KalshaaleTv
KalshaaleTv
  • 334
  • 9 995 901
Maanso saxan saxo - cabdiraxmaan xasan -sandheere
Midka loo su,aal mudan
Saxansaxo hogeeda ah
Salka aan kasoo daray
Waxay saaka leedahay
Saaxiib farmaajoow
Ku saluugi maayee
Saqda dhexe habeenkii
Shacabkii ku saayaday
Hambal yiyo salaamaha
Kugu soo dhaweeyee
Sacab iyo durbaan tumay
Waxay kaa sugaayaan
Halka aad u siqatee
Ha sagsaagin balankii
Taariikhda sumadda ah
sooyaalka ma hadhadu
Marna yay sikaa noqon
Xilku yuu sal fududaan
Magacaaga yuu sirin
Mid sanuuda caabuda
zhlédnutí: 7 889

Video

Cabdiwali Gaas oo soo gaadhay Gaalkacyo 11 11 2016
zhlédnutí 5KPřed 7 lety
Cabdiwali Gaas oo soo gaadhay Gaalkacyo 11 11 2016
DHAQAN XUMADA Faceebok Sheekh Cabdirisaaq Ducaale
zhlédnutí 2,6KPřed 7 lety
DHAQAN XUMADA Faceebok Sheekh Cabdirisaaq Ducaale
SH Maxamed Idiris Dagaalka Gaalkacyo iyo Laba Gobol oo Jarmal ah
zhlédnutí 5KPřed 7 lety
SH Maxamed Idiris Dagaalka Gaalkacyo iyo Laba Gobol oo Jarmal ah
Muxaadaro Cusub XUSKA ALLE Sheekh Cabdirisaaq Ducaale
zhlédnutí 2,3KPřed 7 lety
Muxaadaro Cusub XUSKA ALLE Sheekh Cabdirisaaq Ducaale
Cabdiwali Gaas oo la yaab leh uga hadlay dagaalka Gaalkacyo
zhlédnutí 8KPřed 7 lety
Madaxwaynaha maamulka Puntland oo maanta kasoo degay Boosaaso ayaa dagaalka Gaalkacyo ku eedeeyay DF Somalia
Taariikhda OSLO iyo Nolosha Soomaalida Norwey
zhlédnutí 21KPřed 7 lety
KALSHAALE.COM Warar sugan iyo Suugaan
Madaxwayne Buhari oo Xaaskiisa siiyey Jawaab la yaab leh
zhlédnutí 2,2KPřed 7 lety
Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhamadu Buhari oo ka jawaabayay dhaleecayn ka timid xaaskiisa ayaa yiri ''Xaaskeyga waa inay ku ekaato howlaha jikada''.
GABAY Abwaan Axmed Colaad QORANE ( MAXAA DOORSHEY )
zhlédnutí 32KPřed 7 lety
Mucjisada Suugaanta: Gabay Sanadii 2002-dii soo baxay oo hadana maanta Xaalada Soomaaliya Cabiraya
Waraysi Nimcaan Hilaac iyo Cabdimaalik Coldoon MUQDISHO
zhlédnutí 81KPřed 7 lety
Waraysi Nimcaan Hilaac iyo Cabdimaalik Coldoon MUQDISHO
MARAYKANKA : Nin Soomaaliyeed Iyo Xaaskiisa maxaa kala Qabsaday
zhlédnutí 16KPřed 7 lety
Amaal Cabdullaahi - Afhayeenka Dumarka
Madaxda Galmudug oo DHAANTO ku ciyaaray CADAADO
zhlédnutí 3,8KPřed 7 lety
Madaxda Galmudug oo DHAANTO ku ciyaaray CADAADO
BUUHOODLE oo diiday Faragelinta Puntland
zhlédnutí 2,1KPřed 7 lety
BUUHOODLE oo diiday Faragelinta Puntland
GALMUDUG oo ka hadashay dagaalka Gaalkacyo iyadoo Hubku Dhacayo
zhlédnutí 16KPřed 7 lety
Duqa Dagmada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug Xirsi Yuusuf Bar
Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Galmudug oo Gaalkayo ka Qaraxay 10 07 2016
