Abwaan Qiiq Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Xidigaha Geeska ee Shalay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 93

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 Před 4 lety +4

    Abtigay abdihakin abdilahi jibril QiiQ alle haku naxariisto 💙💙

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 Před 7 lety +2

    Mashallah gabay murti Iyo sarbeeb xambaar San ninkii afsomaliga Iyo nax wihiisa garanaya fahmikara jawaab tii gabaygan ayan uga fadhinaa ninka abawaan isku sheega ee laabdilaac kumee dee laabdilaac soo jawaab iyadoo sugaanaysan

  • @axmedwarsame5620
    @axmedwarsame5620 Před 6 lety +4

    reer somaliland wax wax garada kanaa ku jira
    abwaan qiiq waa qof runta ku adag

  • @hamsewarsameh.muhumed5677

    Deeradu ma bahal baa ?
    Dibqalooc ma halaq baa ?
    Digaaguna ma haad baa ?
    Dimbiliiluhu ma sheekh baa ?
    Digtoonidu madaw baa ?
    Difaacuna ma geeraa ?
    Daganaa ma liitaa ?
    Dakanadu ma guun baa ?
    Dulqaadkii ma ceeb baa ?
    Gudumadu ma daab laa ?
    Awrtuna ma dabar laa ?
    Durdurradu ma jilib baa ?
    Dirgamwaa ma socod baa ?
    Dalandoolma ficil baa ?
    Dibno xidhan ma doodaan ?
    Wow cajiib abtiyo abdihakiin Abdilahi Jibriil #Qiiq ma jiro abwaan 15 su'aalood sidan oo kale isku daba dhigi kara AHUN ♥️🤲

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 Před 7 lety +3

    Abwaanku runta ayuu ka hadlay karbaashka halagu wado Cunsuriyinta Qabyaaladu waashay.

  • @boqortooyadashacraawi5528

    Alle haw naxariisto maantuu dhintay abwaankuyee.
    Boqortooyo

  • @faadumomaxamuud9329
    @faadumomaxamuud9329 Před 5 lety +1

    Allah Ha Unaxariisto Abwaan Cabdixakiim qiiq

  • @Sharafiina123
    @Sharafiina123 Před 7 lety +2

    sax abwaane jawaab wanaagsan baad siisay waa hadii eey wax fahmayaan

  • @feysalxasan7900
    @feysalxasan7900 Před 4 měsíci

    Alaha unaxriisto abwaan aad uxigmad badan buua aha

  • @saruurhaji1521
    @saruurhaji1521 Před 3 lety +1

    Waa runtaa abwaan hadal xaqiiqa ayaad ka dhawajisay ale haku naxaristo

  • @abadirabdillahiomar2209
    @abadirabdillahiomar2209 Před 4 lety +1

    ALLAH UNAXARISTO ABWAAN QAALIYU AHAA ABWAAN QIIQ

  • @hawonoor8007
    @hawonoor8007 Před 5 lety +1

    Geerida abwaan qiiq bey soo sheegeen gacal ha waayeene Alaha u naxariist😭😬😬

  • @nimcaansergio565
    @nimcaansergio565 Před 7 lety +3

    Nin adag Abawan QiiQ

  • @abdisalamahmedhassan6210
    @abdisalamahmedhassan6210 Před 7 lety +1

    guul wade abwaan qiiq aada adaa abuuray afsoomaaliga iyo gabayada

  • @hodhanqali2574
    @hodhanqali2574 Před 4 lety +1

    Alle ha unaxariisto yaa allah Abwaan qiiq

  • @ruweydaabdalla421
    @ruweydaabdalla421 Před 7 lety +2

    sax sax sax runtaaaa sheegtaay wllhi

  • @xasandeeq9967
    @xasandeeq9967 Před 6 lety +3

    Ader waxan shegaya samaroon waa dad dawlad nimo soo marey lkn isqaaq af qadhmuune adey ku cusubtahay waxanan ka huba inan anagu hayno tiirka somaliland wllhi hadan idinka hoos qadnana wad hogeysiin aawdalna buuq uma bahna ilmo dhilaaaay

  • @maxamedindh9buu823
    @maxamedindh9buu823 Před 5 lety +1

    Allaha unaxariisto abwaanka

  • @muktarbulshawi1543
    @muktarbulshawi1543 Před 5 lety +1

    Alle haku naxariisto amar al xaasil

  • @geeseydaahirgesey6568
    @geeseydaahirgesey6568 Před 7 lety +1

    Masha allah abwaan qiiq nolow sxb

  • @abdullahhusseinahmed7175
    @abdullahhusseinahmed7175 Před 7 lety +1

    masha alaah abwaane

  • @yusufahmed6764
    @yusufahmed6764 Před 7 lety +3

    afkada cano lagu qabay fankuna qabil malaha

  • @aminahussein3208
    @aminahussein3208 Před 7 lety

    masha alaah xidigaha geedka macneheeda mayaqaanan jaahiliin qowdhan waa geedka Africa

