Maxaad ka taqaanaa taariikhda fanka ee abwaankii curiyay heesta, Sida dhuuxii Boorame

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024

Komentáře • 161

  • @CiisediinAhmed
    @CiisediinAhmed Před 4 měsíci +40

    Wariyayaasha awdal waxa laga waayey nin intaas sameeya oo barra taariikhda abwaankooda umada kale mahadsanid hererri

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 Před 4 měsíci

      maba garanayaan sida waxan loo baahiyo umaba dhalan baahinta taariikhda dadkooda

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 Před 4 měsíci

      bal wariyahan daya afsoomaaliga macaan leh siduu dadka u waraysanayo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 měsíci +1

      @@elmiyusuf396 waa lahjadii macaanayd ee isaaq isaga iyo cawke ,hada weriye ku sheegan reer somaliland waxay ku hadla yaanba garan mayno waxabay isku walaaqa yaan

    • @gulioahmed9971
      @gulioahmed9971 Před 4 měsíci

      Dadkoodu waa ayo? Qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto

    • @gulioahmed9971
      @gulioahmed9971 Před 4 měsíci +1

      Wariyaasha Awdal..Wariyaasha Selel ka waran? ..Qabyaaldu waxay kula maraysaa inaad Hargeysa iyo Boorama oo laba saacadood isu jiraa uu kala abtiriso. Very sorry.

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 4 měsíci +16

    Alla maxaa dad goba ilahay ku beeray boorama sharaf iyo karaamo 😊🎉❤ from Mogadishu 🇸🇴

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 Před 4 měsíci +4

      Alla maxaa dad nasab ah ku nool Muqdisho from Hargeisa Hadh-wanaag. 🟩⬜🟥🟩⬜🟥🟩⬜🟥😂😂😂

    • @abdilahiahmed5278
      @abdilahiahmed5278 Před 4 měsíci +1

      Calanka Italy xage u wada 😂

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 Před 4 měsíci +1

      @@abdilahiahmed5278 Calanka reer Soomaaliland ka xishood 🤣 🟩⬜🟥🟩⬜🟥🟩⬜🟥🤣 ku indho doogso

    • @salmanhassan1644
      @salmanhassan1644 Před 4 měsíci

      @@abdilahiahmed5278 naceyb uma qabo ree hargeysa fikirkaga iyo calankagana jsl wan kugu xushmeynaya plz calankeyga iyo dalkayga wan jeclahay wax ha ka sheegin waa ku xushmeynaya🙏

    • @hanadarts1359
      @hanadarts1359 Před 4 měsíci

      ​Sadexdan midab dadna calan ayuu u yahay dadna wabiga ayaa looga dul talaabi jiray @abdilahiahmed5278

  • @mohamedcase9938
    @mohamedcase9938 Před 4 měsíci +8

    Macalinkaygi bad so qabatay Manta Allah cimriga Iyo cafimadka ha u dheereyo Ibrahim mu'min Nur liiro

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Před 4 měsíci +12

    Wow liiro maclinkii xaraar dheer ii dhg jray xsabtai wieli donei.

  • @OmarMadoobe
    @OmarMadoobe Před 4 měsíci +12

    Manshalh abwaanku waa cajib.
    Xaqiiqda ina sheegta waa geesinimo dawladi maxamed siyaad bare dawlad kama dambayn waa hadal xaqiiqo ah.
    Abwaanku waxa uu soo arkay dawlad waxa ay tahay iyo qiimaha ay leedahay.

    • @Adamhagler
      @Adamhagler Před 4 měsíci +1

      Absolutely wa run taasi ✅

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw Před 4 měsíci

      Hadi dawladi jiirti o ahida maxa sheikhyda lo tooganye ninkada shegisa e madaxweenaha aha

    • @Adamhagler
      @Adamhagler Před 4 měsíci

      @@HodoAyan-is4fw waxasi wa beenta waxa ku haysta ka shadhiciyeen e halka ku dhigay

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Před 4 měsíci

      Xaqiiq

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 Před 4 měsíci

      Siyaad ninkii culumada is tidhi sax khaladkiisii raga iyo dumarku way siman yihiin, ku amray in la dilo 11 culumada a. Waxa uu hadh cad beeneeyey Surah Nisa

  • @AD-eo9nt
    @AD-eo9nt Před 4 měsíci +1

    Abwaan Ibrahim Moumin Nour waa fanaan cod
    wanaagsan.
    Mahadsanid wariye Abdisalam hereri.

