ABWAAN QIIQ OO DHULKA KU JIIDAY XIDIGAHA GEESKA IYO LAABSAALAX

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 54

  • @ciisemaxamed8357
    @ciisemaxamed8357 Před 7 lety +4

    kan XidigaHa Ayaaa Eryay Su waxaaa Bilabay waar Ninkan Laabsaalax gadhimaysid wlhi

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 Před 7 lety +2

    waa sax abwan ki wax yirahda abwan kle shaqo wacan mr qiiq

  • @ahmedyoung5815
    @ahmedyoung5815 Před 7 lety +1

    laabsaalax ma isaga kuba jawaabaya waxba kasiyaye

  • @FarahBarud
    @FarahBarud Před 6 lety

    Allaylehe jeedel buu la dhacay

  • @ugaaska1436
    @ugaaska1436 Před 5 lety

    Waa hadal nurtile dhoraha hesihii hore xadaya

  • @SulaimanAbshir-or4kp
    @SulaimanAbshir-or4kp Před rokem

    ❤❤😢🎉

  • @haddimaxamad3061
    @haddimaxamad3061 Před 7 lety

    walee hesaha qalabku jidayo kk abwan wakaa duur xulkisu yahay mid murtiyaysan xanunkase laabdilaac meelma gaadhayo
    bal inad wax isku fashanban jeedalka u luxay hadii kale waba lays baran dhalinyar fananina ayuu ukala hesayaa waa xanuun
    ban odhankaraa laabdilac haya dadkuna xolo maha wanay kunfahansanyihiin

  • @sacadioyusuf1109
    @sacadioyusuf1109 Před 7 lety

    kkkkkk laabjex waa lagusu

  • @ridaawanaxamed2633
    @ridaawanaxamed2633 Před 7 lety +1

    hhhhhh xidigaha alow noo dhawr in badan

  • @naasirismaciil2480
    @naasirismaciil2480 Před 7 lety

    *ha HadLiN eee aaMuz JawapNa GranMayZide*

  • @saylicihussein7851
    @saylicihussein7851 Před 7 lety

    Heestan waxaa sameeyay laabsaalax waxuuna usameeyay oo ula jeeday nimcaan hilaac taana wuu ku qaldamay qiiqaw adna la mid ayaad tahay waxba dhaantid waliba waad ka sii liidataa

  • @nuuraabdilahi9594
    @nuuraabdilahi9594 Před 7 lety

    Odayga salxanyaha dhee dhulka soco inkugu filan ka dag raga ma gadhayside

  • @nimcoilmi8571
    @nimcoilmi8571 Před 7 lety

    habraha cajosoyinkaa lama shekeysto abwanku hajiro dhiloyinkana sida loowasuu yaqaan

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 Před 7 lety

    hhhhhh abwaan rayigaaban inamo yaryar oo hees heesa ayuu doonaya inuu ku soo shaacbaxo

    • @mohamedabdiaziz
      @mohamedabdiaziz Před měsícem +1

      Xidigaha geeska xageey ku danbeeyeen? Ciyaal baatahay. abwaan qiiq markii kooxda laga saaray markaas beey bur bur tay kooxda xidigaha geeska 😂. Laab dilaac haduuba abwaan kuu yahay.waad xanuu santahay.

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 Před 7 lety

    mida kale waxbaan ka dhex fahmay maangaab foqol maangaab wuu booramaysan yahay

  • @hah7064
    @hah7064 Před 3 lety

    Malaha wax kaluu ka gabyo ayuu garanwaayey.. kkkk

  • @ahmedsaidbracr7200
    @ahmedsaidbracr7200 Před 7 lety

    Abwaan qiiq waa nin erayada isagu samaysta lkn laabsalax waa tuug heesa soo xada kkkk labsalax yaa ka folxun kkkkkk folxumo rag laguma caayo baajuunta meesha ka hadlaysa xishooda

  • @moekij321
    @moekij321 Před 7 lety

    de niyow haaye luuqadii baad moda in ay ku adagtahay cabdi quruxoow keep hating

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 Před 7 lety +1

    qoodhihii siyaad bare ayuu u eegyahay ma isaga gaadhi kara laab saalax iyo xidigaha geeska

    • @wiilwiildhalay8757
      @wiilwiildhalay8757 Před 7 lety +1

      Abdi Hassan
      oo maxaa kutusy meeshaas
      waaa wanlooy NINKII KHANIISKA AHAA EE SOOMALILAND IMAAN JIRY OO WARIYAHA SHEEGAN JIRY RAGBUU TABABARY OO UU MEESHA UYIMID
      qooraha ina siyaad maxaa ku tusy khaniisyhw
      maxamed siyaad waligii waxaaas wax kasheegya adi kahor ma arag

