gabaygii gurmad oo qoraala iyo abwaan c/waaxid cali gamadiid ila dhagayso

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 23

  • @abwaangaydhaale5634
    @abwaangaydhaale5634 Před rokem +1

    Reer waliba gocorbuu wataa gabay xishoodkiiye
    Abwaan clwaaxid cali gamadiid alle haku barakeeyo

  • @sudesaid8059
    @sudesaid8059 Před rokem +1

    I love Abawaanka Reer puntlandi ahay Isaaq waa walaal ahay Allah Dadkayga Allah Khair waafajiuyo somali waa garabahayga Allah Naga qabto Dadkayga Allah kawabto

    • @abdiasiisxaadir3662
      @abdiasiisxaadir3662 Před rokem

      Alle somalida haysku soo dhaweeyo
      Dhamaan shacabku waa wllo from Isaaq

    • @sudesaid8059
      @sudesaid8059 Před rokem

      @@abdiasiisxaadir3662 Amiin I’m very very sad about my country living North America and hearing every day Somalis killing Somalis is So Sad Frim Canada Puntland is Back home and I Don’t care. City of Somalia is mine Somali Iss bigger than Tribe Qabiil

    • @Crisaq143
      @Crisaq143 Před rokem

      Gobanimada Hoygeedu waa Guri Majeerteen Gabygii Markad Xqbsiga kasoo dayseen u idintiryay ma Dhageysatey🖐

  • @gawalalemedia8872
    @gawalalemedia8872 Před rokem

    Maanshaa Allah sxb Gabayga Cabdiwaaxid cali gamadiid ee Guurdonkaa qoraal ka soo dhig
    Waad mahadsan tahay

  • @XamseKhadar-he2yi
    @XamseKhadar-he2yi Před 9 měsíci +1

    Mansha allh inaaderkay

  • @user-es9ve9ek7b
    @user-es9ve9ek7b Před rokem +1

    xigmadu waa hibo maasha Allah

  • @ahmednadiif3727
    @ahmednadiif3727 Před rokem

    Abwaan cabdiwaaxid ali gamadiid
    Waa Abwaan xigmad keh sida Abwaaniniti hore erayo culus buu leyahy 😊

  • @leoocho9542
    @leoocho9542 Před rokem +1

    www geesi geesi dhalay

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 Před rokem +1

    Gabayga ninka qoraalka u sameeyay ee habeeyay baan ahaa

  • @SakariyeMaxamedcali-w6v

    Meelo badan buu taabty gabaygu baryahan hadraawi wax ka dambeeya oo cabdiwaaxid ahayn maan arag waxa kle waa iska booshaaq nin sare

  • @JumcaaleXaashi-to3sj
    @JumcaaleXaashi-to3sj Před rokem

    man sha alah

  • @mustafeaadan2140
    @mustafeaadan2140 Před rokem

    Abwaan cabdi waaxid cali gamadiid eesh calaa gabayii

  • @user-ou9go8mf6m
    @user-ou9go8mf6m Před rokem

    Gaby macn❤❤❤❤

  • @mohamedibrahimmoalin8128

    Codsi: gabayga guurdoon qaabkaan oo kale nooga soo dhig

  • @suldaankajarar5330
    @suldaankajarar5330 Před 9 měsíci

    Run badanaa

  • @cabdilaahi.maxamed
    @cabdilaahi.maxamed Před rokem

    Abwaan.gamadiid

  • @aftinissack2886
    @aftinissack2886 Před rokem

    ماشاءالله

  • @JumcaaleXaashi-to3sj
    @JumcaaleXaashi-to3sj Před rokem

    man sha alah