Xukuumada oo ka talaabo qaaday Ninkii Gabdhaha jigjiga laayay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • ABOUT ERAR TV
    Erar Tv is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
    25 Jul 2019 It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722449446
    +251915559955
    Email: Avocadomohamed1@gmail.com
    Our CZcams channel: / @erartv
    Facebook: / honavocado
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

Komentáře • 125

  • @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
    @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf Před 8 měsíci +2

    Anigu waxan ahay saxibayaal inan samali.ah walalahi.waan ka naxay inanta miskiinta somaliyada ah aad ayaan ugu farxay hawsha gabadha ku dhacaday talabo laga qaadeyo iam somalilander

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry Před 8 měsíci +7

    Ilahow dhibka ogadeen isku hayo Allah hanaka badbaadiyo Aamin?

  • @hamdimacalin8656
    @hamdimacalin8656 Před 8 měsíci +1

    Ilaahey haka aargooyo amxaarkaas kibray nacalaa sheydaan kuyaal

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 8 měsíci +4

    Nacallaa kuyaal waxa gabadha saa u galaye ku toogta meeshuu taagan yahay ‼️ subxaanallaah 😭😭‼️

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh Před 8 měsíci +3

    Hal wiil oo tugashada yaqaana suuqa haudhigo ajar ayuu kaheli inuu dadka ka qabto dhurwagan xataa ciidanka samayn Kara inay toogtan oosumcadooda difaacan❤❤🎉🎉

  • @MadarAbdiaziz
    @MadarAbdiaziz Před 7 měsíci +1

    Zxp ku soco xaqa

  • @MaryamIbnatuabdirahman-qs8mp
    @MaryamIbnatuabdirahman-qs8mp Před 8 měsíci +4

    Gacan ku dhiiglee cuquboo shidayso weeye umada halaga qabtooo

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 Před 8 měsíci

      Waa run waxaa gubaya dhiiga islaamka
      Umada alaha ka qabto

  • @MubYus
    @MubYus Před 8 měsíci +1

    Dhaqanka Soomaalida, iidoorka waxaa ka mid ah in Gabdhaha la ixtiraamoo

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 8 měsíci +1

    Allah ha isiin jabiyayo.cagdheer madha

  • @dhaqanemahad7082
    @dhaqanemahad7082 Před 8 měsíci +2

    Masuulkamid ah ciidanka hadhihinee bahal ama waraabe dadoow cidanka ku dhexjirey dhaha

  • @MaxfuudMohamed-tk3fl
    @MaxfuudMohamed-tk3fl Před 8 měsíci +1

    Mustafe bilaa damiir, madax bilaa damiir ah

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Před 8 měsíci +3

    Waar ninka dumarka cunaha qabanaya malaa wuu waalan yahay ama somaliba maaha rag iyo dumarba wuu laayee dhakhso haloo xidho

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2t Před 8 měsíci +1

    Marhadad dires xiratan yuhuda sidedokale ayad wax ugumeysatan

  • @libaanmaxamed7074
    @libaanmaxamed7074 Před 8 měsíci +2

    Waaaaw!!! Way way!!!
    War qabta Waa Haraagii Ina CABDI ILEEY.

  • @LionSlapper
    @LionSlapper Před 8 měsíci +2

    OLNF NINKAN WAX KA QABTA DADKIINA IYO DALKIINA DIFAACA.
    Ma nin Qabta Ayaa la Waayey Xiniinyihii meehee. ⚖️⚖️⚖️

  • @user-wv1qm3zx3o
    @user-wv1qm3zx3o Před 8 měsíci +1

    Waa gardaro garab og waxaa mas uulka ah Cagjar & maamulkiisa insha Allah ciqaabteeda wayheli doonaan !!

