Guri iib ah,Towfiiq,Yaaqshid, Laami Janaraal Da'uud saaran, Cabirka 54×20 +252610482060 WhatsApp

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 04. 2024
  • Guri 🏝 iib ah
    Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Yaaqshiid
    Cabirkiisa: 54×20
    Document: Saxan. (Maxamed Siyaad)
    Degmada: Yaaqshiid
    Xaafada: Towfiiq
    Wadadiisa: 2 Jidle, Laamiga Janaraal Daa'uud saaran
    Qiimaha: 740,000$ iyo Heshiis.
    Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 61 4194979 +252610482060(WhatsApp)
    F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.

Komentáře • 22

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd Před 2 měsíci +3

    Guryaha Dari salaam ee 250 kin lasiinayo Somalia,Ethiopia iyo keniya waa 65000 baa la gadaa hada 7 boqol kun ma dad waalan baa gadanaaya waa yaabe dawladu wax haka qabato saan sax maaha

  • @kamal171
    @kamal171 Před 2 měsíci

    Xafadan aan kukoray

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Před 2 měsíci +3

    300000 uu qalmaa

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE Před 2 měsíci +3

    1M Ayuu ku dhow yahay.
    America guryahooda lama iibiyo qaaar.

    • @fayecooking
      @fayecooking Před 2 měsíci

      Oo hadana dhisme kaa sugaaya xamar lacag ayaa taalaa lkn yurub iyo America ma taalo lacag 😂

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q Před 2 měsíci

    Waaba iskoolkii Janaraal Daa'uud Sare ee asagii maaba la gadooyaa waaba arin kale, aduunkii hada wax walba waa suurto gal.

  • @Cabdishamaa
    @Cabdishamaa Před 2 měsíci +3

    Kkkk wuxuu ku fiican yahay 200,000
    Wax ka maban maya maya

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn Před 2 měsíci

    Asc. Xamar lacag baa taal ani waa guurayaa saan lacagtaa wax ugu helo hadiiba gurigaan intaa qiimo joogo iyaah.

  • @Na_M75
    @Na_M75 Před 2 měsíci

    Somali wlhi waa ummad ilaahay İmanka ka qaaday

  • @taaha1680
    @taaha1680 Před 2 měsíci +2

    Mahadsanid inbadan. $740K uma qalmo. Haddii aan ka bixiyo maxaan ku qarash galina? Maxaana ka soo saari karaa oo lacag ah? Wuxuu u qalmaa $180K ilaa $250K

  • @ABDI-MALI
    @ABDI-MALI Před 2 měsíci

    Dhulkii dawlada miyaa sxb.

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 Před 2 měsíci

    Acudu bilahi tira badan lacagtas keliya marki la dhahana waba sii yaabay

  • @hdhh0
    @hdhh0 Před 2 měsíci

    740kun waxaa ka biilan kartaa 1500 bilkasto afartan ka sano ee soo socoto.

  • @xuskaxaaji6104
    @xuskaxaaji6104 Před 2 měsíci +1

    hotel ahaa laga dhisi karaa qofkii lacag heysto waa chance

    • @Umusamsam24
      @Umusamsam24 Před 2 měsíci +2

      Inta lagu kadaayo ayaba faracaga danbe keni karin 😂😂 dhisme iska daye

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam24 Před 2 měsíci +2

    Subxanalah 7 boqol kun iyo 😂😂

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql Před 2 měsíci

      7 boqol kun dollar . Macquul waaye. .. lacag la soo xaday ayaa lagu iibsanayaa .wadan dadkiisa 200 dollar ilaa 300 dollar income kooda yahay sidee suurtagal ku noqon kartaa

    • @Umusamsam24
      @Umusamsam24 Před 2 měsíci

      @@Mohamed-qt7ql hada hesan laha Somalia amni xumadeda kuma kadeen carabaha ama Kenya

    • @warsanfarah9582
      @warsanfarah9582 Před 2 měsíci

      Waa xaafad aan aad uaqaan janaral da'ud ayaan kabaxay dugsiga sare

    • @warsanfarah9582
      @warsanfarah9582 Před 2 měsíci

      Laakiin aad baad uqaliyayseen idinkoo mahadsan

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 2 měsíci

    10. 000 dollar ma istaahiloh lacag xalaal ah

  • @libzyfarz4788
    @libzyfarz4788 Před 2 měsíci

    too high price for this.