SIYAASADDA IYO DHAQANKA: ABWAAN CABDIWAAXID GAMA’DIID

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 01. 2018
  • ABWAAN CABDI WAAXID GAMAADIID, SIYAASADDA & DHAQANKA

Komentáře • 179

  • @SOMALILANDXPRESS
    @SOMALILANDXPRESS Před 7 měsíci +7

    ISMAACIIL MIRE WUXU AHAA QALAS QALAS DHALAY KULAHA HADA OGAW WAA 2012 NINKAN ABWAANE GX CIIDAGALE LAHAA. WAA NIN AQOON BADAN MASHA'ALLAH

  • @boqran101
    @boqran101 Před 10 měsíci +8

    Abwaan cabdiwaaxid gamadiid waa Abwaan Islamic ah o dhaqanyaqaan ah rer jarareed isla nahay😂allaha barakeeyo ❤

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 Před 7 měsíci +6

    "Haddaan uubateeyana raggii; iigu iman maayo,
    Arbacjadan, Aleelaa an baran; agabbar jaanguura,
    Agnaan jigan, ululi aan baxayn; agabbar shaydiida,
    Inan adhijireed iyo midaan; habarti awr gooynin,
    Ardaal nacasa naaguhuba wayska oggollaadaane!"
    Abwaan Raage Ugaas Warfaa!

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 Před 2 lety +6

    Barnaamijkan 2012 Ayan dhegaysan jirey.
    Wlhi waagaas si fiican Uma fahmi jirin.
    Lkn maanta oon weynaaday ayaan si fiican u la socdaa..
    Ilaa waagaasna waan raadinayey khudbadaan.

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran Před rokem +5

    Dadka faraku tiriska ah dhaqanka iyo diintu ku hadhay ayuu ka midna abwan gamadiid allaha barakeeyo❤

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 Před 4 lety +6

    Maanshaa alaah abwasn wadaniya dadka & dalkaba jecel qiirogaliya bulshada ilaahay haynoodaayo

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 Před 3 lety +19

    Mansha Allaah, mahadsanid Hablaha Reer Nuux Ismaaciil eed amaantay Anaguna Raga Ciidagale Cid aan ahayn Rag umahaysano geesiyaal gob ah 🥰💞💞💞💞👍

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 Před 2 lety +6

    Cadulawaaxid gama diid ilaahow cimrigaaaga kuu barakeee ninkan naftayda waan u hurilahaa hadaan arko asagoo lahaysto ilaahay ma keeno yaaa rabbi noo xafid indhaha umadda waa halayey dadwaayay

    • @user-jr8ve5jf4h
      @user-jr8ve5jf4h Před 4 měsíci

      imiku jilib tagee soo furo

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 měsíci +1

      ​@@user-jr8ve5jf4hmeeshii aan la rabnay ayuu tagay maanta

  • @hapiipahmedda7021
    @hapiipahmedda7021 Před 5 lety +10

    Alllahu Akbar alla aqoonta ku jirto abwaankaan 💚💚💚💚💚🔛

    • @nasramataan107
      @nasramataan107 Před 4 lety

      Asc abwaanka islaamka illaahey haku xifdiyo aduun iyo aaqiraba jinatul fardowsul aclaa allaha ku geeyo adiga iyo inta ku dadaaleysa in diinta islaamku kor noqoto insha allaah asc wr wb

  • @ayaanmahamoud
    @ayaanmahamoud Před 6 lety +23

    alle darti ayaan u jeceylahay Abwaan Abadi waxid gamadiid nolo long life inshaa allah👌👌👌

  • @marian5607
    @marian5607 Před 4 lety +3

    Ilaahayow xafid abwaaniinta xigmadda iyo waayo aragnimada leh
    Xigmaddu waa hadyad rabbi qofka siiyo.

  • @ibrahimismail3686
    @ibrahimismail3686 Před 5 lety +19

    Masha allah waa caaqil waa abwaan waa ahlu Diin una qalma hugamiye umada somalida.

  • @umarhasan1931
    @umarhasan1931 Před 2 lety +5

    Anigu kama daalo dhaqeysiga barnamijkan Gama diid masha alah

  • @khadarcadow9259
    @khadarcadow9259 Před 4 lety +6

    M.a mujaahid ashaacir cabdi wali gamaadiid xafidullh

  • @naturaldisasters9479
    @naturaldisasters9479 Před 5 lety +3

    Alle haku dhowro Abwaan dhaqankii sida Masha Allah

  • @SOMALILANDXPRESS
    @SOMALILANDXPRESS Před 26 dny +1

    Qalas??? Waa kelmad da'wayn dhaw 😂😂😂waagii darwiish
    Ustaad Abwaan geesi C/Waaxid
    Weli waan yar balse caqli sare saaranyahay...

  • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
    @cabdiraxmaanmaxamuud2487 Před 4 lety +2

    Hhhhhh gama'diid waa iga qosliyay maanta runti.
    Sheekada dumarka guurkooda ah ayaa iga qosliday walle mahadsanid ina adeer

  • @farhancarab8688
    @farhancarab8688 Před 2 lety +2

    Abwaan cabdi waaxid gamadiid
    Mashallah calaamadaha Ayaan ku arkay ilmaadeer baan nahay

  • @sabriinsiciid4410
    @sabriinsiciid4410 Před 3 lety +4

    Qawdhan muuse awoowgay illaahy hakuu naxriisto awooowo xaqiiiq dhashiisiibaan ahy

    • @abdirizak1ahmed539
      @abdirizak1ahmed539 Před 3 lety

      alle swt haw naxaristo isaga iyo Inti muslin ahba ee dhimatayba

  • @ibraahimguwayne6299
    @ibraahimguwayne6299 Před 2 lety +2

    Maasha allaaaaaaaah guulayso Isha allaaaaaaah

  • @abusafwanmahadcabdiqaadirm6709

    Mshlh Abwaan xikmwi gmdiid

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +8

    Anigu waxan idiin sheegaya haldoorkina iyo Nin karmeedka idiin soo baxa umadaha kale Ha idiinka soocnado oo Ilaashada 🇸🇴👋

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 Před 4 lety +5

    Good iyo abees ayaa is badalay garana maysaane goreygii ilmihii.buu ka tagay guuniska ahaa karal kaama guurine.halkanuu guudmadawyahay

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 Před 3 lety +1

    Mahadsanid Abwaan Ga'diid

  • @alimaxamed1364
    @alimaxamed1364 Před 2 lety +3

    Masha Allah

  • @inacaliducaale4724
    @inacaliducaale4724 Před 2 lety +3

    Mnsha allah

  • @mohamadbeeroow1795
    @mohamadbeeroow1795 Před 4 lety +14

    *إنما يخشى الله من عباده العلماء*

  • @shaficimaxamed1381
    @shaficimaxamed1381 Před 10 měsíci +4

    Kadaa Arab intaasa Ku filane😅😅😅

  • @cabdimaaliksiciidyuusuf1451

    Ilaahaw xafid abwaan c.waaxid gama diid runtii aad ayan ujeclahy

  • @awilabdi4585
    @awilabdi4585 Před 5 lety +9

    Allow barakeee abwaaanka

  • @maxedabdikarin6927
    @maxedabdikarin6927 Před 3 lety +3

    Manshalah

  • @muuseaadam1716
    @muuseaadam1716 Před 3 lety

    Mnsha allaah waa abwaan dhaba c.waaxid gama diid

  • @cabaasciiseninalle9153
    @cabaasciiseninalle9153 Před 5 lety +6

    abwaan c.waaxid waan ku taageeraa maantana waxay birtu saarantay cumar xasan albashiir waxaan daawanaya telefishanka aljazeera magaaladii khartoum waxa lawareegay militarygii

  • @hassanfarey9341
    @hassanfarey9341 Před 5 lety +5

    Gama.Diid masha allah

  • @hawaabdullahi9371
    @hawaabdullahi9371 Před 4 lety +16

    Qarbad lama xanbaare
    Rataa qaba lasaraa,
    Sidii qaalin layliya
    Anaa qoorta kuu laline,
    Qamarey noo kaaley
    Naa yuu qorafkiyo jilbuhu kugu murxine
    Qamarey noo kaaley,
    Qusuusihii iyo gobtii baanu nahee
    Qamarey noo kaley.