    • @DarwiishNL
      @DarwiishNL Před 8 měsíci

      Shslay. Iley. Maantana. Cagjar
      Umadan. Maxaa. Iyada. Ku. Koobay
      Dhibaatada. Aanay. Laqabiin
      Kilinada. Kale. Kii. Gumeystuhu
      Usoo. Magacaababa. Gabdhahooda
      Ayuu. Ciqaabaya. Maantana. Ma'tigray. Ayaa. Amraya. Oo
      Jeel. Ogaden. Ayey. Ku. Jiraan
      Mushkiladu. Waa. Shacabka
      Ciqaab. Xadgudubyo. Qarniyo
      Ah. Ayey. Ku. Jireen. Dhibaatadii
      Duleysigii. Xoriyad. La'aantii
      Ayaa. Waxay. Sababtey. 1nin. Oo
      Lasoo. Adeegsadey. Malaayiin
      Inay. Ka. Dhiidhiweydo. Oo
      Ruux. Waliba. Ka. Boqo. Ciqaab
      Xadgudub. In. Loo. Geysto. Maadaama. Culumo. Odayaal
      Aqoonyahahan. Ka. Dhiidhiya
      Aaney. Jiriin. Kuwa. Markaa
      Gumeystuhu. Soo. Magacawdo
      Iyo. 4ta. Ku. Xeeran. Umadaas
      Malaayiinta. Gaadheysa. Sidey
      Rabaan. Ka. Yeelaan. Waxaa
      Igu. Maqaalo. Ah. Gabdho. Badan
      Ayaa. Lagu. Dhibaateeyey. Calanka
      Onlf. Aawey. Kuwii. Onlf. Yidhi
      Anagaa. Ka. Masuuliina. Meesha
      Ma'is. Xayeysiin. Hanti. Iney
      Umada. Ka. Uruursadaan
      Ayey. Ujoogaan. Meeshu. Waa
      Meel. Baaba. Dhaanto. Ayey
      Iskaga. Jiraan. Kuwan. Gabdhahooda. Ugu. Xadgudbaya
      Si. Aaney. Xitaa. Gaalada. Ka
      Suurtoobiin. Iska. Qabankarey
      Anigu. Waxaan. Idiinka. Quustey
      Inaad. Xorowdaan. Maalintii
      Tigraay. Iyo. Dawlad. Ku. Sheego
      Isku. Baaba'een. Oo. Hunka. Tangigu
      Meelkasta. Lagaga. Cararey. Iney
      Hubkaa. Hantiyaan. Oo. Jaaniskaa
      Ka. Faa'iideystaan. Maadaama
      Uu. Yahay. Hubkii. Lagu. Dhibaateynjirey. May. Yeelin
      Kan. Meesha. Yuurura. Wiilashoodii
      Ayuu. Kilinka. Xabahida. Udaabuley
      Oo. Yidhi. Xabashi. Ayey. Difaacayaan. Wax. Ka. Dhiidhiyey
      Oo. Yidhi. Maya. Hada. Waa
      Cadawgoodii. 1waad. Maaluntaa
      Waan. Idiinka. Sii. Rajo. Dhigey.
      Dhuudha. Ayaad. Iskaga. Lebisan
      Tihiin. Dhaanto. Ayaad. Iska
      Tumaneysaan. Intaad. Saas
      Tihiin. Gabdhihiinuna dhibkaas
      Ayey. Ku. Jirayaan. Xornimana
      Inta. Cirku. Jiro. Ayey. Idiin. Jirta
      Ksn. Idiin. Hor. Fadhiya. Ee. Cadawgu
      Idiin. Isticmaalaayo. Ee. Ssnad
      Walba. Qoomiyadaha. Itopia
      Jigjiga. Ku. Macsuumaya. Umada
      Dhaqaalaheedii. Wuxuu. Lunsado
      Wuxuu. Xabashi. Oromo. Tigray
      Ku. Macsuumo. Waa. Cadawga
      Iska. Iibiin. Si. Uu. Meesha
      Dadka. Ugusii. Dhibaateeyo
      Waar. Ilaah. Baa. Naf. Idiin
      Geliyee. Kuwa. Gabdha. Wallaalihiin
      Sida. Bin'aadnimada. Ka. Baxsan
      U. Ciqaabaya. Iska. Caydhiya
      Fuley. Sle. Uma. Naxariisan
      Hadii. Kale. Maslinkasta
      Gabadh. Lajifh. Diley. Media
      Soo. Dhiga. Sheer. Isakaga
      Raadsada.

