BARNMJ GAAR AH KAYDKII AFGUDHIYE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024

Komentáře • 11

  • @faizam523
    @faizam523 Před 2 lety +2

    Waxa raanta loo feedhayaa waa rag baan ku xasuustaa, iyo heestii Nimco jamac ee ahayd, " inta aaney gaadheyn gacanteydu meel sare, ciil igu gadhoodhiyo godobta aan tirsanayaa cidi aaney ....." Alah ha u naxariisto, janatul fardowsa ilaahay ha ugu deeqo.🤲❤🤲

  • @samiirsaylici1010
    @samiirsaylici1010 Před rokem +1

    Masha allaha abwaan afgudhiya ilahaya haku naxariisto ❤❤❤❤

  • @deeqsiwarsame324
    @deeqsiwarsame324 Před 2 lety

    Alle ha unaxariisto Abwaan Ahmed Siciid Diiriye Afgudhiye. Ibraahim Suxufi wuu mahadsanyahay Taariikhda dhaxalreebka ah ee uu ka sameeyye Abwaanka.

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_

    Allaha u naxariisto Abwaan Axmed Siciid Diiriye (Af_gudhiye)
    Wuxuu ahaa Abwaan Abwaan dhaafay lkn se nin af gaaban oo aan sida u sii daneynin Suugaanta lkn Mar iyo Laba uu hadlo ayaa ka culus Kun kaloo Abwaanadu yiraahdaan

  • @sosmanahmed2155
    @sosmanahmed2155 Před rokem

    Alle ha unaxariisto abwaan afgudhiye

  • @Somalisheko
    @Somalisheko Před 4 lety +2

    Abwaan xikmad badan oo taariikhdiisa aan la tabin baad taabateen.mahadsanidin

  • @abwaanxasancraxmaan1107

    waxaankaaga waanin jiidhka
    wadaajay beeshu sooftay
    walibaa maanta lagu diiqi
    walaalo calool xumeeyay
    walaame galoo islaayay
    waayadan lagu jiray gartooda
    wareerkood dhamaani waayay
    abwaan afgudhiye
    Ilaahay ha u naxariisto
    jano fardawsa alla haka
    waraabiyo

  • @aaresugaal9275
    @aaresugaal9275 Před rokem

    Alow kuu naxariiso erayo macane abwaan axmed siciid diriye afgudhiye

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Před 2 lety

    abwaan balaayo ayuu ahaa

  • @shaakirfarxaansuudi4988

    Alle ha u naxariisto

  • @faizam523
    @faizam523 Před 2 lety +1

    Alaya raxma Abwaan Ahmed Siciid Afgudhiye, suugaanta soomaaliyeed wuxuu kaga jirey baal dahaba isagoo aad u da'yaraa.Tolow buug malaga qorey marxuunkaas?