  • @sahruujahussain2220
    @sahruujahussain2220 Před 7 lety +2

    sax abwaan

  • @eng-yahyemahamoudjama742
    @eng-yahyemahamoudjama742 Před 7 lety +1

    abwaan Qiiq nin jira qabyalada ha la iska daayo weye abwan hadalka abwaaan hala qaato

  • @salmanmoha4941
    @salmanmoha4941 Před 2 lety

    Waayel darku xiray
    Dayac tira Ma waayine
    Dabagaale aar dilay dunidey u kow tahy
    Tana waxan ku daya
    Dihashada hal garrigee uur jiiftu daqdaa
    Damac dheeri weyaan
    Afartaasi deley dabshidkisa
    Shekada runtu kay damqsay dabayaal Ina tahay
    Ma cid bay damqysaa

  • @Waris668
    @Waris668 Před 6 lety +1

    Waa gabay murti dhaba xanbaarsan

  • @kleineman7500
    @kleineman7500 Před 7 lety +1

    waa runtaa walaal

  • @asiawarsame6714
    @asiawarsame6714 Před 7 lety +2

    Maashaa ALLAH gabay murti Xambaarsan

  • @ismailtarowre1761
    @ismailtarowre1761 Před 7 lety +2

    abwaan ayad sheganaysa ninka abwaanka ah waxa lagu yaqana wax garad waar haday xidigaha geesku cadeyan inay somaliland yihiin xaq ayay uleyihiin mana qabyaladaysana ka so qaad leo messi iyo c.ronaldo wa laba xidig oo dunida tageero weyn ke lrh hadana laba dal ayay ka so kala jeedan somali wa isku luuqada lkn wa kala dalal marka wixii ka xumanaya iyo wixii cuqdad hayso xidiguhu wa rer somaliland ka dhimo ama dilaca ama cirka taga fananinta laga sarayna way ku saxan yihiin hadii anay amawirta kooxda doyar u ahaun abwan qiiq kan lagu shegayo adr ader orodo kamrada fool xumada kala hor kac kamarada ka xishoonaysee bahalyahaw

  • @bashirhassanfarah1730
    @bashirhassanfarah1730 Před 6 lety

    Qiiq tixdaanw aa mid istaahil ku ah kuwa awaashay ee xisbi siyaasadeedka noqday, Fananku Mareer kaliya ayuu murtidiisa u miisa mise wuxuu xanbaadhsan yahay Luuqad Qawmiyada Soomaaliyeed, war waad la hadashay kuwan la soo qayilsiiyey.

  • @abdisalamahmedhassan6210
    @abdisalamahmedhassan6210 Před 7 lety +1

    guul wade abwaan qiiq

  • @doualehosman1390
    @doualehosman1390 Před 7 lety

    laabjeex ayay toos ugu socotaa maansadu car ha ka soo jawaabo haduu abwaan yahay kkkkkkkkkkkkkk

  • @adanhassan6912
    @adanhassan6912 Před 7 lety

    jamac ducaale waxaa hanoo keenin maalin dambe adna madhilaa kudhashay ?

  • @joseivhareit3520
    @joseivhareit3520 Před 4 lety

    Allah yarxam 😥😥😥😥

  • @abdullahiayoubdaha296
    @abdullahiayoubdaha296 Před 7 lety

    Abwaanka waa runtiis maansadha

    • @rahmadahir5967
      @rahmadahir5967 Před 7 lety +1

      mansha Allah abwaan jira jawaab kulul iga dheh

  • @MahwaMahamed
    @MahwaMahamed Před 6 lety

    abwaan ka abwaanada Abwan qiiq

  • @awtilmaametoosiye9666
    @awtilmaametoosiye9666 Před 7 lety +1

    Nin adag

  • @samatarmumin6655
    @samatarmumin6655 Před 6 lety

    Ninki ka xun abwaan qiiq hoyadi hawaso hhhhhhhh abwaan qiiq now nolow

  • @abdiruuzi858
    @abdiruuzi858 Před 7 lety +1

    gabay wax lagu qaato waaye

  • @khaledabdirahmaan5493
    @khaledabdirahmaan5493 Před 7 lety +8

    Wax qablaayd la dhaho ma jirto xigaha geeskuna waa reer somaliland wayna ka soo jeedaan marka karkarka iyo kulayka kala saara gadaad waynay