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy Před 8 měsíci +3

    Yaab, malawaayay nin kubaxa mujrimkaa , hala dilo waa mujrim , murtad ah oo aan diin islaam haysan, haddii ay run tahy sida laga sheegay.

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 Před 8 měsíci +1

    Waamidgaan. Kalsoonidarada

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 Před 8 měsíci +1

    Ninku ma. Somaliba

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 8 měsíci +4

    Sida muuqata ninkani waa qof xanuun san marka su,aashu qof xanuun san in dadka lagu siidaayo waa khalad

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 Před 2 měsíci

    Kasi waa bahaalah xaabsi dhaar haalagu riido duuligaah

  • @mustafecilmichanelofficial1400
    @mustafecilmichanelofficial1400 Před 8 měsíci +2

    hayaay waar ninkaasi talaabo halaga qaado maskaxdiisana hala hubsado dadkan reer jigjigowna tacadiyada ha qarsaninee saxaafada usheega kanno kale marka ad la kulantaan sidaa inantaa yar ee aw sida xun u dilay ninkaasi

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 Před 8 měsíci +2

    Mustafe eeda ha laga daayo
    Ninkan sharciga la hiigsada

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 8 měsíci

    Ninku yuu yahay ‼️ subxaanallaah ma oromaa 😢

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2t Před 8 měsíci

    Agadeen sasletihin inyaro ala unaxaritay mahe

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Před 8 měsíci +1

    Dulkaas somali galbeed maxaa u sabab cabdi ileey nuuciis ugu badanyihin????‽

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Před 8 měsíci +1

    Shaydaanka dhiigyacabka wan in talaabo lagaqaadaa gabdhaha garaacaya.gabdhuhu waa dadkeeni in logacanqaadana mabanaana ee Eeyga waa in laciqaaba

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 Před 8 měsíci +1

    Waa nin barqab ah cajiib ilaahy dulmiga ma ogola Abdi dhinbil gabadha yartaa ayaa ilaahay ku fadeexeyay Somalida dhaqankeeda waxaa ka midahaa inan hablaha iyo caruurta la taaban Lana dhowro waxad mooda inuu lumay dhaqankii fiicna ninkaa cadalada hala keeno haday dowlad jirto gabadhana magdhow halasiiyo iyo hablaha la dhibateeyay xaqooda siiya hablaha dowladeey

  • @xirsi.ducaale
    @xirsi.ducaale Před 8 měsíci +2

    War ninka maxasta laynaya hala dal dalo

  • @SharmarkeIsmail-ro7qf
    @SharmarkeIsmail-ro7qf Před 8 měsíci +1

    Kaasi xabashi buu ahaa somilba ma ahyn

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 8 měsíci +1

    Aaway naagtii faraha Adkayd ee Askariyadda ahayd ee Inanta wejiga ka garaacday ?? Iyada maxaa laga yeelay?

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab Před 8 měsíci +1

    Ogaadeen dad matiihìn ee sidaa falastiin isxoreeya nacnacdaa joojiyaw.

  • @user-yp6kd4nt9w
    @user-yp6kd4nt9w Před 8 měsíci +1

    Kibirka ilaahymajecla wanna lagujabaa hadyjirto

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 8 měsíci +1

    Ninkan waxu kalsoni ka haysta ina Cagjar arintan o kale mar walba ayay dhacda

  • @maanraac1
    @maanraac1 Před 8 měsíci +3

    Ninkaasi shaqo dawladeed maqbankaro waa dhiigyacab

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 8 měsíci +1

    Ina. Cagjar waxa aya socda 4 sano o u deganka amanaya tug ilomo xaran ah o Munafaq ah weye ina. Cagjar

