Abwaan Gamaadiid Gabay weerarkii West gate

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo Kana mida Abwaanada Magaalada Hargeisa
    KALSHAALE.COM

Komentáře • 426

  • @hamdahamda8955
    @hamdahamda8955 Před rokem +30

    2022❤ Hada Iga dambeyso like sar Abwankana uduce

  • @hadsanisak7714
    @hadsanisak7714 Před 2 lety +14

    Masha Allaha abwan Allaha ha ku dhoro Viva somaliweyn from mayland /somalia

  • @cabdiwalialbashir9246
    @cabdiwalialbashir9246 Před 8 lety +26

    waxa uu abwaanku kahadlay oo dhan waa sax"mashaa allah ""ummad yahay damiiryeesha oo diinta garbsiiya gaaladu siday damacsan tahay iyo diisa taladooda""

  • @abdirahmanfaarah9939
    @abdirahmanfaarah9939 Před 4 lety +13

    Masha allh
    Alaylehe waa gabay qiimo leh
    Somali haday sidaa u wada necebyihiin gaalo dhulkeenu hodanbuu noqonlahaa xaqiiq❤

  • @Ibnucajaib
    @Ibnucajaib Před 2 lety +11

    Siyasigu waa Dayus AMA Waa wada Dofaar 💯%

  • @muminmohamed6494
    @muminmohamed6494 Před 9 měsíci +4

    After 10 years allahayow ku xafif
    NIMAN AAN DAKANADOODA MAQAN DEYNIN BAA HELAYEE.💯

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 Před 3 lety +14

    Sharaf ku Nooloow ,geesi Islam ah
    Alxamdulillah!

  • @augasslovely9545
    @augasslovely9545 Před 5 lety +31

    Dalku inuu rag leeyahay bara ha ina daayeenaa. MASHALLAH

    • @Ibnucajaib
      @Ibnucajaib Před 2 lety

      Hah Rabiyo Inoo Xafid Abwan Gamadiid

  • @ayaanjubbo6446
    @ayaanjubbo6446 Před 6 lety +18

    geesi qaaliya alle haku xafido geesi reer soomalind

  • @malinabdi2315
    @malinabdi2315 Před 7 lety +6

    Wallahi waa in jiifka dacar loomarsho hurdada diidaan👍🏻💪🏼 gamadiid ilahay hakula jiro.dumar madhaamaan kuwa ku eedey.❤️❤️❤️❤️❤️😍 allow yaa bara dalka inow rag leeyahay amxaar iyo waxii daba socdo.

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 Před 5 lety +19

    abwaanku waa ree somaliland waxaanu jecelyahay midnimada somaliweyn arintaasina waasax from hargeisa

  • @hassanm5128
    @hassanm5128 Před 8 lety +8

    Bismillah abwaan geesinimadaada waad kumahadsantahay laakiin dagaal kasta oo laqaadayo waa inuu diinta waafaqsanaado nabigeena calayhis salaam markuu jihaadka qaadayo wuxuu fari jiray inaan ilmaha iyo haweenka waayeelada inaan LA leyn marka xamaasad oon diinta waafaqsanayn waxba guul lagu gaari maayo

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 Před 4 lety +4

    Gabaygan maaalinkii igu horey masaajidbaanku dhagaystey wllhi waan qiiroodey
    Samadalaha daruureyseyoo inna dul guureysa,,
    Dirir iyo gu soo hoorey bay doqontu moodaaye,,

  • @abdilahiabdijama540
    @abdilahiabdijama540 Před 8 lety +38

    ragee celcade nin walba oo,somali ah wuu kudiirsaday inta saba qoodhigaana waykanaxeen abwaanka waa geesi somaliyeed

  • @XiindheereCeelbuur
    @XiindheereCeelbuur Před 9 lety +48

    Dariiqii kastaba ujoogsadoo Waranka deeqsiiya. Oo bara dalku inuu Rag Leeyahay ha ina daayeene..
    Waa muwaadin sax ah Wallahi. Dadka dhahaaya ninkaanu waa shabaab oo dhibsaday Gabaygiis Qiimaha badan, ayaka ayaa AMXAARO ah.

