ABWAAN HEELAALE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 15

  • @daudahamed17
    @daudahamed17 Před 3 měsíci +3

    Ilahow kunaxariiso 😢😢 oo janadaada ku abaalmari

  • @AbdiKalif-tw3kv
    @AbdiKalif-tw3kv Před 8 měsíci +1

    Ahmed sheik ali heelaale you make my feeling like the feeling of fish in water, am still listen your poem anyhow may allah give u mercy in jannah.
    Illaahow kuunaxariiso halgamaa qowl iyo ficilba waad ugu hiilisay dadka lagumaysto ee ogadenya.

  • @hassanabdihassanabdi393
    @hassanabdihassanabdi393 Před 11 měsíci +3

    Illahow Unaxariso. Walahi wa Mujahid dhanka Luqada.

  • @haruungure3038
    @haruungure3038 Před rokem +2

    MashaAllah very inspiring murti ,i remember 2003 listening this

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 Před 5 měsíci +1

      waxaan jeclahay Gabaygan inuu Ahaa 2001 dii ama 2000 oo buuro ahba 😮

  • @abdallaahmed865
    @abdallaahmed865 Před rokem +6

    Caadi maahan

  • @sadaamcali5556
    @sadaamcali5556 Před 3 měsíci +1

    War qeebaha dalkoodii ka tahay ee dagamda dhaanto ee dagansha sheeyaha mutoow tuug hadalkeeuga😮

  • @kingxuuriye8690
    @kingxuuriye8690 Před 5 měsíci +1

    1:52 hadba xaajo .... meeshaas muxuu leeyahay abwaanku.

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 Před 5 měsíci

      Hadba Xaajo dihin oo Deg-dega Yeygu Soo Degiye.
      Dihin= Cusub ama Halka aynu Maanta Ka dhahno Fresh

    • @ugaasabdirahman614
      @ugaasabdirahman614 Před 4 měsíci +1

      Hadba xaajo dihin oo deg dega yaa igu soo degiye.

  • @bbkbbk11
    @bbkbbk11 Před rokem +2

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @casaaqcabdi
    @casaaqcabdi Před 8 měsíci +1

    Daqiiqadda 4:47 muxuu mujaahidku leeyahay Alle ha u naxariistee? Ma doonayn hee

  • @MahamedAbdullahi-dv7qu

    Alle ha unaxiiztto abwaan heelaale