  • @abdishakurmohamud3500
    @abdishakurmohamud3500 Před 8 měsíci +1

    Waa dil ninkaasi run

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL Před 8 měsíci +2

    Tigreegii. Wuxuu. Idiin. Kaga
    Tegey. Cawaan. Diin. Dhaqan
    Midna. Lahayn. Meesha
    Rg. La'aan. Ayaa. Ka. Dhacdey
    Kuwaa. Liita. Inuu. Soomaali
    Uu. Yahay. Aniga. Shigi. Igag
    Jirroo. Waxa. Sidaas. Udhaqmaya. Ayaa. Idiinku
    Dhex. Nool. Maxaad. Xabshi
    Tegray. Ka. Xorowdaan
    Kuwaas. Udhaqmaya. Wuxuuhnimada. Ah
    Ayaa. Saraakiil. Idiin. Ah
    1nin. Ayey. Iska. Qaban
    Waayeen.

  • @MubYus
    @MubYus Před 8 měsíci

    Dhaqanka Soomaalida kma jirto in gabadh wax la yeelo.

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 Před 8 měsíci +1

    Ninka wuuxanuunsanyaha

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Před 8 měsíci +1

    kinisad ilaliyow kibista lagoo shacabkad kadeeday miya kornatl lagunoqda kabalka jabye kibirka walaga jari kariimkan tuugnay inuu kansar kugudhaca gabdhahad komaysay kuguwada qoslan aamiin🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺😭😭😭😭😭🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 8 měsíci

    LIVES

  • @user-rw9nt6pw9d
    @user-rw9nt6pw9d Před 8 měsíci +1

    Warninku haduuyahay reeisaaq waxan waaloodiray waxbayuu ilmada yaxaaska MD yuunaqubin

  • @dhulkaagahooyocadowgakaila5361

    Anigu waxaan ogaa xasuuqii ogaden lagu xasuuqi,inta badan shaanbaladu waxey ahaayeen dad aan ogaaden ahayn oo uqdadeysan lakiin ciidanka hoose ayaa ogadeen ah,sidaas darteed dad ka wey xasuuqi jireen 😢😢😢😢😢😢 ogaden allah baa u maqan ,dad isku hiiliya ma ahan,waxaan xassuustaa xassuuqii goljano,shacabkii la xasuuqey,hogaamiyaashu ciidanku waxay ahaayeen dadyow kale 😢😢.

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 Před 8 měsíci +1

    DOQONKAA JAAHILKA AH UMADA YAANLAGU SII DEEN
    WAXAY MASUULIYADU SAARANTAHAY HORJOOGAYAASHA BUURTA SAARAN AYAGA AYAA RAALI
    UGA AH WACA UU SAMEENAYO ISMA DHAANTO

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 Před 8 měsíci +1

    Aheey Ah ciil badanaa dalkagii sas halagugu bahdilo😭😭😭😭😭😭😭

  • @MubYus
    @MubYus Před 8 měsíci

    Gabdho laaye , yaan la dilin ,gabdhaha ha loo dhiibo.

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 Před 8 měsíci +1

    Nin Kim’s somalibaa

  • @KayseKayse-bx3hc
    @KayseKayse-bx3hc Před 8 měsíci +1

    Kan umada halaga qabato umada waalida waxaa u dheer nacasnimo

  • @MubYus
    @MubYus Před 8 měsíci

    GUSKa lama ilaaliyo.. Gabdhaha ayaa la ilaaliyaa.

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 Před 2 měsíci

    Ilaa Ggormuu dhamaana dulmigaan. Deeganka ka jira. War. Meesha. Maanan joogin wax nadaam yaqaan.

