Abwaan Dhalinyarada Somaliland Ah Oo Xadhig Ku Mutaystay Gabay Uu Tiriyay Dhegeyso Gabayga Galaaftay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Abwaan ka mid ah Dhalinyarada Somaliland ayaa ku mutaystay xadhig gabay uu Tiriyay. Gabaygaa oo uu kaga hadlay arrimo badan. By. Arraweelo,com Araweelonews.com

Komentáře • 380

  • @cm4221
    @cm4221 Před 4 lety +8

    Alxamdulillaahi
    geesi abwaan c/waaxid , waa aw mahadsan yahay , xabashi iyo gaalada kalaba halagu jihaado .allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar .

  • @ruwaydojamac6093
    @ruwaydojamac6093 Před 3 lety +5

    Gabayga aan aad uxiiso weeye Ninki guur hamigu ka galow waa inu hiyigu ka gala gabar majeerteen ✋✋✋👍👍👍abwaan jiro joog

  • @Karisma187
    @Karisma187 Před 4 lety +6

    Qurux iyo Caqli inadeerkay, Cidagale guuuul 👑👑👑

  • @saidaden8249
    @saidaden8249 Před 8 lety +6

    Mashaa ALLAH waa assal soomaaliyeed, Ceelka Hargaysuu yiri waana dhab, Cimri dher caafimaad iyo garaadka ILLAH ha kuu kordhiyo,

  • @nabitaisse4365
    @nabitaisse4365 Před 10 lety +47

    Masha Allah qurux badnaa nin somali ah oo saan u qurux badan wabo ii dhimnaa

    • @suadfarah2360
      @suadfarah2360 Před 10 lety +5

      masha Allah he is sooo cutee il iyo cawriba law

    • @suadfarah2360
      @suadfarah2360 Před 10 lety +2

      xaax iska amu adi caqli laawa tahee

    • @somalillandpure1423
      @somalillandpure1423 Před 9 lety +14

      Kanda Rabi bal ceebtaada waxaad soo qortay eeg nin le nin kale anigaa ka qurux badan iga wale inay kaa soo bixi hebelkaana anigaa ka badhi wayn loool

    • @amaranomar3699
      @amaranomar3699 Před 7 lety +4

      Nabita Isse gurxda wuhu kagadarey suganta

    • @mohamedmohamud3432
      @mohamedmohamud3432 Před 7 lety

      Nabita Isse anigana xageed eega tagtay

  • @halimamohamed2987
    @halimamohamed2987 Před 6 lety +13

    Raga uu ku hal qabsaday waa dadkeenii hore dhaqan raganimo leh bay lahayeen waa is dagaali jireen oo heshiin jireen oo kala guursan jireen hadaba jiilkan danbe dhankee loo raacaa Cabdiwaxid waxaan ka dhex arkaa dhaqankii walidkay igu soo koriyey anigoo reer jabuuti ah abahay wuxuu ka xaniqi jirey inaan af somaligeyga af faransiiska dhex gesho hooyana hawd iyo bari iyo ciyaar laysaga heesay iyo geel iyo adhi iyo dhaan iyo heeryo iyo inkaloo badan bay iiga sheekeyn jirtay inaan walaahi hawd dhex joogaan ismodi jirey labaduba jufadaa cabdiwaxid bay ahayeen ilaahayow walidiintay godka u nuur oo naxariistii jano ka warabi amiiiiin ya rabi

  • @xamzecazka7718
    @xamzecazka7718 Před 4 lety +7

    halyay ciidagale💥💕👑

  • @cuudkacashaqa8276
    @cuudkacashaqa8276 Před 9 lety +9

    masha allaaaaaah cadi maaaha wuu abwaan dhaaafay ninkani libaaaax ban qoray

  • @honeyhoney8073
    @honeyhoney8073 Před 8 lety +8

    maasha allah waa halyey qalbi nadiiifa ee haaya wadada xaqa ah raboow maciïsa nayëeeel geeesi

  • @nimomuhumed9525
    @nimomuhumed9525 Před 6 lety +7

    Alle hanokaa xafido abtigey qurux cwaaxid Cali gamadiid❤️❤️

  • @najmasheekh4650
    @najmasheekh4650 Před 8 lety +40

    kadaaya abwaanka qabeelka wuu kabaladhan yahayi qabiil Abwanadu dhamantood waa sharaftii Somali oo dhan guul ilahayi ha gadhansiiyee

    • @Awaare17
      @Awaare17 Před 4 měsíci

      Qabiilku ceeb'maaha waxaa ceeba qabyaalada,lkn dad badani haddii qabiil lasheego qalad ayey modaan.

