Kowthar luxury waa guri iib ah waxuu ku yaalaa Xaafada Parkland ee magaalada Nairobi.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 06. 2023

Komentáře • 107

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před 8 měsíci +11

    Nayroobo dooni maynee soomali warka keen

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob Před 16 dny

    Masha Allah Somalia inta badani waa nabad EE qurbajoogu wadanka haka dhistaan Insha Allah

  • @user-be5ii1es2n
    @user-be5ii1es2n Před 10 měsíci +6

    Mashalaah aad ayuu u quruxbadanyahay thank you abayo ❤

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon Před 10 měsíci +1

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Sheikha maad sheegtid qiimaha.
    Khayran katiiran

  • @Hasnktal
    @Hasnktal Před 3 měsíci +2

    Dadka guryaha Nairobi kadhisa waa tuugo isdaba marin badan Anaa Nairobi caruurtu ii dagantahay waa laysku dhacaa qiimahana mashegaan

  • @ilyasmax
    @ilyasmax Před rokem

    Masha allah sis

  • @aminayunis7545
    @aminayunis7545 Před 5 měsíci +1

    MashaAllah beautiful ❤

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z Před rokem +1

    Mashaala tabaraka

  • @jawahirnageye5508
    @jawahirnageye5508 Před rokem +1

    Masha allah quri qurux badan 5 qol kasii khatarsan

  • @MARIAMARIANEWS
    @MARIAMARIANEWS Před měsícem +1

    Mad somaliya ka bilawdan kenya mada leh leta kimadha ayaanba soo xasuustay

  • @buuxobaashe7287
    @buuxobaashe7287 Před 10 měsíci

    Masha allaah tabaarakalaah

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y Před 3 měsíci

    Masha Allah waxba lagama qaban karo waa Masha Allah ❤❤❤ wan kahelay wan ibsanaya aniga hadi ilhay idmo

  • @abdihaliim7796
    @abdihaliim7796 Před 4 měsíci +1

    masha allh ❤❤

  • @user-ji9iz5qp8z
    @user-ji9iz5qp8z Před 5 měsíci

    Masha allah ❤❤

  • @abokorabdi1020
    @abokorabdi1020 Před 3 měsíci

    Maasha allah

  • @user-ep2md5gd5w
    @user-ep2md5gd5w Před 2 měsíci

    Allah created this beautiful world and home mashallah for us I’m am grateful for the beautiful that speak somail I’m somail too

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 Před 6 měsíci

    ASC
    MASHA ALLAHA TABARAKALLAH.
    WALASHIIDA AAD IYO AAD WAMAHSANTAHEY.
    WAXA KU WEYDIA GURIIGA 2 QUL
    BIC MEEQO DOOLAR AHAN ❤

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Před rokem +6

    Masha Allah well planned house

  • @dahirjama8359
    @dahirjama8359 Před 8 měsíci +1

    Asc Aaway NR Thelfoonk MAHADSANID

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 Před 10 měsíci

    Mashaa allaah sister how much

  • @mohamedbashir6734
    @mohamedbashir6734 Před měsícem

    I need 4rooms plus this beautifull laday ❤

  • @xiddigbeershiya3065
    @xiddigbeershiya3065 Před rokem +3

    Beautiful house🏡

  • @xariirtaxaajiga7154
    @xariirtaxaajiga7154 Před rokem +1

    Maxaa khaldan hal guri lee na leedahay Waa shantii kol Iyo afartiiye wah Mise isku alaab Ayaa taala

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 Před 3 měsíci

    Waa iidheh raqiis ah

  • @fahmamohammed3986
    @fahmamohammed3986 Před 3 měsíci +1

    Waa imisa wlal

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před 3 měsíci

    Waa meeqa lacagtiisa

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 Před 3 měsíci +3

    Dadkan maxaa ka qadan wadankan aad noo xayayisinayisa ma wadan soomaali ledahay maxa naga galay dhula aanan lahayin

  • @dahaboabdi4045
    @dahaboabdi4045 Před rokem +2

    Qiimaha soo sheeg

  • @user-ep2md5gd5w
    @user-ep2md5gd5w Před 2 měsíci

    Mashallah

  • @MercyKarathi-lj9wh
    @MercyKarathi-lj9wh Před 10 měsíci +1

    Are they for sale? How many bedrooms and how much?

  • @Munaabdi-iq9be
    @Munaabdi-iq9be Před 28 dny

    Wa shidanyihin

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y Před 5 měsíci

    Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @queenqadra4659
    @queenqadra4659 Před 3 měsíci +1

    Hurlimgham maka hesaan gurii iib aah walal

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Před 3 měsíci +1

    Master Roomka wa yar yahay

  • @Musa_issa
    @Musa_issa Před rokem

    Marti hadii ey fadhiga fadhiyan jikada carafteeda aya dogareyso somahan .?

