DEG-DEG Taliyahii Gabadha Yar Jigjiga ku Garaacay oo Xabsiga loo Taxaabay Iyo Waxa uu yahay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 131

  • @mohammedkoriohaji-vh1sq
    @mohammedkoriohaji-vh1sq Před 8 měsíci +5

    manshaAllh waxan aad oogu faraxsanahay in laxidho ninkas askariga ah ee gabadhi habenki dhoway kudilay jidka dhaxdiisa ee nabarada xunxun kudhuftay naagti la socotay ee askariyada ahaydna ha laxidho ee gabadha wax kadishay Ayan waxan commissioner police Ka codsanayna in iyada la soxidho oo shaqada Laga tiro xadhigna loogu daro labadodaba murug ayay igu haysay walahi markan arkay nabarada kuyala gabadhas ilaahay ha idinka farxiyo labadan wariyow gabadhas cadalad ha hesho anigu waxan Ka imaday meel gadhuhu qaali kayihiin garissa county hadana waxan joga jigjiga aad Ayan idiin salamaya sstv good job brother's

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 8 měsíci +7

    Waa ku qoslayaan 😭😭😭😭😭 wax lagu qoslo ma aha in gabadhaha Somaalida sidaa loogu faraxumeeyo oo Axmaaro iyo Abdi iley wali lagu xasuusto siduu u XASUUQAY Jaamac DUBED 😭😭😭😭😭😭 Jigjiga Somaali ayaa leh insha Allah way xoroobi markay Somaali midowdo

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Před 8 měsíci +1

    La yaable male. Waa shuqul cabdi ilay iyo liyuu booliska ogadeen tariikhdooda iyo dhaqankooda dhabta ah.

  • @Light-q3r
    @Light-q3r Před 8 měsíci

    Tariiqda soo xasuusta hadii kale ilaahey waa idin caroon he is great leader #mistaf

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 8 měsíci

    Waa idin salaamayaa dhamaantiin, ninkaa gabadha dilay waa nin aad u xun,waayo wuxuu adeegsaday awooda dawlada

  • @Light-q3r
    @Light-q3r Před 8 měsíci

    President mustafa is leadership is beyond this world 🌎 when prisdent listen his ppls cabfi iley waad ogdeen intuu police ku dilo hadada hadho guriga iyo reerkina baa la weereri jirey war ilaahey ka baqa oo soo xasuusta xaablo wadreed baaa dhacey mustfa❤🎉

  • @user-wv1qm3zx3o
    @user-wv1qm3zx3o Před 8 měsíci +1

    Macquul ma aha inaysan ogayn masuuliyiinta ugusaraysa danbiilahan

  • @user-ct9dd8tb7e
    @user-ct9dd8tb7e Před 8 měsíci

    Taliye sigad ha noolaado

  • @gouledmohamed-uv6ev
    @gouledmohamed-uv6ev Před 27 dny

    Waa nasib daaro

  • @ahmedmohamedSagal-yp9uu
    @ahmedmohamedSagal-yp9uu Před 8 měsíci

    waxaan umahad celinaya wariyaha so bandhigay iyo dhaman cidkasta okaqayb qadatay sidi umada lagaqabto kuwo badan o kale yajira daba galkani ljogto hanoqdo cidkastana hasameyo AXMED M SAGAL

  • @sadiyoabdi1461
    @sadiyoabdi1461 Před 8 měsíci

    Subxaanalaah waa qof xanuunsan Oo xil loo dhiibay😮😮😮

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 Před 8 měsíci

    Alla run badana Yarka la waraysanayo, ninkani waa daalin cadaw ah wajigay kaga qorantahay wllhi

  • @Nasircabdinasirtiom
    @Nasircabdinasirtiom Před 8 měsíci

    Xilka halaga xayubiyo uskaga taliyena maha wa qayral masuul

  • @user-ub7oz6ky9n
    @user-ub7oz6ky9n Před 8 měsíci

    oo isubadalay kahortaga nabada soma

  • @YuusufMaxamed-ii9wl
    @YuusufMaxamed-ii9wl Před 8 měsíci +1

    Ninka qabiilkiisa halasoshego gabadhadilay

  • @cumardaahircumar9059
    @cumardaahircumar9059 Před 8 měsíci

    Wa inagumed kasi

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 8 měsíci

    Ninka noocaas oo kale ah bulshada haku soo dhex celinina,

  • @TawaneJama-ne3hu
    @TawaneJama-ne3hu Před 8 měsíci +1

    Ok

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 8 měsíci

    Waa geel saqransan.