  • @Abdikeni
    @Abdikeni Před 10 lety +19

    Allaha ku xafido abwaan geesi ah ayaad tahay.

  • @cosobyuusuf2979
    @cosobyuusuf2979 Před 4 lety +1

    Waa gabay aad umacaan oo siqurux badan ugu luuqeeyey abwaanku eebe weyne caqliga iyo aftahanimadaba alle ha ubarakeeyo.

  • @mmhabeb
    @mmhabeb Před 9 lety +19

    Waa geesi doqoni heshay.viva abdwaxid

  • @user-lg5cq3pf8q
    @user-lg5cq3pf8q Před 6 lety +2

    rabi ha xiftiyo abwaanka somaliyeed xaqdaro ayuu ku xiranyahay wan ka xumahay

  • @yusuffarah3986
    @yusuffarah3986 Před 6 lety +2

    Abwaan gamaadiid ALLAAH ha ku sharfo.
    Anigu waxaan jeclahay gabayadiisa xigmadda ka buuxda.

  • @bokorahmedabdi3834
    @bokorahmedabdi3834 Před 10 lety +8

    abwaan cabdi waxed gamadiid, waan farxaa markaan dhagaeysto gabayadiisa, waxaana dareemaa inuu noolyahay qof somali ah, oo caqli fiican, oo geesi ah, oo waliba suugaan iyo diin isku darsaday, isaga dhalinta soo kacdayba waan salaamayaa,

  • @sleppy-og9fr
    @sleppy-og9fr Před 6 lety +2

    Abwaankaa aad boo uqurux badaan yahay walle quruxda daadki hore boo kala soo haray Masha allah illahey ha u siyaadio

  • @luqmaaanwebi3038
    @luqmaaanwebi3038 Před 8 lety +6

    masha allah allow abwaankeena abdiwaxiid xiifdi

  • @saalimbadri8817
    @saalimbadri8817 Před 9 lety +3

    Abwaan Geesi ah Rabi haku xifdiyo kheyr Allaha ku siiyo.

  • @hibakkhadar7404
    @hibakkhadar7404 Před 6 lety +2

    Allah haku xifdiyo abwaan dhaqankisu doosanyahay masha Allah

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 Před 7 lety +2

    Masha allaah masha allaah
    Suugantu waa u dhashay
    Dhaqane waa dhowris
    Abwaan Abdiwaaxid Ali Gâmmádíıd

  • @Karisma187
    @Karisma187 Před 7 lety +27

    Isaaq excellence , good looks,genes and brains 😍👑😍... Keep shining👏🏾👏🏾👏🏾... Isaaq wa daad nool oo qurux badan, caqli iyo sharaf ilahay udhameyey ... Somaliland land of poets 🙌🏾💯🙌🏾

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 6 lety +2

      qabyalad kuu disheey Allah aan kaga baaryey!

    • @boonchannel1315
      @boonchannel1315 Před 6 lety +1

      Mona Abdi Aqliga Ha waaYin

    • @zakiy3430
      @zakiy3430 Před 6 lety +1

      Mona Majestic oops I don’t so ku hadal somali bitch laangaab yahee

    • @umulkhayrmohamoud4831
      @umulkhayrmohamoud4831 Před 6 lety

      Mansha aallah

    • @ibrahimabdibaxnaanm879
      @ibrahimabdibaxnaanm879 Před 4 lety +2

      Abwaanku asagaa somali kaduulayee xageed reerka iyo gobolka ugusoo koobaysaa waar dadkaanu qabyaalad iyo caadifad xumaa

  • @shacbanofficialchannel7341

    M.a Abwaan C.waxid Cali Gamadiid waa Abwaan aan xaqa laga 💯💯

  • @xamsebilaad7944
    @xamsebilaad7944 Před 8 lety +5

    maa shaa alaah alaaya cisak abwaan afkaaga caana geel lagu qabay

  • @mrgeeljir1628
    @mrgeeljir1628 Před 3 lety +1

    Abwaan cabdiwaxid waa qofkan an ku daydo man sha allah was nin u fikira sida bili adanka cadiga ah