zhlédnutí 16KPřed 7 lety
Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Galmudug oo Gaalkayo ka Qaraxay 10 07 2016
CABDI BILE CABDI ( Soomaali baan ahay ) Khudbad Qiimo Badan
zhlédnutí 23KPřed 7 lety
CABDI BILE CABDI ( Soomaali baan ahay ) Khudbad Qiimo Badan
Puntland oo u Jawaabtay Cabdi Qaybdiid oo ka hadlay Duqayntii Gaalkacyo
zhlédnutí 14KPřed 7 lety
Puntland oo u Jawaabtay Cabdi Qaybdiid oo ka hadlay Duqayntii Gaalkacyo
Soomaali dib looga soo celiyey Norwey oo arin yaab leh shaaciyey
zhlédnutí 38KPřed 7 lety
Soomaali dib looga soo celiyey Norwey oo arin yaab leh shaaciyey
Jen cabdi Qaybdiid oo si kulul uga hadlay Duqayntii Gaalkacyo
zhlédnutí 9KPřed 7 lety
Jen cabdi Qaybdiid oo si kulul uga hadlay Duqayntii Gaalkacyo
Maraykanka oo ka hadlay Duqayntii Duleedka Gaalkacyo iyo Kismaayo
zhlédnutí 6KPřed 7 lety
Maraykanka oo ka hadlay Duqayntii Duleedka Gaalkacyo iyo Kismaayo
FAYSAL WARAABE oo ka hadlay Duqayn Ciidanka Galmudug lala eegtay
zhlédnutí 21KPřed 7 lety
FAYSAL WARAABE oo ka hadlay Duqayn Ciidanka Galmudug lala eegtay
Galmudug oo sheegtay in Diyaarado Duqeeyeen Saldhigii Ciidankooda
zhlédnutí 12KPřed 7 lety
Galmudug oo sheegtay in Diyaarado Duqeeyeen Saldhigii Ciidankooda
SOOCADE Muxuu isaga Casilay Puntland ( WARAYSI )
zhlédnutí 8KPřed 7 lety
SOOCADE Muxuu isaga Casilay Puntland ( WARAYSI )
Gabay ( KUUJA HAABA ) Muranka Badda Somalia Cabdiraxmaan AWTAAD
zhlédnutí 104KPřed 7 lety
Gabay ( KUUJA HAABA ) Muranka Badda Somalia Cabdiraxmaan AWTAAD
Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Soo dhowayntii Muqdisho
zhlédnutí 10KPřed 7 lety
Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Soo dhowayntii Muqdisho
Jen Goobaale oo Muqdisho lagu aasay Madaxwayne Xasan oo ka hadlay
zhlédnutí 3,7KPřed 7 lety
Jen Goobaale oo Muqdisho lagu aasay Madaxwayne Xasan oo ka hadlay
Madaxwayne Xasan oo si adag uga hadlay Dacwada BADDA Somalia
zhlédnutí 3,3KPřed 7 lety
Madaxwayne Xasan oo si adag uga hadlay Dacwada BADDA Somalia
Muqdisho oo laga Mamnuucay Banaanbaxa iyo Tarsan oo ka Jawaabay
zhlédnutí 3,8KPřed 7 lety
Muqdisho oo laga Mamnuucay Banaanbaxa iyo Tarsan oo ka Jawaabay
Beesha Xasan ugaas oo dooratay Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi
zhlédnutí 2,4KPřed 7 lety
Beesha Xasan ugaas oo dooratay Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi
Safiirka Somalia ee Maraykanka oo sharaxay dadka Xidhan oo Walaalkii ku Jiro
zhlédnutí 3,6KPřed 7 lety
Safiirka Somalia ee Maraykanka oo sharaxay dadka Xidhan oo Walaalkii ku Jiro