  • @AhmedMohammed-ed4dj
    @AhmedMohammed-ed4dj Před 8 měsíci

    Nuuroow waad mahadsantihiin adiga iyo Guulleed m.a

    • @HH-lo1kn
      @HH-lo1kn Před 8 měsíci

      Nuur maha laga yiri ilkacase

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Před 8 měsíci

    Wey ogaden wala fasahadiyay war waaxay qabalay😮

  • @issejimale7615
    @issejimale7615 Před 8 měsíci +1

    Waa nin axmaq ah oo shaydaan ah ee yaan lasoo dayn

  • @abdullahinur2303
    @abdullahinur2303 Před 8 měsíci +1

    Weriye xishood oo qiil waali ah ha u samaynin mujrimka diigya cabka ah.
    Wuxuu askarigaasu istaahila in marka hore intuu u gaystay jidhkiisa laga jaro.
    Marka labaadna maxkamad m 1:31 ilitari la daaro lana toogto. 16:54 19:32

    • @abdullahinur2303
      @abdullahinur2303 Před 8 měsíci

      Xaqiiqadu waa sidaa. Waxay ku mameen dhiiggii dadka.

  • @cabdiqanimohamed7262
    @cabdiqanimohamed7262 Před 8 měsíci

    waaa dad qalasho.kan maahan ruux caadi ah ruuxan

  • @awraabbi-rh1qm
    @awraabbi-rh1qm Před 8 měsíci +4

    Maxaad cinwaanka uga dhigteen: "Xabsiga loo taxaabey", haddii aan la xidhin ninka?!
    Dadka war sugan u soo gudbiya ama iska aamusa walaallayaal.

    • @SSTV2
      @SSTV2  Před 8 měsíci

      Waa la xiray wll

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 Před 8 měsíci

      ​@@SSTV2waa sheeko kle cadeemo maheeysaa

  • @maxamedisaaq944
    @maxamedisaaq944 Před 8 měsíci

    WAA EEY EEY DHALAY NINKAAS WAA WASAQ😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 Před 8 měsíci

      Kii dhalay inuu Eey yahay ma ogin, lkn isagu waa gaal murtad ah haduu diinta caayay, haduu Naniga caayayna waa qasab in la dilo, inta aan la dilina waa in gabadhu xaqeedii ka qusaasato oo ay bud ku lado bixiso kadibna caayda uu suubanaha caayay darteed aduunka loo dhaafiyo.

  • @samatardahir813
    @samatardahir813 Před 8 měsíci +1

    Car isaga iyo inta lamidka ah ruux axmaara Far ha saarasn, Soomaalida iyo Tolkiisa ayuu u Dhikilo Weynyahay, waa Calaamadda Fulyyassha lagu Yaqaanno !!!

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 Před 8 měsíci

      Wa dhashi axmaarada iyo tigreega ..ma qof ba wixi dhale ku afceliyo ..war umadan somaali aah walugu hoos qariye

  • @user-qm9cn6jk5g
    @user-qm9cn6jk5g Před 8 měsíci

    War kaas Ciidan ma ahaa Gaangis qooqe waaye Haniyada ha laga. raaro.