  • @faadumomaxamuud9329
    @faadumomaxamuud9329 Před 5 lety +1

    Masha Allah Abwaan cabdiwaaxid Cali Gamma'diid , Abwaan Dhammaystiran

  • @abdullahiaden5169
    @abdullahiaden5169 Před 10 lety +3

    mashallh abwaan soomaaliyeed oo ah shaqsi muwaadin ah dhamaanteen hamigeenu waa soomaali oo mid ah

    • @mukhtardaib8604
      @mukhtardaib8604 Před 4 lety

      cabdullahi ali zomalidu.waa.somali.hadanawaakazoomaali.apaaayo caroorpa

  • @fatimasahal6620
    @fatimasahal6620 Před 9 lety +2

    maanshallaah allow cimrigiisa noo dheeree halyataygaan

  • @aasiyaaasiya1662
    @aasiyaaasiya1662 Před 6 lety +1

    mashaa allh abwaan gamadiid afku kima go illahay haku hafido

  • @hoooyoaabo4224
    @hoooyoaabo4224 Před 8 lety +2

    masha alah . jazakumulahu qeer . abwan

  • @noneofscared
    @noneofscared Před 10 lety +1

    Maasha allaah quruxloow. waa abwaanka qarnigaan Ilaahoow ku xafid

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 Před 6 lety +2

    Masha allah waxaan ku jeclahay somaalinida dhabta ah allow noo daah codkayga asagaan siilaa haduu u tartamo madaxweynaha somaaliya shaqsi sidaas hakaa ahaado ama ha aamuso mahadsanid cabdiwaaxid

  • @indheergarad8865
    @indheergarad8865 Před 10 lety +12

    Waa abwaan muwaadin ah noolaa waligaa

    • @user-ct7ww7vt8f
      @user-ct7ww7vt8f Před 6 lety

      Abwanadu iyo Culumaduba waa mid Anlaso koobi karin Sharaf tooda illahay ha unaxaristo intii dhimatay inta nolna Allaha Noxafido somali ha isracdo insha Allah

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +4

    Masha allah Nuurki aduunyo Eebe kuu dhameeyay kii aakhirana Eebe ha ku siiyo 🇸🇴☪️

  • @Karisma187
    @Karisma187 Před 6 lety +40

    MashaAllah Cidagale royalty, qurux iyo haybad

  • @hasanciise7314
    @hasanciise7314 Před 7 lety +1

    masha allah wan jecelhy abwaanka dhalinyarada noolow abwaan

  • @user-fh6ce2gx4e
    @user-fh6ce2gx4e Před 6 lety +1

    ma sha allah waa abwaan geeesi ah hadalkiisa aya laaaga fahmaya.

  • @jamaalsamraawi5042
    @jamaalsamraawi5042 Před 5 lety

    Masha Allah
    Masha Allah
    Ilaahayba hibo kuu siiyay
    Ilaahay ha Ku sharfo geesi

  • @yahyasad7306
    @yahyasad7306 Před 6 lety +2

    alle hakudaayo cafawgaaga alle haqabto meelxile alle kumadhigo yaa yaa abwaan cabdi waaxid

  • @gulledessaayax3326
    @gulledessaayax3326 Před 8 lety +24

    ninkani waxaanu kuwada dhalanay isku magaalada rabaso waxaanan jecelahay hadafkiisa uu u hanwayn yahay ee xeesha iyo xaragada dheer

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 Před 6 lety

    Alaah haku xafido abawaan qiimo badan soomalida ugu fidhiya

  • @hassanabade4097
    @hassanabade4097 Před 7 lety +5

    masha allah abdiwahiid gamadiid

  • @abdirashidadwindahirosa3719

    maansh alaah abwaan qaaliya

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 Před 5 lety +2

    Maashaa allaah ilaah haku ilaaliyo abwaan

  • @simplistic9162
    @simplistic9162 Před 5 lety

    MASHA ALLAAH HADAAN MAQLAY KU DIINI AH OO KA HADLAYA DHINAC WALBA GUULAYSO GEESI BAS TAHAYE AMIIN -

  • @kennedyjama2003
    @kennedyjama2003 Před 10 lety +2

    mansha allah waa legend waa muwadin ninkani dhaba wana nin hufan waxa u ka hadlayana waxad moda somalida inu ka aragti dheryahay
    gabaygisana ayad ka arkaysaa