  • @geelwanaagle
    @geelwanaagle Před 11 měsíci +3

    Tuugada gadanlaheyd baa la rabaa! anaga indhaha kaliya aa ka daawaneynaa 😅

    • @MsKeyf
      @MsKeyf Před 3 měsíci

      😂😂😂😂😂

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 Před 10 měsíci

    How much price

  • @abdirizack3275
    @abdirizack3275 Před rokem

    M.a

  • @libanabdi133
    @libanabdi133 Před rokem

    What is the price?

  • @abokorabdi1020
    @abokorabdi1020 Před 3 měsíci

    Imisa

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr Před 3 měsíci

    *Quruxleey*
    *Qiimaha noo sheeg*

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @queenqadra4659
    @queenqadra4659 Před 3 měsíci

    Asc qofke macalimad quran raabo ha ila so xariro Shukran

  • @user-be1qm3nn7c
    @user-be1qm3nn7c Před 5 měsíci

    Guryo kiro ah majirn abyo

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy Před 6 měsíci

    Asc waa imisa. Lacagta

  • @fdwehliye7048
    @fdwehliye7048 Před rokem

    Ar gabadhii paysii ahaa

  • @halimosacdiyoyahye956
    @halimosacdiyoyahye956 Před 3 měsíci

    maxaa khaanada ka qabanyaan fadhiga

  • @muhibamhmuud5078
    @muhibamhmuud5078 Před 9 měsíci +1

    Abaayo lacagta waa meeqo 4 qol

  • @indhouronindhouron7992

    Meqa waaye na

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 Před 11 měsíci +1

    Abaayo qaymaha guriga 4 Qol ah meeqa waaye Qaymihiisa from Minneapolis Minnesota USA 🇺🇸 ❤

    • @AxmedSiad-db1yf
      @AxmedSiad-db1yf Před 7 měsíci +2

      Somalia ka dhiso wll dal aad lahayn ha aaminin❤

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Před 6 měsíci

      ​@@AxmedSiad-db1yftalo wanaagsan😂😂😂❤❤

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Před 6 měsíci +1

      Rehaanadan@ kkk yaa ku weydiiyay meeshaa joogtid mise waa kufaanee 😂😂😂

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 Před 5 měsíci

      ​@@AR-cx5yf reer magaalnimo ayee katahay dal ajnabi ayaa ku noolahay hhhh😂😂😂😂😂

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 Před 3 měsíci

    Waa imisaa wlo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 4 měsíci

    Qiimaha Iyo Biishii Maintanence Inta La Bixi Naayo No Soo Sheeg,

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 Před rokem +1

    Walaal gurga qiimahiusa noo soo sheeg 4 qol please

  • @roblesaeed565
    @roblesaeed565 Před rokem +1

    Magaca channelka iga sax. Xaraf yar uma dambeyn karo sida l instead waxa laga raba ANZAL. not ANZAl

  • @kaaliyare22
    @kaaliyare22 Před rokem +1

    Goormee ayuu diyaar yahay oo la degi karaa hadii kiradana waa imisa

  • @halimosacdiyoyahye956
    @halimosacdiyoyahye956 Před 3 měsíci

    aad buu yaryahay fadhiga , qadada waasac maaha

  • @suldaanka7576
    @suldaanka7576 Před 9 měsíci

    He wll qiimaha mxa inogu sheegi weday m.a guriga aad ayu uqurx bdan yahy m.a

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Před 3 měsíci

    Ureyso

  • @user-be5ii1es2n
    @user-be5ii1es2n Před 10 měsíci

    Suaal biyo maleeyihiin abayo

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před rokem

    Wastland guri ma ka heysa 3 qol iyo qolka iyo musqusha shaqalaha waasac ah

  • @Muslim67916peoplehateme
    @Muslim67916peoplehateme Před 9 měsíci

    Wwww

  • @amoulaosman9052
    @amoulaosman9052 Před 3 měsíci

    Ilahaw nakala bixi qofkii aan armajada garin see laga yelayaa 😢

  • @daawo4234
    @daawo4234 Před rokem +1

    Mansh allah, whats the price?

  • @abokorabdi1020
    @abokorabdi1020 Před 3 měsíci

    Imisa
    6:02 6:04

  • @user-ym3jz8ro7g
    @user-ym3jz8ro7g Před 9 měsíci

    Lcgta so sheeg hee 😳

  • @Seylaay
    @Seylaay Před 4 měsíci

    Woftaan qiimaha ma sheegto so waaba iska daayay inaan waqti ku lumiyo firsashidiisa.

  • @meymuna6501
    @meymuna6501 Před 11 měsíci +1

    2bedroom and sitting ?