    • @gemstone2261
      @gemstone2261 Před 7 lety +2

      Khaled Abdirahmaan waa run way ka xun yihin xamar ninka ku riyooda waa xadhig kuwi isaaqa ahaba l arka maxaa samarona keenay

    • @cawaaleyare2855
      @cawaaleyare2855 Před 7 lety

      Khaled abdirahmaan haday reer somaliland yihiin maxay la dhahayan xidigaha geeskan nahay Hadii geeska mahe hadhahaan xidigaha reer somaliland

  • @MohamedMahmoud-ty4dn
    @MohamedMahmoud-ty4dn Před 11 měsíci

    Kkkkk qiiq sodhawaw

  • @somalilandhargeisa1119

    wr taasi waa tiinii

  • @fatumaabdullahi5142
    @fatumaabdullahi5142 Před 7 lety

    erayga qiiiiq ana leh 😂😂😂😂😂 abwaan yaa qiiiq ku bixiyay horta adiga wa suale?

  • @bashiirdheere8014
    @bashiirdheere8014 Před 7 lety

    Samaroon xantiyo beenta xaasidkii jaba exiribaha haduugeen in xayuugnaa

  • @kibirlowgakarameysan6556

    iidoor langab waxey Helen samaron layira bay iska gumestan

  • @bashiirdheere8014
    @bashiirdheere8014 Před 7 lety

    Dadqal dhurgiyoiska dhiga dugaageedaanyeerku dhaammaaduuda aad adidu tahaydeegaan ka booramedumar baa ku noollaa daayinkeedda boorameberrigii ninka doorkan xamategay dunji miyuu la simantiin

  • @abdimohamed5599
    @abdimohamed5599 Před 7 lety

    waaruntii.somaliland.cuqdad.baa.kabuuxda

  • @exmayor5039
    @exmayor5039 Před 3 lety

    Alle ha u naxaristo 😭🤲

  • @kibirlowgakarameysan6556

    isaaqa halawaso waa gaalo raac

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 Před 7 lety

    qiiq

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 Před 7 lety +1

    Kani waa nacas

    • @miamipagenewyork1249
      @miamipagenewyork1249 Před 4 lety

      Xaar ka aad laaqanaysan haduu idiin sheegay inad iska daysaan maanta hela qof wax idiin sheega laaqda xaarkii i iyo qabyaladad citiraafkii ku waydeen allh yrxam abwaan qiiq

  • @smooth2477
    @smooth2477 Před 7 lety +1

    kanina ma xamarbuu usocdaa haahahaha

  • @nimcoilmi8571
    @nimcoilmi8571 Před 7 lety

    nacalaaa idinku yaal ilmo garar oo la,isku kena fatalo xidigaha xaarka abihin wasa nasuga intey Somali iska racdo uqdadii hore we idinki yartahaye hadinaan xasuustu idinka gurin nagba ma ihi isku keen Ken ilmo garac

  • @adanhassan6912
    @adanhassan6912 Před 7 lety

    waar baahida la aamus iyo indhaha biijada ah adaaba daayeer u eege samaroon oodhan xaalkooda waala ogyahay meeshay usocdaan lkn mays waydiiseen meeshii aad xamar umarilahaydeen kkkkkkkkkkk dameer aan saarnahay qadaadwayn tana waxaan odhanlahaa maxaa kawaalaysaan masaakiinta laydha hawqoonsanina wlhi inaydaan madheero kusoobooqankarin xitaa mid idinka ah hadiila xidho iskadaa iyagee
    xooga illaahay nasiiyay maanta ayaa faan noogu filan iyo hubka

    • @gemstone2261
      @gemstone2261 Před 7 lety

      Adan Hassan samaron waxay igaga tala halka futada geelu kaga taaalo

  • @ladnamohamed8790
    @ladnamohamed8790 Před 7 lety

    BEENAALE macalinka wayn ee layidhaa AAKHIRO waa sacad muuse jibriil abokor maaha habar jeclo madaxweynahana waxba iskuma aha ilka dheer

    • @abdulaahiabdi9318
      @abdulaahiabdi9318 Před 5 lety

      Xishoo xabibti
      Waxba ha ka sheegin
      Abwaanka qaaligaa
      Allaha swt ha u naxariisto

  • @mohamoudhersi2814
    @mohamoudhersi2814 Před 7 lety +1

    bisinka waraabahani muxu aha waban ka baqee kan maxa kamarada hor kenay waba laga sasayaaye