  • @Maryama-sheikh-Abdihakim

    Manshaa Allah ilahay swt ha xiftiyo abwaanka

  • @seynababdulahi6575
    @seynababdulahi6575 Před 8 lety +2

    nin fikiraya kan baa Nagu jiro mashaallah madweynu kuficanyahay illahi waxankabaryaya inu noqdo kii somali inotaliyo mamul goboled sohosgalin inshaallah .

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud Před 6 lety +1

    maansha allaah war somaliyeey abwaanka garta oo fahma oo dhaqankiinii

  • @galkacyo12
    @galkacyo12 Před 4 lety +2

    Maasha Allah Guuleyso

  • @ibrahimabdibaxnaanm879

    Alle haxafido Abwan gamadiid abwaanada murtidii iyo asalki afsoomaaligu ku dambeeyey ayuu kamidyahy

  • @farxaanfaarax9161
    @farxaanfaarax9161 Před 5 lety +1

    Abwaan c/waxid waan kugu daydaa horay usoco

  • @hudaahmed5995
    @hudaahmed5995 Před 5 lety

    Maansha allah Abwaanka xikmad badan baan ka faiida

  • @Somaliboy24
    @Somaliboy24 Před 4 lety +1

    Ax wllh wan qiirooday awal waxaan isku heeystay Inaan hal abuur ahay lkn ninkaan markaan arkay waxayga inay wax kama jiraan yahiin aan arkay

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 Před 6 lety +1

    Cabdiwaaxid arar uu xardhaa xog iyo miisaan leh😍😍waa runtii free gamadiid😢

  • @abshiromar8186
    @abshiromar8186 Před 3 lety

    Quraafiga towxiid qeebshaa xiriir gaal laleh
    Abwaanka xadrada kareeba illeen saxaabadii ayaaba xadreynjirtay ee rasuulka scw uuna kareebine

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd Před 6 lety +3

    ALLAHA ka soodaayo gacanta daalimiinta aamiin YAA RABBI aamiin aamiin YAA RABBI aamiin aamiin YAA RABBI

  • @alhiiraanichannel9799
    @alhiiraanichannel9799 Před 2 lety

    Mash.aalh
    Waxaana abwaan kaaa eh ilaahow noo xafid

  • @abdirahmanhassan2450
    @abdirahmanhassan2450 Před 5 lety +1

    Maansha allah abwaan qarran

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 Před 7 lety +1

    Masha Allah abwanka ilahay hakasodaayo xarika

    • @boqortyoog4094
      @boqortyoog4094 Před 6 lety

      Yasmin Barre anaa kuu garanayaa indr hadaad u baahantay

  • @mohamudoilcompany2472
    @mohamudoilcompany2472 Před 7 lety +4

    Wlhiii ax yaaaa abwaan cabdi waxid gamdiid libaax nolow

  • @mohammedcabdirahman4062

    DOQONTIYO NIN LIITAY DUNIDANI UTAHAY DAHAB CABDI WAAXID CALI GAMADIID GUUL GUUL LPH hamigaga aduunyo iyo aakhiraba haku rumeeyo 🤲🤲❤❤💯🌹💋

  • @salaadsaalax1303
    @salaadsaalax1303 Před 5 lety

    Alla abwaankan jecliyaa ilaahow noo daaa abwaan gam,adiid

  • @somalillandpure1423
    @somalillandpure1423 Před 10 lety +1

    Allaylehe Waa Gabay Dhaadhi Ninkani Iyo Ciidagalihii La Yaqaan ...Laakiin Inuu Intaa Caasimada Iyo Midnimadii Somaliweyn Ee Uu Wali Aaminsan Yahay Ka Reebay Ahayd.