  • @mohamudelmi8723
    @mohamudelmi8723 Před 8 měsíci +1

    Adigu waad baqaysaa oo jigjigaad joogtaa

  • @user-rj8os6nk6k
    @user-rj8os6nk6k Před 8 měsíci +1

    Qofqudhoo toogta miyaa iska waydeen waar meeshu liidatee

  • @abukarabdi9968
    @abukarabdi9968 Před 8 měsíci

    Somalida ayada unba xog isole

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 Před 8 měsíci

    Ninka xilka kaqaada oo xabsi haladhigo❤

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 Před 8 měsíci +1

    War waa Intixaan waxani marna Amxaaro ayaa Gabadhiihii ku Diley magaalada marna Lyuga

  • @seed3966
    @seed3966 Před 8 měsíci +1

    Asc 😮😮😮
    war ninkaasi waajibkiisa hala mariyo qofna sharciga kama sareeyo hoow 😮😮😮😮

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 8 měsíci +1

    War armuu jirran yahay inkaar qabuhu

  • @user-iy1ro7fo5x
    @user-iy1ro7fo5x Před 8 měsíci +1

    Sarciga halamariyo

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Před 8 měsíci +2

    ninkan wan filayay inu dhagarqabe yahay o dad cuna sida u ula dhaqmay..dhagarti dadku layay e hore ba gubaysa.hada wa in lamariya sharecada islamka madama u afkisa ka cadeyay in u dad horay ulayay najiska gunta

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Před 8 měsíci

    Warkaas i mara nacdalkii nacdalku keenay talaabo ma laga qaaday

  • @KhadarMohamuud-bk9fz
    @KhadarMohamuud-bk9fz Před 8 měsíci +1

    War ninku ogaden mha miya awawgii lagub😢

  • @MubYus
    @MubYus Před 8 měsíci

    Gabdho laaye.. marka aad Gabar dhasho ayaaad wax garan.

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si

    Waar Ninka Gabadhaa Agoonta ee Adeerkeed lajoogtey ee aan wax walaala lahyn Feedhaha ka garaacay Ninkaas Hala dilo Marka janis u heshaan

  • @MubYus
    @MubYus Před 8 měsíci

    Somaliland waa qaran.

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Před 8 měsíci

    Waa fuley, fuleyna reerkooduu u xoog weeyn yahay waxaan hubaa gabdho ooroma ah ama axmaaro uusan far ku fiiqi karin

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 8 měsíci

    LIKE

  • @CaliMukhtaar-br2ww
    @CaliMukhtaar-br2ww Před 8 měsíci

    haladilo nagaha ninkadilay wainladila cadalad magirda haladilo wajibwaye

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Před 8 měsíci +1

    Waar ninkaa ha la toogto waa xabashi dhalay

  • @user-qm9cn6jk5g
    @user-qm9cn6jk5g Před 8 měsíci

    War ninkaas yuusan baxsanin
    Meel alaa meeshii jooge halagu jihaado.

  • @MubYus
    @MubYus Před 8 měsíci

    Ogaadeenku , Dhaqanka iidoorka ayay leeyihiin.

  • @abdifatahali6884
    @abdifatahali6884 Před 8 měsíci +1

    Avocado Avocado Avocado 🥑 🥑 Avocado🥑 15:29
    🍅 Tomato 🍅

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 Před 8 měsíci +1

    He is sick and hotter police 👮‍♀️

  • @user-ls8yg2ko6x
    @user-ls8yg2ko6x Před 8 měsíci

    Idinka Dhan baa wax si idinka yihiin saa qof noo caas ah baa shaqa idiin haya

  • @issaissa2112
    @issaissa2112 Před 8 měsíci +1

    Ugaadeen: Waa dhaqankooda Iney gabdhahooda sidaa ula dhaqmaan!

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 Před 2 měsíci

    Onlf somaliodhaanbahaa markah yahuudlaan somali nacaab ayu udilayahaa hablahaa dhagax halaguudilo yahuudkah

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Před 8 měsíci

    Hala dilo kelebka waa isticmaarka dadkoodii

  • @yesmasmart8068
    @yesmasmart8068 Před 8 měsíci

    Wuxu nagu sameeyay ka daraan wallhi xita 📼video ka hayna😢

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 8 měsíci

    SHARE

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 8 měsíci +1

    Ninkaas waa dil xaalkiisu waa nin kibray.