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Před 4 měsíci +6

    Ku saliya nabiga❤

  • @AbwanLilmoney
    @AbwanLilmoney Před 4 měsíci +2

    Hadad noqoto qof cibaadada zaxiip la ah ❤ wlhi waliga isma badalaysid 👍aunt liiro still better than young really ❤

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Před 4 měsíci +6

    Best singer ever 😢😂abwaan liiro

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar Před 4 měsíci +4

    Wuxuu I xasuusiyey Lacagtii bronze ka ahayd uu ku sawirnaa maroodigu. Iyo caantaynkii waayo waayo

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 4 měsíci +4

    Masha Allah wa abwaan cajiib ah
    Mahadsanid Wariye abdisalaam hareeri shaqo wacan ayaa noo haysaa

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 Před měsícem

    Direct teachers= biibiyo (PP). Waraysi lala dhacay. Mahadsanid.

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED Před 4 měsíci +1

    Abwaan waayo arag ah dalmar ah waxbadana soo joogey qibrad badanna kala haray weeye cimriga allha kuu barakeeyo

  • @KhaalidKeneye
    @KhaalidKeneye Před 4 měsíci

    Cajiib awood faneed oo xad dhaafaa ayaa ku jirta abwaan liiiro alle cimriga caafimaadka ha ubarakeeyo

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 4 měsíci +1

    Waa runtiis Madaxweyne Siyad Bare dowlad kama dambeyn ❤

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 Před 4 měsíci

    Asc Cabdi Salan Hereri waa barmamish ficaan iyo wayo wayo waad ku mahadsantay sida nola wadagtay barmamishka 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @SaedAmareh
    @SaedAmareh Před 4 měsíci +4

    Saxafi sare cabdisalan ibrahim maxamed hereeri yarantaydii ban ka dhagaysan jirey radio national ah oo abahay bbc somali ka dhagasan jirey alle ha u naxariiste waxaan kale oo aan ka dhagsan jirey voa somali mar aad waraysi la yeelatay nin markab dulsaaran oo budhcad badeed ahaa oo ciise cabdi ahmed la yidhahdo akhirkina sidad isu jafayseen aad isla keenteen
    .
    Cabdisalan ibrahim hereeri wuxuu ku dhashay magalada hargaysa 1966kii
    Waxaa u ahaa ciyaartoy kubada koleyga una ciyaaray koobkii gobolada 1986kii hargaysa yarantisii wuxuu aad u jecela askari isago xiisayn jirey xidigaha sarkalada ku taxan intanu ku birin kubada kolayga wuxuu jecla kubada cagta lkn waxaa nacsiyay saxiibadii u odhan jirey ma garanaysid kubad ee goolhaye noo noqo kadib wuu nacay kubada cagta waxNu ubaydhay kubada koleyga akhirkina ragii udidii jireey kubada cagta ayuu odhan jirey anigay iga soocdan ragasi ee soo dayaaa marka kubada kolayga la ciyarayo.
    Ila hadana sidii bu uneceb yahay kubada cagta wuxunbu ka war hela iyado la leyahay finalkii ba la ciyaaraya
    Waa abo 3 caruura leh
    Waa ninkii ugu dayara ee somara bbcsomali.coom isago 25jir ah ayuu ku birey sanadkii 1996kii
    Waxanu ka tagay 2006
    Kadib voa somali ayay ku wada bireen axmed xasan cawke ahn
    Hadana tvga qaranka jsl ayuu ku wareegay hadana hctv ugu danbayntina tvga universal ayuu mudo la shaqynayey ugu danbayntina hereri media ayuu isago madax banan ka dhacsada bariiskisa.
    Waana ninka ugu socdaalka badan saxafiyiinta somalida wuxuuna tagay wadamada badan oo yurub iyo afrika isugu jira
    Abihiina ahun wuxuu ahaa maamule bangigii somaliya gaar ahaan kismaanyo hargaysa iyo xamar
    Hereri waxaa loogu bixiyay abihii herer ayuu ugu tagay abtigii oo ganacsade ahaa kadib iskuulkii sheekh ee boardinka ahaa ayuu ka galav seceondargii dabadeed ardayda ayaa ku dhajiyay hereri sida ayaa loogu bixiyay abihii ibarahim hereri ahun