  • @simplistic9162
    @simplistic9162 Před 5 lety

    MASHA ALLAAH CAQLIGAAGA ALAHA KUU SAAIDIYO XAGAA DIINTANA KU DAR GABAYGAAGA WANAAGSAN GUUL IYO KHAYF

  • @adnaali7454
    @adnaali7454 Před 10 lety +1

    Mash'allah illaah hakudaayo qofka
    Fahmaya ayaa garanayah yaasalaam
    Waxaan dhihilahaa gabay gaaku yuu
    Shaqokuyeelan qabiika isgumaaday
    Lakiin hakuunoqdo tariiq laku xasuusto
    Inaad eheed gabaya soomaaliyeed iyo tariiqfiican.

    • @ahmedjama9112
      @ahmedjama9112 Před 9 lety

      Ninkii af Somaliga yaqaan ayaa Qiimayn kara murtida abwaanka, " Allayleh gantaalkaad riddiyo gamaska aad tuurtay// Murtidaadi waan garannay oo loona wada guuxe-

  • @mahadxikmawi8264
    @mahadxikmawi8264 Před 5 lety +1

    Mansha allah abwaan keliya o aan taa geroh

  • @ifahanlama5706
    @ifahanlama5706 Před 10 lety +3

    maasha allah wax ma garad ka ayaga maa fahmaa hee ani waan ka helay inan kaan gabagiisa. lagiin hal qalad waa dumarka waxa loo guursada waa qadamo guriye waa been dumarka waxa loo guursada ineey ku garab istaagaan

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 Před 7 lety +2

    abwaan c/waaxid waa abwaan hidaha iyo dhaqanka jecel af somaligana ku hodan

  • @shaficijamac3451
    @shaficijamac3451 Před 3 lety

    Wxan dawanyaa 2021 abwaan somaliet cabdiwxid cali gamadiid nin waxbadan og allh ha sharfo dhamaan abwaaninteena somaliet

  • @ruwaydojamac6093
    @ruwaydojamac6093 Před 3 lety +1

    2020 dadka dawana like iisaar

  • @barketbulbul1416
    @barketbulbul1416 Před 8 lety +11

    wale farshaxanimo suugaaned wa ku dhantahay
    ilahay wadada mustaqiim ah ha mariyo

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 Před rokem

    Garxaajiska 🦁🦁🦁

  • @najmasheekh4650
    @najmasheekh4650 Před 8 lety +6

    waxan aad iyo aad uga xumahayi in Abwaan somaliyed lagu soo qabto qabeel waabankala weeyinaa qabeel abwaan gamadiiid waaa nin qali ah umada somaliyedna aad iyayi uqiimayisaa loona qiimayin doonaa waa Abwaan somaliyed cimrigiisa allah hadheereeyee

    • @engabdihakimmohamed5839
      @engabdihakimmohamed5839 Před 6 lety

      Najma Sheekh
      Yes Wa sida aad shegtay

    • @ahmedali-jr1ez
      @ahmedali-jr1ez Před 6 lety

      hadal kasoo baxay maskax caafmaad qabta najma inta badan dadku maba fahansana xaqiiqada nolosha qabiil kliya ka dhaadhacsan
      alleh dAriqa tosan ha inagu hanuuniyo

  • @jabhadamadow76
    @jabhadamadow76 Před 7 lety +6

    jail land hardoorkooda waa xiran sida abdi malik muse coldoon oo xabashada duufka leh film ka sameyey sidey dhulka u soo galeyso abwan gama diid oo gabay ku dhar baxaay

  • @gahayrschools2597
    @gahayrschools2597 Před 2 lety

    الله يبارك
    Waa nooca ugu sarreeya abwaannada 'Gole Ka Fuul' wuxuu salsallaabayaa gabaygiisu raggaa foolaadka ahaa ee uu tixdan ku sheegayo sida Sayid Maxamed, Salaan Carrabey, Gahayr, Yawle, Cali Dhuux iyo ragga la midka ah.
    Guul baan u rajaynayaa abwaanka