  • @abdiwalimahmedahmed1618
    @abdiwalimahmedahmed1618 Před 2 lety +4

    Abwaan gamaadid ilahay ha ku ilaaliyo

  • @mshiineofficial3468
    @mshiineofficial3468 Před 4 lety +6

    Gabaygaan kama daalo dhageysigiisa abwaan gamaadiid waa geesi allah dhowro in ow xiranyahe ayaan maqlay alle haka soo saaro gacanta jeegaanta

  • @ilhaanmah2127
    @ilhaanmah2127 Před 7 lety +24

    noloow huuno, ciimri dheer ilhaahay ha ku siiyo👌

  • @abdulahishacraawi7994
    @abdulahishacraawi7994 Před 6 měsíci +2

    Dalku inuu rag leeyahay bara ha ina daayeene❤

  • @sahrahusseinahmed3688
    @sahrahusseinahmed3688 Před 6 lety +9

    Masha Allah geesiyaasha geesi dhalay ilaahay ha inoo daayo abwaanka

  • @mohamedamiin5249
    @mohamedamiin5249 Před 7 lety +6

    Masha allah abwan gamadiid Eithopiana HALAMAR CAGAHA LADULMAR SXP

  • @cismanyusuf8249
    @cismanyusuf8249 Před rokem +2

    Maansha allah abwaan soomaaliyeed ILLAHAY haku xafido, xaqiiqbaad sheegtay walee.

  • @abdifatahhalane1792
    @abdifatahhalane1792 Před rokem +2

    Allaahu akbar. Wallaahi xaqa ayuu ku addimay wllkeen Gama'diid!❤️👏👏👏

  • @munayusuf4791
    @munayusuf4791 Před 9 lety +10

    Mara waxid waa gabay afkaga caano lagu qabay abwaan gamadiid👍👍👍👍👍👍 alle hagu xafido

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 Před 4 lety +9

    walaahay waa ku qiirooday gabaygan,subxaanallah

  • @cumarwiish4278
    @cumarwiish4278 Před 9 lety +9

    jazakalaahi abwaan waa asiibtay garacyada

  • @abdirahmanalpha1754
    @abdirahmanalpha1754 Před 9 lety +6

    dalku inu rag leyahayna darensiiya ha ina dayeeni abwaan sare masha Allah

  • @boqran101
    @boqran101 Před rokem +2

    Abwan gamadiid wa abwan Islamic ah xafidahullah ❤ isla rer jarareedna wanahay❤

  • @mohamedamiin5249
    @mohamedamiin5249 Před 7 lety +8

    Mazha allah sxp eithopiana halmar kabaha ladulmar

  • @goudoraage7673
    @goudoraage7673 Před 10 lety +4

    Abti Ali Gamadiid, waaad tahay Geesi somaliyeed oo sharaf leh, magacaagu ha jiro
    Inta somaliya Rag sidaada ahi ku jiraan rejo ayaan leenahay.

  • @hodanboqor2248
    @hodanboqor2248 Před 10 lety +13

    mansha alh abwaan waad nagu banaantahay geesi ,

  • @cabdalemaxamed8542
    @cabdalemaxamed8542 Před 10 lety +6

    masha allaha gabaygani waa xaq waana xadis

  • @ladanmaxamuudcabdilaahilad836

    mansha aallah afakag canolagu qabay

  • @rahmaaxmed9784
    @rahmaaxmed9784 Před 7 lety +3

    Abwan somaliyeed Allow kudhoor cdwgaga iyo cdowga muslimiinta iyo cdowga somaliya illaahey duufano iyo cudur aan horey loo arak rabiyo ukeen Amiiiiiin yarabi ducada iga Aqbal

  • @cabdulxakiimmaxmuud4016
    @cabdulxakiimmaxmuud4016 Před 8 lety +2

    BISMILLAAH maa shaa ALLAAH, Waa abawaan rajo fiican galyay umadda soomaali, tiriyay gabay murti leh, u diray fariin kuwa ku soo duulay soo maaliya, sugayna in wali soomaali rag beelin, jazaakaLLAAHU khyran.
    Cabdulxakiim bin axmad

  • @noneofscared
    @noneofscared Před 11 lety +9

    Maasha Allaah tabaarakallaah.Jazaakumullaah

  • @hoooyoaabo4224
    @hoooyoaabo4224 Před 8 lety +8

    jazakumulahu qeer .