  • @king1oo
    @king1oo Před 8 měsíci

    ما هاذا الخوف يا اوجادين

  • @keysedaddy8053
    @keysedaddy8053 Před 8 měsíci

    Kan ilkacase qosol badanaa ma wax lagu qoslaa meesha yaala dad maa isbitaal ujiifo arinkaad ka hadleyso ee qosolka yaree😢

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 8 měsíci

    Ma ninkanaa madaxa ka hortaga ah,isagaaba u baahan in laga hor tago ,nacalat haku dhacdee

  • @user-ee7wo9qi3p
    @user-ee7wo9qi3p Před 20 dny

    Kkkkkkkkkkkkkk.cidi.aan.naxariisan.allaah.uma.naxariisto

  • @mohamedali3724
    @mohamedali3724 Před 8 měsíci

    Ey fooqal ay. Yuu kasoo hadhay masiibadu.

  • @nafisanafta9555
    @nafisanafta9555 Před 8 měsíci +1

    Gabadha walina ku dar wa agon abo hesan ninkan gabadha san u galay halaga qabto shacabka

  • @user-ly8ij5jk5m
    @user-ly8ij5jk5m Před 8 měsíci

    Asc cabdi iley ayuu isoo xasuisiyey

  • @user-ct9dd8tb7e
    @user-ct9dd8tb7e Před 8 měsíci

    Taliyaha eedaynta ka daaya waa nin xilkiisa gudanaaayee

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 8 měsíci

    Waad sheegtay waa kiis bax

  • @user-ee7wo9qi3p
    @user-ee7wo9qi3p Před 20 dny

    War.guuleedow.ninkaa.yaan.lasiidaayin.waa.ragii.gabadhaha.laayay.wwa.haraagii.cabdi.iley

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Před 8 měsíci +1

    Madaxda iyo wax garadka siiba dhalin yarada Soomaaliyeed meel ay joogaanba inay fuley nimada iska daayaan oo Dadkooda iyo Dadkooda difaacdaan
    Is maamulka Soomaalida waxaan ka codsanayaa inay Ciidamada iyo cid kasta oo xil loo dhiibayo waa in la baadhaa oo weliba qofkan hada la qabtay kuwii uu tababaray hala dhaqan celiyo please sharciyadana hala adkeeyo

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Před 8 měsíci

    Xaaskiisa iyo caruurtaiisa halaga war hayo yaa u cununin

  • @ardoali9558
    @ardoali9558 Před 8 měsíci

    War ilma adeeryaal gabadha aan xaal marino wuu na ceebeyay naarta alle haku foogeeyay agaaaaaaaa war ruuxa muxuu ahaa

  • @nuromarabdi7680
    @nuromarabdi7680 Před 8 měsíci

    Aniga walalkay ayaa aad iyo aad u yaqana waxuu jooga garisa soo wareysta

  • @user-dt4ll3lb8s
    @user-dt4ll3lb8s Před 8 měsíci

    kaas mujrim ayuu ahaa darogiiste ah ee hala tookto umada halaga qabta

  • @AhmedMohammed-ed4dj
    @AhmedMohammed-ed4dj Před 8 měsíci +1

    Saaxiibayaaloow arinta deegaanka ee Oromada iyo amxaarada shaqooyinka oo dhan heeysta.. teedakale dhalin yerada shaqooyinka eey axmaarada iyo Oromada heestaan intii shaqadaas qaban karta hallagu wareejiyo

  • @UJMASTER
    @UJMASTER Před 8 měsíci

    Waxaa gabadha sida ugalay xilka halaga qado xadhig kaliya ma he waa dooqon

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 Před 8 měsíci

    Waa wariyayaal halkay dhex dhexaad noqan lahayeen noqaday wariyayaal huwanata imika haday arinataasi ka dhici lahad Somalilanad waad buububuunin lahad miyaad aragateen reer Somalilanad haka hadalayasa ama kor u qaadasa sidaa ayanu kala duwan oo ayanu nahay gob iyo gun gobatu Somalilanad gunatunu waa huwanata