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 Před 4 měsíci +2

    Kkkk wallahi Odaygan waa iga qosliyay Balanbaalis muruqyo leh waa magac bixin cajiib ah
    Waa raggeedi

    • @khadarali7800
      @khadarali7800 Před 4 měsíci

      Muruqyo maaha waa balanbalis qallimo le😂 waxbarro

    • @khadarali7800
      @khadarali7800 Před 4 měsíci

      Muruqyo maaha waa balanbalis qallimo le😂 waxbarro

    • @abdullahiabdi7700
      @abdullahiabdi7700 Před 4 měsíci

      @@khadarali7800
      Balaanbaalis muruqyo leh anigu ma oran ee odayga la wareysanayo ayaa sidaas yidhi hadlkiisi ayaan soo qaatay ee waxad ku hadlayso kafiirso

  • @GmanDaxay
    @GmanDaxay Před 4 měsíci

    Somalidu sugaan mizaan Lee borama wa magalo aan u jeclahay Masha ALLAH Dila "❤abtiyaal

  • @ibrahinkahin35
    @ibrahinkahin35 Před 4 měsíci +2

    أسطورة الحيا 🎉🎉🎉🎉 الله يحفظك

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 4 měsíci +11

    Home is best country republiken of somaliland from borama

  • @makahilmead4725
    @makahilmead4725 Před 4 měsíci

    Abwaan liiro alaha caafimaad iyo caqliga kuu daayo, Ibrahim Mumin Nur

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 Před 4 měsíci

    Waaaw best voice😢 asago 20jir ah codkiisu siduu ahaa markaas

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 Před 4 měsíci +1

    Duqa waa abwaan weyn oo cod macaan!

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před 4 měsíci +1

    Subxaanallaah hada illaahay U noqo oo tubaxa Iyo werdiga qaado

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 4 měsíci

    Awbwaan liiro waan kujeclahay waa halyay reer boorama ah

  • @Lion_de_lion
    @Lion_de_lion Před 4 měsíci +2

    MashaAllah Borama the capital city of Awdal State of Somalia 🇸🇴 💙🤍💙

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 měsíci

      Awdal waa somaliland dhulku ma guuro

    • @Awdal_State
      @Awdal_State Před 4 měsíci +1

      Aad iyo aad mahadsaniid

    • @Awdal_State
      @Awdal_State Před 4 měsíci +1

      @@user-sz7sn2rv9rinteena snm jirin Awdal Somalia 🇸🇴 ka tirsaneed ka horna boqortoyadi Adal empire bay ka mid ahayd marka dhulku maa guuro lkn dawlad iyo siyaasad baa guura inta iska sax

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 měsíci

      @@Awdal_State kamay tirsanayn waa markaynu isku darsanay uun awdal waxa ka sokaysa dhuldhan awdal jabuuti bay xigtaa

  • @dhinbil70
    @dhinbil70 Před 4 měsíci +1

    WOOOOOOW. RAGII. WAA. RAGII. HOOORE🎉🎉🎉❤❤

  • @sacadshyuusuf8977
    @sacadshyuusuf8977 Před 3 měsíci

    Salaaman wariye c/salaan hereri iyo abwaan liiro waa taariikh fcn oo loo baahan yahay in dhalinta yar loo reebo

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 Před 4 měsíci

    Anigu waxan maqlay hees tan waxa sameeyay Allah ha u naxariisto waxan maqlay Caalin baa sameeyay Allah garan laakiin waa nin muxtarima

  • @matmat735
    @matmat735 Před 4 měsíci +1

    True artist !

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 Před 4 měsíci

    Ma xildhibaan Maxamed Abiib aabihii baa

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 Před 4 měsíci +1

    Waaw

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 Před 4 měsíci

    Abwaan fanaan mulaxan majaajilayste Abwaan Liiro ❤

  • @Maan_koriye
    @Maan_koriye Před 4 měsíci

    Abwaanka ad bn u salaamayaa iyo gobolka aqoontaba

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Před 4 měsíci +4

    Fanka somaliduba wa 3G Gabooye, Gudabiirsi iyo garxajis.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 měsíci

      Garxajis waa isaaq wuxu la simanyahay isaaq gabooye gadabiirsi garxajis waa qayb ka mida isaaq

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 Před 4 měsíci

      @@user-sz7sn2rv9r daf intaanad qof dhihin fahan waxa meesha ku qoran. 3da reer ee soomalida fanka baray ban meesha ku xusay, wana taariikh hore maaha wax aan hada samaynaayo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 měsíci

      @@munasagal2496 dafmaaha ee ana waxan ku idhi garxajis waa qabiilka mida isaaq oo lama sina sina gadabiirsi iyo gabooye ee isaaq iyo gadabiirsaa siman iyo isaaq iyo gabooye

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 4 měsíci

    Thanks so much, hareri iyo liiro .

