Gabay Oday Biiqay iyo Majaajilo kale

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024

Komentáře • 16

  • @mcmuuse9900
    @mcmuuse9900 Před 5 lety +2

    Illahay ha idiin naxariisto Abwaan Afgudhiye iyo Abwaan QiiQ laba tiir oo la baxay umada somaliyed dibna loo heli doonin iyagoo kale

  • @kaderhoussein9161
    @kaderhoussein9161 Před rokem +1

    Allah ha u naxaristo

  • @boramawi
    @boramawi Před 6 lety +2

    Ilaahay ha u naxariisto abwaanka

  • @sajokal20
    @sajokal20 Před 12 lety

    waa runtii waa wax wada madhan aduunku , ilaahay ha na badbaadsho

  • @ayanguoled6099
    @ayanguoled6099 Před 4 lety

    Allaha u naxariisto abwaan axmed siciid afgudhiye

  • @mahamudabdiali5082
    @mahamudabdiali5082 Před 3 lety

    Alloow u Naxariiso Marxuun Ex:-Abwaan Axmed Siciid
    Waxaa Iimuuqda Wali
    Waqtiyadii Wacnaa Iyo
    Waayaheeni Boorame
    Halkaas uu Walaal iyo
    Waalid u ahaa Nafteyda
    Waxsheeg iyo Waano Tosan
    Wadaanba Mar iidarayey
    Waxqabad Iyo Hiil Gobeed
    Qore:- Hal-Abuur Maxamuud Cabdi Cali ( Miisaan)

  • @axmedgureytv3377
    @axmedgureytv3377 Před 5 lety

    Abwaan Afgudhiye alle ha u naxariisto amiiin Amiin, Wuxuu ahaa Abwaan qiimo badan oo suugaan heer sare ah lahaa.

    • @cabdijaliilcolhaye1105
      @cabdijaliilcolhaye1105 Před 4 lety

      Abwaankeygii
      Buu ahaa haldoorkii
      Dalkeygiyo dadkeyguba
      Ay udarsadeen allaha
      Unaxariisto

    • @ayanguoled6099
      @ayanguoled6099 Před 4 lety

      Allaha u naxariisto abwaan axmed siciid afgudhiye

  • @alfananabdiyaretube8228
    @alfananabdiyaretube8228 Před 6 lety +1

    Alaha unaxariisto

  • @yaasiindhukure1114
    @yaasiindhukure1114 Před 7 lety +1

    waaw abwaan allaha ku caafiyo
    hadaan taalada dhacdada
    ku taamila qaadan waayo
    tasoobaye halayga quusto
    codkii m.bk

  • @ugaaska1436
    @ugaaska1436 Před 5 lety

    Alowku naxariso abwan qaran

  • @maidhane84
    @maidhane84 Před 7 lety

    ilaaahow caafimaad buuxa siii waa qaaamuus weyn oo bulshada hormood u ahe

  • @dhago613
    @dhago613 Před 6 lety +1

    Allaha u naxariisto what a big lose Alla maxaa afsomali dhintay

  • @abraar242
    @abraar242 Před 12 lety

    Well Done Abwaan Af-gudhiye

  • @aadenadawe1827
    @aadenadawe1827 Před 8 lety

    abwaan afkudhiye noolu