  • @Hallaasin
    @Hallaasin Před 8 lety +6

    Daacuun jar, waa faasiqiin diinta caasiyaye Wallee waa run

  • @kidhoogoosman1564
    @kidhoogoosman1564 Před 9 lety +2

    mansha allah walhiy aniga gabaygan maba an ka cajiso malin waliba ila iyo 10 jeer ayaan dhageeysta kenyatika ciilka an u qabo walhiy ma ahan mid la so koobi karo abwaanka waxaan ku leeyahay aduun iyo aqiro guuleso

  • @fathaomar3446
    @fathaomar3446 Před 6 lety +6

    Guuleyso boowe, Mashallah

  • @saleebanmaxamud2559
    @saleebanmaxamud2559 Před 3 lety +1

    Maaaasha alllaaaah geesi geesi dhalay cabdi waaxid alle haku xafido geesi soomaaliyeed

  • @abdullahiissaqsomali7638
    @abdullahiissaqsomali7638 Před 7 lety +7

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر.

  • @mahadxasan9160
    @mahadxasan9160 Před 6 lety +9

    guul iyo gobanimo

  • @mohamedilkacase4692
    @mohamedilkacase4692 Před 7 lety +4

    mansha Allah ilaahaybaa kaga gargaaraya gaal iyo G aala raacba

  • @hassanyare9138
    @hassanyare9138 Před 4 lety +1

    Alle haku barakeeyo abwaan
    waa inay sidii dayradiyo didino cowsha
    daandaansi ii fulaynimo loogu dawgalaye
    libaax libaax dhalay
    run badnaa abwaan gamadiid

  • @cabdiraxmanmaxamad7865
    @cabdiraxmanmaxamad7865 Před 6 měsíci +1

    Ninkaan waa libaax 🦁

  • @allahismylordislamismylife3610

    mansha Allah walahi waa gabay qiiro leh ninkii iiman kujiro ayaan macaankiisa dareemaya waxaan leeyahay Alle cadow gaaga hakaa qabto afkaagana caano qabow lagu qabay
    Gaal iyo midka dabada udhaqana sharkooda Alle haku cesho

  • @khadarcadow9259
    @khadarcadow9259 Před 5 lety +3

    M.a mujaahid abwaan gamaadii allh garabkaaga ha galo

  • @ubaxosman6430
    @ubaxosman6430 Před 3 lety +3

    mashaa allaah gabey qiimo iyo qaayaba leh afkaga cano lagu qabey

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 Před 7 lety +6

    manshallah allah kudhoowro abwaan amiin

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd Před 6 lety +1

    aadban u salaamaya abwaan cabdi wacid gamadiid alle haku xafido insha allah guulayso ayaan ku leeyahay abwaan

    • @hasanmuse9763
      @hasanmuse9763 Před 6 lety

      الجمهورية ارص صومال abwaan cabdi wa nin wacan hargaysa ayuu jooga aftahan

    • @hasanmuse9763
      @hasanmuse9763 Před 6 lety

      Rayigiisa wuu cadeeyey

  • @dr.seerbiyamedia2390
    @dr.seerbiyamedia2390 Před 5 lety +4

    MamzhallaaH
    Ninkii sida xun ufikira ayuun baa ninkaa odhanaya waa alshabaab
    Waa indheer garad aan la fahmayn

  • @somaliaogadeniaunity3167
    @somaliaogadeniaunity3167 Před 8 lety +26

    Abwaanku ceel cadde muuna arag
    farxad ayuu dhiman laha

  • @abdiadeen255
    @abdiadeen255 Před 8 lety +9

    cabdiwaaxid waa abwaan soomaaliyeed waana nin indheergarad ah. hase ahaatee waqtiga aynu joogno madaxda soomaaldu sikale ayay u fekeraan waana takeentay in sababla, aan la xidho.