  • @Awdal_State
    @Awdal_State Před 4 měsíci

    Mahadsaniid Hereri Welcome to Borama City 🏙️.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 4 měsíci

    Odag waa super

  • @mohammadfarahadam6769
    @mohammadfarahadam6769 Před 3 měsíci

    Daarood iyo hawiye waad iloowey

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 Před 4 měsíci

    Cabdi salaan hareeri ilkaha sare ilkihiisii maahan 💯
    Qacda hore muuqaalka laga garanyaa, waa kuwo loo galiyey

    • @Duqa-magaalada
      @Duqa-magaalada Před 4 měsíci

      😂😂😂😂 ka wareeji miskiinka haku qarxinee

    • @rodahussien1993
      @rodahussien1993 Před 4 měsíci

      Waxa laga hadlayaa fan maaha shaqsi

  • @abdulsuleiman4279
    @abdulsuleiman4279 Před 4 měsíci

    Yaa salaam walaahi codkiisa waa dahab

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r Před 4 měsíci

    Laga baray laga badi maahmaah asal

  • @makahilmead4725
    @makahilmead4725 Před 4 měsíci +1

    Wariyaha qudha ee meel kastaa oo soomaalidu degto taga warbixinona ka diyaariya jaaaalayaaaal

  • @amindahiraxmed
    @amindahiraxmed Před 6 dny

    Awladu AwDal ❤

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 4 měsíci

    Dadkii hore curing sharaf iyo fogaan arag❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před 4 měsíci

    👋 Weriye C/Salaan Hereri &Abwaan Liiro.

  • @aminabdisalem3401
    @aminabdisalem3401 Před 4 měsíci +1

    Eryadda heesta waxaa leh Adam jamac caynaan, caalin.AUH

  • @garaadqalinle8027
    @garaadqalinle8027 Před 3 měsíci

    abwaan ku caydii xitaa inu wax naga siiyo waa diday kkkkkkkkkkk

  • @farhaanjama216
    @farhaanjama216 Před 4 měsíci +1

    Somaliland free speech

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 4 měsíci +1

    Waqooyi ❤

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 Před 4 měsíci

    ❤ fanku 3G ayuu aha garxajis gaboye iyo gadabirsi

  • @ahmedhashi7483
    @ahmedhashi7483 Před 4 měsíci

    Hadaad maqasho hebel profession kiisa wuu jecel yhy, waa real life

  • @foozia426
    @foozia426 Před 4 měsíci

    Maasha allaah ❤

  • @mohamudahmed3078
    @mohamudahmed3078 Před 4 měsíci

    MashAllah

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před 4 měsíci +1

    Adeer yay san ku xirin odaygas dhinday xadaa amaan diisa marabaane hhh nooloow dadkii nadiif da ahaa baad dahay

  • @mohamedcase9938
    @mohamedcase9938 Před 4 měsíci +2

    Re Borama Wa gob an waligood dawlad arkin Wana Dad xadaarada Oo Somalinimadu ku wayn tahy

    • @King-lp1my
      @King-lp1my Před 4 měsíci

      Dawlada aad sheegayso muqdisho maamulkeedu ha gaadho aanga hoyadeed wasne
      Buntuland baa calan shaydaankii ka ururisay tuuloyinkeedi o ku hoos iman jirtay
      Reer boorame wa gob iyo nasab waa aqoonyahanka iso labeenta somaland
      Marka beenta aad naftaada u sheegayso jooji munaafaqadu
      Wa ta keentay in burundi Iyo uganda futadaada ilaalinayaan
      Dawlad nimo Aad sabool ka tahay ha ugu booqin reer boorme

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 měsíci

      xagaanay ka arag riyaale ayaaba Somaliland madax ka ahaa mudo dheere

  • @issaali8070
    @issaali8070 Před 4 měsíci

    Adiga fanka cusub waxaanba dhaha labalabo

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 Před 4 měsíci

    hareeri sxb cabdulqaadir maclin jubba wareysi nooga soo qaad nin kaas fanka safiican ula socdo oo walibo xasuustiisa joogto

