A.N.U abwaan Qiiq oo Maanso kaa qiiraysiin doonta ku cabiray saaxiibtinimada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • Kanaalka Booqo Boorama waxaad ka helaysaa macluumaadyo kala duwan oo ku saabsan magaalada Boorama Ganacsigeeda,caafimaadkeega,waxbarashadeeda,nolosheeda iyo arimaha kale ee gaarka u ah boorama ku xidhnoow kanaalkeena subscribe ku qabo hadii aad ku cusub tahay

Komentáře • 3

  • @faizam523
    @faizam523 Před 2 lety +1

    Abwaan Abdihakim qiiq, walee nasab kaamila oo ilaahay murti ugu deeqey buu aha. Allaya Raxma Raximin, ilaahay janatul fardowsa ha ugu deeqo.🙏

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli Před 4 měsíci

    Allah jannatul firdowza haku Arzaaqo 🤲

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 Před 2 lety

    Abwaan haddaan ma qashid nin kan buu ahaa