Jama Gallad | Siyaasada Iyo Kursiga Jigjiga waxaa ku Dagaalamaya Laba Xaafadood oo kaliya.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

Komentáře • 59

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 Před 2 lety

    Thanks jamac galad

  • @MohamedOsman-uq4ts
    @MohamedOsman-uq4ts Před 2 lety +2

    Soomalidii kale meeday hadii laba xafadood dirirayan

  • @cabdiqaadirmukhtaar336
    @cabdiqaadirmukhtaar336 Před 2 lety +4

    Colaad Ayaad Hurinaysaan Lkn waxaadka faa iidaan Ayaad leedihiin😡😡

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 Před 2 lety

    Weligeedba reer aw jaamac maanta ayeey run sheegeen

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 Před 2 lety +1

    Jaamacow markuu Cabdi hayay xukunka yaa ugu darnaa.reerkiisa runta ka sheeg hadalka waana ku taageersanahay markasta sxb.

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 2 lety +1

    DDS ma waxa noqoteen lahaystayasha is haysta sdan si ku dhaama

  • @wargiigsan
    @wargiigsan Před 2 lety +1

    Kkkkkk walaahi waanqoslay lkn ninkan kursiga ayaa soodoontay lasoco xataa musharax muuna ahayn lkn warun cidwalba lama maamuuso nin dadkiisa laayay maamus maleh

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 Před 2 lety +3

    reeruhu waa wada ogaadeen waana reer isaaq iyo reer cabdille maxaa loo qarinayaa haddii lasheego waxaa laga yaabaa inay xishoodaan.

  • @MohamedOsman-uq4ts
    @MohamedOsman-uq4ts Před 2 lety

    Well done Galad Keep going on

  • @maanmaroojiye8955
    @maanmaroojiye8955 Před 2 lety +1

    Jaamac waan kutaageeraa wariye keep going pro ❤️

  • @marwodumar
    @marwodumar Před 2 lety +3

    Waaalal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Před 2 lety +1

    Axmaar cagjar waa laangaab bakhtiyay waana la caydhin doonaa daanyeerka.

    • @wargiigsan
      @wargiigsan Před 2 lety

      Adaa laangaab ah car imo tuug laangaab ah

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 Před 2 lety

      @@wargiigsan kkkkkk. Laangaab la cadhaysan axmaar cagjar miskiin baad tahay.....kkkkk. Imminkaan jifaa Jigjiga. Axmar cagjar waa in la cadhiyaa weliba liiska Ogaadeenka laga saara doqonkan

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 2 lety +2

    Deegaan laba xaafadood maaaha iska hubi

  • @cabdilaahixaashi7050
    @cabdilaahixaashi7050 Před 2 lety

    Reer Cabdile iyo reer isaaq

  • @wargiigsan
    @wargiigsan Před 2 lety

    Like iga qaado

  • @MohamedOsman-uq4ts
    @MohamedOsman-uq4ts Před 2 lety

    Odayga Galad waa Xaqiiq Sheeg

  • @ceceopa4789
    @ceceopa4789 Před 2 lety

    ODAYGII SOMALI AHAA
    maxaa caruurtiisii ku dhacay
    Ishaysiga yaa idiinkugu duceeyay

  • @mohamedsaidmohamud5920

    My friend ogadien is one family 👪

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 Před 2 lety

    Jamacow anigu mar horan sheegay adigu maad arag

  • @bashakinjibaxo8829
    @bashakinjibaxo8829 Před 2 lety

    Reer cabdile Cabdi ilay way uu dhamaatay

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 Před 2 lety +1

    Waryaa isku xishooda oo unmade wax cali gal ah u sheega illeen dad waalan lama hadleysaan ee.

  • @wargiigsan
    @wargiigsan Před 2 lety

    Kaguuura kulahaakkkkkkkkkkk

  • @farahbirik1452
    @farahbirik1452 Před 2 lety

    jamac galadow markay ogaden. ka dargan korsiga somaligalbet dagodia ha lo.dibo

  • @jiifcaaqildulmidiid4139

    war warka caddee ama ragga daa ha isbursadeene.