  • @hassanmaare9349
    @hassanmaare9349 Před 9 lety +4

    gaaladu dareen malaha, dux iyo iimanee.... walaahi aa abwaan ragnimo leh
    cimrigaa ha jiro..oo ha joogo

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 3 lety +3

    Gabaygan
    dartiis ayaa loo xirey
    Geesi Abwaan Gamadiid
    2 xaniinyoodle xabsi wax kama dhibo
    Dalku inuu Rag leeyahay bara
    Ha ina daayeene

  • @mohamedilkacase4692
    @mohamedilkacase4692 Před 7 lety +6

    masha alah afkaga caana laqabay Allah ha kudaayo

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 Před 2 lety +1

    Alle haku barakeeyo cimriga iyo cafimaadka abwaan cabdi waaxid cali gamadiid awoowgay

  • @moali134
    @moali134 Před 11 lety +4

    Nice Gabay.
    Kenya deserve whatever happens to them
    What goes around comes around

    • @misspamba1
      @misspamba1 Před 6 lety

      Mo Ali walahi im Somali Kenyan and you just nailed it to the point. I support this gabay totally

  • @mohamudahmed8983
    @mohamudahmed8983 Před 8 lety +1

    Abwaan Gamadiid cimrigisa Allah dheereeyo waa geesi. Dadka meshan wax ku qoraya qayb ban fahmin wuxuu abwaanku ka hadlayo. Mida kala jabka gaalada wa in kagu farxaa waayo musliminta malin walba dhibaatay u geystan...

  • @cabdirashiidmarchisio7002

    Abwaan soomaaliyeed Alle Haku barakeeyo abti

  • @inpektore14
    @inpektore14 Před 9 lety +7

    gabay iyo nus waaye wallee cadi mahan kenyaati ina gawracay ku fiicanayihiin markasta

  • @IsmahanCaadey
    @IsmahanCaadey Před 7 lety +17

    Geesi somalyeed nolow

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 Před 4 lety +1

    Abwaanka sxb baanahay. Waa Af dhaadhi. Codkara, soo dhowayn badan
    Sheeko badan jir sxb oo joog

  • @mohamedibrahim350
    @mohamedibrahim350 Před 2 měsíci

    Gaaladu ha jabto gaalka wayn ee maraykan ninka dumin ee ka qabsan dhulkoodu waa anniga insha allaah adeegayaashoda hoose ee dhulka somalisa joogana dhagtaan dhiiga u dari doonna

  • @sahrahusseinahmed3688
    @sahrahusseinahmed3688 Před 6 lety +5

    Masha Allah

  • @fadumamohamed7014
    @fadumamohamed7014 Před 7 lety +4

    nin raga weye ilaahay ha xafido

  • @user-uj8sn4cc6o
    @user-uj8sn4cc6o Před 6 měsíci +1

    🎉ma,a wbwaane

  • @bashiirali05
    @bashiirali05 Před 7 lety +6

    Inkastoo dadka kenya laayay alshabaab oo necbahay lkn kenya abaalkooday mariyen

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 Před 3 lety +1

      Inaga danteenu waxa ay ku jirtaa gaalo oo baaba,da waayo walhtiyadan islaamka aad bay u laayeen oo ay u dhibaateeyeen.
      Cida layso ha qaldanaato balse way ku mahadsan yihiin.
      Ilaahayna hasoo hadeeyo

  • @Aadanjoore7017
    @Aadanjoore7017 Před 5 měsíci

    Hotelka west gate waxa ku jiray soomaali muslimiina iyo kenyaan muslin u badan waxa meesha galay waxa ay ahaayeen Alshabaab, taas oo laysay dadkii meesha ku noolaa gaalo iyo islaamba soomaalidiinan koomentiga yaacaysa waxa aad masha allah leedihiin bahalnimada meshaas ka dhacday ee Alshabaab gaysatay, illaahay gaalada inuu laayo inama farin oo dhiig bini'aadem diinteenu in la daadsho ma ogala bahalnimada iyo cawaanimada mooji halkaa kala timadeenne ninkan gabayga tirinayaa waa Alshabaab waa raga maatadeena maalinkasta qarxinaya waar damiir yeesha oo diinta baadha hayska qiirooninee.

