Mohamed Shiine - Ahmed Madoobe Isagoo Dhaawac Iyo Dhiig wata Ayuu Kismaayo yimid ee Qaylada ka dhafa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 48

  • @Ishmaeltihhsidi
    @Ishmaeltihhsidi Před rokem

    Siyaasi shiine nin wax badan og ❤❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před rokem +1

    🥺 🥺 🥺.. ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

  • @maxamadaxmadismacil1826
    @maxamadaxmadismacil1826 Před rokem +2

    Ahmed kismaayo baryo Kuma imaan

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid Před rokem +4

    Kan waraysi maaha waa xansi xaafadaha inuu so dhaafo maa😂hayn

  • @asmarrashid4394
    @asmarrashid4394 Před rokem

    Axmaq madoobe waa shisheeye kalkaal wuxuuna ka yimid Degmada SHAYGOOSH

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt Před rokem +1

    Ninkaan waa af minshar!

  • @adenabdinur5358
    @adenabdinur5358 Před rokem +1

    WAR NINKAAN WAN NIN RAGEED XAQIIQDI

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 Před rokem +3

    Sstv waxan u maleyn jiray channel hormarsan sorry wlhi waxba inuu ahayn caawa ayan ogaaday

  • @adenabdinur5358
    @adenabdinur5358 Před rokem

    Waaa RUN IYAGOO DHAYLO KFC MCDONALD'S AYA KURSIGA LA KEENA LKN AHMED MADOOBE KAADIDISU ISO CABEY O XINJIR IYO DHIIG MEYDNA WU XANBAARSANAA

  • @razmegage7918
    @razmegage7918 Před rokem +1

    Ciyaal weero baa hadhay in la waraysto.

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc Před rokem +1

    Janalka waxaa lagu xayeesiyaa Axmed diigyacab

  • @abdishakuurjimcaale3155

    Shiine Faqash

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 Před rokem +1

    He said ahmed fursad siyaa? 14 years is not enough or this guy doesn’t know what going on seriously

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 Před rokem +1

    Kan okale mesha lamakeeno

  • @GC21701
    @GC21701 Před rokem

    12 years are 2 short, we will give, Ahmed Madoobe, 13 more years. Total 25 Years as original agreement.

  • @AhmedYasco-bg5wj
    @AhmedYasco-bg5wj Před rokem

    Waxa dad ka ugu liità qof ka sheekeya wax loga sheekeya . Kasheeke waxad goobjoog ka ahayd

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 Před rokem +1

    Ahmed modowe fursat kale Uma baahana hadii 100 Sanoo hadii lasiyoo wax faaidoo ah makeenaayoo?

  • @muscabmohamedmohamud7416

    Iska hadloow ina ina igare.

  • @ismaillomar2474
    @ismaillomar2474 Před rokem +1

    Kan asaaba is dhiiqaynaa

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 Před rokem

    Ahmed madoobe 12 sano jubbaland joogey muxuu qabtey ,waa maamul fadhiid shabaabka asaasey deegaanka badankiisa heysta,dadkii badanaa kismaayo ama Koonfurta lagu laaye magtoodi miyuu bixiye,mise qofkii dulmi geystaa waa in u dalacaa miyaa.

  • @AbdirahmanAliMohamed-mh4tn

    ninkaan ma siyaasi ah .somaliya waa u dhamaatay kan xashiish cabkaan haddu siyaasi noqday.

  • @falxad2
    @falxad2 Před rokem +2

    Nin marqaansan warkiis waa maqlooyaa😂😂😂

  • @mohamudulusow3668
    @mohamudulusow3668 Před rokem

    Xisaabiyaha Guud iyo Agaasimaha Dakhliga ayay ah aayeen not beriga

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 Před rokem

    He was funny 😆 😂😅😅😅❤🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹

  • @Ubah2020
    @Ubah2020 Před rokem

    Ninkaan laftagareen utuugsanaya cidiisi ayaa hiiran State waxkasheegayaa dhibato markaad qofwalba iska wareeysato oo aad siyaasi iskatiraahdiid. That’s the problem. Ina waax iga weeydiisid qofaan isku Level aheeyn.
    Level

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Před rokem +2

    Kan waraysigiisa wax xikmad ah oo ku jirtaa ma jirto

  • @donabshir4801
    @donabshir4801 Před rokem +1

    His program lol he sound like his not speaking his mind and put his opinions and thoughts his in someone pocket already 😂

  • @sunnibarre33
    @sunnibarre33 Před rokem +2

    Waxa ow ka hadlaa maba aaanan fahmin quraan saarka ayu u baaahanyahay

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před rokem

    Waa nin gaaljecel samow ah iska baashaalaya kkk run badan nuur na warka ku socda hh

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před rokem

    Uuuuf

  • @AbdiDiriyehoror-pn4cv

    Good man Mr shine

  • @axmedcade5068
    @axmedcade5068 Před rokem

    Asagoo wato baxaa mida kale gaaljacel xuna thy maxa kismaayo laga weydiina miskiin

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 Před rokem

    ninkan waa miskiin dacad ah lakiin siyasi maha waa nin kolba darbi madaxa ku dhufanaya

  • @adenabdinur5358
    @adenabdinur5358 Před rokem

    Waaana nin qalbi fican o daacad ah

  • @user-be4kx3ug3e
    @user-be4kx3ug3e Před rokem +1

    Axmed madoobe ha aado dhulkuu u dhashay waa laga saarayaa kismaayo

  • @CabdikafiDuceysane-ve7sz

    Dulli, eelaay tuugee dadkaagiina waad caynee

  • @abdulkadiradedhussein-cg4vn

    Wax walba ha wareeysanin waa ku qiima tireysaa TV ceeb ayeey ku tahay adigana waa ku qiimo dilayaa kan hadda aad wareysaneyso eeg😂

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před rokem +1

    Kani waa qaqle raqiis ah

  • @keysedaddy8053
    @keysedaddy8053 Před rokem

    Ninkaan wuxu modaa axmad madoobe iyo siyasiyiinta kale ineey kismanyo leyihiin waxa ka maqan in wax qabad larabo shacabkuna kurabaan.😂nuurow maad naga deeysid dadkaan aad nagu so caan bixineyso wllo😂😂 mid walba wuu iska hadli iyadoo qaawan yaab waa yaab

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt Před rokem

    Wareysu ka xun waligee!

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b Před rokem

    MAHAD SALAD WAAA GIULEYSTEY

  • @mahadmohamud9953
    @mahadmohamud9953 Před rokem

    Waxaanoo kalaa la iska waraysanayaa xoolaha ah

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 Před rokem

    Need ariya oo la wareystey kama duwana kan