  • @cabdinasirtakhal3979
    @cabdinasirtakhal3979 Před rokem

    Mnsha allaaah murtidiii somaaliyeed

  • @ayanali2375
    @ayanali2375 Před 4 lety +7

    Machallah garxaajis illahay xigmaad wa siyeye booqor caadilay culimo misaanle illahay cashriga uumayoow kaga cabanmayno cadankan wada loolan madow cisayn mayno

  • @mohamedabdullahi6329
    @mohamedabdullahi6329 Před 2 lety +4

    M sh allllh

  • @abdirahmanyahye2692
    @abdirahmanyahye2692 Před 3 lety

    Ragi waculumo waruntii abwaanka muslimiinta Alaah haxifdiyo

  • @alid6950
    @alid6950 Před rokem +1

    Mashallah wlhi wa abwaan waliba din iyo caqliba isku dartay

  • @NajaxXasan-ir1bg
    @NajaxXasan-ir1bg Před 2 měsíci

    Nin cabdalle isaxaaq carre ayu haa ninki xeeladaynayay inanta laha qotan baa ka dhigay geelayag kor hayaankiiye nira gihiis lama koobi karo kor hayanki❤

  • @hawaabdullahi9371
    @hawaabdullahi9371 Před 4 lety +15

    Konton baa ka dhalay geelayaga koruhayaankiiye,
    Nirgihiisa lama koobi karo kayn haduu gala’e,
    Koramada dhexqadaana waa kun iyo dheeraad’e
    Aan karuurka wada doonane kabaha so qaado,
    Hadii kale kadabkeed go,yey
    Kuudud qoladiina.🤣🤣

    • @abucubayr8517
      @abucubayr8517 Před 3 lety +2

      Mansha Allah waxbaad ka taqaanaa dee suugaanta saw maaha?

    • @hawaabdullahi9371
      @hawaabdullahi9371 Před 3 lety +1

      @@abucubayr8517 maya huno

    • @abucubayr8517
      @abucubayr8517 Před 3 lety

      @@hawaabdullahi9371 oo waxaan islahaa waa suugaan yahanad

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq Před 2 měsíci

    masha alah

  • @fareppe9308
    @fareppe9308 Před 2 lety +1

    M.a abwaan Gamadiid waa sida usheegtay

  • @ahmedmaxamud2373
    @ahmedmaxamud2373 Před rokem

    Masha allah wa xikmad miidhan

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 Před 2 lety +1

    Masha alllh

  • @AI.855
    @AI.855 Před 3 lety +7

    Naqankeenii hore iyo Ka hadaba waxa Ku badan in dumarka la yaso.
    Waar ilmaadeeraal arinka haday ragga nahay aan wax Ka badalno..

    • @Waxkasta
      @Waxkasta Před 11 dny

      Waa dhaqamadii waloocnaa ee Somalida mid ka hadhay

  • @nucmaanxasan2885
    @nucmaanxasan2885 Před rokem

    Alle ha barakeeyo abwaanka xilligaasi waa madax bannaanidii somaliland

  • @Yaxyebisle
    @Yaxyebisle Před 5 lety +4

    Wa

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 Před rokem

    (((( MASHA ALLAAH ALLAHA NOO KAA XIFDIYO ABWAAN ABWAAN DHAAFAY (((( ALLAAH KU MANAYSTAY CAQLI GARASHO GARAAD XIKMAD IYO DAACADNIMO (((( SOMALI DHAB AH ALLAHA KUU SAAIDIYO ALLA NOO KAA DHAWRO MASHA ALLAAH GUULAYSO GUUL IYO GOBANIMO WADANI QAALI AH (((( ABWAAN SAAN SARE SOMALI DHALAD AH SAADIRKEEN HANOO BADAIYO ADOO KALE AMIIN YRYA YDJWIRM AMIIN YR YR YQ YS YA AM

  • @juweriawarsama1776
    @juweriawarsama1776 Před 5 měsíci

    Maansha Allah aftahan

  • @SahalOzman
    @SahalOzman Před 3 měsíci

    Abwaanku waanin xigmad iyo aqoon

  • @hussindahir3557
    @hussindahir3557 Před 3 lety

    Asw...Mashallah

  • @abdifatahnabil
    @abdifatahnabil Před 5 lety +5

    Abwaan abdiwaahid gamadiid

  • @Saadahmed-vp5fv
    @Saadahmed-vp5fv Před rokem

    Bislaahi Raxmaani raxiimi

  • @Human-xr6lk
    @Human-xr6lk Před 4 lety +5

    Calamadaha iyo astamaha qaranka soomaaliyeed, haloo fiirsado... sida passport ka iyo calanka militariga, ka jaamacada umada, ka police ka.. navy ga.. wasarada shaqalaha calamadoho laha baaadho