  • @saprinakhalif9611
    @saprinakhalif9611 Před 6 lety +1

    Masha allaha wa nin imanaqabo Wll nolowa waxathy wadani qaliya

  • @mohamedilkacase4692
    @mohamedilkacase4692 Před 7 lety +7

    noolow alla hakuxafido

  • @shirwachassanafrah6809
    @shirwachassanafrah6809 Před 7 lety +4

    allaha dhowra abwaanka wlhi qiiro igaliyay

  • @mascuudfarah5198
    @mascuudfarah5198 Před 2 lety +1

    Waxaan daawaday 2022 /8/19 waa maxay sababta loo tiri yey gabaygan??

  • @hassanm5128
    @hassanm5128 Před 8 lety +5

    Bismillah wixii westgste kadhacay ma oho wax Islam shuqul kuleh dad shopping gareysanaayo waloow gaalo ha ahaadeene in lalaayo islaamka dumcad xumo ukeenaysaa

    • @abdiaziz358
      @abdiaziz358 Před 7 lety +1

      Hassan M kuwii ceel cadde ka waran walaal ma ee diyaaradaha kenya lagu rusheeyey iyadu sax bey ahyd saw maaha

  • @cawildaahir2236
    @cawildaahir2236 Před 5 měsíci

    2024 dhageysanaaa halgamaa gamaadiid

  • @roblemussa28
    @roblemussa28 Před 9 lety +3

    masha allaha SLT ISLAMKAN KUGU SMY CADAABKII ALLE HA KA XOREEYO AMIIN ilahayow ISAGA iyo CULUMA DEEN IYO INTA kale baa cadowga ka qari amiin amiin amin waxa kale oo dhihi la haa wiilkan kale ee walaalkayg ahow ee lehe ma quran baa maya ma,ah laakiin so wu ma oged in asaxaabtii ba la haye qaar aftahan ah oo gaalada u gabya waxa uu sheegayna ma ahaa been haddii aan isku tiirsanaan lahay miyaa raageena laga guran laha dhulkooda hooyo maya waxa kale oo intaa ku dari lahaa dadka qabyaaldu dishay ilaahawo caafimaad sareecan aha si amiin waa nasiib daro in annagoo waraaabu hu midhicirka naga cuni in aan qofkii fiigradii soo ban dhigo ku jeesano ma ogota markad joogti Kayniya ama Ethiopia isku si bay ula dhaqaamaan Somaalida ku noolo uma kala socoona isku si baa loo biliiliqaysat ee sidaa u ogwo maan gaabo iyo qabyaaladi dishow
    gaba gaaba dii yaa Rabi raxamaanow na soo gaadh waxa ku soconaa sidi Adiiyaga iyo qolyiihi Austraalia balse inaaga gu Muslimabaan naha diintaa nagu badbaadi amiin amiin amiin

  • @aaminasahracabdinuur1467
    @aaminasahracabdinuur1467 Před 3 lety +2

    Maanshlh abwaanka alow dhowr

  • @dhaladogaden3989
    @dhaladogaden3989 Před 7 lety +3

    allaha ka so daayo cadawga haysta

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 Před 6 lety +20

    Rijaal walleee gaal nacaybka iyo wadani nimadaan kugu jecelahay

  • @idleabdirahman7408
    @idleabdirahman7408 Před 10 lety +1

    Ninku waa gabyaa run ah waana nin ay soomaalinimo ku jirto. laakiin walal waxaan ku sheegayaa haddi uu jihaad kaa dham yahay Ka biloow Hargeysa ayadaa joogtaaye Koofur markaan Siyaasadiinii way fahan tay. Nabad bayna khaadatay dariskana waxay kula noolaanaysaa wanaag. Dadka aan u dhalanna Koofur KHoortaa laga jarayaa ama xabis bay galayaan inshaa alaah