Komentáře

  • @LoveJaan-c4p
    @LoveJaan-c4p Před 19 hodinami

    Colaada halajoojiyo😅😮😢😢

  • @OBOOSS
    @OBOOSS Před 24 dny

    from bartire jidwaaq ❤ August 13 / 8 / 20024 waxan jooga jigjiga #abwaancabdiwaxid 12:48

  • @user-bs8xu4wy4p
    @user-bs8xu4wy4p Před 24 dny

    Geesi Geesivdhalay🇸🇱❤❤❤❤

  • @HassanAbde-v2u
    @HassanAbde-v2u Před měsícem

    Wow granada waa fadiyaan

  • @saalimmataan4734
    @saalimmataan4734 Před měsícem

    50 sano ka dip hadaad daawanyso like io comment iga bixi😂❤

  • @cadnaancawil7203
    @cadnaancawil7203 Před měsícem

    23.july2024 ... Hargeisa WoW habeen arbacii soo galayso jawigu Adbu u roobanyahay .. waxaan sawiraya jawiga quruxda badan Asaxaab sido kale aad u qurxoon waxaan dhegta La raacaya Erayadan Macan 😢😂❤❤ writer MaaN Maxamud .. Xasan Muuse... xasan shaaH❤

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před měsícem

    Waa Oroomada inagu dhexjira ee inna sheeganaysa. Dhaqankan ma lihin.

  • @mohamedibrahim350
    @mohamedibrahim350 Před měsícem

    Docdiisay ku gowraceen

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 Před měsícem

    ASC WAA IDIN SALAAMEY SAMAFAL C.MAALIG & FANAAN N.HILAAC WAXAAD TIHIIN 2 HALYEY OO AAN TAAGEERO MUG IYO MIISAAN KEH WAAN IDINKUFARAXAA MARKASTA OO IDIN ARKO WAAN IDIN DUCEEYAA DHAMAAN TEEN ILAAHEY XAQA NAGU DILO OO HA NAGU NOOLEYO AMIIN

  • @user-xs1qw4vl3f
    @user-xs1qw4vl3f Před měsícem

    2BA GARAC AYAAD TIHIIN

  • @CrisaaqIsmaaciil-md2rx
    @CrisaaqIsmaaciil-md2rx Před měsícem

    Maasha allaah waa gabay aad ufiican

  • @user-pc2jo7te6z
    @user-pc2jo7te6z Před 2 měsíci

    The song very interesting❤❤❤❤❤

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw Před 2 měsíci

    Punteland iyo Somaliland waa dad heshis ku ha in Xamar la qarxiyo buuraha ayay ka soo dhofiyaan shabaabka

  • @mohamedibrahim350
    @mohamedibrahim350 Před 2 měsíci

    Gaaladu siday damacsantay iyo diida taladooda Hadii aanad dagaalami karayn ama duulaynin Fulaynimadu diin maaha iyo shay daliil galee

  • @mohamedibrahim350
    @mohamedibrahim350 Před 2 měsíci

    Cimrigoodba way didi jireen maalinkii darane

  • @mohamedibrahim350
    @mohamedibrahim350 Před 2 měsíci

    Abaalkisu waa inaad dishiyo gowrac ugu duuge"

  • @mohamedibrahim350
    @mohamedibrahim350 Před 2 měsíci

    Gaaladu ha jabto gaalka wayn ee maraykan ninka dumin ee ka qabsan dhulkoodu waa anniga insha allaah adeegayaashoda hoose ee dhulka somalisa joogana dhagtaan dhiiga u dari doonna