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 Před 8 měsíci

    ninkaa iyo intii lasocotay ee dhibaatada ku kaalmeyn jirtay waa isku dambi

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad3752 Před 8 měsíci

    Waar waa ku wii dadka dili jiray

  • @theparadigm8453
    @theparadigm8453 Před 8 měsíci

    Waa sheeko naxdin leh laakiin sida caadiga ah waxaan foosha xun waxay ka dhacaan meelo badan oo ay kamid tahay Kenya ama North Eastern Kenya. Garisa iyo inta u dhaxeeyso xuduudda Somalia shacabka safarka ah waa la dhibaa waana la dhacaa waxaana dad kamid ah askarta Kenya oo Somali ah.
    Birta dheer ,buundada Tana river ilaa Nairobi dariiq kasta gabdhaha Somaliyeed faraha inta laqabto si finger prints iyo kibandhaha la isu waafijiyo.ceynta iyo gaari kala tegid waa caadi.Bilo ka hor labo beel oo Garissa wado dego ayaa dhagax meel laga gurto isku laaye.
    Hadaba maxaa Sstv Somali u diidi in ay la hadlaan waxa ka dhaco North Eastern Kenya?
    Maxay meel Kenya ka baxsan sida Ssc iyo Puntland iyo DDS iyo Somali land uga hadlaan?
    Ka hadla waxa ka dhaco Garissa?suuqa baabuurta ayaa shacabka la jiirsii yaan

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad3752 Před 8 měsíci

    Fariid

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 8 měsíci

    Tolkey gormey . Ilbixi donan. Mise sidan ayaah loo qoray. Xabsi Ogadenkii in lagah reystan u haysaneh. Kuwii geela la joogay oo saqransan ka warama?

  • @nuuradennuuraden3891
    @nuuradennuuraden3891 Před 8 měsíci

    War kan hada dadka jidh dilaya fursad muna kalhelin miya markii la jidhdilijiray dadka

  • @theparadigm8453
    @theparadigm8453 Před 8 měsíci

    Dambi ka hortage noqde dambi horgal ama dambi horkac..

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab Před 8 měsíci

    Ogaadeenaw ma sidaa falastiin ma isxoraysaan naftu marnuubay baxdaaye!

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před 8 měsíci

    Manaxe waaye acuutibilaah

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad3752 Před 8 měsíci

    Dumarka dilmadoodu waa mam nuuc

  • @85jamaal
    @85jamaal Před 8 měsíci +1

    Warnimanku warxumaa..
    .

  • @user-ty3wq4my5j
    @user-ty3wq4my5j Před 8 měsíci +1

    Naagtee aaminaysaa oo caruur udhalaysa

    • @XamdiSheekh-kt9sj
      @XamdiSheekh-kt9sj Před 8 měsíci

      Siilkeedu markuu kacsado way hoos dhiganaysaa siilka si uu guska ugu waso

  • @malunyaydid9928
    @malunyaydid9928 Před 8 měsíci

    Waad mahadsantin ninkan waa walan yahay halabaro

  • @DUULAA1996
    @DUULAA1996 Před 8 měsíci

    Nin waa ariin aad uxanuun badaan nin ah asgari waliba sargaal saree ah darajadaa iyo shaadiga dawladeed gabdhaha kufara xumaaynaaya teetala kadhiganaaya toolkii udoodilahaa dawlad nimoo iyo awood ciidan inloo adeegsadoo kabaqaaya waxan ahay askari dawladeed waxanaa jeclahay shacabka in aan udhibriyoo ooo udulqaato iyaga hadaay doonaan icaayaaya markaan joogo meelaha ay isuyimaadaan dhacabka sidokalee soodhawaaynta oo aay maalin tahay biyaha lookeeno ciidanka anika oo aad haraad ihayoo baan siiyaa shacabka ciidankana ugaboobaa aniga oo isleeh gabaaar somaliyeed ama hooyo ah ama xaamilo ah adiga oo dulqaadan karaa haku hor cabiin biyahaa halkaa sarakiidhii saree ay gabdhihii u awood sheeganaayaan aad baal uga xanuusadaay ciidan ka uu haystoo baana qaban karaah waayo intuu cadaymo kadiyaarsho ayuudhihikaraa dadka ah shacabka kadaadhi baatadaa anaguu kuugudul qaadan maayno sharcigu waaseef aan nina aqoon hadaan teetal laysu adeegsanaayn oo maxkabaduu aysan darajoo raacsanaayn een dalka somali galbeed carciga aan kumaqalaay kajiroo yaan labiqiin sharci halgudoodo shoobaraha waa laaskaga helaa shacigaa halaska ilaaliyoo hadaan wax xun aadan kadiriraan oo dan kugu khasbiin