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 Před 2 lety

    Kkkkk
    Labad reer maxamed subeer
    Ba

  • @MustafaAli-xj2bm
    @MustafaAli-xj2bm Před 2 lety

    Jamac waxan waxa kadambeeya itoobia, wa qaybi oo xukun markaasna, calooshisa ushaqayste hoogaanka ugu dhiib. Somalida waxa laraba in iyaga la is ku mashquuliyo o ay kursiga ku tartamaan. Xabashiduna danaha ay ka leeyihiin somalida ay sidhibyar qacanta ugu hayaan

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 Před 2 lety +1

    Mushkilad aan jirin ayaad hurineysaan

  • @HusseinAli-sb3fl
    @HusseinAli-sb3fl Před 2 lety

    Warunti jamac galad wana kuracsanay iney belaha kaleto iney mesha ama kamuqdan ama kaguran

  • @hiraharun8850
    @hiraharun8850 Před 2 lety

    Korsiga jigjiga Ogaden unba isku eryana inta kala waa rooti

  • @abdiraxmaanmuussa161
    @abdiraxmaanmuussa161 Před 2 lety

    Jigjiga waa dhul somaliyed ee itopai maleh

  • @fosiyamahmed2390
    @fosiyamahmed2390 Před 2 lety

    Walee jamacaw Reer aan ogahay ma guuro ee Dalkan S/galbeed yaa u Maqan ? Waxan is weydiinayaa waxay uga Faaiidaysan waayeen wararkan Xaqiiqada ku Salaysan ee aad habeen & maalin aad weelaynaysan !! ALLAW XAQA GARANSII!!🧠✍⚖⛹‍♀️🙏💚🔑🕋🕋🚶‍♀️S/la,and

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 Před 2 lety +1

    Caawa jaamac glad waad fashilantahay

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 Před 2 lety

    Kkkkkkk kaguura meesha jaamac dhib badanaa.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 2 lety

    Kkkkkkkk Jaamac Galad kaguura waan qoslay

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 Před 2 lety

    Cilladda Soomaali meel ay deggentahayba haysata, markii qof meel uu madax ka noqdo wuxuu u maleeyaa inuu isagu meesha leeyahay. Reerkiisuna waxay moodaan inay meeshaas dadka kale ka xigaan. Ummadda inteeda kalena ay iyaga u shaqeeyaan- CAJIIB

  • @nadramohamed1084
    @nadramohamed1084 Před 2 lety

    Jaagala warakaagu was ax waxaad kahdash xaqiiq

  • @ahmedabdi4396
    @ahmedabdi4396 Před 2 lety

    Asc

  • @rumancadaani4442
    @rumancadaani4442 Před 2 lety

    Shaw kuwa xukumada dufacaaya ayaaba isku yarabadhxan. Ee tan waxbaan.mucaaradi leh waaba reer khaasa

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 Před 2 lety

    Absolutely this is turu

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 Před 2 lety

    adigu galadow maad reer cabdile iyo reer isaaq runta usheegtid 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mubarikcisman9525
    @mubarikcisman9525 Před 2 lety

    Dadkaa loo dhexraaciyey...kkkkk...jamac gallad

  • @abubokor0628
    @abubokor0628 Před 2 lety

    Anuu ma ahi ogaadeen laakiin waxan kufarax sanahay inaadka talisman somali galbeed macaarid iyo muxaafadba maxaayeelay 100sano ayaad dagaalamayseen from somali lan

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 2 lety +1

    Cagjar anagaan reer cabdile iyo reer isaaqto iyo Ogaadenba ilaahay umada Soomaaliyeed hadhaafiyo tuuga

  • @abdikade4218
    @abdikade4218 Před 2 lety

    Jamac adigaba tvgan ku dulman habeenkasta 2 reer eedshegtay ayaad ukala ee xataa wayo saw adiba matihid somalida aad sheegi

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 Před 2 lety +1

    CaawA labadiina idin la idin maareeyo u baahan waxaana filayaa inaad jaad soo canteen sababta oo ah waxaad rabtaan taxliil iyo War ma ah ee dabbaad shideysaan dadna waad isku direysaan

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 Před 2 lety

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 Před 2 lety

    Waxaana filayaa caawa iney faana idin soo dirsatey si aad sumcada soomalida uga dishaan

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 Před 2 lety

    Jaamac wax 2ba belood isku haystaan majiro ee waxa is jiijiidanayaa waa siyaasiyiin Waa dunidoo dhan kajira xataa maraykan iyo ingiriis kajira, adiguna sidii analyst ama wariye uhadal waxan Aadka hadlaysaa waa international tv its not maqaaxi yar you should talk as a professional.