  • @siraadadan4491
    @siraadadan4491 Před 3 měsíci

    Lacagta sheg lacagta sheeg

  • @sahramah2667
    @sahramah2667 Před 7 měsíci

    Qofka wax sawiraya axaa ka qaldan

  • @adnawarsame6746
    @adnawarsame6746 Před 2 měsíci

    Guriga gudahiisa intaad nuurad ii soo Marisay ayd rabtaa inaad lacag iga dhunkato😂😂bal eeg balakonka derigisa bulkeetiga caadi loogu jeedaaa😂😂😂

  • @Soomali289
    @Soomali289 Před 2 měsíci

    Soomalida qaar aqli xun baa ku jira oo duun ka wili LA qab san kireey 40 Sano dagan yihiin caruur na ku dhala dhala yaan mee la oo gama soc daan guri aduun ka mee shaad is dhah did waad ku noo laan Kar taa baa laga dhis taa keenay waa ba wadan aan wax ku Lee nahay ha daan soomali nahay wadamo aa naan wax ku la heen Baan guryo ku Lee nahay south Africa oo na laga Jace leen Baan guri ku Lee yahay wilib soomali ba dan ka gataan mee shii amaan ah guri ka gado in taad kiro bixin LA heed 40 sano

  • @YazinDhere
    @YazinDhere Před rokem +1

    Paysii

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 Před 6 měsíci +1

    Kenya ma rabnee ciida hooyo kaalay quruxeey

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před rokem +1

    Oo ma khasab baa qol shaqaale yaab miyaan reerku dagi Karin qolka

  • @hubiibrahimhubiibrahim7043
    @hubiibrahimhubiibrahim7043 Před 4 měsíci

    Kiro malahelaya

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Před 10 měsíci

    Somali iyo ganacsigeda nacay maxa waxkasta aad rabtaan in la idinka iibiyo qiimaha aad u qarisaan

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Před 3 měsíci

    WALAALEY KUWAAN KUWO KA QURXOON AYAA HADA SOOMAALIYA KA DHISAN WELINA LAGA DHISAYAA ORODOO TAG MUQDISHO DAARA SALAAM HARGEYSA GAROOWE INSHA ALAAH MARDHOW KUWII KENYA DHISAYA WEY KU QASAARI DOONAAN IMINKA SOOMAALIYA DIYAAS BARIHII AYAA AAD IYO AAD U MAALGASHANAYA MEEL DIYAAS BARE SOO DEJIYEY CARUURTIISII KEENAY HANTIDIISII BAA AMNI XUN CIDNA LAGAMA DHAGEYSANAYO

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Před 3 měsíci

      ILLAAHEY kuma khasaariyo, waayna ku faa'iidi doonaan Inshaa ALLAAH.
      Soomaalidu, meel waliba adduunyada guryo bay ka iibsadeen oo ay ku leeyihiin ALLAAH ku badbaadiyo. Aamiin.

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 Před 11 měsíci

    Gabada sifican ayaa ugu warbixisay, lagama shekeyn Karo runti

  • @anabwarsame4305
    @anabwarsame4305 Před rokem

    Asc uqti waahalkee meeshaannu.???

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 Před 3 měsíci

    Bisinka waxa yaab ah musqusha qol la seexa yah ku dhex taal juni aaba dhex dagen iyo ur

  • @user-lq6zt3wn3h
    @user-lq6zt3wn3h Před 2 měsíci

    Numberka fdln

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 Před 11 měsíci +1

    kenya markan ka gadanayo ma adonba ugadaya ilaa bari baa laga qadanayayee😂😂😂😂

    • @AhmedsiyadAbdi
      @AhmedsiyadAbdi Před 11 měsíci

      MUQDISHO OO BAHALGALEYN AH MIYAA RABTEY LAGA GATO

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 Před 11 měsíci

      😂😂😂 shiirkoda uga guure 😂😂

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 Před 11 měsíci

    Beenleey gurigaan waxa lo raabaa kiiro ibmaaahaan wa fiirsadaay

  • @japhethnamayi8582
    @japhethnamayi8582 Před 7 měsíci

    I wish I had money 😢😢

    • @Nadifo-gm4dr
      @Nadifo-gm4dr Před 3 měsíci

      Alha ku diyo oo in wada siiyo aamiim

  • @ameritransportllc7922
    @ameritransportllc7922 Před 3 měsíci

    Over priced as always. Profit margins are always on steroid in Kenya.🇰🇪 NO REGULATIONS SO ASK AS MUCH AS U WISH. GOOD LUCK FOLKS.

  • @user-rk9kk6jq4u
    @user-rk9kk6jq4u Před 3 měsíci

    Fadlan phone number Maad soo gudbin!