  • @chadali4043
    @chadali4043 Před 8 měsíci

    Nimankan been badanaa kulahaa waa la xiray cagjar ayaa ku shaqeysanaya sidee loo xiraa

  • @user-re7ug2my3i
    @user-re7ug2my3i Před 8 měsíci

    Ninkani waa dhurwaa askari noqdaye xabsiga halagudayo bonbalo ugaracana halogeyo ilen faraha cuncunaye

  • @ismacilcde2375
    @ismacilcde2375 Před 8 měsíci

    Ey meesho oo maray ayuu maridonaa

  • @arslangolad3994
    @arslangolad3994 Před 8 měsíci

    Ciidamada gaarka ah 80% waa akhlaaq xumo, waxaan la kulmay wax ka badan hal mar sida ay dadka ula dhaqmaan si aflagaado iyo aflagaado ah, aflagaado iyo aflagaado diineed, iyo Rasuulku Adis ababa jooga, lama heli karo askari ku weydiiya. su'aal kaliya.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 8 měsíci

    Weey ka muqatah inuu jahil yahay.

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Před 8 měsíci

    Gabadhu Markey Dhibta Sheganeysay Waxaa Kaloy Sheegtay Inay Naag Fara Waaweyn Oo Gacma Kakan In dhuunta Loga Saliday Oo Ay Marna Ceega Ku Qabaneysay Marna Wejiga Ka Garaaceysay Gabadha Yar Ee Dulman Cadalad Ha Hesho

  • @user-xc3qd3vm9b
    @user-xc3qd3vm9b Před 8 měsíci

    Asc inaadeeraw maxaad saasugu fiirisey

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 Před 8 měsíci

    Aygaa Xanuunka rabiyada qaba waxu arko waa cuna ninkani wa sidaso kale wa nin mujrima oo xanuunsan dadku layn jiray ayu u bartay Marka wa inu wax dila isaga iyo kuwa koolo badan in dadka laga qabto waye

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Před 8 měsíci

    Inlaxidho maahayn inladilay ahayd ninka layidhi diintu cayaye

  • @user-ct9dd8tb7e
    @user-ct9dd8tb7e Před 8 měsíci

    Qoomiyadaha kale jidka wey iska fiiriyaan lakiin somalida ilaa la garaaco jidka ma kaleexdaan ilaa la garaaco.waan hamlyeynayaa taliyaha edebta u sheega gabadha sida xoolaha u taagneyd jidka .jirdilka waa abaalkeeda😂

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 8 měsíci

    Ninkaas waa sawirkiisa dhulka Somaali oo dhan lagu faafiyaa ilaa uu ninkaasi muto ciqaabtiisa

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad3752 Před 8 měsíci

    Kkkk waa yaab

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 8 měsíci

    Abdi Dimbil sigit Gabar ma la dhalatay? Hooyadii ma la yaqaan? Amase Qof dumara oo Somaali ah ma qabaa? Bal ninkaas Taariikdiisa ha la keeno

  • @HaybeHassan-vn2xe
    @HaybeHassan-vn2xe Před 8 měsíci

    Asc Ninkaas Inta uu dadka u geysto ha loo geysto si uu u dhadhamiyo Waxa uu u geysanayo bulshada.

  • @chadali4043
    @chadali4043 Před 8 měsíci

    Ciidankii hore wax ha ka sheegina ninkan cagjar ayuu u shaqeeyaa. Waxaan idiin sheegay in aad aflagaadada joojisan wasaq ayaad tihiin

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 Před 8 měsíci

    Ninkaan taliyaha ayuu xarash u hayaa waaba uu ku fogadey

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 Před 8 měsíci

      Ma walalka ba tuuga mujrimka aah halugu fogaada sheegi in madax xabad looga dhuftu istaahila mujrimka in axmaarka.