  • @abdiqadirjamac6020
    @abdiqadirjamac6020 Před 4 měsíci

    Legend

  • @user-jc9ew2oy8w
    @user-jc9ew2oy8w Před 4 měsíci

    Jah ragu waa ragii hore axyaaa axyaaaa

  • @user-vd2ln4mi7x
    @user-vd2ln4mi7x Před 4 měsíci +1

    Odaygan waxban ayaa ka been ah. Heestan isagu malaha
    Mar wuxuu sheegay 6 inuu ahaa markuu boorama yimid hadana wuxu ku daray uulo ayaan fanka bilabay 20 jira waan ahaa haye dhan keen u qaadnaa

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 Před 4 měsíci

    Qofkii labaad wax aan u malaynayaa c/ salaan herari salaaddii zupax ayuu zoo tukaday alle khair ha ziiye

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 4 měsíci

    Masha allahabwanka

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Před 4 měsíci

    Heestan waxaa qaaday. Maxamed Adan isaq oo hadda ku nool Australia

  • @xaamuddixood8248
    @xaamuddixood8248 Před 4 měsíci

    Taariikh badan wuu hayaa balse speed iyo faan badan ayuu kudarayaa liiro nin adag

    • @zalabala5176
      @zalabala5176 Před 4 měsíci

      😂😂😂😂😂

    • @zalabala5176
      @zalabala5176 Před 4 měsíci

      Heesta sida dhuuxii Boorama caalinbaa tiriyey
      Kkk anaa tiriyey buu yidhi

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před 4 měsíci

    Abtiyo ❤

  • @odaykee4342
    @odaykee4342 Před 4 měsíci

    cabdi salaan waad ku khaldantay odaygan taariikh ku duugan garanwaynay odaygan ee qabyaalad ahayn

  • @Gaagaake1960-ux5bm
    @Gaagaake1960-ux5bm Před 4 měsíci +1

    Liiro beenaale ma lahan heestan isagu sxbkii baa lahaa aun

  • @GmanDaxay
    @GmanDaxay Před 4 měsíci

    Borma ,❤

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 Před 4 měsíci +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @GUUleed
    @GUUleed Před 4 měsíci

    Wnsalamy abwaanka

  • @AhmedMohammed-zk9ms
    @AhmedMohammed-zk9ms Před 4 měsíci

    Heestaas "SIDA DHUUXA BUURAME" waxaan u maqlay inuu tiriyey AUN nin la oran jirey AXMED CAALIN oo ka mid ahaa macalimiintii ugu horeysey ee la oran jirey PP (Primary Program)

  • @iidleaxmed8010
    @iidleaxmed8010 Před 4 měsíci +2

    Awdal state of somalia🇸🇴

  • @abdirahmanmoalimyusuf3045
    @abdirahmanmoalimyusuf3045 Před 4 měsíci

    C/salaan Hareeri Sxp Warshiikh Maxaa Ka Taqaan Mase Waxaad Wareesataa Dadka Reer Waqooyiga Oo Kali Kkkkkkkkk Barasho ISAAQ

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Před 4 měsíci

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Před 4 měsíci

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn Před 4 měsíci

    Caadi ma aha

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 4 měsíci

    odeygan imtaxnka ahka wrn mrkuu dhalinyarda ahaa koley qalqli buu ahaa awoowo markaad dhalint aheyd ma dhib badneyd

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 Před 4 měsíci

    BORAMA SOMALILAND💚🤍❤

  • @abdifatahmohamed6878
    @abdifatahmohamed6878 Před 4 měsíci

    balanbaalis iyo muruq heestaa

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Před 4 měsíci

    Miraha Kaydka Radio Muqdisho Waxaa Ku Qoran Inuu Leeyahay Aadan Jaamac Iimaan Ma Garanayo In Abwaan Liiro Magaciisu Sidaan Yahay Iyo In Kale.

    • @am3nkaldar833
      @am3nkaldar833 Před 4 měsíci

      Wax doonat isga wada qorateen
      Heesta reer konfur fahamay ma jiran

    • @ahmed.bakool
      @ahmed.bakool Před 4 měsíci

      @@am3nkaldar833 Xanuun Qabyasladeed Baa Ku Haya Allaha Ku Caafiyo Koofur & Woqooyi Mowduucu Maahayn.

