEY ISKU BILILIQAYSATAY

  • @marie.deeqamouse8099
    @marie.deeqamouse8099 Před 8 lety

    walahi qudhun qudhun dhaly dheh qabyalad waxan ahay kuma hayso adaba Awbare ka yimide ee waxba reer borama hays ka dhigin qabyalad reer bari aya ku haysa hadad gabay bad jedaye ilqaloca ki egtid la baan ku kala goynaya Hal kani rer loud dagan yahy badow yohow shalay borama yimid wa fanaan la yaqan adna Wixi ku yaqan wu yar yahy li maclimadii reer itobiya ahayd waxyohow madarka fossa xun lihi qudhun ka iyo qabyalad iyo isqolaqolay naya aday ku dili waayo caloshada xun oo wad xanusanysa a laha ku cafiyo

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 Před 7 lety

    kanu cuqdad buu qabaa war sidaa laguma soo shac baxo war reer hargeysa gaadhi meysid isaaqna wax ka qqadi meysid

    • @BashiirYusuf-lc7nq
      @BashiirYusuf-lc7nq Před měsícem

      Us hoyda cuqdada ka wasee nin ina adeerki ah ayuu la hdlayaye idoor mahin mursale uskag

  • @cosmicadventure9184
    @cosmicadventure9184 Před 7 lety

    caadifad dhawr plus ah ayaaa kaa dhex muuqata maxaa kuu geeyay abwaanin kale haddaad cabanayso inaad cabatinkaaga sheegato oo Kaliya maxaa kui diiday ciddaad ujeedo way iska caddahay iska cuqdada kugu wsynaatay

  • @fartuunsakhaawe
    @fartuunsakhaawe Před 7 lety

    Adiga ayaaba ku hadlayo hadal xanaf leh oo dulmi xambaarsan. ma abwaanadii hore ayaad suugaan ku gaartaa? atoorayaashi hore ee la buunbuuninayaa kulahaa!

  • @ismacilahmed6207
    @ismacilahmed6207 Před 5 lety

    Xasan ganay ma gadhaa hadraawina ma gadha cabdiqays mataqan ciduu yahahay gaariye ayuu haa nacasyahaw ciyaaya afka xidho yaryaaneef cuqdadana naga daa laabsaalax soo gaadh weedhsamana soo arag nacacasyaw ciyaaya afka jeedi waryaa digaadanana haysku kaakicin yuu ku qaadin daadkuye

  • @foosiismail7889
    @foosiismail7889 Před 7 lety

    waryaa kani caloosha ayuu ka bukaaa

  • @sadaamaxmedcabdulaahi4533

    Boorama jigjiga weyla egtahay kulahaa hhhhhhhh

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Před 7 lety

    Kani maaha abwaan waa qabyaladiis

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Před 3 měsíci

    Ninka Allah ha u naxariiste maxaa cilad iyo naxli ka buuxa

  • @akofficial9110
    @akofficial9110 Před 6 lety

    wariye xumo ayaa soomaali lagu cadabaya hhhh

  • @rock_diamond1597
    @rock_diamond1597 Před 7 lety

    Nin kan qabiil maxa laga siiya qabyalad xun bu yaqan oo dadka kala gaysa. jigjiga qabyalada aya loga so eryay. ogadeen ayu caya iyo madaxda DDSi hadana. waka somali lnd ka dhex toosay. hebal lama shido iyo hebal lama qaado iyo hebal lama salaamo shaqa ka dhigtay waka iminkana iidoor farta ku godayo

  • @acecodelegendx8929
    @acecodelegendx8929 Před 7 lety

    ha uu sameyen mar dambe hadhicap afka case leh hadu ku xaqirey

  • @bashiirdheere8014
    @bashiirdheere8014 Před 7 lety

    Waar waxan uraya eegga Kulahaa Murti reer awdal cidina Kuma gaadhayso oo kuwee bay ahaayeenDunida ma iminkaa la uumaymiyaan lays garanayn kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjyaab.comwaar Abwaan maaha waxani waa wasakh abwaan weligay sidas isu faaniya ma arag waxanoo cay iyo hadal xumo ahna Ku deeqaNinka muxuu Ku maagayaaheeso ka Wayne waar iminka cid walba waxbaa laga dhagaysnayaa

    • @awdalstatesofsomalia6792
      @awdalstatesofsomalia6792 Před 6 lety

      hhhh ciyaala qudhmis abwanada iyo fanaaninta u badan waa gadabuursi hibo nura c.kaamil cawale ugaas Nuur abdinuur alaale aamina gacanla kuwa u badan xidigaha geeska iyo qaarkalo badan

  • @alinouh1002
    @alinouh1002 Před 7 lety

    Waar mursalow ninkani ka xishoo oo sheeg heesihiisa marka aad qaadeyso ee lagu wareysanayo. Ninka waad is qaban kartaan laakiin xikmadiisa ha quudhsan ileyn waad ku meel martaye. Qiiqow adiguna hoos u weydii wixii aad u qabto inanka yar eed adeerka u tahay.

    • @rahmadirieh1488
      @rahmadirieh1488 Před 6 lety

      Fanka waa laga.saari cunkan bilaa abalka fulba dhinac u wado habarto wadato

  • @khadarhajjiahmed2225
    @khadarhajjiahmed2225 Před 7 lety

    hhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhh waar ninkan kacsan muxuu ahaa oo ka qaylisiiiyey mursal ayaa midhaa jaadkii u diiiiday mida kale hadal xumaa ninkani
    waar kaaalay mida kale xagee borama lagu yiqiinay inay abwaano yeesheen waar xishood waa la agaran halkii ilaaaahay ku galaday abwaano qiimo lehe
    viva togdheer

    • @mochtarabdullraman2347
      @mochtarabdullraman2347 Před 7 lety

      Khadar Hajji Ahmed man gaaab Badawnimadii Reer Burco ayaa kugu jirta walee wxd thy Noca wali budhkii iyo toreydii sita ader xishood Ex Hargaisawi

    • @awdalstatesofsomalia6792
      @awdalstatesofsomalia6792 Před 6 lety

      hhhh ciyaala qudhmis abwanada iyo fanaaninta u badan waa gadabuursi

  • @ayanfarah2268
    @ayanfarah2268 Před 7 lety

    been badnaa

  • @dahircabdi8965
    @dahircabdi8965 Před 7 lety

    Abwan qiiq waa runtii

  • @awocarab5993
    @awocarab5993 Před 7 lety

    awdal iyo cucdad lama kala waayo alluunba ku caafin kara

  • @dayibaxmed7400
    @dayibaxmed7400 Před 7 lety

    hhhhhhhh qadiyad baa sxb kuqaadaye is qabooji
    Abwaana siday u kala sareeyan ayuunu u tix gelinaaye

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 Před 7 lety +1

    War. iska. aamus. adiga. yaà. kaa dhigay. abwaan. horta

  • @boqoradareersomaliland9943

    Waar aamus qabyaladaystayow foosha xumleH

  • @ahmethkaderofficial1639

    Baqashii Fardo La Daaqdaa FarazbaY izmoodaa HoYadaa Qotiga Kawaz CiDaa TahaY Ma GaranaYzaa Cidaad ZooMaLi Ka TahaY Cuqdad AYaa Ku DizhaY XagaYdun Taariikhda ku LahaYdeen