  • @ibrahimyassin9055
    @ibrahimyassin9055 Před 7 lety

    futo hagsha hawo beena hadal aan waxtarin isaaq baale ayaa horay loo yidhi

  • @adanhassan6912
    @adanhassan6912 Před 7 lety +2

    cadawga soomaaliland hooyadii anaa wasa iyo wixiika xunba viva isaaq iyo dhulbahante iyo samaroon gaajo

    • @maxamedkhayr4469
      @maxamedkhayr4469 Před 7 lety +2

      Adan Hassan kkkkk oo waad ba wastaaa wxaas oo dhan , waxaa la yiri gabar baa maalin aabaheed u timi oo ku tiri "Aabe maantoo dhan nin baan wasayey " suu yeen aabe kiinee sareeyey "say teen anaa sareeyey " suu yeen aabe riyaha inoo soo kaxee mar walba adaa wasane kkkk tankale qabiilka samaroon wlhy bilaahy waa qabiilka soomaali ugu gobsan uguna aqoonta badan xaga cilmiga anigu ma ahi samaroon lkn arintaasi waa marag ma doonto.. tankale mid ogow fanka iyo siyaasadu waa kala madax banaanyihiin .. Anigu waan aaminsanahy jamhuuriyada soomaliland taas macnaheedu maaha inaan isaaq ahay ,, lkn mid ogaada isaaqow wixii aad siyaad bare kula dagaasheen hadaad maanta dadka ku bilowdaan oo dadka afka qabataan bahashii waa fashilmatay markaas.
      waxaa la yiri darawal ka mid ahaa darawaladii siyaad bare baa isagoo gaadhiga ku wda gabar ina siyaad bare aha buu dhuusay say teen war dhuusada naga daa " suu yeen naa aabahaa baa afka na qabtaye adiguna futada hana qaban kkkkk marka wll reeraha adeerkaa siilaanyo baa afkii siyaasada qabtaye adiguna afkii fanka ha qaban .. kkk

    • @sharaafbadaan4163
      @sharaafbadaan4163 Před 7 lety

      aden gaajada adiigu ma qudisidee allah u caafiyo uqdaad.com

    • @awdalstatesofsomalia6792
      @awdalstatesofsomalia6792 Před 6 lety

      soomaliya waa soomaliya reer qudhmis ibnu srael hhhh

    • @awdalstatesofsomalia6792
      @awdalstatesofsomalia6792 Před 6 lety

      +maxamed khayr maangaab maangaab dhalay baatahee wuu dhamaaday wakhtigii qudhmistu

  • @sabrinjama8027
    @sabrinjama8027 Před 7 lety +2

    haku mashquulin waryaa xidiga ilma huuno dibada laga dhigaya

  • @muhammadqurbevevo1421
    @muhammadqurbevevo1421 Před 7 lety +1

    Kani ma samaroon hurudaa nacala foolxumada kaga yaal

    • @shireshow2177
      @shireshow2177 Před 6 lety

      HHHHHHHHHHHH

    • @miamipagenewyork1249
      @miamipagenewyork1249 Před 4 lety

      Hhhhhhhhh duul jaahil ah anagaa wax barnay oo marka horaba gardaro idiinku wax barnay maan iska kiin dayno aad diin cayga sii wadataane iyo kufriga

    • @deeqa2700
      @deeqa2700 Před 2 lety

      Muraayad weli ma isku eegtay

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 Před 7 lety

    Arrinta uu ka hadlay iyo Gabaygiisu isma waafaqsana. Qiiq waxba qiiqa ha isku qarin waanu garanay, waxba laga weydiin maayo xidigaha geeska. Reer Somaliland ma ogola fannaan ay soo barbaariyeen oo Farmaajo hees u qaada cid kasta ha ahaado.

  • @bashiirdheere8014
    @bashiirdheere8014 Před 7 lety

    Kani waa Epola

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 Před 7 lety +1

    Hooyada lahajada baqkhatiga ah kawas

  • @abdiahmed4259
    @abdiahmed4259 Před 5 lety

    Wuxu foolxuma qiiq bay yidhahden

  • @bashiirdheere8014
    @bashiirdheere8014 Před 7 lety

    Hilbo qudhuna gudo biirsigiihuurin jiraybaa leh

  • @wow596
    @wow596 Před 7 lety

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kani horta ma xanuusanayaa mise wuu caafimaad qabaa,,,,,,,,nin waalan hadalkiisa waxkasoo qaad malaha