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Před 4 měsíci

    Caadi maaha heestu waxay kamid ahayd heesihi logujeecla.wadigan dhaqaaqo wan dhoofayaaye axdi meel madhigana

  • @AbdirahmBuuni
    @AbdirahmBuuni Před 4 měsíci +1

    Beenale ibrihim liiro waa la garanaya cida iskalahayd miraha iyo codka

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 Před 4 měsíci

    M🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @abdirahmanarale6770
    @abdirahmanarale6770 Před 4 měsíci

    Excellent interview with regard to Somali songs, poems and culture. Due to civil war in 1990 and subsequent tribal conflicts to the present date, Somali
    people have lost everything including their culture.

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Před 4 měsíci

      Haa xataa sida Af-soomaliga looqoro waa la illaaway

  • @jamanour2880
    @jamanour2880 Před 4 měsíci

    Menade adigu malihid hesta sidii dhuxii borama

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před 4 měsíci

    Hibo Nuura beriga miyaanay joogin Muxu U leeyay Gabadh heesta may jirin ?

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 Před 4 měsíci

      Dhagaha miyaa ka culustahay wuuba sheegay xamar bay jireen

  • @maxamedzaahid
    @maxamedzaahid Před 4 měsíci

    Balan baalis muruq leh 😅😅😅

  • @khadarjama424
    @khadarjama424 Před 4 měsíci +1

    Cabdisalanow maqbyaladiiste batahay maxad utegi wayday lasacanod garowe basaaso galkacayo waxtagtay qaybta galmudug????

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Před 4 měsíci

      Tag waryaa eyow eygu dhalay ninka xiniinyaha ugu fuq

    • @elmimuhiyadiin7746
      @elmimuhiyadiin7746 Před 4 měsíci +4

      Puntland meelo badan buu ka tegay lkn Laascaanood ma uu tagin balse dhib maleh wuu tagi doonaa iinshaa Alaah,CabdiSalaam qabyaalada wuu ka fog yahay waana nin qalbi fiican,me from Laascaanood

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 Před 4 měsíci

      Gaalkacayo wuu tegey anigaa ku arkay isagoo wareeysi ku qaaday

  • @ahmedeusman4867
    @ahmedeusman4867 Před 4 měsíci

    Its République of Somaliland not somalia

  • @user-xu3cq2jq8y
    @user-xu3cq2jq8y Před 4 měsíci

    😂😂😂😂😂😂

  • @user-pd2nm2qu6p
    @user-pd2nm2qu6p Před 4 měsíci

    Faras

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 4 měsíci

    HABLO BADAN OO REER BORMA HEESE JEERYE HIBO NUURA AMINA CABDULAHI QAMAR HARAWO KHADIJO QAALANJO FARXIYA JAMAC

  • @engaweyslabaraad313
    @engaweyslabaraad313 Před 4 měsíci

    Hereri media

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 Před 4 měsíci

    Fanka Somalidu wxuu ahaa 3G fahan ama ha fahmin😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 měsíci

      waa gada biirsi iyo gabooye iyo garxajis laakiin garxajis lama sina gadabiirsi iyo gabooye ee isaaq iyo gadabiirsi iyo gabooyaa siman

  • @dulcad6854
    @dulcad6854 Před 4 měsíci

    Waxaan moodayay heesta sida dhuuxi boorama inuu Maxamed adan isaaq kaalinta koowaad ku galay barnaamijkii heesaha hir galay
    OO liiro uu lahaa uun laxanka

  • @Abdallagaani.
    @Abdallagaani. Před 4 měsíci

    😂😂😂😂😂

  • @khadarjama424
    @khadarjama424 Před 4 měsíci +2

    Cabdisalanow maqbyaladiiste batahay maxad utegi wayday lasacanod garowe basaaso galkacayo waxtagtay qaybta galmudug????

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 Před 4 měsíci +1

      sowkii ilaa xeebaha fog ee boosaaso ka bariyeeya tegey sowkii garoowe buuga ku soo bandhigay intii deni joogay

    • @husseinibrahim2606
      @husseinibrahim2606 Před 4 měsíci

      Udurka kaa qaylisiimaya kaliga ayuu ka hayaa ee udhimo ilaahay idamkii 😂😂 CZcams ka baadh cabdi Salam hereri oo intaa aad sheegty jooga