Video není dostupné.
Omlouváme se.

Senator GAAGAAB - Musuqii KACAANKA iyo joornaalkii OGAAL - Qaybta 5-aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 08. 2024
  • Taxane 8-qaybdoodle ah oo xiiso gaar ah iyo dhacdooyin kala duwan xambaarsan.
    #qayb ka mid ah nolosheenna.

Komentáře • 5

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 Před 2 lety +3

    Dadkan xog ogogaal ah oo kale waan kuraaxaystaa dhagaysigooda

  • @amareto5772
    @amareto5772 Před 5 měsíci

    Waddan waxaan ahayn oo 'time bomb' ahaa. Bombada waqti ayay ku qaraxdaa, inta uu waqtiga socdo aysan qarxan- waa waqtigii dowladdii militariga. 1990-kiina waa markii ay qaraxday.

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed2090 Před 2 lety +2

    Gaagaab waa khuburo ragaas oo kale warayso aqoonta leh ee aan caaddifadda lahayn

    • @musea.jimcale2014
      @musea.jimcale2014 Před 2 lety

      Xaqiiqadu wixii dhacay maaha cadiifad
      Gaagaab 7sano ayuu god ku jiray!

  • @Daily_Lifes7
    @Daily_Lifes7 Před 2 lety +1

    Reer Mudug oo la Wareegay Hoggaanka Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya; czcams.com/video/Db9KucGDOHs/video.html