  • @axmedmaxamed3406
    @axmedmaxamed3406 Před 6 lety +1

    Allah cimrega hakuubarakeeyo abwaan niman uxidhantahayna allah hakaasidayo

    • @halawiwarsame5148
      @halawiwarsame5148 Před 6 lety +1

      Waa wadani wadani'dhaley soomaali run ah.Allah ha xafido inshallah cadawgiisana ha jabo noolow abwaan.

  • @Ayaanmahmoutt
    @Ayaanmahmoutt Před 4 lety +2

    Ninkastoo diinta u hiiliya iyo qadiyada difaaca wadanka soomaaliya waxaa lagu tiin bareyaa alshabaab marja taas macnaheedu waa alshabaab waxay matalaan diinta iyo dadnimada umada

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 4 lety +3

    allaw noo kaa daa maalmo aamiin

  • @MubaarakJaamac
    @MubaarakJaamac Před 6 měsíci

    ABWAAN ALLE HAKU GUULEEYO❤😊

  • @user-js9sp4xg4r
    @user-js9sp4xg4r Před 6 měsíci

    Allah xafodo gamadid runtii waa gabay cajibah

  • @mustafeali1707
    @mustafeali1707 Před 10 lety +4

    baarakallah ilaahay matuso dhibaato aakhiro iyo aduunyoba inshaa.allah

  • @abdullahiolowaynte7155
    @abdullahiolowaynte7155 Před rokem +1

    Sida dorkaan loogalay walee wan ku doogsaday m.a

  • @abdinasirhashi3588
    @abdinasirhashi3588 Před 5 měsíci +1

    Wadaadada rag aan diidanahy oo dorba jira
    Diintaada lama iibsadao waa daciifnimo fulaynimadu diin maaha iyo shay daliil gala
    Adoo kaalintaadi dayacay ha u kitaab dayin

  • @DHAGOOLE
    @DHAGOOLE Před 10 lety +2

    MANSHA ALAAH WALEE GABAY CULUS

  • @umuyaaziinelmi3417
    @umuyaaziinelmi3417 Před 8 lety +6

    abawaan weeye wale qaaliya

  • @abdisalansalat7315
    @abdisalansalat7315 Před 5 měsíci

    2024 yaadawaday❤❤❤❤

  • @mohamedilkacase4692
    @mohamedilkacase4692 Před 8 lety +5

    waa sax afkaga can alaguqabay

  • @mohamedibrahim350
    @mohamedibrahim350 Před 2 měsíci

    SHABAABUL MUJAAHIDIIN GUULAYSTA IDINKA MID AYAAN AHAY QALBIYAN FICILYANA IDINKA MID AYAAN NOQON

  • @Internut1985
    @Internut1985 Před 6 měsíci

    Abwaan Cabdiwaxiid Gamaadiid-Al Garxajis
    Geesi Soomaaliyeed

  • @shuebmuse9579
    @shuebmuse9579 Před 8 lety +7

    wa nin wanagdan mashaalah

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 Před 6 lety +2

    Gamadiid,waa geesi indheer garad Ah,gondaha iyo guru yada hortooda ma eego, kamana gabyo,meelaha hoose ee magaratadu ku xiiqday iyo xaafadaha dhexdooda

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 10 lety +1

    abwaanada hargaysiyo berbera waa bar kuma taale,
    aniguna burcaawi baan ahee waa inaa iga baqtaan maanta.

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 Před 3 lety

      🤣🤣🤣🤣🤣 abwaan aan micnaha gabaygu u dhicin.

  • @dephofoundation707
    @dephofoundation707 Před 5 lety +2

    Masha allaah

  • @guushamarinkeedahaybso7558
    @guushamarinkeedahaybso7558 Před 6 lety +16

    Libaax 😍✌✌✌👏👏👏👏