    • @user-zk6nl1gg9c
      @user-zk6nl1gg9c Před 8 měsíci

      taliyaha hoyada hawase

  • @engadam7274
    @engadam7274 Před 8 měsíci

    Doqokii ugaadeen.... jeel ugaadeen hablihiina ayaad ku kufsanjirten ..idinkoo qoslaya oo bilaa naxarois ah

  • @adensonog2452
    @adensonog2452 Před 8 měsíci

    Dadkii hore Sawiran toodii baa ka dhex muuqda😂

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před 8 měsíci

    Anno qabiilka la shego dhalinyarada ma oga dilal kala arsi keliya mahan caayda ka daran ogada wiilkan alifle is xariifiyo dadka gumeysiga ku dhex nol sidey ku nol yihiin ma ogid neyrubi bad jogta dhibato ha u geysan ninka warka aad arineyso magaciisa wad shegtey adigana laga yabo inad ninkas la kulanto tan hore ha fiirin tan dambe fiiri aniga ninkas ma aqano lakiin dadka somaliyed ee ku dhex nol gumeyste somalida askarta waxey u sheqeyan sida gumeysi oo kale dadkiisa wa u bahal ee ogow iney layan dadkoda wa wuxu jecel yahay gumeystaha lama oga waxey siiyan oo u bedelan somalida

  • @samatardahir813
    @samatardahir813 Před 8 měsíci

    Fuleyyaasha

  • @cumardaahircumar9059
    @cumardaahircumar9059 Před 8 měsíci

    Wan kaxumahy ingabadh somaliyed saloladhaqmo

  • @user-dt4ll3lb8s
    @user-dt4ll3lb8s Před 8 měsíci

    wuu kibranaa donfaar bilaa diin ah ayuu ahaa kaa

  • @wiilkaahmed9912
    @wiilkaahmed9912 Před 8 měsíci

    Walhi waa qoslay
    Ninkan runta udaa 🤣🤣🤣🤣

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL Před 8 měsíci

    Umad. Muuqa. Unool. Lkn
    Nasiyahaan. Damiir. Udhimatey
    Ninkaa. Arxan. Laawahaas
    Gabdhaha. Ugeysanaya
    Wax. Ka. Baxsan. Bini'aadnimada. Oo. Ay
    Ku. Fiirssnayaan. Weliba
    Qaar. Usabcinayaan. Qoonkaasi
    Ma-xoroobo. Maalin. Wslba
    Hadiyo. Jeer. Mid. Aaney. Iyagu
    Dooran. Oo gumeystuhu. Kusoo
    Hor. Tuuray. Ayaa. Ku. Tacadiya
    Kan. Meesha. Fadhiya. Markuu
    Meesha. Yimi. Wuxuu. Bilaabay
    Inuu. Ladagaalamo. Onlf. Iyo
    Xafiisyadooda. Yaa. Odhan
    Karaya. Gabdhaha. Agu. Tacadiyey. Inaanu. Waxba
    Ka. Ogeyn. Nin. Kaa mujrimkaas. Ah. Diin. Dhan
    Ka. Baaba'ah. Hadaanu
    Cid. Isku. Haleyneyn. Kuma
    Aanu. Dhiiradeen. Hada. Wuxuu
    Naleeyahay. Tacadiyo. Badan
    Ayuu. Geeystey. Ok. Kan
    Madax. Weyne. Ku. Sheegtaan
    Wax. Kama. Ogeyn. Miyaa
    La'odhan. Karayaa. Reer
    Dulmi. Dugsade. Hadhaagii
    Tigregu. Dadkiina. U. Istic
    Maalijirey. Ee. Jeel. Ogaden
    Idiinku. Ciqaabijirey ayaa. Weli
    Idiinku. Tacadia. Waar. Is. Xabaala. Waa. Meesha. Keliya
    Ama. Meel. Soomaali. Ku
    Nooshahay. Meesha. 1nin
    Wuxuu. Doono. Ku. Sameynkaro. Car. Waa. Kaase
    Wuxuu. Muteystey. Hslamaroyo
    Waxaan. Ogeyn. Gabdhihii
    Caruurtoodii. Xabashigu
    Waxna. Laayey. Waxna
    Dhaawacay. Cidi. Sharci
    Keeniin. Mawaxaad. Awoodii
    Weydeen. Inaad. Kan. Xsbashida. Jigjiga. Ju. Beeraya
    Diciifnimadii. Dadnimo. Xumsdu. Biyo. Dhigatey.
    Inaad. Tiraahdaan. Xabashiga
    Hadaadan. Sharciga. Noo
    Marsiin. Nadhaaf. Waa. Idinka
    Dhibaataduu. Baqdiin. Xumaan
    Ka. Dhiidhida. Dulmiilaha
    Goroda. Ka. Rogta. Waar
    Sida. Aad. Unooshihiin
    Bini'aadanku. Uma. Noola