  • @mohamedibrahim350
    @mohamedibrahim350 Před 2 měsíci

    SHABAABUL MUJAAHIDIIN GUULAYSTA IDINKA MID AYAAN AHAY QALBIYAN FICILYANA IDINKA MID AYAAN NOQON

  • @zuperabdiali123
    @zuperabdiali123 Před 2 měsíci

    Wakhti buu aha wlhi xasuusu wa dhamac barigii hestasi so baxday isla sanadka 2014 bishii 9 September ayan ku dhagaysanayay sudan anigu ku mirqamaya wakhtigii adkaa ee tahriibka alxmdulillah inkasto asaxaab badan meshas aan ku wayay oo aan markasta illahay ubaryo hadana kolay xasuus uun weye markastan maqlo hestan amaba aan dhagaysanayo wan xasuusta wakhtiga aanu so marnay hargaysa wan uu xiise illahay nabad haygu keeno 9 ka sanoba wadanka wan ka maqanay illahayow amuraha sahal ❤❤❤

  • @mohamedibrahim350
    @mohamedibrahim350 Před 2 měsíci

    Umadyahay damiir yeesha oo diinta garab siiya

  • @mohamedibrahim350
    @mohamedibrahim350 Před 2 měsíci

    Duunyaday ka liitaan siduu daayinkeen yidhee Dirir iyo ficil markay tagtana dumar ma dhaamane Cimrigoodba way didi jireen maalintii darane

  • @moh4127
    @moh4127 Před 2 měsíci

    Jaahil reermiyi ah bilaa aqoon ah ah bàa somali rogaya. Bal imisa million oo somali ah oo maxas ah misna wuxu ku faraxsanyahay in dad masaakiin ah la lala laayo.

    • @khaliifdaacad7165
      @khaliifdaacad7165 Před měsícem

      Adeer qofku ku dulmiyay waad iska celinaysaa adiga jaahile

  • @NehaAbdi
    @NehaAbdi Před 2 měsíci

    I love this song it reminds me off someone 😭😫 wallahi life is weird

    • @AiSomaliland
      @AiSomaliland Před měsícem

      Don’t worry life goes on, It reminds me some1 as well named xawa ❤️this brings back memories 🔥

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc Před 3 měsíci

    Allah haw naxariisto

  • @drridwanfaysal3671
    @drridwanfaysal3671 Před 3 měsíci

    4 June 2024 still listening 🎶

  • @user-pp4ku3pd1o
    @user-pp4ku3pd1o Před 3 měsíci

    Rer mudug salid qunbe

  • @user-gc6me9vv6k
    @user-gc6me9vv6k Před 3 měsíci

    2024😂😂 yala dawanaya

  • @HamzicMahamed
    @HamzicMahamed Před 3 měsíci

    Coronalfarkudwarnoosoodirsitti 6:41 6:43

  • @gabaldayefilms36
    @gabaldayefilms36 Před 3 měsíci

    Wllhi heestani waxay i xasuusisay xiligaan yaraa iyo dadkan la socon jiray shalay hees ayay ii ahayd mantana tariikh 😢maxamed siciid cabdi bk fanaan aan jeclaa fankasa ❤

  • @user-sc2se4gi7l
    @user-sc2se4gi7l Před 3 měsíci

    😅😅😅😅😅

  • @ZakiAli-kw7xv
    @ZakiAli-kw7xv Před 3 měsíci

    xasuus qaali ah ayay igu ledahy wlh heestani malinkas livela ahayd dawanayay

  • @cumarabdullahi
    @cumarabdullahi Před 3 měsíci

    Hadii aad 2024 dawaneyso😂 like 👍

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 Před 3 měsíci

    Adaa dadka ii xigee muqdishaay miyaan ku xumeyn karaa loo moo iska dhaho ileen erayada muqdisho ku socdanaye

  • @HaboonMohamud-mm4ti
    @HaboonMohamud-mm4ti Před 3 měsíci

    Daal garaad baa taahay

  • @adiljama5162
    @adiljama5162 Před 3 měsíci

    2024 😂 yadawanaya

    • @gabaldayefilms36
      @gabaldayefilms36 Před 3 měsíci

      Zxb aniga daawanaya 2024😢😅

    • @hawamahadfarah9595
      @hawamahadfarah9595 Před 3 měsíci

      hees xaawo ladhoho ina helo mudo igu qqaadate lkn hees mcn ba nalo qaade am happy wa ereyo mcn 2024/5 ban dawanaya

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl Před 3 měsíci

    Caadi mahan wadaadka coldoon fanaan ay ayaa tahaye.masha allah allah idin xafido.