  • @hanitahanita3521
    @hanitahanita3521 Před 6 lety +3

    Masha Allah quruxlow waye I wish inuu iqabo 😂😂😂😂😂😂

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 Před rokem +1

    Abtugay allaw noo daa❤❤

  • @aliducaale8918
    @aliducaale8918 Před 5 lety +1

    Ilahay ha ku xafido

  • @yasminmohamud2023
    @yasminmohamud2023 Před 8 lety +2

    mashallah ! I loved it

    • @abdirashirdigninow1084
      @abdirashirdigninow1084 Před 2 lety

      Kiwa ka Soo jeeday waqooyiga oo siyaad Barre. Xirxiri jiray maxay siyaad Barre u leeyihin waa ba dulmitey Dee idinkuba waa taaso madaxdiinu xurxiratsa kii hadlaba la socda hadava in xaakimka Dictatarka ahi cidi hadashaba xaraga la tiigsanyo magasladi ka hortimaadana dadkeeda.leynsyo Sida haddaba ka muuqata maamulka Somalinad

  • @hindis239
    @hindis239 Před rokem

    Masha Alah

  • @luqmannegeeye895
    @luqmannegeeye895 Před 4 lety +1

    Mansha.alah

  • @ilyaasshaacir9692
    @ilyaasshaacir9692 Před 4 lety +2

    Asc asxaabta sharafta iyo qaayaha mudan fadlan iigu saacida SUBSCRIBE LIKE SHARE mahadsanidiin waxii dhiiragalineh waa xagiina..

  • @mahadbarako4319
    @mahadbarako4319 Před 6 lety

    Mashallah waa abwaan jira 100%

  • @dacarburuq
    @dacarburuq Před 9 lety +3

    Abwaan soomaaliyeed oo xalaal ah ilah qeyr ha ku siiyo

  • @ahmedabdilahi6791
    @ahmedabdilahi6791 Před 4 lety +1

    Abwaan cabdiwaaxid
    Wadniga dhifta ah
    Buu ka mid yahay

  • @suleekhajaamac9912
    @suleekhajaamac9912 Před rokem

    Manshalah guulayso

  • @halimamohamed2987
    @halimamohamed2987 Před 6 lety +1

    Mansha allah ninkan waa halyey kuwa siyasad iyo qabiil iyo wax dhamin la ordayow haduu dhaqan SOMALI ku faney gamadiid aniga xagayga waa geesi indheer garad uunba fahmi kara halka uu ka hadlayo

  • @ortenraphiphop3323
    @ortenraphiphop3323 Před 9 lety +2

    mashaa allaah

  • @MohamedAhmed-wb8bz
    @MohamedAhmed-wb8bz Před 3 lety

    Nikas somaliyey ugurmada m. Caydeed

  • @garbiyesooltv9181
    @garbiyesooltv9181 Před 5 lety

    wa abwaan darwiish ah oo somali ah o gasi ah guuuuul guuuuul

  • @ramlamowlid1542
    @ramlamowlid1542 Před 9 lety +2

    acwr alle waa wiil alah iska daaye islaamka ugu gargaar gabaygaada wiil soomaaliyeed dheh asc

  • @ummu3116
    @ummu3116 Před 6 lety +2

    Abwaankan ha look hiliyo

  • @abdishakur9
    @abdishakur9 Před 3 lety

    MashAllah wa Niin Culuus

  • @salkaibra3653
    @salkaibra3653 Před 9 lety +4

    adigoo soomaaliya oo muslina oo sidii ilahey doonayay ah aduunka wax kabadal inlabeenguuro inaad gurigaaga katagto inaad soomaalinimadada iyo umudnimadadane inaad weynesane waa kugu dad xuumo dee hhhhhhh somaaliland kulaha war somaali weyaan somalilandtaan aad larooreso iska daa wlll cuqdada i love somali

  • @Afalaa
    @Afalaa Před 4 lety

    Abwaan Gamaandiid Guul iyo Gobonimo. Tageero Buuxda ayaan ku ahay.

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 Před 7 lety

    Masha Allah abwaankan xage kahelikaraa

  • @DrAI369
    @DrAI369 Před 7 lety

    Run ahaantii sidan u dhagaysto abawaan gama,a diid uma dhagaysto abawaan kale, waa nin haybad saarantahay hayybadii islaamka tii somalinimada iyo gobanimadaba, in aan amr la kulmana waan rajaynayaa bi,idni allah.

  • @abdnuur8950
    @abdnuur8950 Před 8 lety +1

    Mashallah ilahow isha cadowga ka qabo