    • @Amirajamac
      @Amirajamac Před 7 lety

      Abdi Hassan usheegg dadkaas wey talaabsadeen lama gaari karo

    • @dalmardaahir3118
      @dalmardaahir3118 Před 7 lety

      Abdi Hassan waar hadalkaaga u fiirso maangaab yohowni maangaabku dhalay kolay
      idoorkii buluucada ahaa
      baa tahay wayo dadka kale
      wy xishoodaan waxaa aadku
      hadlaysana xaaraanbuu ku yahay

    • @FarahBarud
      @FarahBarud Před 6 lety

      War odaygu miyuu ku wasi jiray

  • @abdihakimjoseph1867
    @abdihakimjoseph1867 Před 7 lety

    acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim ma jin baa mise waa insi? xiddigaha geeska afqashuushle miyuu wax ka sheegi karaa ? butidii reer boorame kkkkk

  • @sacdiyosiman908
    @sacdiyosiman908 Před 7 lety

    heestan bk waa ku ceebobay haystan wiilka sameyey tahriibka ayuu u sameyey

    • @dahirabdisaid2758
      @dahirabdisaid2758 Před 7 lety +1

      Sacdiyo Siman hhhh adiga wllo mrku wiilku buug ku qorayey baad xaadir aheed waxaa wuu iska dhahy wiilku heesta abwaan kii sameeyey baa leh

    • @ciisemaxamed8357
      @ciisemaxamed8357 Před 7 lety

      Sacdiyo Siman inanka Yare WalaN Tahribka Ma dhiba Ader MagaLaDa O odhaN Ayaa So Mare

  • @mohamedbluetooth2943
    @mohamedbluetooth2943 Před 7 lety

    nio xidiguhu ninkan miyay canbuseen talow

  • @ridaawanaxamed2633
    @ridaawanaxamed2633 Před 7 lety

    ha is odhan ruux kuu dhigama muu dhalan

  • @dohakuwandaadmaahabaa9810

    hhh foola xumo aduun

  • @Mo-dool
    @Mo-dool Před 7 lety

    Waar bad ha galin nimcaan hilaac. Nimcaan hilaac waxa walaya reer koonfureedkan xaasidnimada ladaba tagan somaliland lol noloshoodi iyo xoogoodi wuxu noqdey sidey somaliland u dumin lahayeen hhh alow yaa u sheega in ilahey oo kaliya udumin karo. Odey iskan naag nin shiikh siyaasi qurbe joog kuligood waxey reer reer koonfureedku ka mideysan yihiin duminta iyo inkiraada somaliland lol taasina iyaga ku gubanaya

  • @faraxiyahudacabdi1639
    @faraxiyahudacabdi1639 Před 7 lety +4

    war kaan gormu abwan noqoday isago jijiga laga tocsado ayn ogayey yaab odayashi darbi jifks ah ma abwan eyey sheegtenhhh

    • @saciidnuur0892
      @saciidnuur0892 Před 7 lety +2

      faraxiyahuda Cabdi sheeeko ninkan abwaan weeye hadaadan xaqiraynin walal kolay CID ayaad difacaysaa

    • @dalmardaahir3118
      @dalmardaahir3118 Před 7 lety +2

      faraxiyahuda Cabdi wll horta gabadhnimadaada iyo sidaad
      qof jira aad u handadayso ismalaha abwaan abdi xakiina
      maaha qof maanta la baranaayo
      balse doqoni waxay tahayku moodaaye kuna odhan maayo gabadh baa tahaye adaa darbi jiif ahaa abwaan fanaan yar ujawaabana waa laga qurux badan
      yahay abwaan abdi xakiina waa abwaan jira taniyo lafoole soo baro
      markaa taariikhdiisa hayska ciyine

    • @saciidnuur0892
      @saciidnuur0892 Před 7 lety

      Dalmar Daahir saaas waaye

    • @sucdihoosh7434
      @sucdihoosh7434 Před 7 lety

      walhi waa abawan jira waan ku hasatan labjexe karbasha afku ku ma go o

    • @jeytaliinyusuf7741
      @jeytaliinyusuf7741 Před 7 lety +1

      faraxiyahuda Cabdi gacalo abwanimdu waa wax ilhy hibo u bixiyo