  • @caydarusjano8847
    @caydarusjano8847 Před 3 měsíci

    10sano kadib xasuus ayay itahay❤❤❤

  • @user-ek7fx8rz1k
    @user-ek7fx8rz1k Před 3 měsíci

    3:39 3:40

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Před 4 měsíci

    Geesi morgan wixii caayo wa laangaab, noolow aabo morgan 2024

  • @abdishukriibrahim3158
    @abdishukriibrahim3158 Před 4 měsíci

    Wlhi waa xasuus waagii ardeyga ahaa ayay ii celisey Big leng bk

  • @moxaaji9793
    @moxaaji9793 Před 4 měsíci

    10. YEARS Ayaa Kaso wareegtay Waqtigaas Hada 😢😢😢

  • @user-wl8xn8bb1o
    @user-wl8xn8bb1o Před 4 měsíci

    Asn zoaocsn mcxh❤😂😢😮😮😅is the most important part 😂

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před 4 měsíci

    Dhiig kugu furmey, kumaankunka caruur ah ee aan waxba kuu geesan ee aad diyaaradaha iyo madaafiicda ku xasuuqday. Waad xanuunsanaysaa illeyn damiirxumadaada kama seexatide ! In aad fuley awood naageed nin ku ahaa Sawaakhroonow waad isogtahay. Cadaab iyo damiirxumo iyo caruurtii dumarkii iyo raqaydii aad xasuuqa u qoorshaysay ayaa ku cadaabaya inta aad nooshahay. Waana suuragal in Somalilaand gacanta kugu qabato oo noloshaada aad xabsi ku dhamaysato fulay-yahaw SNM tu eryanjirtey ee caruurta iyo maatada xiniinyaha u sheeganjirey ee ee cabaayada iyo khimaarka kaga dhuuntay Hargeisa. Kooma aan kaa dhamaanin iyo juudaan ku dil !

  • @nehajiiabdiyere5154
    @nehajiiabdiyere5154 Před 4 měsíci

    This song reminds me of someone special 😢 I wish nothing but the best 😊

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před 5 měsíci

    Laabsalax ❤

  • @user-kc6py3wn5i
    @user-kc6py3wn5i Před 5 měsíci

    Gaaladu damiir malaha dux io.iimanee😢

  • @Aadanjoore7017
    @Aadanjoore7017 Před 5 měsíci

    Hotelka west gate waxa ku jiray soomaali muslimiina iyo kenyaan muslin u badan waxa meesha galay waxa ay ahaayeen Alshabaab, taas oo laysay dadkii meesha ku noolaa gaalo iyo islaamba soomaalidiinan koomentiga yaacaysa waxa aad masha allah leedihiin bahalnimada meshaas ka dhacday ee Alshabaab gaysatay, illaahay gaalada inuu laayo inama farin oo dhiig bini'aadem diinteenu in la daadsho ma ogala bahalnimada iyo cawaanimada mooji halkaa kala timadeenne ninkan gabayga tirinayaa waa Alshabaab waa raga maatadeena maalinkasta qarxinaya waar damiir yeesha oo diinta baadha hayska qiirooninee.

  • @abdinasirhashi3588
    @abdinasirhashi3588 Před 5 měsíci

    Wadaadada rag aan diidanahy oo dorba jira Diintaada lama iibsadao waa daciifnimo fulaynimadu diin maaha iyo shay daliil gala Adoo kaalintaadi dayacay ha u kitaab dayin

  • @abdisalansalat7315
    @abdisalansalat7315 Před 5 měsíci

    2024 yaadawaday❤❤❤❤

  • @cawildaahir2236
    @cawildaahir2236 Před 5 měsíci

    2024 dhageysanaaa halgamaa gamaadiid