  • @user-yp6kd4nt9w
    @user-yp6kd4nt9w Před 8 měsíci

    Cadaalad.halailaaliyo

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před 8 měsíci

    Dad ayaga dhan ka gumaysto
    Oo hadana is gumaysabaya

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh Před 8 měsíci

    Kuliyada uu kasoobaxay ayaa ah inuu wax cuno waxaana loo tabaray inuu dadkisa cuno marka halayaabin waa jaamacada uu kasoobaxay dugagan

  • @mumtaasnuurcali2233
    @mumtaasnuurcali2233 Před 8 měsíci

    Waar reer jigjigow ruuxaa jiran iska qabta hadaa dadkiina Ka naxaysaan, ish wlhi ciil bn Shan jeer daawaday faaladiisa

  • @sahraismail6819
    @sahraismail6819 Před 8 měsíci

    Maxaadinntaa wax uga qaban wayday ku wii rebook iduku tooganayahay

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk Před 8 měsíci +1

    Dadka Deegaanka maxaa Dadka xun ku saliday

  • @abdirizakabdilahi3453
    @abdirizakabdilahi3453 Před 8 měsíci

    Ninkaa Mel fagaare ah halagu ciqaabo lagu xukumo

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078

    Waligeed jigjiga gumysi ka biximyso cajiib

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 8 měsíci +1

    Tug tug dhalay ayad tahaye ina. Cagjar aya ka xun Abdi maxamud cumar Munafaq tug ah ayad tahah o benale ah Af mishar ah weye kan waramaya e xaramiga

  • @dahirhuska790
    @dahirhuska790 Před 8 měsíci

    War ninku waa oromo ee carbkiisa duka dhiga waa cadawga

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Před 8 měsíci +1

    Cagjar iyo tuugta uu ka soo buixiyay jijiga waa in laga xoreeyo oo federal laga ashkateeyo waana la wadaa shaqadaa xilkiisana uu ku waayi

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 Před 8 měsíci

    Haddii aan si degdeg ah wax looga qabanin waxay umuuqataa in madaxdu soo dirtay oo waxan inuu sameeyo dhibaatadan!!??
    Tan baadhis uma baahna waa faldambiyeed fagaare ka dhacay isagoo gacmaha kula jirana loogu yimid !!!

  • @maanraac1
    @maanraac1 Před 8 měsíci +1

    Ogaadeen ma ina ilaybaa

  • @m.a.seeqrte-to3po
    @m.a.seeqrte-to3po Před 8 měsíci

    Mujriimka.mujriimku.dhaleeyaa.waa.in.sharcigaa.lahorkeenaa.doofarbaa.iska.dhashee

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 8 měsíci

    SHORTS

  • @user-bl1se5ef2z
    @user-bl1se5ef2z Před 8 měsíci

    Nin kaa haladilo

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Před 8 měsíci

    Ninkan soo ogaada cag jar ayaa wata weeyna soo bixi doontaa. Waxuuna ugu tala galay inuu shacabka ku aamusiiyo.

  • @abdihashi2310
    @abdihashi2310 Před 8 měsíci +1

    Ninkaan xanuunsanaya yaa shaqada u dhiibtay ? Waa nin dhiig hore qaba . Mida kalle naagaha firiqooyinka ah ee la socda ee gabadha wax kadilay , waa in lasoo qabto . Xertii inailay ayaa dadka welii sidii u garaacaysa.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 8 měsíci

    LEGETA

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 8 měsíci

    Subxaanallaah ‼️ Allow xaqah adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin ‼️❓😭 war meesha ma tigreegii kuwii ka hadhay baa gabadha saa u galay ‼️ subxaanallaah meesha uu taagan yahay ‼️ ku dila ‼️gabadha ma waraabe ayaa cunay ❓ subxaanallaah 😭😭‼️⁉️‼️‼️