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před 8 měsíci

    Ninka QALADKA ma lahane, kuwii magacaabay dulligaan aan dadnimada iyo akhlaaqda lahayn ayaa mas’uul ka ah. Waana runoo in dilaa, diin caaye ah in NACLAD ku taal waa xakhiiq.

  • @siyatguhad6311
    @siyatguhad6311 Před 8 měsíci

    😢😢😢😢

  • @user-zz9zg2cx8k
    @user-zz9zg2cx8k Před 8 měsíci

    Cinwaan been ah ku macaasha!
    Yaa xidhay?

  • @Raho339
    @Raho339 Před 8 měsíci

    Kkkk

  • @cnaasirmardoof565
    @cnaasirmardoof565 Před 8 měsíci +1

    Kolayba waa reerkiinee imisa Oday ayaad kala tirsataan

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 8 měsíci

    Nacs kastba ciidan ma noqon karro

  • @user-lm4uk2lu7k
    @user-lm4uk2lu7k Před 8 měsíci

    😊😅.😅😅😅

  • @user-hr4km9jp4m
    @user-hr4km9jp4m Před 8 měsíci

    Asc.
    Meel dheer ayaa laga'duubi'karaa.
    Ama meel isku'aadi'oo kaduub askarta kadib CZcamska ama Facebooka soo galiya.
    Yurub iyo America askarigii hortiisa ayaa la'istaagaa oo laga'duubaa laakiin afrika askarta ayaa laga'baqaa kkkkkk.
    War baqdinta iska'dhaafa aduunka oo dhan wixii xumaan sameeynaayo waala'duubaa xataa madaxweynaha.

  • @mahathusseinhathat
    @mahathusseinhathat Před 8 měsíci

    👎👍

  • @user-ie3fz7rc9v
    @user-ie3fz7rc9v Před 8 měsíci

    Cinwaanka idiin qoran iyo warka aad akhriyeysaan waa kala duwan yihiin (beentu idiinma fiicna in la idinku barto