  • @cjabardeeqclaahi9829
    @cjabardeeqclaahi9829 Před 2 lety +5

    مَا شَاءَ الله

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před 10 měsíci +1

    Wuxu yidhi Ismaaciil mirre AHUN nin Qalas qaslas dhalay ah ayuu ahaa, 2012 ayaan ka maqlay erayga Qalas oo dib usoo laba kacleeyay

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 Před 3 lety +3

    kadaa arab intaasaa ku filane cabdi waaxid reer awoowgay shishuu ugu riday
    nacam beerkay cadaaday rajaal rajaal dhalay

  • @ahmedabdi4207
    @ahmedabdi4207 Před 2 lety +1

    Legend

  • @madaxbakeylechannel9894
    @madaxbakeylechannel9894 Před rokem +1

    Sunbo dhega adeyga dila Oo saara waligeed suburdhana inta uu ladanyey ayuu talada seegaa

  • @YuunisGabbal
    @YuunisGabbal Před 3 lety

    Abwaan cabdi waxid aad iyo aad ayu ugu horeya dhaqanka iyo suuganta iyo aftahanimada lakin hadalada Qaar aya kadhacdhacaya

  • @baasheabdirahman7492
    @baasheabdirahman7492 Před 3 lety +1

    💓

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 Před rokem +1

    Abtigay allaw noo daa❤

  • @rooble14
    @rooble14 Před 6 lety +5

    Caadi maahan

  • @cabdirazaqkhadar9956
    @cabdirazaqkhadar9956 Před 5 měsíci +1

    Abwaanka caawaaan dhagaysanayaa is isna shababuu galay

  • @cabdihoodaale5213
    @cabdihoodaale5213 Před 3 lety +1

    Eesh calaa abwan

  • @hawaabdullahi9371
    @hawaabdullahi9371 Před 4 lety +8

    Halkuu reysin geelu ufadhiyo
    Nimanka reer rooble
    Ee waliba riij maankiyo raafyarow arigu’
    Maad iraacin kayn ramas leh baan ramad ku maalaaye,
    Mise ramadinkaas baad fadhiye?
    Lagugu raad qaaday.

  • @hamsecabdilaahi8889
    @hamsecabdilaahi8889 Před rokem

    Waaa Cabdi waaxid

  • @mustafagood6617
    @mustafagood6617 Před 4 lety +13

    Kadaa Arab intaasa ku filane kulahaa hahahah

  • @malinabdi2315
    @malinabdi2315 Před 4 lety +8

    Hadaan ogaadey ninkan waxa lagu xirey. 😹😹😹 qosol ayuu igu diley, wariye yaasha somaliland uun naa yiraa madaxweynahaa yiri qoraxdu berri xagaaney kasoo bixi🤣🤣🤣

  • @cabdinasirtakhal3979
    @cabdinasirtakhal3979 Před rokem

    Abwaan cabdiwaaxid gamadiiid alle habarakeeeyo waxaa kudhan diin iyo dhaqan iyo caqli be e

  • @ahda18mey63
    @ahda18mey63 Před 2 lety

    Ashaaasha Abaw Cbdi waxid

  • @c.laahimaxamed4153
    @c.laahimaxamed4153 Před 4 lety

    Abwaan afkiisa hooyo ku cajiiba abdi waahid ali gama'diid

  • @zakijimcaale2955
    @zakijimcaale2955 Před 9 měsíci +1

    Kalmada "qalas" ileen kalmad hore

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Liked

  • @abdirashiidabdimohammed
    @abdirashiidabdimohammed Před 4 lety +3

    Salan iyo ololl maxaa kalaqabsay

  • @hamsecabdilaahi8889
    @hamsecabdilaahi8889 Před rokem

    Waaa cabdi waaxid

  • @abshirmaalin6245
    @abshirmaalin6245 Před 2 lety

    Taasi miyaanay heblayo ahayn
    Gabadhii miyaad xalaaleysay
    Waa iga qosliyet abwaanku

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Live EE

  • @alifanax7596
    @alifanax7596 Před 4 lety

    mashalah wlhli wa abwan gabay iyo cilmi iyo caqli iyo aftahanimo ilah kumanestay lkn Somali habar ayya qabta way xiren

    • @dhacdooyinkaqaartube9567
      @dhacdooyinkaqaartube9567 Před 2 lety

      Yaa xidhey?
      Mxaa lagu xidhey?
      Maamulkee xidhey?
      Xagee lagu xidhey?
      Su'aalahaygana hala hayabin 😂👋

  • @bashirmohamed5094
    @bashirmohamed5094 Před 8 měsíci

    Asc walaal

  • @sacadwaqas5253
    @sacadwaqas5253 Před 5 lety +14

    hhhhhhhh qodhey iyo xeradey wuxuu muuqoodii leeyahay ragiii hore.....