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 Před 8 měsíci +1

    Barrow gabadha nin muslim ahi ma dilin. Nabi Muxamad صلى الله عليه وآله وسلم ninkii caayaana, wallaahi muslim ma ahan, Ogaadeena ma ahan, Soomaalina maahan, ee waa qurub xaaraan ah oo ay waajib tahay in dagalka laga rido. Mida kale waa gartii, oo waa la kibriyay, waxuu u bartay inuu dadkii iskaga tunto oon biyo xataa xagiisa loo seydhin. Mida kale isaga maxaad ka sheegi kuwii dadkan baabi'iyay ee xaarka ugu qubeyn jiray ayaa nabad iskaga jooga dhulka oon xataa la weydiinin dambiyadoodii. Reerku si fiican buu u jabay, hadee dad markuu jabana waa sidan ookale.
    Ninkaasi inuu gabadh u naxariisan waayay oo uu si waxuushnimo ah u dilay waa godob ee dambi uu iyada ka galay, lkn dee haduuba diinta iyo Nabiga maalinkasta iska caayo cidna ayna kala hadlin, waxa hada loola yaabaa soo damiir xumo un maahan. Nabi Muxamad صلى الله عليه وآله وسلم ninkii caaya inuu sii noolaado oo uu heer uu dad noolnool sii dulmiyo ayaaba edebdarro iyo dulinimo dhankeena katimid ah. Hadii ninkii Suubanaha ka agbaxaba dagalka laga rido, kii diinta mar caaya, waad gaalowday, gabadhuna waa kaa furantahay ee tawbad keen oo muslim hada iyo hor u noqo la dhaho, haduu caadaysto oo uu sii wadana kurka laga gooyo, roobkuna wuu di'i lahaa, amniguna wuu daaimi lahaa, gaaladan na haysatana Rabbi subxaanah ayaa nooga hiilin lahaa. Lkn aaway hee!

    • @user-ct9dd8tb7e
      @user-ct9dd8tb7e Před 8 měsíci

      Qiiroda iyo nabagaad sheegi intee joogaa maskiin .saraalka ha la dhaafo waa halyey rer fiiqa aga oo wali shaqeenaaya

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před 8 měsíci

      ​@@user-ct9dd8tb7ewar aamu

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před 8 měsíci

      Waa uu ka tobad keeni kara dee wllo is daji ninka wuu qaldamee

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 Před 8 měsíci

      @@Aliinaliiban1780 horta muuna khaldamin oo wuu gaaloobay. Diinta inlacaayo, iyo Ilaahay iyo suubanaha صلى الله عليه وآله وسلم khalad ma gasho. Cudurdaarna malahan, aad caaydaba gaal baad tahay, inaad gabadhii muslimada ahayd utagtana xaaraan weeyi, Nabi Muxamad بأبي هو وأمي صلواة الله وسلامه عليه caaydiisu waa baab gooni ah. In la dilo weeye ninkii ka agbaxa suubanaha.

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 Před 8 měsíci

      @@user-ct9dd8tb7e reer fiiq baad tidhiye muu shariif ahaado haduu duuno. Ninkii diinta caayaa Ogaadeen iyo soomaali toona maahan. Waa xaaraan in la toogto mudan. Reer Fiiq waxba ha odhan ee waa doqon Ogaadeen iska dheh, taas bey soomaali ka garan ogtahay Reer Fiiqeedkee

  • @DiranehharbielmiElmi-rf3zz
    @DiranehharbielmiElmi-rf3zz Před 8 měsíci

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ahmednasser9643
    @ahmednasser9643 Před 8 měsíci

    Ninka hala daldalo

  • @bloo3370
    @bloo3370 Před 8 měsíci

    Caqli xumadaa caqdheer ayaa sidaa u shaqeysa

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh Před 8 měsíci

    Cagdheer talow guumaysiga xabashiga iyo badownimada ka baxayaan soomaali waxay ka danbeeyaan 200 sano from jibuuti ciise

    • @faadumobilal3963
      @faadumobilal3963 Před 8 měsíci

      Aado ciise baadiya awey

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 Před 8 měsíci

      ​@@faadumobilal3963calle tu boca que huelle muy mal

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před 8 měsíci

      Dir ismaa oog orod garba ciise iyo dir dhabe iyo xaashin gaashamo wajaale Hargeysa mideeyso xaraan yhy 😂

    • @AbdirazakAhmednour
      @AbdirazakAhmednour Před 8 měsíci

      Ciise waraabe, soomaaliba ma tihid.

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 Před 8 měsíci

      @@AbdirazakAhmednour Schliß deiner stinke schmutzige schnabel ok

  • @user-nf4nm5of4k
    @user-nf4nm5of4k Před 8 měsíci

    Ninka. Laascaanood. Usoo. Dira fihiima quuje iyo. Naga dhulbahante. Waashay. Hatumi