  • @shantagolahasare2775
    @shantagolahasare2775 Před 5 lety +4

    T0p

  • @ibrahim_Ali131
    @ibrahim_Ali131 Před rokem

    Olol ma dhulbahantuu ahaa

  • @maxamuudbashiir3267
    @maxamuudbashiir3267 Před rokem

    Barnaamijkaan anoon youtabe aqoonbaan mimiri kadhagaysan jiray haddana you tabe kaan kadhagaysanayaa
    inaan gabigiisba xafidaan qatar ugu jiraa

  • @faaiidabdi8109
    @faaiidabdi8109 Před 2 lety +2

    Gabay aan marsho waliba lagu daatay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Share

  • @cabdiguudlenuur433
    @cabdiguudlenuur433 Před 2 lety

    @Ma'ruf ali

  • @aaminaxasan4494
    @aaminaxasan4494 Před 4 lety +1

    fadlan like

  • @saedyasin89
    @saedyasin89 Před 11 měsíci +1

    Abdiyow xusuus kugudilaa walad xumaadaaye
    Xininyaalihii kulamid ahaa xoogsi buutahaye

  • @xasanmaxamed7955
    @xasanmaxamed7955 Před rokem +1

    hhhhh dad nool oo madaxa tima ku leh abwaanka waa iga qosli

  • @dhacdooyinkaqaartube9567
    @dhacdooyinkaqaartube9567 Před 2 lety +2

    Abwaankan haddeer xagguu kadhacay horta?.

    • @GEESKAAFRIKATV
      @GEESKAAFRIKATV  Před 2 lety

      Sawkay Maraykan iyo Ingiriis isugu tageen. Ee Markab Badda Cas fadhiya ku xidhnaan jiray.

  • @MohamedAhmed-wb8bz
    @MohamedAhmed-wb8bz Před 3 lety

    Ninqimo leh inaguma dhexnolankaro gajadena ayaqaninaysa ayadowadata qabil tasa aniga idishay somaliyey aniga cadowgayga wa gajo

  • @ahmedgaraad460
    @ahmedgaraad460 Před 4 lety +2

    Hhhh wa nin caqlileh wlhi

  • @maxamedhubbi6860
    @maxamedhubbi6860 Před 5 měsíci +1

    Qalaska ilayn xagan baa laga keenay

  • @salaadmaxamed6318
    @salaadmaxamed6318 Před 3 lety +2

    Abwaanku si fiicanbuu u hadlay lkn Hadalka uu leeyahay sida ajiga soorta ka ahaw waa qadaf

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 Před 5 měsíci

      Malaha abwanku wuxuu ka wadaa gobonimada karaac wxan filayaa inuusan cidgaara ku cunsuriyaynayn

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +8

    Horta waxan idin waydiiyay soomaliyeey ninkina haldoorka ah Ee xaga eebe ka soo baxa Ee gaalada iyo dabadholifkoda ka soo horjeesta runtana ku dheerada maxa u Xabaashan? Marka uu ifka ka qarsomana uga sii ugu oydan oo wanaagisa sheegtan

    • @daudhassan8174
      @daudhassan8174 Před 4 lety

      Ma in uu hargaysa isu qarxiyaad rabtay ,aabaha kuwas

    • @engahmedali393
      @engahmedali393 Před 3 lety

      Nnkani Waa caadifi deg-degsan oo dunida wax aan hadda lagu xukumi kari raba inuu umadda ku xukumo

    • @mohamedismail2006
      @mohamedismail2006 Před 3 lety

      @@engahmedali393 Hadalkaagu yaanu naar kuu sababin

    • @dhacdooyinkaqaartube9567
      @dhacdooyinkaqaartube9567 Před 2 lety

      @@daudhassan8174 oo haddii gaal lacaayo ma hargaisaa laqarxinaya pow

    • @dhacdooyinkaqaartube9567
      @dhacdooyinkaqaartube9567 Před 2 lety

      @@engahmedali393 oo ma inaan diinta laysku xukumin baad rabtaa?

  • @deeqali8418
    @deeqali8418 Před 4 lety

    Hhhhhh abwaan

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 Před 5 lety +4

    Ninkani waa dahab